No video

Faa'idada Akhriska iyo Sida aad u jeclaan Karto Wax Akhriska || Mucjisada Akhriska 📚📚

Qodobbada muuqaalka .
1) Ahmiyada Akhriska
2) Maxaa inagu Adkaynaya Akhriska
3) Maxaa Farqi ah oo u dhaxeeya dadka wax Akhriya iyo Dadka aan wax akhrinin .
4) Faa'idada Akhriska .
5) sideen u jeclaada una bilaaba wax Akhriska .
Fadlan Like Saar Muuqaalka
Si walaala badan uu u gaadho .
SUBSCRIBE FOR MY CHANNEL : youtube.com/@m...
FOLLOW ME FOR MY Instagram : www.instagram....
Fadlan Hadaad Nagu cusubtahay Nagu soo biir , Linkiga Kanaalka waa youtube.com/@m...
"Mahadsanid"

Пікірлер: 92

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR7 ай бұрын

    Waxa iigu danbeysey 5 mirir kahor. Waxaanan akhriyay buugga WABAR ama PRINCE ee u qoray N.MICHIAVEl ❤ Alxamdulilaah wllhie wa dabecad aan leeyahy❤

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Maasha Allah waa buug Macluumad Badan Sida / Masul Mahadsanid Allaha Ku Sharfo

  • @XiinFiniin2021-pk8fo

    @XiinFiniin2021-pk8fo

    5 ай бұрын

    Ma iisoodiri kartaaa wll book kaas Mahadsanid?

  • @nimcomahad7559
    @nimcomahad75592 ай бұрын

    Thanks wallal

  • @Kader8.17
    @Kader8.17Ай бұрын

    Are we learning English conversation or more than that. Amazing! What a family that would be if it's real. 😮

  • @HappyAnglerfish-jj8ts
    @HappyAnglerfish-jj8ts6 күн бұрын

    Thanks my teacher ❤❤❤❤

  • @MohamudAhmednuur-tu7cj
    @MohamudAhmednuur-tu7cjАй бұрын

    Thanks teacher❤

  • @user-rp2rl3ns6h
    @user-rp2rl3ns6h7 ай бұрын

    Waan rajaynayaa in aan bilaabo insha Allaah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉mahadsanid

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Insha Allah ❤️

  • @user-so5uw6qv8x
    @user-so5uw6qv8x2 ай бұрын

    M.a

  • @faadumoabuukar3165
    @faadumoabuukar31657 ай бұрын

    Mahadsanid wll waxa badan ka bartay ❤🎉

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Allah Yaxfadka wa Yacizak 🤲💯🥰

  • @faadumoabuukar3165

    @faadumoabuukar3165

    7 ай бұрын

    @@marwanmedia 🥰🥰

  • @user-sp4ut8qm5m
    @user-sp4ut8qm5m7 ай бұрын

    Mahadsanid zxp Allaha kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noo gu soo gudbineyso

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Waan Kaaga Mahadcelinaya Lasocodkaga iyo Faaladaada Quruxda badan 💯🥰💫💫

  • @user-zb1wy1iw5u
    @user-zb1wy1iw5u7 ай бұрын

    The Legend Bro

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    😍💯

  • @user-so5uw6qv8x
    @user-so5uw6qv8x2 ай бұрын

    2laba saac kahor

  • @HooyoMcn-xk9dp
    @HooyoMcn-xk9dp5 ай бұрын

    xalay😢😢

  • @user-dw3cj1vr7i
    @user-dw3cj1vr7i6 ай бұрын

    Masha allah

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    6 ай бұрын

    ❤️

  • @user-wm6lc1wg7t
    @user-wm6lc1wg7t7 ай бұрын

    Shukran bro

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    ❤️

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo6867 ай бұрын

    Plz 🙏 😢 iso duceya wax aqriska ka dhibanahy ina wax aqriyo 2019 igu danbesay wlhi mantana ine wax iga si yihiin aya moda guriga bugag we yalaan mana ado 💔😭

