Ergo daarood iyo jawaabtii abwaan dhoodaan gabayo yaab leh

abwaan cabdulaahi macalin dhoodaan, waa abwaanka Qarnigaan

Пікірлер: 72

  • @guuleedyusuf377
    @guuleedyusuf3774 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto abwaan dhoodaan anagu haddaanu nahay soomalida aan daarood ahayn abaal ayaanu ugu hayn doona gabayga xaqa ah ee duraaqsi.

  • @saylicihussein7851
    @saylicihussein78517 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto abwaan dhoodaan gabaygan waxaa fahmi Kara oo kaliya ruux wax garada waa abwaan ka madax banaan qabyaalad dulmigana aad uneceb ilaahay haka raali ahaado

  • @alidirir9056
    @alidirir90563 жыл бұрын

    Illaahay ha u naxariisto ABWAAN.MACALIN.MUJ.DHOODAAN

  • @hasanmuse9763
    @hasanmuse97635 жыл бұрын

    Runtii aad ayan u tageera abwan dhoodan wa abwan tariikh baladhan ku leh somali alle ha u naxariisto qofkii raba abwan dhoodaan gabaygan uun raac wa qabyaalad diid

  • @dahirmohamed2748
    @dahirmohamed27487 жыл бұрын

    Ilaahay ha naxariisto abwaan caddaalad jecel ayuu ahaa.

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman47063 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto aamiiin aaamiin aamiiin yaa Allah yaa raabi janatul fardowso aamiiin insha Allah. Gabay daacad ah ayuuw kaga jawaabay ergo daarood calanka blue waa loo sinnaaaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52415 ай бұрын

    Allaya Raxmaa waxuu ahaa Abwaan Somali muu aheyn of kala jceyl qabilada Somali oo dhan

  • @shamsoclahi2147
    @shamsoclahi21476 жыл бұрын

    Masha allah abwaan ale hakuunaxariisto waxaaba yar qof fahmaya

  • @faaraxshire5815
    @faaraxshire58158 жыл бұрын

    allaha unaxariisto abwaanka gabaygiisu waa gar

  • @ramlocabdi3635
    @ramlocabdi36356 жыл бұрын

    Dhoodaan ilaahoow n kuu naxariiso intaan oran lahaabuu yiri

  • @MohamedAhmed-xt9kn

    @MohamedAhmed-xt9kn

    6 жыл бұрын

    Hhh ma tidhi?

  • @difaacdaahirsuuley5010
    @difaacdaahirsuuley50109 жыл бұрын

    allaha u naxariisto abwaanka abwaanada, abdullahi m dhoodaan.

  • @dekmukhtar6079

    @dekmukhtar6079

    9 жыл бұрын

    Asxaaabeey aniga waxeey ilatahay qofdhintay waxaa kali ah oo inagaga filan alaha unaxariisto

  • @cumar77cumar78

    @cumar77cumar78

    7 жыл бұрын

    Dek Mukhtar

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed29842 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto abdullahi macalin dhoodaan

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын

    alle aw raxmade dhoodaan barqab buu ahaa bal codkiisa iyo raga ka horeyay isu miisaan

  • @alialiahmed4475
    @alialiahmed4475 Жыл бұрын

    allaha u naxariisto abwaan aragti fog.

  • @naasirmkalit7326
    @naasirmkalit73268 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto

  • @adamahmed973
    @adamahmed9736 жыл бұрын

    Anigu waxaan ahay shaqsi aad u taageera abwaanka weyn Mr dhoodaan lkn dhanka kale waagaas raggii ahàa mucaaradka ayaaa ah maanta kuwa keliya ee naftoodana wax ugu yaal daaroodna wax ugu yaal lkn daaroodkii kale waxaa qaybsaday qabiilo kale.

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA7 жыл бұрын

    alleh yaaa rahmaa Abwaan Dhodan

  • @dahirlibaan3065
    @dahirlibaan30657 жыл бұрын

    allah ha u naxaristo dhodan

  • @cilmijaamac2095

    @cilmijaamac2095

    7 жыл бұрын

    xaqiiqo ayuu ka gabyi jiray daarrood wixii aan ahayn dibed miyuu aaday

  • @saleebaancali2194
    @saleebaancali21946 жыл бұрын

    Ilaahay haw naxariisto dhamaantood ma madhuudhyoodaybaa gabayga hore

  • @ahmedcabdilahi2052
    @ahmedcabdilahi20527 жыл бұрын

    su,aashu waxay tahy malaga tegay wixii uu kadigaayay abwaan ku mise waa layska indha tiray?

