No video

Dag Dag Farxada 40 Sano kadib gabar America ka timid oo heshay aabahed dadkuna wacal ku tilmami jire

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 321

  • @sahroali7203
    @sahroali72034 ай бұрын

    Masha allah waa farxad aad uweyn farxada alla hano badiyo inta kalamaqana alla ha isu sahlo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @samiiraxiirey4198

    @samiiraxiirey4198

    4 ай бұрын

    AAMIIN YAARABIL CAALAMIIN DHAMANTEYNBA 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @degan4
    @degan44 ай бұрын

    Maamadii dhashay xaqeedii waa maqan yahay ee aan jaanadii firdowsa ugu ducayno❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle59344 ай бұрын

    Mashallah gabadhan maanta waa Majeerteen Maxamuud Saleeban Cisman Maxamuud waa boqortooyadii Daarood waxaan oran lahaa reer kii HG ee Sacad haka bixin jaaliyada qaaraan keeda waa gob reer kaas

  • @ayaancnasir5971

    @ayaancnasir5971

    4 ай бұрын

    Maba sheegine see ku teri mise qardha maqashay waaba ina adertey baayo soo dhawooow

  • @maryanmohameddirie2043

    @maryanmohameddirie2043

    4 ай бұрын

    Aad iyo aad. Sacad Siciid allaha barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @mohammedpalle5934

    @mohammedpalle5934

    4 ай бұрын

    @@maryanmohameddirie2043 Haa ina abti Anigu Majeerteen baan ahay reer abtigeey waa Isaaq hada gabar Sacad ah beey iga haysaa in aan guursado

  • @maryanmohameddirie2043

    @maryanmohameddirie2043

    4 ай бұрын

    @@mohammedpalle5934 ina adeer aniguba Mj. Baan ahay. Carruurtayda ayaa ah Sacad.

  • @warfaa_soysoy

    @warfaa_soysoy

    4 ай бұрын

    😂😂 Naag maa qaadhaan iyo qabiil leh Liiskeeda meeshay la aado bayka tirsan tahay

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid70504 ай бұрын

    Masha alaah wanu la faraxnay c.casiisow adiguna haka kawad shere iyo like tuna wa xagayaga sidaa hore ugu

  • @SahroMaxamad-cx1up

    @SahroMaxamad-cx1up

    4 ай бұрын

    Asc

  • @user-bg6rc5jr9i
    @user-bg6rc5jr9i2 ай бұрын

    Mashallah c/casiis Allah ku dhowro Aduun iyo Aaqiro guuleyso waligaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xk.music12
    @Xk.music123 ай бұрын

    Sacad waa cideyda waa gob reer abtigeyna waa leelkase guuleyso soo dhowow habo mcn

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir4 ай бұрын

    Sacad siciid aniga ka dhashey wa dad nasab yaal eh ❤

  • @Hibo6875

    @Hibo6875

    4 ай бұрын

    Hg sadax ka bartay cayr waa nasab sacad wa nasab saleewaan waa gun

  • @bilancabduqadir

    @bilancabduqadir

    4 ай бұрын

    @@Hibo6875 saruur baa ka tagtey wlsheyda

  • @faadumocali-yt9zp

    @faadumocali-yt9zp

    4 ай бұрын

    @@Hibo6875 SALEEBAAN BA KULI KA SII NASABSAN. XAGAAD UMADA U CAYAYSAA. MA SALEEBAAN OO DHAN BAAD BARATAY. KULI WAA DAD WANAAGSAN ANOO MJ AH BAANA SAAS IRI.

  • @Hibo6875

    @Hibo6875

    4 ай бұрын

    @@bilancabduqadir wll lama dhaqmin saruur waxa ka sheego waa igu dambi

  • @fayecooking

    @fayecooking

    3 ай бұрын

    😂😂😂qof qabiil kiisa caynaayo ma jiraa ❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan75564 ай бұрын

    Mashallah Mashallah Mashallah Allah hku xafidiyo walakey amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed87354 ай бұрын

    Cabdicasiis wan ku salaamay gormad cimradii ka soo noqotay

  • @mahamedali6038
    @mahamedali60384 ай бұрын

    C. Caziizzow ajar iyo xazanaat adiga iyo waalidkaaba alaha idin siiyo aduunyonicmoakhirana jano gabadhaa io kuwa kaleba wey farxeen a an waanu faraxnay

  • @user-nq8fy8fx9y
    @user-nq8fy8fx9y4 ай бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam503 күн бұрын

    Maasha Allah Jazaka llaah khayr

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53514 ай бұрын

    Alxamdulillah walashay sahra Waa farxad weyn inaad heshay Aaabaha iyo ehelkaga, Alle ha isu kiin daayo, Hambalyo Hambalyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah❤💖🎊

