KaAflax

KaAflax

Ku Soo Dhawoow Hoyga Duruusta Iyo Muxaadarooyinka Waxaan Rajaynayaa in laga faa iidaysan doono inshaa allaah
لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين

Dhibaatooyinka ay Ribadu leedahay

Dhibaatooyinka ay Ribadu leedahay

naf walba mawtka waa dha dhanin

naf walba mawtka waa dha dhanin

See ku noqonkaraa hooyo dhawrsoon

See ku noqonkaraa hooyo dhawrsoon

Axkaamta Tijaarada

Axkaamta Tijaarada

Xaaskaaga  oo talada wadagaataan

Xaaskaaga oo talada wadagaataan

Dadka mu'miniita waa walaalo

Dadka mu'miniita waa walaalo

wax yaalaha siyaadiya Risqiga

wax yaalaha siyaadiya Risqiga

Khaatumada Wanaagsan

Khaatumada Wanaagsan

Qofka wa inuu alle talo saarto

Qofka wa inuu alle talo saarto

Awwoodda Ducada

Awwoodda Ducada

muskiladda Qurbaha.

muskiladda Qurbaha.

Sifadda adoomada Alle

Sifadda adoomada Alle

Salaadda iyo ahmiyadeeda

Salaadda iyo ahmiyadeeda

Axkaamta ciidul adxa

Axkaamta ciidul adxa

Пікірлер

  • @engmohamedadow5530
    @engmohamedadow5530Күн бұрын

    Ikhwaanii sheikh goor kuu dhintey. Ee yaa taariikhdiisa wax iiga sheegi karo?

  • @KaAflax
    @KaAflaxКүн бұрын

    @kaaflax

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi45042 күн бұрын

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah

  • @abdiadam1096
    @abdiadam10962 күн бұрын

    Ninki qisadan dhageysto e waxan mamul goboledyada laleyahay si tagero wlhi wa nin ilahey fahamki ka xiray

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman88253 күн бұрын

    Cidii sharci iyo tasduur ka dhigata wax aan ahayn kitaabka quraanka ah iyo sunnada nabiga waa gaalo

  • @salmaancali495
    @salmaancali4953 күн бұрын

    23/11/1991

  • @osmanabdullahi3447
    @osmanabdullahi34473 күн бұрын

    7

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare6908 күн бұрын

    Walaal qaybaha kale meeyey seddex xalqo bes miyaa? Isoo jawaab walaal

  • @KaAflax
    @KaAflax7 күн бұрын

    qaybtaan baan hayay walal. shugran

  • @tatelift
    @tatelift8 күн бұрын

    Make spain muslim again

  • @DahirAdan-uc5fp
    @DahirAdan-uc5fp10 күн бұрын

    11 years kadib adunyo

  • @Abdirihmanhasan3255
    @Abdirihmanhasan325510 күн бұрын

    Wlhy bilahay tolahay xaqiiqadas shiikhu malintaas kawaramayay maantan haynaa lkn markas ilahay baan hoos joognaa😢😢

  • @RagiiHorre-bq6ht
    @RagiiHorre-bq6ht11 күн бұрын

    Ehlu jano weeye shiikhaan❤

  • @KaAflax
    @KaAflax10 күн бұрын

    Alle uga bayaynaa u danbi dhafo

  • @maxamedismaciil3676
    @maxamedismaciil367611 күн бұрын

    Wlhi qof somali ah ee bulshada hor imada oo wax u sheega waxa uu doono haka hadlee ma arkin qof sh mustafe ka wanagsan oo ka aragti dheer Abaalkada janatul fardows Allah haka dhigo

  • @abdirisak2720
    @abdirisak272011 күн бұрын

    14:00

  • @mohamedawalhassanawalhassan
    @mohamedawalhassanawalhassan12 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @omarahmedfarah2830
    @omarahmedfarah283012 күн бұрын

    Maasha Alla

  • @KaAflax
    @KaAflax12 күн бұрын

    Aamiin yaarabi kuligiin waad mahadsan tihiin . Sheekh alle u naxariisto. Adinkana alle ha idin ka ajarsiiyo

  • @KeysarHooyo
    @KeysarHooyo12 күн бұрын

    Shiikhan ilaahay ha u naxariisto

  • @KaAflax
    @KaAflax12 күн бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @user-xw8he4hn5n
    @user-xw8he4hn5n12 күн бұрын

    Allahayow noo naxariiso adaa qafuuru raxiime😢😢😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari12 күн бұрын