  • @ckariinmaxamuud9165
    @ckariinmaxamuud91654 жыл бұрын

    Ka koowaad waa cabdiqaadir (shube. ) Ka labaadna waa aadan cabdi gaas( toosi luquntaada )

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan43564 жыл бұрын

    Nimankii Kacaanku soo adeegsaday ee Ergo Daarood sil siladii bilaabay waxaa afka ciida u daray abwaan Dhoodaan oo gabayadii ka xidhay dhamaantood markii uu Soomali Oodhan simay sheegayna in xilka loo dhiibo Soomalida kale saa xaq bay u leeyihiine. Dadka fahanku ka qaloocdayoow saas u fahma.

  • @ducaysane1133
    @ducaysane11332 жыл бұрын

    Fiicnaantu waa u dhalasho Janadii ku waar abwaan Dhoodaan

  • @ahmedabdikadir7743
    @ahmedabdikadir77438 жыл бұрын

    allow unaxariiso

  • @abdikey6255
    @abdikey6255 Жыл бұрын

    Gabaygaan abwaanku matirinyeen hadii uu ogaan lahaa inay maalin imaandoonto ilma qoob sacleey oo dhan daarood isku dhereriyaan.

  • @ahmedcabdilahi2052
    @ahmedcabdilahi20527 жыл бұрын

    gabay yaab leh waaye Allah hawnaxa riisto abawan ka waan tiiirarka ugu muhiimsan abwaanada soomalida

  • @fatumamohamed1446

    @fatumamohamed1446

    7 жыл бұрын

    Ahmed cabdilahi I have to be the best way for me and I have to 1st and I

  • @ahmedclahi4281

    @ahmedclahi4281

    6 жыл бұрын

    +Fatuma Mohamed fathima clarify your speach inorder to understand the point

  • @abshirmohamed7694
    @abshirmohamed76945 жыл бұрын

    Ergo daarood caadi ma ahayn wax badan baa lagu qaatay.

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr7 жыл бұрын

    Su' aashu waa: taladiisii ma la maqlay? miss wuxuu ka digayay baa dhacay?

  • @nasyadeuanyeong8707

    @nasyadeuanyeong8707

    3 жыл бұрын

    Kuwii daaroodka layaacayay baa afka dhulka udaray dawladii la Rabay in ay shanta midayso calankiina ceebeeyay khalaas maanta ayay garanayaan odaygan jasmac kadiye Ayaa ka mida iyo idaajaa kuwii dalku eeday ee Si gaara wax udaaqay

  • @nasranuur3862
    @nasranuur38629 жыл бұрын

    allaha una xariisto

  • @abdirizakmahamud6668

    @abdirizakmahamud6668

    7 жыл бұрын

    Dadka muslimka ah ee dhintay alle ha unaxariisto. Gabayada hore qabiilooyin isdilay oo wada dhashay ayey heshiis uraadinayeen dhib mawadaan ee was wanaag. Abwaanka udambeeya dadkii kale oo dhan ayuu Ku dhiirri galiyey inay dagaal Ku qaadaan kuwii heshiiska raadsanayey waliba waajib buu Ku sheegay dagaalkooda so xunna waxbuu uturjumay dagaalkii uu waajibka Ku sheegay wuu dhacay waana la arkaa hadda natiijadii dagaalkaas kadhalatay (garo ama hagaran)

  • @mabdi3151

    @mabdi3151

    Жыл бұрын

    @@abdirizakmahamud6668 abwanka darood wale ma ahayn

  • @tonikross9055
    @tonikross90557 жыл бұрын

    Allaw kuu naxariiso!

  • @axdiqoordheere1026
    @axdiqoordheere10268 жыл бұрын

    allahu ha unaxarsto Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @abdullahifarah8099
    @abdullahifarah80996 жыл бұрын

    maad kii dulmiga gaystay dibada soo dhigtaan waa run nin dambiile ah in la qariyo oo lala simo kii daacada ahaa een dambiga galin waa cadaalad daro taladaa laga lunshaa duul haduu lumi wbt

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe8 жыл бұрын

    Gabayga hore waa abwaan Aadan Cabdi Axmed , kan dambana waa AUN abwaan Dhoodaan.

