No video

Ehelada Luul: "Nin Gabar uusan dhalin diyo ka qaadan kara majiro, Xawaadle kiiska Luul Waxba...l".

ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 94

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j2 ай бұрын

    Bilihii xurmada baalagu jiraa dulmiga inta Aabe Cabdacasiis lagu haayo ilaahay haka qabto rag iyo dumar saqiir iyo kabiirba. AAMIIN

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Yesssss ninkas diilaga ah tiirka haalgey inshallah tiirka diilaga xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah ninkas diilaga tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed60812 ай бұрын

    Marxuubada dhiigeeda waxaa leh 1, aabaheed 2, reerkeeda marka meel ay ka soo galaan ma jirto xawaadle ee aqliga ha shaqeeyo dulmigana ciribtiisa waa baaba ee allah umada ha ka qabto kuwa daaliinta ah iyo kuwa dhiiga shacabka ka ganacsado aamiin , kii dubtey marxuubada iyo kuwa u dulmiga u doodaayo allah ayaga ha isku salido aamiin allah hana tuso aabe cabdicasiis oo faraxsan aamiin

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    Xawaadle ha u gafina warqada waa been abuur

  • @user-kw4fr6zg1d

    @user-kw4fr6zg1d

    2 ай бұрын

    Muu beeniyo warka hadii ay been abuur tahay

  • @user-kw4fr6zg1d

    @user-kw4fr6zg1d

    2 ай бұрын

    ​@@Ciiltire572duqa muu soo hadlo oo dhaho waa been abuur muxow la aamusan yahay

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed2 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87222 ай бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi adeerkaan Xawaadle waa riyoonay diyada ma asagaale war duqa waala siray miskiin

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur10582 ай бұрын

    Allah ha uu naxariisto Aamiin

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty2 ай бұрын

    BILIHII XURUMKA AYAANU KU JIRNAA HADANA DULMI BAREER BAA LOO GEYSANAYAA MARXUUMADA & REERKEDA. CARADA ALLAH SUGA HEE SOOMAALAAY

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur10582 ай бұрын

    Allah ha tuuso xaqa umadiisa Aamiin

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis18522 ай бұрын

    waliya dam Waa luul abahed ilahey u naxaristo

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed91562 ай бұрын

    Waa war cusub sodokaa dhiigaaga iska leh saleebaan waad fashilantaan siyad cali waa tiirka

  • @masertoy2328

    @masertoy2328

    2 ай бұрын

    Car hala togto heee sheeko ayad haysaa

  • @isgoowmaxamed2143

    @isgoowmaxamed2143

    2 ай бұрын

    ​@@masertoy2328 waaku daayay

  • @miskiomar4399
    @miskiomar43992 ай бұрын

    goormaa labadalay diinta subxanalaa

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i2 ай бұрын

    Waa sax marxumaafa dhimatay dhalmaaha ciyaalkeda AA leh dhaqalka siwaalba udaay cabi casiis shaqo Kuma laaha oo gabadha dhaxal maa aaha waa sax

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i2 ай бұрын

    Waa sax shiqaal aayada aaya diday walaal nimo iyo hiraab nimo haadi shiqaal wilka guubilaahayed waa tugtami lahayden hadan tugma waa diden haadan shiqal maba qusayso oo ciyaalka aay diyaafa leeh sida sharcigaa aaha oo ciyaalka aayba raaban xaqa iinay ka duudshan maxkamada aay idiinka qabaayso

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe2 ай бұрын

    Runtii xawaadle dadjiro maha waayo ninkas ilmahas asxaan uma sameyn alle ayaa badbaadiyay ee waxuu rabay reerka dhan inuu laayo xawaadle waxaan leeyahay ilmaha xaqoda usoo dhiciya aaway wixii dhawaca iyo dhib gaaray caruurta doqan doqonka waxey aheed inuu udoodo ilmaha xaqooda ee maheyn inuu luul ka hadlo luul aabe fiican ayaa dhalay nooloow adeer mcne ❤❤❤❤❤

