Dumarka Iyo Duulaanka Lagusooqaaday SH. MUSTAFE XAJI ISMAIL

Please subscribe to our You Tube Channel
kzread.info_c...
Like • Share

Пікірлер: 34

  • @yaxyegabyaaye9792
    @yaxyegabyaaye97923 жыл бұрын

    Allaahu Akbar, dadka inagu dawakhiyay xuquuqda dumar iyo waxyaabo kale ha ila soo daawadaan muxaadiradan. Alle caqliga, cilmiga, caafimaadka, intaba hakuu barakeeyo insha Allah. Sheekh Mustafe Ismacil Haaruun.

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur94202 жыл бұрын

    2021/10/04 Ayaan dawaday. Ilaahow Sh/Mustafe Carshigaaga hooostiisa igula kulmi darta ayaa u jeclahee

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын

    Allaha xifdiyo Shekh Mustafe

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rsАй бұрын

    Wadada hada waa kusoocanaa allaha caqliga iyo imaanka allaha noo soo caliyo

  • @aminasahra2982
    @aminasahra29822 жыл бұрын

    Alle ha ku sharfo sheikh

  • @ismailmohamed8353
    @ismailmohamed83535 жыл бұрын

    Jazakalahu Khayree Insha Allah Mahd Sanid

  • @suhurabdirizak6666
    @suhurabdirizak66667 жыл бұрын

    Alle haku xafido sheikh. Mustafe xaji Ismaciil

  • @yaxyegabyaaye9792
    @yaxyegabyaaye97923 жыл бұрын

    Alle haku sharfo, haku maamuuso Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Intii jecel inay wax ka ogaato arimaha haweenka ee ah reer Galbeedku inagu dawakhiyeen, fadlan soo daawo muxaadiradan. Insha Allah.

  • @daarultawba516
    @daarultawba5166 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @warsanaxmed3451
    @warsanaxmed34518 жыл бұрын

    Mashalah sheeq mustafe ale haku xafido ilheey anagane hanaga dhigo kuwii hadalka kiisa fican qaato

  • @suhurabdirizak6666
    @suhurabdirizak66667 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @daganinamuhumad2963
    @daganinamuhumad29636 жыл бұрын

    Jasaaka allhu qeer sheikh Mustafa xaaji ismaiil haaruun

  • @zahra.abuukar.9cali546
    @zahra.abuukar.9cali5466 жыл бұрын

    mansha allah

  • @hassanmoalimmahamed8426
    @hassanmoalimmahamed84262 ай бұрын

    30 Ramadan 1445 9 April 2024 Ayaan daawaday

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud16396 жыл бұрын

    Ilaahay ,ajar iyo axsanaad hakaasiiyo anagana cilmigaas ilaahay ha,nagu anfaco

  • @saryanofficial1853
    @saryanofficial18535 жыл бұрын

    MANSHLAAH Manshlaah

  • @abdiaziiznor5369
    @abdiaziiznor53693 жыл бұрын

    Somalida hadda jirta 2021 waxaa umaleesa in ay ku socdaan wadadii reer galbeedka ee qarnigii 20 oo ah in dumarka iyo raga ay isla soo shaqeestan caruuurta aan la tarbiyeen maxaa yeelay hooyadii xaafada ma jooogto caruurtas waxee noqaan inta badan kuwa waxba tarin Waana sbbta maaanta reer galbeedka ay uqaatan qaxooti mxaa yeelay dadkoodii ayaa dhamadeen dumarkii in ay wax dhalaaan ma rabaan... Alxmd diintena islaamka raga waxaa ubanaan in ay guursadaan afar dumar waana sbbta maanta aan kaga fiicanhy reer galbeedka ee waqtigaan waxaa nagu dhici lahaaay ama nagu dhici doono waxaa kaga bad baadena in raga ay inta badan caruur ay dhalaan ay jeceyl yihiin Allow ku xafid sh.mustfa runtii waxaa tahy shiikha aduunka ugu jecel ahay dadka waxaa la hadashaa caqligooda si ay ufahmaan

