No video

ADNO OO KA YABISAY FARTUN HAPPY IYO SABARIN

Пікірлер: 195

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638Ай бұрын

    Sabriin ka xishood cunugta . Ha canjilin she’s trying her best. this video thumbs down an siin lahaa just because the way you guys are treating this sweet lil girl.

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770Ай бұрын

    Adno team 27 inaa u tagto laga raba. Congratulations 100k 🎉

  • @Sahan12341
    @Sahan1234119 күн бұрын

    Allaha intaan maanta qoslay ilinaa iga timid 🤣😂🤣😂🤣😂she’s so funny wallahi. Lkn waan ku faraxsanay kalsoonida Adna fariid Hbo salaan sare 🙋🏻‍♀️😍

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892Ай бұрын

    Adna hadi ay afsomali qalado hoyaded usaxi jirtay lkn adi sabiriin waku adkaynisiin u daaya side u taqaano wala fahmaa

  • @fatmafatuumchannel5987
    @fatmafatuumchannel5987Ай бұрын

    Maasha Allaah Adna waaku taagera , fadlan fartuun iyo saabriin hadalka haku dhejina ha iska hadasho bes ka saxale hdlkeed ujeedkis waala fahmaa marka dhiiri geliya gewerta keep going Adne qurux ❤😊

  • @user-ww1qz2qu3x
    @user-ww1qz2qu3xАй бұрын

    Adno kalsoonida iyo quruxda mashaa allah hpo ku dhahaa waan kaa waynee ❤from burco

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6gАй бұрын

    Ala adno saa uqoslay lee mid ilafadhiso waxa sowaday inaa kaliga qolka kaqososho makentay adna hbo warkada anadlefal waye hambalyo 100k teem my rajo❤❤

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaadАй бұрын

    Masha allah adna kuwad somaliga marka dambe waad fiicnan

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638Ай бұрын

    Adna I’m so proud of you for trying your best to speak Somali. Gabadha kalsonida haka qaadina fartun ceeb waya sida gabadha hadalka ugu qosleseen. My rajo she’s very kind to Adna and the way she encourages her to be herself. Cunugta diri galiya haku qoslina. Respect her for trying her best. !!

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kgАй бұрын

    Kkkkk qosol baad igu dishay adno masha allh

  • @user-fj3db2nc7s
    @user-fj3db2nc7sАй бұрын

    Fartun qofkii la joogo sabar uu ubahan yahay

  • @aishadeef

    @aishadeef

    Ай бұрын

    Hhhhhhh

  • @nimcomohamud9683
    @nimcomohamud9683Ай бұрын

    My rajo io fartuun happy ma wllo dhab ah baa

  • @Kiki-r3j

    @Kiki-r3j

    Ай бұрын

    Haa rer abshir cusman waye

  • @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
    @MaryanabdikadirMaryan-tm1rmАй бұрын

    Adna iyo team 27 utag habayar ❤

  • @Captian_Dool_20_24
    @Captian_Dool_20_24Ай бұрын

    Adna team 27 u tag

  • @SumayaAbdi-vd1wm
    @SumayaAbdi-vd1wmАй бұрын

    Masha allh adno😂😂 team fartuun happy kasocdaa😢

  • @madiinomohamed9336
    @madiinomohamed9336Ай бұрын

    Walaahi masha allh adna wad iga qoslasiise

  • @sasen4594
    @sasen4594Ай бұрын

    Adna masha allah ❤❤❤❤❤

  • @muna607
    @muna607Ай бұрын

    Masha allah wlhi waa qosoley adan af somaliga baro abayo😂😂 haa ruwaayado noso galiy

  • @sulekam1806
    @sulekam1806Ай бұрын

    Asc adno masha allah well done habiyar somaligaada aad ayu ufiicanyahay you try your best keep going 🎉

  • @umyassir3022
    @umyassir3022Ай бұрын

    Adna masha Allha ❤❤❤

  • @qadraqadraomar4643
    @qadraqadraomar4643Ай бұрын

    Team fartun happy one like 😊❤

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540Ай бұрын

    Adna xaayi weeye waska dhicineysa mashaa Allaah ❤❤❤❤❤

  • @user-tx6id7wt5z
    @user-tx6id7wt5zАй бұрын

    Congratulations 100k

  • @suhanabea124
    @suhanabea124Ай бұрын

    Adno qosolka iga dhamesay😂

  • @hanimaxamud8479
    @hanimaxamud8479Ай бұрын

    Wlh adno fany wye qosolka iga dhameysi😂😂😂

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930Ай бұрын

    Fariid weeye adna qurux

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946Ай бұрын

    Masha Allah Adno qurux waa fariid so confident

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044Ай бұрын

    Waa fahmey hadalkeda

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827Ай бұрын

    Adne hbo 😂😂😂 wan fuusay wllhi wan xiisay ❤❤❤❤😂😂 nosoo badi wan ka Helay ❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757Ай бұрын