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Allaha ku Sahlo wll 👌🫡

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi16 ай бұрын

    Somalidu 60 ama 70% maaha dad ujajaban wax akhrinta marka laga reebo wakhti ay kujiraan wax barashada ee dantoodu tahay inay imtixaanada jaamacada ku baasaan ama dugsiyada lkn wakhti jaanis ah ma siiyaan inay si iskood ah wax u akhriyaan

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    6 ай бұрын

    Xaqiiq wye Midas . Allaha ino Sahlo Akhriska

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim23767 ай бұрын

    M.a wll like iyo shere iyo comment wan ka adkahay madaama aad Nalawadaag.tay mowduud aan jeclahay ❤❤❤

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Allah Yacizak ❤️✨️

  • @FaadumoSheekh-td6jf
    @FaadumoSheekh-td6jf7 ай бұрын

    M.a 2clip kaadawade kuguma qaasarin dhageysiga alxm allaaha kuxafido wll

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Allah Yacizak wll Waan kuso dhawaynayaa

  • @mustaphabdullahimohamed158
    @mustaphabdullahimohamed1582 ай бұрын

    m.a wllhi si cajiib ah nooga so gudbisey hadana ku so biirey no so badi sxp

  • @hawdmedia332
    @hawdmedia3327 ай бұрын

    Mahadsanid saaxiib

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    ❤️💯

  • @faaisaapshir8595
    @faaisaapshir85957 ай бұрын

    Mudo dher ka hor

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Kusoo Laabo wakhtigu waa ku Hayaa'E📚

  • @SabarinYusra-gp5lo
    @SabarinYusra-gp5lo7 ай бұрын

    Wax yar kadib

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Allaha Ku sharfo Sii Labanlaab

  • @crizaaqcrashiidalisharmaak4567
    @crizaaqcrashiidalisharmaak45677 ай бұрын

    Zxip KZread ii fur

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Saxip muuqaalka daawo Adigaaba Samaysan doone 👇👇 kzread.info/dash/bejne/gGme2tJ6fsbYmbA.htmlsi=ulgMGYOVNROKfJhM

  • @fadumo321
    @fadumo3217 ай бұрын

    Wiilkaan m.a maanta ayaan ku soobiiray lkn wuxuu mudan yahy dhiira galin m.a waa wiil xikmad socota m.a❤

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Allah Yacizak wll 🤲❤️

  • @user-dr3kv6bw3t
    @user-dr3kv6bw3t6 ай бұрын

    Daqiiqad kahor

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    6 ай бұрын

    That is Very Good 👌✨️

  • @sakiriyeyare9795
    @sakiriyeyare97956 ай бұрын

    Ustaad luqada engriska ah barashadeda baan wada oo buug kuma akhrin karo marka somali hadaan ku akhriyo soo caadi maaha iso jawaab mhdsanid❤

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    6 ай бұрын

    Intaad Ka Baranayso somali iyo wixi kale ee kuu sahal ah kusi akhri

  • @user-je3wy5me5j
    @user-je3wy5me5j7 ай бұрын

    Just

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw5 ай бұрын

    Maalin kahor😢

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    5 ай бұрын

    😯

  • @xasanfarax-be6pg
    @xasanfarax-be6pg2 ай бұрын

    Asc

  • @mariam11r
    @mariam11r7 ай бұрын

    M.a waa muqaal wax badan ka faidy mhdsnd

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Allah Yacizak ❤️

  • @CabdiWahaab-nh8xu
    @CabdiWahaab-nh8xu6 ай бұрын

    Saakay alxm

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    6 ай бұрын

    M...a

  • @nawalAbdifatax-qv3rb
    @nawalAbdifatax-qv3rb7 ай бұрын

    Say is ledahay nagtan😂😂 wa iga qoslisay horey usoco wllky❤

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Shukran ❤️💯 Waan ka yaabay Naagtaas 😂😂

  • @nawalAbdifatax-qv3rb

    @nawalAbdifatax-qv3rb

    7 ай бұрын

    @@marwanmedia wll su,al an ku waydiye xirfad ma uledahay website bloger iyo waxyabahs su,al bn ka wydin laha si ad ii ga cawiso

  • @0name530
    @0name5307 ай бұрын

    Waxaa igu danbaysay in aan wax akhriyo malin ka hor buuga think and grow rich

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Masha Allah wll Buug Macaan Weye midka Keep going

  • @0name530

    @0name530

    7 ай бұрын

    @@marwanmedia mahadsanid wll

  • @maxamedclfatax
    @maxamedclfatax7 ай бұрын

    Luaqada soamliga kuma aqrin kro😊

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Carabigana ?

