FARAXADA ADUNKA MY RAJO OO AAN USMEYI SURPRISE

Пікірлер: 106

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye64528 күн бұрын

    War Ana ducada igu Dara mudo aanan arag walaaladay in anagoo cafimaad qabno in Allaahay isku kaayo keen Amiin idinkana amiin ii dhaha ❤

  • @QueenMuniiza

    @QueenMuniiza

    8 күн бұрын

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين ❤

  • @user-bf1vw3eq2x
    @user-bf1vw3eq2x8 күн бұрын

    Fartuntii la yaqaanay watan xijabkaga iyo quraankaga ilaasho asxaabtadana iska hubi qof wanaagsan aya lala saxiibaa wllo

  • @HamdiAhmed-ox7zh
    @HamdiAhmed-ox7zh8 күн бұрын

    Allaha nabd keeno abyo muniiro Anagana farxada waakula sugoynaaa mugoo tii ooyin eheedna hdan iska sii celinoyaaa Tuuneeey hdaba saaid hanoga oohinin wllshey ❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34318 күн бұрын

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed45158 күн бұрын

    fartuun iyo anaga iskumid ayaanahay anawalaashey oo aam 12 sano isarkin ayaa anigana iisoo socato khamiista dabe oo abaayo muniiro isku meel kasoo socddan ana masha allaah aadaayaan ufaraxsanay ana iigu soo duceeya ❤❤❤❤❤

  • @XikmoXikmo

    @XikmoXikmo

    8 күн бұрын

    Ilaahey nabad hakuugu keeno❤

  • @sacdiyacabdisalam7761

    @sacdiyacabdisalam7761

    8 күн бұрын

    alaha usoo fudediyo xppti

  • @user-ek6fo6pr4c

    @user-ek6fo6pr4c

    8 күн бұрын

    Nabad isugu imaada insha allah

  • @fadumodahir8667

    @fadumodahir8667

    8 күн бұрын

    Nabad illahay hakugu keeno insha allah aniga xataa walaalahey iyo waalidkey 13 sano maarag malaha isku wada taariikhda ayaan nahay insha allah dhawaan inaa utagaa rabaa

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka12348 күн бұрын

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 🎉❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34318 күн бұрын

    وَاِلٰهُكُمۡ اِلٰهٌ وَّاحِدٌ لَآ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الرَّحۡمٰنُ الرَّحِيۡمُ❤❤❤🤲☝️☝️☝️☝️

  • @HadiyaMaxamuud
    @HadiyaMaxamuud8 күн бұрын

    Anu hadan yutuba rad noqonlaha. Sida qoftan okale noqonlaha. Xijaab. M.n sidaad team to wanisvan. Ad ugu gadha siisan qoftana kamudan. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😢

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro61138 күн бұрын

    Diyaar aya nahay wixii oohin ah nagu Haley ilahey ha ino nabad keeno welcome abayo muniiro my rajo xita wanka mid ahay ani wan idin dhexeya m.a ❤😂🫶✌️

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll plz and plz igu so bir❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj8 күн бұрын

    Mashaallh ilhy hku siyaadiyo farxda wlhi wn kula dareemi farxada😢❤

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g8 күн бұрын

    Ilahay ha nabad keeno abayo muniiro lakin fartune adna Ana's asad amiir wada amiir lee maahan secamal amiir kuqafiiftee quruxey❤❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed21138 күн бұрын

    Masha Allaah abayo fartuun❤ illahay swt hanabad geeyo walal muniiro i.n

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid15738 күн бұрын

    Masha allaha xabibti waan ku xiisey wlhi sinabda ah allaha ku kukeno♥️♥️💯

  • @Qu681
    @Qu6818 күн бұрын

    Ilahey nabad ha idinku kulansiyo insha Allah anaba sugi la inta idinko isla joga ka arkay Ilahey farxada haku siyadiyo abyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyacabdisalam7761
    @sacdiyacabdisalam77618 күн бұрын

    apyo munira nabad alaha kukeeno🤲

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen90478 күн бұрын

    Masha Allah ❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza8 күн бұрын

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12288 күн бұрын

    Manshaallah alah ku soo nabad keeno walasha fartun happy farxad aduunka ❤❤happy day

  • @user-yk2bm3lo3x
    @user-yk2bm3lo3x7 күн бұрын

    Maansha Allah duco badan Alle haku barakeeyo

  • @ANHARITA
    @ANHARITA8 күн бұрын

    mashaAllah tabaraka Allah mcntyda Allah nabad ku keeno muniiro cdy Adna farxadada wa jeclehe Allah ku siyaadiyo 🥹🫶🏻🫶🏻🫶🏻

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle90948 күн бұрын

    Team fartun plz 50k wax yara ikaka dhiman hali garsiiyo Somalinimo ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza8 күн бұрын

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤

  • @hamdiali451
    @hamdiali4518 күн бұрын

    Msha allh tuuney hadaaba iga sii oohisay ani 😢😂 ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza8 күн бұрын

