MARWAN MEDIA

MARWAN MEDIA

Kor u qaad maskaxdaada oo ka faa'idayso channelka
Our contents 👇
1. Sookoobida Buugaagta
2. Talooyinka Nolosha
3. Hormarinta Nafta
4. Dhiirigalin

Пікірлер

  • @ISMAHAN-7
    @ISMAHAN-711 сағат бұрын

    Mnsha Allah mahadsnid wllo dadku inbadan bey ubahi qaban inlagu bararujiyo iney ilashadan private life-koda wayo taa hadii laogado furahagi nololed ba gacanta laguhaya dedna sidii ladono yalaga yelaya marba daqad noca ba lagaga sodhacaya mesha allah wadku mahadsanthy bararujintada iyo cilmiga ad ino kordhineso mln wlba rabi riyadada haku rumeyo wllo🩶🙏

  • @marwanmedia
    @marwanmedia10 сағат бұрын

    Allah Yacizak wll ismahan 🙏❤️ Waxad Ka mid tahay Dadka Gaarka ah ee Commentiyadooda daneeyo ❤️

  • @ISMAHAN-7
    @ISMAHAN-710 сағат бұрын

    @@marwanmedia mnsha Allah wad kumahsnthy ogeysiintada wan dadali dona wllo🙏👏🩶

  • @user-qd7lo8eb5c
    @user-qd7lo8eb5c17 сағат бұрын

    Thanks

  • @najmaquen9389
    @najmaquen938919 сағат бұрын

    ✅Waan ku salaamay wll wanaag badanow marka hore waxa aad tahy Qof wangsan alle haku xifdiiyoh ....... talooyinkaagu waa xasuusin ama ku baraaru jin ee wll halkaa ka siwad💯💯

  • @marwanmedia
    @marwanmedia19 сағат бұрын

    Najma Mahadsanid wll 🙏✨️

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud853921 сағат бұрын

    Forex cid igu haysata miyaa jirta

  • @MohamedHusse1n
    @MohamedHusse1n23 сағат бұрын

    Ustadey xgeen kaala soo xirira

  • @marwanmedia
    @marwanmedia23 сағат бұрын

    Instagram & telegram

  • @MohamedHusse1n
    @MohamedHusse1n15 сағат бұрын

    Siden ku helaa ustad

  • @MaxamedAaminAxmed
    @MaxamedAaminAxmedКүн бұрын

    Wll marwanow itus sida losameyo gurub allaha kubarakeye

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    Group noocma ah wll ?

  • @Carabfilms
    @CarabfilmsКүн бұрын

    شكرا لك .يا اخي العزيز.

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    🙏❤️

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gsКүн бұрын

    PRACTICE MAKES PERFECT❤EXC❤😊

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    Exact ✨️

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglishКүн бұрын

    Aad iyo aad Waqtigu waa hanti Waqtigu waa nolol Waqtigu waa wax walba ❤❤❤Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto

  • @AkshuuuCade
    @AkshuuuCadeКүн бұрын

    صلي على النبي، صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @AkshuuuCade
    @AkshuuuCadeКүн бұрын

    صلي على النبي ،صلي الله عليه وسلم ❤😊❤❤

  • @AkshuuuCade
    @AkshuuuCadeКүн бұрын

    صلي على النبي ،صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤

  • @MohamedMaango
    @MohamedMaangoКүн бұрын

    النبي صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Omarroshid
    @OmarroshidКүн бұрын

    Walaal ma jirto lacag lagu sameeyo si fudud, balse way jiraan qaabab internet ka lacag looga sameeyo oo sax ah, markastana waxay ubaahanyihiin juhdi iyo dadaal dheeri ah qofkii udhabar adeega ayaa heli kara lacagtaas. balse waa xaqiiqo in lacag badan laga sameeyo Internet-ka, dhalinteena waxay ubaahanyihiin waa hagis sax ah iyo inay waqti fiican galiyaan maxaa yeelay waxan waqti iyo juhdi la galin lagama mira dhaliyo. Qof aan ogayn xiligaan ma jiro internet ka in lacag laga sameeyo waliba ka fiican shaqaalenimo. Walaal Marwaan mahadsanid.

