No video

DR FAYSAL | SH BARBARAAWI MAXAA UU UDIIDAN YAHAY IN UU ISOO HORFADHIISTO

WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA

Пікірлер: 340

  • @ilyassmohmd7475
    @ilyassmohmd74754 жыл бұрын

    Dr Faysal sheekha si xushmad ah ulama hadlaysid Allah kuso hadeeyo

  • @user-yt4mi5bt3r
    @user-yt4mi5bt3r4 жыл бұрын

    قال رسول الله صلى عليه وسلم لا يدخل الجنة من كان في قلبه مثقال ذرة من كبر ) حسبي الله ونعم الوكيل اللهم استر عيوبنا واحفظنا من كل شر

  • @duuliyekastamtv3017

    @duuliyekastamtv3017

    4 жыл бұрын

    *Sidaa isu haysta waligiinba*

  • @hasanguregure8061
    @hasanguregure80614 жыл бұрын

    *walaaal anigu waxaan ahay reer muqdish walaal hadal kaaga waxaa ka muuqda in aad tahay nin dulmi doon ah walaal gardarada iska daa anigu ku qolo maahi laa kiin wuu kaa asluub wacan yahay waana dhagaystay hadal kiisii*

  • @calimaxamedcali1983
    @calimaxamedcali19834 жыл бұрын

    Culumadu inay munaadaro qabtan waanu soo dhawayn,lkn nin waloowba ogoow alle qalbigaaguu kuu qaadi ,haday noqoto nin iska dhicin iyo haday thy alle diintiisa ugargaar anagu muuqaalada ayaanu daalacanaa waa inta alle indha siiyee lkn quluubta ma karno ee alle ha noo tuzo xaqqa sida qoraxda aamiin

  • @shirshooreaadan7368
    @shirshooreaadan73684 жыл бұрын

    Siyiisiyiintii way is haystaaan Culimadii way is haystaaan ilaaahaw ummada soomaliyeed beerkooda burcad isu mari

  • @sakariyemacalincali2141

    @sakariyemacalincali2141

    3 жыл бұрын

    Wllo waa culimadii dambe waxaan is haysata lkn kuwii hore iska qabsan jirin ee soomaaliyeed,

  • @updyrahmanarap3821
    @updyrahmanarap38214 жыл бұрын

    Sh faysal alla haku barakeeyo, waan kugu raacsanay inay ka noqdaan kooxdaa tabliiqiinta ee ay bidcaynayaan, Sh barbaraawi iyo sh cabdikariin xasan xoosh-ba waa shuyuukhda ugu waaweyn salafiyya, inchallh waxan rajaynayaa inay labadiinaa urur diimeed aad mar un is mudataan.

  • @cabduraxmanxaji8257
    @cabduraxmanxaji82574 жыл бұрын

    د.فيصل حفظه الله رجل نفتخر به وعالم من علمء الأمة نقول لإخواننا تهيؤو الى مناظر علمي

  • @axmedhaydara7958

    @axmedhaydara7958

    4 жыл бұрын

    متي أصبح عالم أين كان قبل 15 سنوات هل كان ساكت عن الباطل اف لن جعل التحزب جائز

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    وإخوانكم جاهزون للمناظرة ؛ ولكن مناظرة لجماعة كاملة وليس لشخص واحد ، لكي ينتهي الخلاف. ولكن أخب هذا العالم الذي تفتخرون به أليس في كلامه شيء من الإستهزاء والكبرياء فقد قال : ( halkanu u cararay , adeero sidasan ku leyahy , waa shar badane ) وهذا ليس من شيم العلماء وحتى طلبة العلم ، أما رأيت شيخنا البربراوي لا يذكر فيصل إلا بالدكتور ولا يشتم ولا يستهزئ.