  • @saalaxdheere4735
    @saalaxdheere47352 жыл бұрын

    244

  • @farhanmire8434
    @farhanmire84349 жыл бұрын

    Doodhan abwaan waa ahaa Lkn waxaan dhihi karnaa waa midi labo afleh

  • @ahmedabdikadir7743

    @ahmedabdikadir7743

    8 жыл бұрын

    murtida fahan ayay ubaahantahay not only afsomali

  • @xagar77

    @xagar77

    8 жыл бұрын

    macnaha aad u jeedo ma cada.

  • @nuuraskar1796

    @nuuraskar1796

    7 жыл бұрын

    gabayo yaableh

  • @buthainabdulkadir7383

    @buthainabdulkadir7383

    6 жыл бұрын

    Farhan Mire iska jir hadee adaa hada midi labo aflehe ehe yeysana ku goyn mida adiga aad sidato???

  • @mohamedkalif755

    @mohamedkalif755

    6 жыл бұрын

    allow unaxariso dhaman abwanadii somaliyed inti dhimatay amin

  • @ashkirqaalib6480
    @ashkirqaalib64802 жыл бұрын

    Khalif Sheekh Maxamuud baa gabaygaas ergo daarood ka jawaabay ka hor intii uusan Abwan Dhoodan gabyin gabaygii Khaliif Sheekh waxa ka mid ahaa Laba dirirtay koodii gardaran looma qiil dayo.....maandhow dambiilaha aqood soori waa digo'e

  • @encrypted983
    @encrypted9832 жыл бұрын

    Abwaan dhoodaan wuu gafay! Irir Samaale wuu is aruursaday. Waxaynna xasuuqeen Darood tan iyo Caruurtii.

  • @abdihalimmohamedhussein7267

    @abdihalimmohamedhussein7267

    Жыл бұрын

    Waqtigan mey eehen ee waxey ehed wagi siyad bare markasi darood baa Xasuuq waday

  • @encrypted983

    @encrypted983

    Жыл бұрын

    @@abdihalimmohamedhussein7267 askar ayaa wax leeynaysay. Mida kale Irir samaale darood nacayb ayeey doowladii ugu kaceen! Maatina weey xasuuqeen. Waa waxay ka digeen abwaana qaar. Iyagoo leh " xukunka sitaad bare haduu xuntahay xitaa aynu iska wadano oon taageerno"

  • @abdihalimmohamedhussein7267

    @abdihalimmohamedhussein7267

    Жыл бұрын

    @@encrypted983 dowlqda irir kuma kicin ee daarood ba ku kacay oo ridey

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 ай бұрын

    inaad been ka sheegto qof dhintey waa xaran isagu waxey haysta dawldii siyade bare oo dawlda aheyn markaa

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan43563 жыл бұрын

    Maxaa keenay Daarood haday dawladnimo joogtay? War Daarood maxaad uga dhigteen boqor dumaal yeeshay? Qaryaan Dhoodaan.

  • @khaatumojama1986
    @khaatumojama19866 жыл бұрын

    Waar ninkani wax baa idinka qaldane nin kani Waa dhulbahante jaamac siyaad waxaa la dhahaa labooytoos

  • @barmiilciray6459

    @barmiilciray6459

    6 жыл бұрын

    khaatumo jama miyaad waalantahay

  • @abdinurhassan4356

    @abdinurhassan4356

    4 жыл бұрын

    Dhulbahante ha ahaato lkin gabayga uu tirinayo asagu malaha taas na xisaabta ku darso

  • @abdihalimmohamedhussein7267

    @abdihalimmohamedhussein7267

    Жыл бұрын

    @@abdinurhassan4356 Ma abwan doodhan baa Dhulbahante ah😂😂

  • @jijaluup7873
    @jijaluup78736 жыл бұрын

    kanuu gabya daarood ma aha wala korsaday in laabaray ahayd dhigisa wuxu aha sheegad waa siday ilatahay

  • @abdulazizatl6752

    @abdulazizatl6752

    4 жыл бұрын

    Jija Luup nin makaaahiila bad ledahay wa la so korsaday... ilahaw ku naxariso abtiyo dhoodan.... wanu naqana ninkani ee afka qadhmun ka jeedi... nin xalaala bu aha oo gumaysi diid ah..

  • @abdihalimmohamedhussein7267

    @abdihalimmohamedhussein7267

    Жыл бұрын

    Kaxishow abwaanka ilahey haunaxariste ma waxad dooneyso inuu Xaqa ka wareegsado abwaanku Waa Ogaadeen Makaahil Abraahin kudashey Wardheer baadiyaheda