    Maasha Allaah

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji114 күн бұрын

    الله اكبر

  • @YaasiinCusmaan
    @YaasiinCusmaan14 күн бұрын

    Sida aan wax ugu faaiido waxaan dawanaya 30/6/2024 ❤

  • @sahraabdi3915
    @sahraabdi391514 күн бұрын

    30 June 2024❤

  • @SakijjMohaa
    @SakijjMohaa15 күн бұрын

    Allaha dambigiisa hadhaafo sheekh mustafah❤

  • @KaAflax
    @KaAflax14 күн бұрын

    Aamiin

  • @MadmadNuur
    @MadmadNuur6 күн бұрын

    Aamiin aamin aamin aamin

  • @mohammedsiyaadmoallim
    @mohammedsiyaadmoallim15 күн бұрын

    Waxan maanta dawanayaa tariikhdaan cajiibka ah 29, JUN, 2024, sheikha allaha xifdiyo.

  • @mohantv273
    @mohantv27316 күн бұрын

    Manta oo ay tahay taridha 29 June 2024 ayan dawanaya runtii somali wayudamati.

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji116 күн бұрын

    M.a

  • @Keway603
    @Keway60317 күн бұрын

    AMIIM AMIIM Aux Yaa Rabii Yaa Rahim AMIIM SAW SAW ALAA MAHAMAD 💥🌎.SAW SAW SAW

  • @nuhnuh2753
    @nuhnuh275318 күн бұрын

    Masha Allah

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed44918 күн бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @mohatahlil4941
    @mohatahlil494119 күн бұрын

    Illahay ha u naxariisto sh Mohamed Rashaad

  • @KaAflax
    @KaAflax18 күн бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @mustafahmed2058
    @mustafahmed205820 күн бұрын

    Allah haw u naxariisto waxa ka tegay dhaxal la hubo

  • @KaAflax
    @KaAflax19 күн бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji122 күн бұрын

    M.a

  • @dias796
    @dias79623 күн бұрын

    22/6/2024

  • @MaxamedaxmedMaxamedaxmed-g4e
    @MaxamedaxmedMaxamedaxmed-g4e23 күн бұрын

    Inlayidhaahdo islaambaan nahey haddana Sharmila cidkalle laga qaato waagaalnimo

  • @mohammedsiyaadmoallim
    @mohammedsiyaadmoallim25 күн бұрын

    Watching for 2024 JUN, masha Allsh, Alhamdullilah.👏

  • @mohammedsiyaadmoallim
    @mohammedsiyaadmoallim25 күн бұрын

    Watching for 2024 JUN, masha Allsh, Alhamdullilah.👏

  • @user-zv1pm1cq3f
    @user-zv1pm1cq3f26 күн бұрын

    2024/6/19 Ayan daawadey

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed44926 күн бұрын

    Salalahu caleyhi wasalan

  • @maxamedcismaan9840
    @maxamedcismaan984026 күн бұрын

    6/18/2024 waaqica somaliya 5maamul Ethiopia iyo Kenya ukala tartamaya. Taariikhdu iyadaa dib isku qorta

  • @user-qi8zq5ez2d
    @user-qi8zq5ez2d27 күн бұрын

    M.a❤❤

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida28 күн бұрын

    Jazakallhu kheyran sheikh abu dalxa❤

  • @mohamedamiin9719
    @mohamedamiin971929 күн бұрын

    58:18

  • @user-fm5ud2pq1j
    @user-fm5ud2pq1jАй бұрын

    Dee dhacday😂😂from instegram Sheikh mustafa Alle haku xafido❤

  • @MacuunOnline
    @MacuunOnlineАй бұрын

    Hadalkii ale iyo hadal kal is making qatan

  • @user-pe8qo2dm7m
    @user-pe8qo2dm7mАй бұрын

    Wuxuu sheegay dhan waan aragnaa hada. SubxanaAllah

  • @abubara7267
    @abubara7267Ай бұрын

    ٦/ذي الحجة/١٤٤٥

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803Ай бұрын

    Wll muxadaradan oo dhamaystiran noo soo gudbi

  • @KaAflax
    @KaAflaxАй бұрын

    wll dadkaa cod saday. adigana taada waa tix galin waana soo dhigi kuwo dhameestiran waa is ku dhexd dari inshaa allaah

  • @KaAflax
    @KaAflaxАй бұрын

    #KaAflax