    الله يحفظكم ❤

  • @Asturan1
    @Asturan18 күн бұрын

    Aniga mugo darsin keyga ooyina inaa sii dirysanayo shaki ma ku jiro wixii ooyo familia nh team ooyaya is la nahay walhi almiina no yareya ooyin ta ama na ka sii jara😢😢😢😢😢

  • @fadumodahir-lr1um
    @fadumodahir-lr1um8 күн бұрын

    Masha allah allow nabad kukeen ❤❤ muniira iyo fartuun farxadoda masha allah❤

  • @shamsomuuse9777
    @shamsomuuse97777 күн бұрын

    Asc qurexaya waaligaya kumaso jawabii mcn waan kudawan jiirayaa wllshay insha allha maraka timado muniro igu salan mcnto allha nixa fiido abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindafarah9663
    @hindafarah96638 күн бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن اختي ❤

  • @ayanhassan47
    @ayanhassan478 күн бұрын

    hadaaban sii ooyay fartuuney aniguba walaashay curadayada 22 sano maanan is arkin Allah ha nabad keeno muniira anigana walaashay Allah nabad ha isku kaayo tuso

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy8 күн бұрын

    Masha allha❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34318 күн бұрын

    Masha"Allah 🎉Fartuun 🎉 Moniira 🎉Allaha Isku Kiin Daayo Ya'rabb 🤲🤲🤲 Walalaha Ha Noladaanno❤❤❤❤❤I Love You Walalaheey🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @IsmahanAbdulqadir
    @IsmahanAbdulqadir8 күн бұрын

    alaah hanabad keno insha alaah❤❤❤

  • @ikranabdy1814
    @ikranabdy18148 күн бұрын

    Wcs sister ❤❤❤❤Mshllh m queen❤️❤️❤️keeping going sister ❤❤❤❤sister rajo Welcme ❤❤❤❤

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed45158 күн бұрын

    masha allaah abaayo fartuun farxadaada alahakuu siyaadiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman8 күн бұрын

    Insha Allah ilaahey ha nabad geeyo

  • @muniiraabuukar6781
    @muniiraabuukar67818 күн бұрын

    Masha allh

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e7 күн бұрын

    Xijaabkaaga kusoo laabo Fartuun❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf45058 күн бұрын

    Allah nabad qab hayskukiintuso ❤😢calooshaa ihuraysa wlhy anigu team fartuun baan ahay lkn muniiraba waan taageeraa mansha allah tabaarakallah allahumabaarik waa hablo wanaagsan Wlshay baa team muniira ah ❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman29258 күн бұрын

    Jumco mubarak ❤❤❤❤

  • @zamzamabdirahman210
    @zamzamabdirahman2108 күн бұрын

    Masha allah safarka alaha u fududeyo ina adertey munira

  • @SacdiyoCali-rn5zv
    @SacdiyoCali-rn5zv8 күн бұрын

    Mashalaah

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu968 күн бұрын

    Maashaa allaah tabaaraka allaah allaah hana bad keeno❤❤❤

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay8 күн бұрын

    Haddanba ooyay Alle haysku Kiin keeno abaayo

  • @kaaftoonlifestyle4685
    @kaaftoonlifestyle46858 күн бұрын

    Manzha allah anigana walashay sacado yar kadib wee isoo garee

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40108 күн бұрын

    Masha allaa tuney abaayo muniiro illaahey hanawad keno insha allaa🤲🤲🤲❤❤❤

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman71988 күн бұрын

    Ilhy has nabad keeno Abya hppti coming soon 300k hppti i❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali61358 күн бұрын

    Masha Allah abaayo munira Allah nabad ha ku keeno insha Allah 🤲🤲❤❤

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir ❤❤❤😊

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir95378 күн бұрын

    Illahay nabd iyo cafimaad haa isuugu kiin keeno adiiga iyo abaayo mcn

  • @farhiyamohamedabdi9678
    @farhiyamohamedabdi96788 күн бұрын

    Masha Allha walasheya waxaan ku rajena farxada inshallah Abayo 🥰🥰🥰

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll plz and plz igu so bir ado mahadsan 🙏🥰🙏🙏

  • @user-vx1yq7ez7k
    @user-vx1yq7ez7k8 күн бұрын

    Masha welcoming siz

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz and plz igu so bir 🙏🙏🥰🥰🥰🥰

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp8 күн бұрын

    Yaasalaaam isku filan mashlah sodhawen weyn❤❤❤🎉🎉🎉

  • @madiinaahmad2683
    @madiinaahmad26838 күн бұрын

    Aamiin yaa rabbi

  • @user-yk5wj8mq3w
    @user-yk5wj8mq3w8 күн бұрын

    Farxadaada wajclhy tuuneey ❤❤❤❤

  • @allinonechannel-foreal
    @allinonechannel-foreal8 күн бұрын

    I.a Apyo Allah hanabad keeeno❤

  • @user-ou8sm5sv4t
    @user-ou8sm5sv4t8 күн бұрын

    Walaalnimadu waa wheel ninkii nasiib leh ayaa helo abaayo u timaado laakiin nasiib uma helin alx lillaah