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    Wll Omar Mahadsanid 🙏❤️ Hagistaada iyo Jihaynta aad Dhalinyarta jihaynayso Waxad ku dartaa Itus oo itaabsi Runti waa dadaalaysa ilaahay Ha ina Wanaajiyo dhamaanten 🤲

  • @Omarroshid
    @OmarroshidКүн бұрын

    Insha Allah walaalkay mahadsanid, itus itaabsiida waxaan loogu dari karin wadanka xldiisa iyo wacyiga jiro. Waan dadaalayna si wacyiga dhalinta aan waxbdan uga badalno ukobco wacyigooda, adna dadaalkaaga halkaas kasii wad marnaba haka niyada jabin walaalkeey.

  • @HibaXilwa-wn6hm
    @HibaXilwa-wn6hmКүн бұрын

    يا اخي ألف شكرا وتحيا من هيبة محمود ❤😊

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    Allah Yacizak ❤️ Wan Kaa qabaa !

  • @user-mf8oz6im4d
    @user-mf8oz6im4dКүн бұрын

    Mahadsanid wll

  • @HiboMahamed-ob6sw
    @HiboMahamed-ob6swКүн бұрын

    Thank you marwan

  • @HANSARE.
    @HANSARE.Күн бұрын

    Shukran ustad

  • @6.725media
    @6.725mediaКүн бұрын

    Idinka oo mahad san fadlan 1k igaadhsiiya hada waa 1k pleaze 😊 Hadii aad doonaysaan cilmi scholarship dhacdooyin 😊

  • @CADOWDESIGNER
    @CADOWDESIGNERКүн бұрын

    M.a wll mahadsanid

  • @AbdirahmanYare-e8j
    @AbdirahmanYare-e8jКүн бұрын

    Thanks bro Marwan .

  • @AbdirahmanYare-e8j
    @AbdirahmanYare-e8jКүн бұрын

    MashaAllah

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    500 oo Like Kaliya Muuqaalkan ino Gaarsiiya 🙏

  • @user-zi3fk3sp1n
    @user-zi3fk3sp1nКүн бұрын

    Nagu haley midas

  • @mohamedfarah707
    @mohamedfarah707Күн бұрын

    MARWAAN walaal qaaliya Guulayso wlle

  • @CabdixakiinMuuse307
    @CabdixakiinMuuse307Күн бұрын

    Waad mhdsnthy ustaad

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    @@CabdixakiinMuuse307 🙏❤️

  • @Abdanyu
    @Abdanyu2 күн бұрын

    Adiga KZread inaad ajar ka faa'ido ayaad usoo gashay! 🎉 Mahadsanid sxb.

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    Mahadsanid wll .

  • @Abdanyu
    @Abdanyu2 күн бұрын

    @@marwanmedia Ok ustaad, waxaa kale oo aan kaaga mahad celinayaa oo aan ka bartay halkan in ay muhiim tahay in qofka uu naftiisa abaalmariyo, taas oo annaga soomaalideenna badanaa nagu yar. Mar kale mhdsnd ustaad 🎉

  • @marwanmedia
    @marwanmediaКүн бұрын

    @@Abdanyu 🙏❤️

  • @fadumomohamed-iu6qp
    @fadumomohamed-iu6qp2 күн бұрын

    Waxaqiiq warkaga wll❤❤

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    🙏❤️

  • @maxamedmacruuf8207
    @maxamedmacruuf82072 күн бұрын

    Pro we jirta arintas lkn forex lacag wa laga sameya dad aa aqano aa ka sameyen oo itusen

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    Haa wa Laga sameya Lkin Waxan Ka Hadlaya Sida badan .

  • @abdikadirQulle
    @abdikadirQulle2 күн бұрын

    😂😂 marwaan sxb waa soo jabtay wllhi

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    😃

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer102 күн бұрын

    Wlhi run ayd ka sheegtay mawduucan thnks ustaad marwaan❤

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    Allah yacizak

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale2 күн бұрын

    M.a wll waa muuqal aan in badan radin jiray shukran ustd

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    🙏❤️

  • @ZakiApDiRaxman
    @ZakiApDiRaxman2 күн бұрын

    Mashllh muuuqalkan wax badan aya iga baxay dhiirigaliyaha dhailinyarada hore usoco

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    Allah Yacizak ❤️

  • @Sakariye2072
    @Sakariye20722 күн бұрын

    Free dhaga hadal warsame bade iyo Gelle Bashiir marwaan media is not, easy

  • @mohamedfarah707
    @mohamedfarah7072 күн бұрын

    شكرا لك يا أخي الفاضل

  • @marwanmedia
    @marwanmedia2 күн бұрын

    🙏❤️

  • @Jiilxirfad0
    @Jiilxirfad02 күн бұрын

    Jiil Xirfad Run ugu kaalay...❤