    Adana Ale hakuxifdiyo 30 baigaqosliyay😂😂😂

  • @Zahralive
    @ZahraliveАй бұрын

    😂😂😂😂 adna is funny wallahi

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213Ай бұрын

    Tem fartun habiy ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Hafzaaaaa
    @HafzaaaaaАй бұрын

    Adno team 27 aaad plz 🙏 😂 You're so funny ❤

  • @user-fx2km1vj3t
    @user-fx2km1vj3tАй бұрын

    Rajo mise rajo

  • @user-cq9wl3kl5o
    @user-cq9wl3kl5oАй бұрын

    Mansha Allah Adnaa waad iga goslisay habo your doing great keep go ❤😂

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658Ай бұрын

    Adnoy Team 27 noaaad❤

  • @aminaali75
    @aminaali75Ай бұрын

    Princess Adan I so proud of you and I like when you are speaking Somali❤

  • @user-eo3jl4br1l
    @user-eo3jl4br1lАй бұрын

    😂😂😂😂Maashalaah Adna well done

  • @user-of5zk8hc5k
    @user-of5zk8hc5k28 күн бұрын

    adna qosol waan daalay wllhi 😂😂😂😂🎉😂

  • @SaaraHaji
    @SaaraHajiАй бұрын

    Waa Rapna Inoo Soo Daaya😂

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276Ай бұрын

    Adno yariisey fariid waaye afsomali waa baraane ku wad haka caajisin😂

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8yАй бұрын

    Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo

  • @asmamaxamuud1522
    @asmamaxamuud1522Ай бұрын

    Mansha allah adn waa fani

  • @user-py9dn2nt5c
    @user-py9dn2nt5c27 күн бұрын

    Adnan Masha Allaah

  • @user-if3zl2oe5e
    @user-if3zl2oe5eАй бұрын

    🎉❤❤ماشاءالله مبروك مبروك الف 🎉❤

  • @sacdamaxamed2803
    @sacdamaxamed2803Ай бұрын

    intay idila jogto afsomliga sipara adna😂😂😂

  • @kadijaabdi3120
    @kadijaabdi3120Ай бұрын

    Gabardha daaya adna you are doing great habo also your Somali is very good ❤🎉

  • @SacdiaSiman-r6q
    @SacdiaSiman-r6q21 күн бұрын

    Adno funny waaye wllhi 😂😂

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702Ай бұрын

    Adna habibti love you ❤❤❤❤❤😘

  • @user-zl5ir2dn8k
    @user-zl5ir2dn8kАй бұрын

    Ar adnaa waad iga qoslisay habo❤❤

  • @najmoqurux-e9z
    @najmoqurux-e9zАй бұрын

    Adano my rajo maadhashe

  • @UmuAmiir-y6g

    @UmuAmiir-y6g

    Ай бұрын

    Haa gavarteda waye ilahay ha uxifdiyo❤

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9eАй бұрын

    Hhhhhhhhh ar Adnaa sodoq iyo sodon. Gabadheey waa jeclahay ❤❤❤

  • @sumayoyusufcabdulahi3858
    @sumayoyusufcabdulahi3858Ай бұрын

    Ayy adna hanbalyo 100k❤🎉

  • @Xantiikudhaaftay
    @XantiikudhaaftayАй бұрын

    Congratulations adna yar❤

  • @faadumosalad
    @faadumosalad23 күн бұрын

    msh allh adno yariisey

  • @HafsoOmarhaji
    @HafsoOmarhajiАй бұрын

    Masha Allah ilahay hanoodayo qosalka iga dhameysay😂

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8vАй бұрын

    MashaAllah ❤adna qosol 😂😂 Hamblyo 100k

  • @fardosacali5815
    @fardosacali5815Ай бұрын

    Masha Allah hambalyo Hambalyo 100 ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86Ай бұрын