  • @SaredoMohamed-t7u
    @SaredoMohamed-t7u8 күн бұрын

    Mansha allah gawadha kalia an tageri

  • @Safia1.5
    @Safia1.58 күн бұрын

    Fartuun happy wa gabdh kliya ayado asturan intaa arka pls 200k gaarsiiya sister guuleyso❤

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir plz plz😊😊😊

  • @user-nz6cm5kd1k
    @user-nz6cm5kd1k8 күн бұрын

    Ani walalkey 20 sano ismaana arag ilaahow nabad iigukeeen

  • @Naimaelmi7977
    @Naimaelmi79778 күн бұрын

    Hadaaba ceshano la ahy wlh Allah ku desta abaayo waxaa daremikara cidii Gabar ladhalan😢😢

  • @umumaahir9463
    @umumaahir94638 күн бұрын

    Nbd alha idiinku simo

  • @salwaarab6435
    @salwaarab64358 күн бұрын

    ❤❤🎉

  • @Aragsame334
    @Aragsame3348 күн бұрын

    Mnshallaha allaha nabdkeeno abaayo❤❤

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir ado mahadsan 😊😊😊😊

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy8 күн бұрын

    Xapipty ❣️

  • @Aragsame334
    @Aragsame3348 күн бұрын

    Abaayayaal isoo boda❤

  • @user-df6ps1um3p
    @user-df6ps1um3p8 күн бұрын

    Fartuun abayo adigh iyo mayrajo wllo isla dhshay miyaad tihiin❤

  • @naciimomaxamed4602

    @naciimomaxamed4602

    8 күн бұрын

    Haa wa isku hooyo iyo isku aabe

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian16587 күн бұрын

    Canoleydha waa hooyo carura korsanayan Lagayawa qarkod Agoma iney kuriyan Haugafin ...

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj8 күн бұрын

    Anagana hda casar tukanoonaa adina inta maqrib tukatay noosoo dhigty m.a

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c8 күн бұрын

    😢❤

  • @KhadijoCaliCimli
    @KhadijoCaliCimli8 күн бұрын

    ❤❤ ..m.a

  • @user-vz8xj7gr9h
    @user-vz8xj7gr9h8 күн бұрын

    Masha Allaha

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir ado mahadsan

  • @ikranawale5450
    @ikranawale54508 күн бұрын

    Mash Allah tabarakallaah ilahay hanabadkeeno aamiin yaa Allah

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir plz plz

  • @hipaaqmuuze3211
    @hipaaqmuuze32118 күн бұрын

    Rajo ma wllshaa kula dhalataybaa❤

  • @fadumodahir8667

    @fadumodahir8667

    8 күн бұрын

    Haa

  • @munamiracabdi1153
    @munamiracabdi11538 күн бұрын

    M.a❤

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir plz plz ❤❤❤❤

  • @user-mr3em9dp7r
    @user-mr3em9dp7r8 күн бұрын

    Allum amin allum amin allum amin allum amin allum amin allum amin allum amin allum amin 🙏

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir plz plz ❤❤❤

  • @SaredoMohamed-t7u
    @SaredoMohamed-t7u8 күн бұрын

    Runtii wan kugu daysada xita vidiogada arebaya aan aqano dhan wan udira il xun kuma aragto abayo illahey owalada nalawada koriyo

  • @madiinaahmad2683
    @madiinaahmad26838 күн бұрын

    Lkn hoyo sidee 6 sano ugamaqantahy subxanallah

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir plz plz ❤❤❤❤❤

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed66298 күн бұрын

    Abo oyinta wa ii diyar tishka ina so qato wye 😢😢😢

  • @khadraaxmedcali2345
    @khadraaxmedcali23458 күн бұрын

    Habraha caanooleydaa danbaa u geysey afka ka jeedi

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    8 күн бұрын

    Asc wll qali plz igu so bir plz plz❤❤❤❤❤

  • @user-nast
    @user-nast8 күн бұрын

    Horta adi labo account Maa ledahy

  • @barliin01
    @barliin018 күн бұрын

    Cida ooyintaa nahy doqonimo waaaye abyo😂

  • @shamsomuuse9777
    @shamsomuuse97777 күн бұрын

    🎂🎂🥰🥰🎂🎂🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-gn4op6ny8e
    @user-gn4op6ny8e8 күн бұрын

    Anakapa qironay wlhi Ani ohinta way isarntahy ilin ma ceshan karo

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha12348 күн бұрын

    Qaybta oohinta waan kugula jiraa tuuneey nabad alle ha isugu kiin keeno xbti vedio ga ma sugi karo imaanshaha muniira

  • @mukeyfmohamed4034
    @mukeyfmohamed40348 күн бұрын

    Maanta cidi igama horeyso❤ love you my family

  • @sacdiyafarah6056
    @sacdiyafarah60568 күн бұрын

    Chanalkeyga so boqda asxapta

  • @hamdiali451
    @hamdiali4518 күн бұрын

    Msha allh tuuney hadaaba iga sii oohisay ani 😢😂 ❤