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    Xawaadle waa dad jiro ha u gafin warqada waa been abuur ka fiirso inta aadan hadlin

  • @Zaka_swe

    @Zaka_swe

    2 ай бұрын

    @@Ciiltire572 nigu waxaan ka xumahay luul waba dhimtee aaway imaha xaqoodii wax udoodayo koormaar arkay 6 caruura 10 rij uweyn yahay oo waliba hurdo oo gaas lagu bilbilay oo dab lagu shiday

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    @@Zaka_swe qof walba oo diin ku dhashay wuu rabaa Luul xaqeeda laakiin warqada been abuurka ah in aad Xawaadle ku ceso ayaa xun cadaaladna illaahey aktiisa ayey taal

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82612 ай бұрын

    Cidaan Xamar Ku habsatay wax walba waa laga maqli

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay2 ай бұрын

    Xawaaadle anigaa ah waxaana igubalan ah inaan Tiirka keenidoono Midka Munaafaqnimada Wada Ee sadexeeyaha kanoqday. XW wax Uga furan hooshan malahan Ee HG gidir Yeeysan Geedaha Kuxoqon Qasaas ayeey rabaan Reerka Ee Ugeeya Sayid Cali Waxna iddintarimaayo!

  • @semlaosman9593
    @semlaosman95932 ай бұрын

    diyada iyo dhaxalku waa isku mid diiniyan hoy diinta barta oo culumada soodhagaysta

  • @cfataaxyuusufbashiir9226

    @cfataaxyuusufbashiir9226

    2 ай бұрын

    Waxa meesha waa dhiig gabadhu waa sheekhaal xawaadle ma ahan aabaheed ayaa dhiigaleh jaahilow waxbaro qabyalad aa ku waaleysee

  • @Mohamed1968-ky9ng

    @Mohamed1968-ky9ng

    2 ай бұрын

    hadaa diinta kasi lahaydeen maalinkasta isma dileen

  • @khalidbinabbas
    @khalidbinabbas2 ай бұрын

    يا ناس الجد مالو دخل باي شي الحقق والذم لا اب المرحومه الله يرحمها وعيالها فقط جد الاطفال لو دخل ابنه ميت الله يرحمه من قبل معروض شيوخ الصومال فينهم

  • @samirr546
    @samirr5462 ай бұрын

    Yaabka yaabkii Muslimoow ogaada xaalkan waa yaab wiilku gabadha ma dilin buu yidhi !!!! Diyobixin Dagaal iyo hanjabaad ku baaqid Marba meel u orodkan waan la yaabnay Sayid cali afkiisa marka uu ka qirto sida wax u dheceen oo uu sheego waxa uu cida gabadha la gubay ka rabo ayaanu soo gelaynaa arinka hadii aanu nahay somalida aan shiikhaal habargidir iyo xawaadle ahayn!!!!

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani46722 ай бұрын

    Wlhi waa yaab maba fahmin sheekadaan meel aay usocoto yaa allah🤲

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed7702 ай бұрын

    Xawaadle dhaqankeeda ayey leeyihin ee dhiigeeda malahan sida aan aaminsanhy Allaah ayaa cilmigeeda iskaleh

  • @harun7450
    @harun74502 ай бұрын

    nin hore oo gabadha qabay ayaa diyo qaatay xagee diinta kaga qorantahay mise xawaadle iyo salebaan baa diintaa gaar U tahay waryaada diinta ciyaarta Ka daaya ninkaana hala dilo sheekadana meesha ku ekeeya gacan ku dhiigle

  • @kaafixaji

    @kaafixaji

    2 ай бұрын

    Waa been Diyo ma qaadan we iimaanka ayaa halkaas ka galay

  • @Gmaaad
    @Gmaaad2 ай бұрын

    Tv yada somalida israqada meel xun kagashay 😅😅😅😅😅

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o2 ай бұрын

    Waryaa kiraalee xawaadle matihid hanasheegan nacaladbaakugutaalo tumaalkasta xawaadle buushektaa kiraale hadii aadbeenkuguursateen luul xawaadle matihid ciyaalkana luul baadhashay cabdicasiisaaudhaarankara in gawadhiisii eey dhashay waanaladilayaa waxdiyoahna majiraan ciyaalkana lacak kaagamabaahna diyodoon dalaalka weeyn ee siyidcali diyodoon gawadha adiga ma aadandhalin dhiigeeda malihid dalaal