  • @abdiazizjimcalemustaf4216
    @abdiazizjimcalemustaf42167 ай бұрын

    Waxan bilaabay goor dhaw waxan rajeeynaa en aan siiwadidoono inshaa Allah

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Insha Allah

  • @DeeqoCabdullahi-jm4cf
    @DeeqoCabdullahi-jm4cf7 ай бұрын

    bilkahor

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Waa wakhti dhaw . Allah Yacizak ❤️

  • @aarkacw704
    @aarkacw7047 ай бұрын

    2022

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Masha Allah Halkaa kasii wad

  • @j.cazkastudio8529
    @j.cazkastudio85297 ай бұрын

    Markaan sida uga so kacay wax akhris ayu video igaso hor baxay

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    📚Reading 📚

  • @cjibaarjanaale
    @cjibaarjanaale7 ай бұрын

    10mirir kahor

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Model baa Tahay ❤️👌

  • @Nimco1u942vh
    @Nimco1u942vh7 ай бұрын

    Saakay

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Good💯

  • @lastking4304
    @lastking43047 ай бұрын

    Thanks Ustaad🦾

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    🙌🏿💯

  • @user-je3wy5me5j
    @user-je3wy5me5j7 ай бұрын

    👍 Durufuhu way badali karaan muqalkaaga palse má badali karaan dabecadahaga 🌹💐

  • @abdirisaakhcali9651
    @abdirisaakhcali96517 ай бұрын

    Magaraniye mar an wax aqriyo

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Sidee ?

  • @user-ny7hs7zc9g
    @user-ny7hs7zc9g7 ай бұрын

    Waxa iigu danbaysay xalay❤

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Masha Allah Allaha kula garab galo ❤️

  • @user-zb1wy1iw5u
    @user-zb1wy1iw5u7 ай бұрын

    M.....a

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl7 ай бұрын

    Asc wllo dideen jadwal ugudhaqmikaraa kusaabsan akhris ka

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl

    @ismaaciilMaxamuud-en6sl

    7 ай бұрын

    Wllo iisoo jawaab

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    @@ismaaciilMaxamuud-en6sl Hadaad bilaw tahay Talaaba talaaba u wad Maalin kasta 1 page ama 2 page Akhri . Joogtaynta ku qasab Naftaada oo Hakala Goynin . Waxyaabaha kugu caawin Kara inaad jadwalkaaga akhriska ku dhaqanto waxaa kamid ah . 1. Garashada Ahmiyada akhriska 2. Garashada faa'idada akhriska 3. Garashada dhiganayasha kugu haboon . Wixi kale ee macluumad sii badan ah Raadi insha Allah waad heliye .

  • @user-sq3zp5yq9p
    @user-sq3zp5yq9p7 ай бұрын

    Asc Wll 40page ha ama 50page wyo naftu majecle in wax la aqriyo ani ahan wxAn qaba5minute ama 3minute inuu aqriyo qofku si uu ula qabsado wax akhriska👋

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    Bro waa Fikrad fiican Fikirkaaga Laakin Qofka aan Taladaas Siinayo waa Dadka Akhriska la qabsaday ee ay u fududahay . Dadka kle iyagu sidaa aad Sheegtay baa u xal ah si ay ula qabsadaan 👌👌

  • @user-sq3zp5yq9p

    @user-sq3zp5yq9p

    7 ай бұрын

    @@marwanmedia ustad never ever give up wad gari hadafyadada allena haku rumeyo

  • @CabdirisaaqJini
    @CabdirisaaqJini7 ай бұрын

    Subxi

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    👌❤️

  • @user-rn4gm2ip6n
    @user-rn4gm2ip6n7 ай бұрын

    M.a

  • @marwanmedia

    @marwanmedia

    7 ай бұрын

    😇