  • @cawoahmed4894
    @cawoahmed48943 жыл бұрын

    Maansha alaaah

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo75554 жыл бұрын

    Alle Haku Sharfo ❤🙏

  • @mustafeabdi1780
    @mustafeabdi17807 жыл бұрын

    waaa run

  • @abdullahiabdulkadir397
    @abdullahiabdulkadir3972 жыл бұрын

    M.a 2021.8.21

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri70467 жыл бұрын

    maansha allaah sheekh allaah ha Ku abaal mariyo ninka arka garanaya noloshaa gabadhi waa guri joog

  • @xamdixaaji4178

    @xamdixaaji4178

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk jaahil

  • @mohammedhassan8978
    @mohammedhassan89782 жыл бұрын

    Khdbad la jediyey 2003 aan daawadey 2022/3/25

  • @Lovely1432Way
    @Lovely1432Way3 жыл бұрын

    Sheekh Aniga janada ayaan ku guursan doonaa InshaAllah dunidaan in aan ku dhalo ma rabi sababtoo ah nimanka naagaha wey bahdilaan in ay ku guursadaan wey rabaan lkn ma jeclo wanaagaaga waxay jacelyihiin in aad meel xun ku danbeeya Aniga waan duceystay eebana waxaan ka rajeenaa janada fardowso InshaAllah dunida kuma arkin nin Aniga I qanciyo sababtoo ah mid wuu ku bahdilaa midna waa doqon midna waa mid aqli badan lkn guursade anigana ma rabo in aan guursado aduunyadaan sababtoo ah dunidaa waa meel dhib badan Aniga uma adkeysan karo fuusha ka dibna ma dhali karo soomaali maxaa laga dhiifay soomaalida dhalatay dad badan oo soomaali ah wey is qarxiyaan dumarka ayey kufsadaan ilmaha ayey dilaan heer galbeedkana wey ka daran yihiin Maskaxda ayey kaaga dagaalamaayaan aniga ma rabo nin aduunya joogo Aniga waxaan eebi ka rajeyna janada fardowso aduunkaana wax aan ka rabo ma jirto xitaa hadii ley dhaho 1billion oo dollar ah ayaan ku siin haa guurso ma rabi nin aduunyada joogo sababtoo ah waxaan ku riyooday ninkaa guursan doono in oo janada igu sugaayo anigana waxaan jecelahay nin aan is jecelahay oo janada iskugo nolan doono ma rabo in intuu ilmo Iga dhalo hadane cudur ii keenayo Aniga markaa janada galo ayaan ku guursan doonaan meeshaa ayaa wanaagsan

  • @abdullahiahmed3724

    @abdullahiahmed3724

    3 жыл бұрын

    wll ragu isku ma aysan aha qof ku ixtirami oo rag ah raadsado wll galablan ha noqon baan kuu leyhy.

  • @abdiaziiznor5369

    @abdiaziiznor5369

    3 жыл бұрын

    😢😢😢 boqolaal rag ayaa buuxo oo wanaagsan kaliya maxaa ku tusy kuwa xun wlh waa dhibaato runtii 😢

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare

    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare

    Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FarhiaAhmed-jp4xz

    @FarhiaAhmed-jp4xz

    8 ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Wll naftaadu xaq ayey kugu leedahay haddii aad maanta siin waydo maalin uu alle gar -soor yahay ayaa lagu waydiin Suubanihii diinta ina soo gaar siiyeye N.N.K.H ayaa kuleh قال عليه الصلاة و السلام : ( إن لنفسك عليك حقا ، ولزوجك عليك حقا ، ولزورك عليك حقا فأعط كل ذي حق حقه )

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rsАй бұрын

    Gabar muslima maxaa lagu xuraynaa illahay ayaa karamayaa

  • @hamseabdullahi281
    @hamseabdullahi2819 жыл бұрын

    Xafidu laah

  • @abduqadirqaasimshowkey9758

    @abduqadirqaasimshowkey9758

    6 жыл бұрын

    Hamse Abdullahi Damaged

  • @akrammusa791
    @akrammusa7918 жыл бұрын

    nice

  • @shafimuhudin3839

    @shafimuhudin3839

    5 жыл бұрын

    jasakalaah sh mustafa somalida waxey u baahan tahay sh mustafa oo kale oo labada dhinacba u yaqaan cilmi maadi ah iyo mid diini ah

Келесі