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h3 ай бұрын

    Gabadhu waa Daarood, majeerteen, maxaxamuud saleebaan, cismaan maxamuud waa gabar boqortooyo puntlaandarad ah maasha allaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn4 ай бұрын

    AAD IYO AAD BAAN UGU FARXAY MARKAAD HESHAY FAMILY KAAGII RUNTA AHAA.CABDI AZIZ ABDILAAHI JAZA KALLA WA JAZAA KHAYRAN AAMEEN ALAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲SCW SCW ♥️ SCW 🕋 SCW ALLAAHU AKBAR ♥️🤲🤲🤲🤲

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse75724 ай бұрын

    Masha allah ilahey khayr ha ku siiyo cabdi cadiis

  • @celimataan4923
    @celimataan49232 ай бұрын

    MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY GABADHAAN IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14954 ай бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah ❤️

  • @faaraxcade7130
    @faaraxcade71305 күн бұрын

    Masha allah farxadaada waan ku faraxsanahay wll

  • @celimataan4923
    @celimataan49234 ай бұрын

    ALAAHU AKBAR MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY GABADHAAN IYO AABAHEED IYO EHELKEEDA OO DHAN

  • @user-mk9cu4dl5t
    @user-mk9cu4dl5t4 ай бұрын

    Manshallh wll waan kula qabnaa farxada guulayso ❤❤❤

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman94464 ай бұрын

    Masha allaah masha allaah illaaow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi

  • @bilanahmed540
    @bilanahmed5404 ай бұрын

    Maansha Allaah C/casiis Barkow oo kheer Allaha ku siiyo.

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur16433 ай бұрын

    Cabdicaziiz jazaakallaahu qeyran quluubta dadka somaaliyeed iyo ducadooda waad heshay allaha ku barakeeyo howsha aad noo heysidna allaha kuu fududeeyo

  • @abdia7776
    @abdia77762 ай бұрын

    alhmdulilah abdi aziz thanks for your service

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed67184 ай бұрын

    Masha Allah wey nasiib badanthy ha dayba aabahii dhaly nolol ku heshy

  • @Xayte-xf5pt
    @Xayte-xf5pt2 ай бұрын

    Reerka hg waa markii ugu horeeyay ee wax2anaagaan qabtan maqlohhhhh

  • @anonymousfatalness2818
    @anonymousfatalness28184 ай бұрын

    Mashallah..ilintire hadaad maqashay waa cabdicasiis Khayr Allaha kusiiyo bro

  • @hawahassan9128
    @hawahassan91284 ай бұрын

    Mashaa Allah alahaa ku barakeeyo Cabdi Cadiz

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl3 ай бұрын

    Masha allah waa farxad weyn ❤ waana gabar dagan

  • @sabnacabdullahi7511
    @sabnacabdullahi75114 ай бұрын

    Masha allah❤❤😢🎉🎉🎉

  • @abukids2176
    @abukids21764 ай бұрын

    ❤ Jazakallaahu kheyr Cabdicaziiz Really.❤

  • @omaamir1444
    @omaamir14444 ай бұрын

    Maashallah allaha ku xafido howl weyn umada u heysa garabka allaha galo allaha ku barakeeyo

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4j3 ай бұрын

    Mashallah cabdi casis abaalkaada janatul fardowso Allaha ka dhigo wllky aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @____Cumar____
    @____Cumar____4 ай бұрын

    Dadka qaar baa laga yabaa inay dhib u arkaan qabiilka la sheegayo ogow in la isku garto ayuu baa loo sheegayaa يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَٰكُم مِّن ذَكَرٍۢ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَٰكُمْ شُعُوبًا وَقَبَآئِلَ لِتَعَارَفُوٓاْ

  • @user-bv4dj7yt6q

    @user-bv4dj7yt6q

    4 ай бұрын

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah2 ай бұрын

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi72184 ай бұрын

    Gabadhaan qabiilkeeda wali nooma sheegin,,hooyadeed gaaljecel ah beey noo sheegtay

  • @arafadmohamudali9395

    @arafadmohamudali9395

    4 ай бұрын

    Tolow qabiil keeda way naga qarisee ma gabooyaa 😂😂😂 anyway hanbalyo abyo ❤❤❤❤

  • @khadijac9841

    @khadijac9841

    4 ай бұрын

    ​@@arafadmohamudali9395majeerteen ayaan filayaa maadaama reer qardho tidhi

  • @mohamedhassan-yc2cw

    @mohamedhassan-yc2cw

    4 ай бұрын

    ​@@arafadmohamudali9395 waa majerten hoyaded Gaaljecel

  • @user-hu7wm1sv5m

    @user-hu7wm1sv5m

    4 ай бұрын

    @@arafadmohamudali9395 Ma gabooya naya gabooya ka sharaf iyo qiimo badane iska aamu hoogto aqas caleek uuuuf

  • @hassansaid5472

    @hassansaid5472

    4 ай бұрын

    ​@@arafadmohamudali9395jahilow mxa kuhadashy goboye wa qabilda somalida kamida wx ladheryahyna majirto . Nacasnimda jooji.saman jahiliki aya joogta wali .sidan isku dhan.