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan49602 ай бұрын

    Great

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59032 ай бұрын

    Ragrag dhalay iga dheh ninkas soomaali wejigisa halag hor dhaqajiyo siduu luul ugubay haloo gubo cuquba qabaha.

  • @miskiomar4399
    @miskiomar43992 ай бұрын

    Xawaadle maxaakhaldan Subxana Allah

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    War warqada waa been abuur

  • @caydaruscayga2170

    @caydaruscayga2170

    2 ай бұрын

    @@Ciiltire572swrka odayga mala soo xaday?😂😂😆🔥😆😆

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    @@caydaruscayga2170 war hal qof ha u ceenin qawiil dhan nin walba wuxuu geesto aaqiro ayaa looga aari mise habar gidir ayaa ciilqabe u tahay

  • @caydaruscayga2170

    @caydaruscayga2170

    2 ай бұрын

    @@Ciiltire572 swrkaaga haduu yhy waad soo hadli leheed soo ma ahan ? Yaa caayay qabiil ninka waxuu yhy lee lasheegaye?🧐🧐

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    @@caydaruscayga2170 habar gidir ayaa u jiran tahay ninkaan asiga oo dhuuman karo reekiisa keenay 7 beri ka dib maxakamada sare ayuu kasoo muuqan doonaa

  • @abdikadirasheikh180
    @abdikadirasheikh1802 ай бұрын

    War waxaan in loo jawaabo maba aha waa nin jiran maskaxsisa ubahantahay in lagubo quraanka iyi diinta iskaamka maa lagu jees jeesaa mise waliyaa jirto

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade012 ай бұрын

    sheeKhaal iyo rer x salepaan miyaa arintu dhextala mise sheekhaal iyo rer macalin daud labada iikala sheega

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i2 ай бұрын

    Luul cabdi casiis dhaxal maa aaha ciyaalkeda qadayo diyaada shiqAl waa ku daadataay is cejiyaa shiqaal waa tuugo

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim44312 ай бұрын

    Shiiqaal magac waaye google gili rer faqi Cumar waxay dhaheen Annaga Abubakar aan kaso jeedna gandarshe waxu shegtay asne asxabi kale Shiiqaashan? isbahayse mise dhalasho??

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh2 ай бұрын

    Diinta ha loolaabto waxa ay ka qabto cidda iska leh diyada luul cabdi casiis horta yaa leh dhaxalka luul cabdicasiis diinta halagu kala xabo

  • @isgoowmaxamed2143

    @isgoowmaxamed2143

    2 ай бұрын

    Dhiig waaye ee diyo magaarin sheekada

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct2 ай бұрын

    Waxankaxumahay inxawadle ixtiramiwayen ilmohoda awowgod abtiyashod iyo dhaman ehelki lakorinayay ilmohoda waxa ayandaro ah inxawadle ficil hawiyenimo mujiyan anmesha olin arintana kasixumeyan mesha ayjogtay Eawal ahayd 2qoys qoyska marxumadlul iyo qoyska gacankudhiglaha iyago og inaysantalabadasi soconayn lul abihidhalay nolyahay inayubareran wahandadad cad

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas65362 ай бұрын

    Habargidir dad gubis ayay ku darsadeen jaahilnimo Xawaadle maxa ka quseeya

  • @sahraosman6818
    @sahraosman68182 ай бұрын

    Culummada hala weydiiyo. Kala bax kitaabka aa qabo

  • @abujole3992
    @abujole39922 ай бұрын

    Dhiigeena waa shiqaal shiqaal jaziira diyo maqaato waxay rawaan wixii kitaabta Qur.aan Kariim qoro ayaa qaadaneyna

