Fariin Cajiib Ah Madaxda Dalka Iney Xumadan Shacabka Ka Masuul Ah Bal Daawo~Sh Umal

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 3

  • @ShugriGuhaad-k4o
    @ShugriGuhaad-k4o13 күн бұрын

    ❤hadalka sheekha waa sax

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr19 күн бұрын

    sheek waxaan anigu aaminsanahay dowladaha hada ka jirah soomaliya in badan inay wadaadadu ka masuul yihiin inay xumaadaan ayagoo in badan awal horay u xumaa waayo markii mid reergalbeydu noo soo xuleen naloo keeno ninka ugu horeeya ee ha la raaco oo ha la adeeco le waa wadaad hal maxdeene oo soomali keensatayna kuma jiro shisheeye dan kaleh yaa mid walba daba taagan waxa ugu weyn oo ay gaaldu rabtana waa in dadka diinta laga fogeeyo dhaqanka gaaldana ay aqbalaan sheek adiga laftigaaga yaa tiri hadii aan daowladii shareecada ku dhaqmilahayd weyno mida aan ku dhaqmayn aan iska raacno yaa marka dhumiyey madax ku sheega

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas653619 күн бұрын

    Shacabka Somalida waxay maarayn karin nafsadooda waana dhaliil qalad ah. Nin tuugnimo iyo weji gabax umada Somalida tusay wa xasan shaydaan oo berigi caruurta uu caruurta aha gaari dameer jecla inu darawal ka noqdo maantana isago waayeel ah diyaarado kor iyo bari u saaran oo xishoon caruurtisana masraxa isugu keenay iyo xaasaskisa Runti waxan ku jirna xili odayaasha ay caruurtoda u ururinayan lacag dhaxal oo ay ka bililiqaystaan hantida Shacabka SomaliWayn Waana foolxumo adigo 80 jir inad sida u dhaqanto

Келесі