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow2 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤❤ 🤲🤲🤲🤲🤲🙏

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks13043 ай бұрын

    Masha Allah Tabaaraka laah

  • @AminaAli-xo9rb
    @AminaAli-xo9rb4 ай бұрын

    Mashaa alaa walaal ilah hakuxafido cabdicaziz

  • @safiyoasan
    @safiyoasan4 ай бұрын

    Maansha alaah waan kuu xiisne

  • @jaamacsaalax9009
    @jaamacsaalax90093 ай бұрын

    Ilintir io abdiasiis'ba shaqo aad io aad u muhiima beey hayan. Abdiaziisow adiga tiimkaaguba jazaakalaahu kheeyr wll mcn

  • @alesuge9918
    @alesuge991814 күн бұрын

    Wllkey cabdicasiis waad Ku mahad San tahay wll inta kale EE kala maqan Allaha isku sahlo Hana isku keeno Alow Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @user-uv4ut3nj4u
    @user-uv4ut3nj4u4 ай бұрын

    Asc walalkey Abdiaziz Allah yaxfiidaka insha Allah Amin Cizi iyo Sharaf igu Nolow abwe Barakallah Cadow gaga Cagta hoostedha Insha Allah abwe

  • @ashawooo
    @ashawooo4 ай бұрын

    Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku siyadiya faraxda rabi inta kale maqan ha isku kena illahaya qeer ah idan siya inta sheera tira Abdiaz adiga iyo timakaga rabi qeera ha idan siya

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad26234 ай бұрын

    Maasha allaah hambalyo hambalyo

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g4 ай бұрын

    Alhamdulillah ILAAHAY mahad iskale

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah95354 ай бұрын

    Masha allaha my brother allaha ku dhowro kuna xafido yaa rabi

  • @Hamida-29
    @Hamida-293 ай бұрын

    ‏ما شاء الله❤

  • @marianqasin8786
    @marianqasin87864 ай бұрын

    Masha allah tabaaraka laah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa36732 ай бұрын

    Maashaa allaah Maashaa allaah

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad793 ай бұрын

    Masha alahu aamiin yarabi

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays83984 ай бұрын

    Qalbiga dadka waa la dhawraa balse waxa la isku caaya meesha aad caawimo uga baahantahay, allaha farxada kuu siyaadiyo

  • @FadumoSheikhAli-pp3oh
    @FadumoSheikhAli-pp3oh3 ай бұрын

    masha Allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir563 ай бұрын

    Masha alaah tabarakalaah

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp4 ай бұрын

    Habar gaaljecel dhib badanaa hooyo waa hooyo qaaliya Allaw aduun iyo Aaqirana kuu raxmo

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura40154 ай бұрын

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ my

  • @Malaak-xb2th
    @Malaak-xb2th2 ай бұрын

    subxaanalaah ❤❤❤❤❤

  • @mancityfan660
    @mancityfan6603 ай бұрын

    Maasha allah farxad ku noiloow sis

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie20434 ай бұрын

    Mansha Allah, allah ayaa ku mahadsan

  • @fahmoomar3905
    @fahmoomar39053 ай бұрын

    Hawiye waa goob manshaa Allah

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    Qabiilkasta in wanaagsan iyo waalanba weey leeyihiin. Gabadhan dad wanaagsan baa ALLE kusoo hagaajiyey.

  • @safialoriinachannel8293
    @safialoriinachannel82934 ай бұрын

    Masha Allah Alxamdulilah

  • @shamsocdy6330
    @shamsocdy63303 ай бұрын

    Aamiin Aamiin ya rabi

  • @user-ew8hi4oc8r
    @user-ew8hi4oc8r4 ай бұрын

    Qeyr alaha ku siiyo bro

  • @juleybiibmidganyare6057
    @juleybiibmidganyare60574 ай бұрын

    Hadaan awooodo TV weyn baan ufuri lahaaa abdi Aziz inshaa Allah maalin baan kaa farxin dooonaa Hadu alle ii ogalaaado sidaaad dadka OGA farxiso

  • @seed3966
    @seed39663 ай бұрын

    Asc maa allaah Rabbii yaa mahad leh ✅✅✅✅✅

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah77753 ай бұрын

    Maasha Allah

  • @maryancateeye2056
    @maryancateeye20564 ай бұрын

    Jannadiisa Rabbi haku geeyo

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy4 ай бұрын

    Abti salaan macaan reer Abtigaa ka gudoon ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh77414 ай бұрын