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    Shiikhaal jasiira aad bay u cad cad yihiin shiil madow hadaa iigu horeeso

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay2 ай бұрын

    Nin ku dhaqasho leeyahay dhiiga aabaha leh. Lkn sheekadu run miyaa.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla98192 ай бұрын

    👍👍👍

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x2 ай бұрын

    soomaali war jeclaa jini idinku dhac

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi14922 ай бұрын

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️

  • @abujole3992
    @abujole39922 ай бұрын

    Kkkkkkk Welige ma maqlin wala diinteena mainosheegin naag ilmo ka dhaleyso kadib diyo aya kuqaadesit wey fiican taxay haduu diinta sidaas dhigoyso

  • @maariya4a185
    @maariya4a1852 ай бұрын

    👍👍👍👍👌👌👌👌👌

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad77072 ай бұрын

    Nin loogu hanjabay in uu pasport laga qaabayo isla markaana laga qaadayo ig qaamada waa uu qasban yahay

  • @caydaruscayga2170

    @caydaruscayga2170

    2 ай бұрын

    Sidee loogu hanbajaa dowlad sacydiga dulmigaas ma taqanee?! Mida kale ma Asaa dhalay siduu diyo u qaadanaa filin maa la jiloyaaa

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla98192 ай бұрын

    ✅✅✅

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp2 ай бұрын

    Abtigeed hadow soo galay waa in la.yeelaa warkisa

  • @caydaruscayga2170

    @caydaruscayga2170

    2 ай бұрын

    Abt maxaa ka galay dhiiig la galay?!!

  • @sakariyegacda1647
    @sakariyegacda16472 ай бұрын

    War waxan dowlad maahaaa wa fashil

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l2 ай бұрын

    Cida sixirka hunguri udhinta waa umalaynaayay

  • @semlaosman9593
    @semlaosman95932 ай бұрын

    shiikhaal maxaaa ka galay diayadana wax yar ayuu Abe cabdi casis

  • @nimcoomar7611

    @nimcoomar7611

    2 ай бұрын

    diinta baro dhiigaeda uu leyehry macnaheeda ma taqaan ii dil ii dil weeye taas dhaxal .arka diyo laga qaato haa lakiin ha la ii dila

  • @semlaosman9593
    @semlaosman95932 ай бұрын

    shiikhaal diin taqaano halkaasan uga haray

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel87772 ай бұрын

    Ninkaani igaamada ka dhacsan xaalkiisa waa looyaabaaa

  • @fatwaqurux5287
    @fatwaqurux52872 ай бұрын

    Dadaa modo been wlh maqatan dhiig waligod intey jiren sheqal jaziiro iyo gendershoba hadi cadalad lawayo tirabi bey udayaan wax kadhexeyo majirto

  • @Mustafe268
    @Mustafe2682 ай бұрын

    Been cad waye waxan

  • @semlaosman9593
    @semlaosman95932 ай бұрын

    maxaad meesha ku haysaan diyadiina idin dhaaftey waayo diyada waxaa leh inta ugu badan caruurta caruurta waxaa masuul ka ah

  • @sumaya-smiley

    @sumaya-smiley

    2 ай бұрын

    Mxa comment ugu rafnesa xge ku aragty qof an ku dhaxli krin inu dhiiigaga diyo ka qaaato diinta so baro

  • @user-xs1yy8ff7h

    @user-xs1yy8ff7h

    2 ай бұрын

    Hoyadaada In Lagubo Iyo Inantaada Iyo Adiga Dadkalane Magtaada Qaaadataan Baan Ku Rajaynayaa Sababoo ah Waxad Tahay Daalim Dilaaa Dafacaaayo

  • @ahlanahmed8860

    @ahlanahmed8860

    2 ай бұрын

    Luula aabahe xanuuka uu dareemayoh illahey haku dareensiiyo

  • @cfataaxyuusufbashiir9226
    @cfataaxyuusufbashiir92262 ай бұрын

    Luul Cabdicasiis waa gabadh sheekhaal ah xawaadlana ma aha aabaaheed ayaa dhiigeeda leh.