    Congratulations tem rajo qosol iku harin😂😂😂😂😂

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zjАй бұрын

    😂😂😂😂😂Well dan 😊adna cadey waad dadaleysa 👏🏼👏🏼💯💯

  • @user-jq7cr2yk6w
    @user-jq7cr2yk6wАй бұрын

    Sabariin mawaalanthy gabadha udaji hadalka

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228Ай бұрын

    Manshalah adnà 100k congratulations ❤🎉❤

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4xАй бұрын

    Ilmahan waa weyn walasha ma dhashay muniiro

  • @user-zi7bn7dx8x
    @user-zi7bn7dx8xАй бұрын

    Adna waan kuwataa habo❤

  • @Ava.aka4
    @Ava.aka418 күн бұрын

    Sabriin kibir badn she is trying to speak it leave her alone keep going sweetie🎉❤

  • @nastexa6091
    @nastexa6091Ай бұрын

    Wllhi daaacad uqosly❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jir oo jooog adnaaasy❤

  • @eng.hanadabdisalamisak9994
    @eng.hanadabdisalamisak9994Ай бұрын

    100k❤❤❤hambalyo adna qurux

  • @claahimaxamed2936
    @claahimaxamed2936Ай бұрын

    Hanbaliyo adno🎉🎉🎉🎉

  • @samsamjaamaccabdi206
    @samsamjaamaccabdi206Ай бұрын

    Waa rabna abayo nosodub 😊

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838Ай бұрын

    Mashalaah habosobarbaar❤❤❤❤

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648Ай бұрын

    30❌sodokh❌ sodog✅ saas waaye habo manooli walaahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂fartuun kulahaa 30tiraa u aqaan😂

  • @MaryamquruxMaryamqurux
    @MaryamquruxMaryamquruxАй бұрын

    Adna soo funny😂🎉

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wgАй бұрын

    Masha alh

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070Ай бұрын

    Kkkkk adnaay 😅😅😅😅 masha allh

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437Ай бұрын

    Masha Allah adno funny 🤣

  • @fardowsahassan9420
    @fardowsahassan9420Ай бұрын

    Masha Allh Adna qosoley waa😂

  • @qadraqadraomar4643
    @qadraqadraomar4643Ай бұрын

    Wan rabanaaa😂

  • @bushraosman7000
    @bushraosman7000Ай бұрын

    Hambalyo habo mcn 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Qu681
    @Qu681Ай бұрын

    Masha Allah congratulations adno 100k 🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9eАй бұрын

    ❤Hambalyo Adnadayda❤

  • @SahroAxmed-b9o
    @SahroAxmed-b9oАй бұрын

    Sabirtan maxa wye 😂😂😂😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612Ай бұрын

    Wa dhawhy hamplyo for 100k subscribers 🎉❤

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585Ай бұрын

    Hamplyo hamplyo adan 100k🎉🎉🎉

  • @cowboy65640
    @cowboy65640Ай бұрын

    Haha adna fariid yar baatahay fartuun u jiibiya gabadha yar pinka kaqada

  • @FaadumoFalis-i2t
    @FaadumoFalis-i2tАй бұрын

    Kuleelka madareemeenin kulahaa

  • @user-jg3uf8cf3v
    @user-jg3uf8cf3vАй бұрын

    Omg hahhaa waarom zo kattig tegen Adna

  • @aminoali751
    @aminoali75123 күн бұрын

    Masha allh

  • @FatumaHassan-h9v
    @FatumaHassan-h9vАй бұрын

    Mash Allah adana quruc

  • @Captian_Dool_20_24
    @Captian_Dool_20_24Ай бұрын

    Halkee joogtaa Quruxeey

  • @iqlaassaciid8345
    @iqlaassaciid8345Ай бұрын

    Congratulations dear sister

  • @Bellingham22-hn5mt
    @Bellingham22-hn5mtАй бұрын

    Hambalyo wll lkin mad ku jilaysaa 😂

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378Ай бұрын

    Hamplyo team rajo 100k subscribers 🎉❤

  • @MaanoJeylaani
    @MaanoJeylaani25 күн бұрын

    Maashlaah❤

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382Ай бұрын

    Say walahi dhibadana❤

  • @nacimagulled
    @nacimagulledАй бұрын

    Masha Allah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010Ай бұрын

    Masha allaa❤

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official696Ай бұрын

    Ooyinta waqti ma uheenin adna cawa feeraha ifuurise 😂😂😂😂😂

  • @abdirashiidabdullahi7443
    @abdirashiidabdullahi7443Ай бұрын

    Adno cariiri daremosa😂 somlikeda halodhafo

  • @sucdicali9349
    @sucdicali9349Ай бұрын

    Qosol wallaahi

  • @aasiyamohamet3578
    @aasiyamohamet3578Ай бұрын

    Adna film weye