    Masha Allah

  • @ahmedmahamedhassan3663
    @ahmedmahamedhassan36633 ай бұрын

    C/naasir murug war gabadhaan yaa waaye

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan5244 ай бұрын

    mansha ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @captainmastana1691
    @captainmastana16914 ай бұрын

    Mashallah

  • @halimafarah9820
    @halimafarah98204 ай бұрын

    ManshaAllah TabarakaAllah

  • @fartunosman3503
    @fartunosman35034 ай бұрын

    Illaahey qeyr ku siiyo cabdicaziiz masnsha allaah

  • @rahoroble3224
    @rahoroble32244 ай бұрын

    Cabdicasis manshaalah Manshaalah Manshaalah Manshaalah

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official3933 ай бұрын

    Mansha allaah hg Dhamaantood waa gob Dhanka nolasha la Nolan karo midkooda xun xitaa agtiisa kuma baahaneysid Alle ha sharfee insha allah❤

  • @abdinurhassan9354

    @abdinurhassan9354

    3 ай бұрын

    Qabiil waa Bulsho mana jiraan dad 100% wada fcn

  • @Anab-jd7zj
    @Anab-jd7zj4 ай бұрын

    Man Shà Allah abayo Allah kuu siyadiyo

  • @maadiyomadadaalo4032
    @maadiyomadadaalo40324 ай бұрын

    Waa gabadh Maxamuud saleebaana Cismaan maxamuuda

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    3 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa52244 ай бұрын

    Mash Allah wllhi anagaba wil aya naga maqan ilahay haso dhaweyo 😢

  • @khadijac9841
    @khadijac98414 ай бұрын

    Maanshallah tabarakallah Alxamdulilla

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle41864 ай бұрын

    Maasha Allaah Alxamdulilaah Allaahu Akbar

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur10584 ай бұрын

    Maasha Allah ❤❤❤❤

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods42574 ай бұрын

    Mash Allah. Waa guul

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed31444 ай бұрын

    ماشاءالله

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah39874 ай бұрын

    Maasha Allah baaye soo dhowow

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel4 ай бұрын

    Maansha allah

  • @user-bg7gg5ug1z
    @user-bg7gg5ug1z4 ай бұрын

    Mansha alaah

  • @shandhaysahmed3278
    @shandhaysahmed32784 ай бұрын

    Mansha allh

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed52233 ай бұрын

    Mashlhaa ❤❤❤❤😂😂😂

  • @user-ep6ns8jb5m
    @user-ep6ns8jb5m4 ай бұрын

    Manshaa alaah

  • @AweesMacalin
    @AweesMacalin5 күн бұрын

    M.a

  • @kassimmo4682
    @kassimmo46824 ай бұрын

    Gabadhaan markii hore sacad isku maleyneesay hada yeey noqotay micnaha yeey tahayna Aniga abti aan u ahay gabadhaan marba hadeey hooyadeeda tahay gaaljecel saransoor ❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93804 ай бұрын

    Abdicasiis maashallah weeye

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed74594 ай бұрын

    Maashaa allaah

  • @caasha93
    @caasha934 ай бұрын

    Waryada debedahaa lagama gaboobo maisku racnay Ani hada da ahaan gabadhan waa kayarahay lkn muqal ahan ana kawayn mesha inaga kiciya an tahribne😂 Gabadhane Masha Allah Ayan ulenahay

  • @NadarDahir

    @NadarDahir

    4 ай бұрын

    Masha alllah waliba saas umurgsaneed

  • @fadumosalad5381

    @fadumosalad5381

    2 ай бұрын

    Weliba south Africa bay Ku rafaday ee waa gabadh qurux badan Masha Allaha abayo saharo

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan35983 ай бұрын

    waa waxuushtii hawiiyaha ahayd gabdhii ay mililiqayteen . waa sacad saciid buu ku layahay gabadh ay diloodeen 45 years.. war diiyadeediina ka qaada. koley midbaa xoog ku haystaye.

  • @user-qk7is5od4l
    @user-qk7is5od4l3 ай бұрын

    Mudo badan ayaan kusoo wacayay ee fadlan isoo wac

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53514 ай бұрын

    JazakumuAllahu khayran walal cabdicasiis iyo Teamkaga❤❤

  • @abdikadirabdirizak1575
    @abdikadirabdirizak15752 ай бұрын

    Wlhi Runta Marka Laga hadlo Beel walba in xun waalaga helaa balse reerka sacad Waa reer gob gobi dhashey aad u dun wanagsan anigu ma ihi hawiye balse inta aan caqliga yeah ah ilahada oon nin weyn ahay kun ama ka badan oo qof oo sacad ah waan bartey Africa markan jogey iyo Hada oon qurbaha ku nol ahay hal qof oo xun ka weyn meysid reer dhan oo balaran balse Beel Aad u sharaf badan ood u dun wanagsan weeye

Келесі