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b2 ай бұрын

    Mooryanta waa ku furan tahay 😂😂😂😂 been lee maa ku nolaneysiin wax macquul ka qata qaybta mediyah ninja xawadle wax laga yaab in been laga sheegto xita

  • @semlaosman9593
    @semlaosman95932 ай бұрын

    diinta saleebaan inay idinka badiyaan ayaa cadaatey wallahi

  • @maxmuudAdamafey

    @maxmuudAdamafey

    2 ай бұрын

    Kkkkk 😂😅😢

  • @kaafixaji
    @kaafixaji2 ай бұрын

    XAWAADLE WAA DOQOMO MAADAAMO AAYSAN AABBO LAHEYN, .MA LUUL CABDICADIIS AYEEY RAJO KASOO GASHAY. WARYAA QOFKA AAN AABAHA LAHEYN WAA #WACAL WACALNE QOF KAMA NAXO, #XAWAADLANE WAA WADA OGNAHAY ASALKIISII WAXA UU AHAAY JADAAN HAWIYO NAHAY MARNE LEEYLAKASE MAXAMED AYEEY LA DHASHEEN MARNA WAA HAWIYE, TANKALE ILMAHAAS YAR YAR WAA GADANAAYAAN XAWAADLE, HADEEY LACAG KU HELAAN LAAKIIN ANAGA LUUL AYAA WAX WALBO NOOGA QAALISAN, WAXAA YAAB AH LUUL CABDICASIIN AYEEY LACAG KA RABAAN. MISE WIILKA INEEEY SII DAAYAAN AYEEY RABAAN, HAHAHAHAHAHAHAJAHAHA AABAHA LUUL CABDICASIIS MADAXWENE XASAN SHIIKH AYUU KA DIIDAY ODAYGAAN, LUUL INUU DHALAY MIYUU ISKU MALEEYAA, XAWAADLE WAXAA ISAGA QALDAN SHALAY IYO MASNTA, WIILKA XAWAADLE XATAA LUUL AYAA BIILEEYSAY, EE #XAWAADLOOW IIMAAN DARANIDIINAA.

  • @magafeabtigiis1852

    @magafeabtigiis1852

    2 ай бұрын

    Shiiqal ma dad wada dhashay a reer owxasen oo shiqaal ah idiin eg ayaa idin diidey oo waxan aheeyn loo keey sheegta kkkk carab ban ahey yidhi balkawaren reer jesiira iyagaa us guursada carab ama eeran sheegtan dadkii xeebaha ka soo degtey xawadle haweye waa laf dhabarkiisi leelkase Waa haweye habar darood dhashey sida layidhi ilaahey baa xaqiiqda og

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    Adii doqon ah

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    2 ай бұрын

    Adigaa wecelnimo ku dhashay ee dadka af lagadeen

  • @kaafixaji

    @kaafixaji

    2 ай бұрын

    $Magafeabtigiis1852 Magafe Abtigiis Owxasan, Waaba dadka kaliye ee hormuudka u ah Shiiikhaal. Laakiin Siyaasada waa wada ognahay, Waa wax aay ku heshiinay, in aay Ku qaataano KURAAS_BADAB Siyaasadaas ma ahanmiid aad fahmi kartid, #MAGAFE_ABTIGIISOOW #XAWAQDLR WALAAHI WAA LAYAQAAN men L GALI ADIGA. HAWIYE HALKA AAY KA YIHIIN. SOOMAWLIDA RUNTA MA JECLO Laakiin magac kalea waaysay

  • @kaafixaji

    @kaafixaji

    2 ай бұрын

    #Ciiltre Adi maku jawaabaayi Magacaada Ayaa kuu ah jawaab

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah15222 ай бұрын

    Haddana ma idinka iyo Xawaadlaa Reer Jasiira waaba dagaal oogayaal

  • @isgoowmaxamed2143

    @isgoowmaxamed2143

    2 ай бұрын

    Edeb yeelo

Келесі