  • @caishomohamed8359
    @caishomohamed83594 жыл бұрын

    cilmi haddaa leedahey dad ceebahood kumaadan mashquusheen iska aamus please

  • @guray050
    @guray0504 жыл бұрын

    Dood uma jeedide inaad caan noqoto Yaad rabta umada ka fadhiiso

  • @khadarashour4641

    @khadarashour4641

    4 жыл бұрын

    Warya sHeeko salafi ayaad wadaa

  • @mohamedabdullahi7183

    @mohamedabdullahi7183

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa wallaahi

  • @bentonjoseph6546

    @bentonjoseph6546

    3 жыл бұрын

    i realize I'm kind of off topic but do anyone know a good place to stream new series online ?

  • @alecharper813

    @alecharper813

    3 жыл бұрын

    @Benton Joseph I would suggest FlixZone. Just search on google for it =)

  • @jerryroy5121

    @jerryroy5121

    3 жыл бұрын

    @Benton Joseph I would suggest flixzone. You can find it on google =)

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan46184 жыл бұрын

    Dr Fayzalow Bar Baraawi waa shiikheena aan jecelnahay Runtana ka hadla marka runta ayaa lagu haystaa

  • @shakhsirunsheegeah8524
    @shakhsirunsheegeah85244 жыл бұрын

    Jamaacatu taqliiq siyaasadna shaqo kuma.laha aduunyo daydayna shaqo kuma laha shaqadoodu waa murugta diinta fikirka diinta sidii kalmada la ilaaha ila laah ay usarayn lahayd iminkaba way saraysaaye baadilkuna usuuli lahaa nafaheena iyo nafaha caalamkana diin dhamaystiran looga heli lahaa Allah janada ha idinku abaal mariyo anaga ducaad la aqbalo hanaga yeelo Aamiin Aamiin

  • @abdifitaahabdi3893
    @abdifitaahabdi38934 жыл бұрын

    Adigiibaa leh barbaraawi baan doonanayaa haddana leh barbaraawi yuu cid gaar ah doonin. Maxaa adiga kuu banneeyay inaad cid gaar ah dalbato isagana ka xaaraantinimeeyay.

  • @khadarisko9728

    @khadarisko9728

    4 жыл бұрын

    wuu yara naxsan yhyee

  • @jibagale30magan46

    @jibagale30magan46

    4 жыл бұрын

    Dood ictisaam (ex al-tihad ) lala galo ayaa loo baahan yahay, si bulshadu uga hoos baxdo.

  • @al-sunnahmedia9619
    @al-sunnahmedia96194 жыл бұрын

    Dr. Wad muxaadaraatka ha joojinin jzkhayran.

  • @cmarwacays3256
    @cmarwacays32564 жыл бұрын

    يا دكتور فيصل انت قلت اخذر مند 1997 -2019 حتى الآن مارأيناك ولم نسمع منك أنا اسئلك هل انت تدافع الأحزاب والتفرق؟ الأحزاب والفرق لايجوز من الكتاب والسنة

  • @mohamedmuparick8573

    @mohamedmuparick8573

    4 жыл бұрын

    Nio ninkan maa laga qabto culimada mcl maaha nin cilmi iyo aakhiro ka baq ku socda wixii waa iska jadal yacni dood waa sidii ciyaalka barbaraawi ayaa iga baqay iska dheh waa waxa kasoo dhaga waynee

  • @mohamedmuparick8573

    @mohamedmuparick8573

    4 жыл бұрын

    Alle hanoo xifdiyo wlhi yurub ayaan ku noolay xaqii uu ibaray shakhayga aan jeclahau lillah cabdalla xasan xaashi barbaraawi dacwa salafiya wanu ku taganay xaqna weyan waanu ku fanaynaa nagama aha istus alxamdulilah iga salafi mncha allah ❤️❤️❤️

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    @@mohamedmuparick8573 masha allah wllo , wa sidaas wllo alxamdulillaah ilaahahayba xaqa na waafajiyey , bidcooyinkana naga fogeeyey

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali2272 ай бұрын

    Barbaraawi wax ka wayn madkhaliyo ma hayo kuwaasna islaamka mashey ka taaganyihiin waan ognahay. Ictisaamna dano islaam mahayaan.

  • @mohamedyasenalyamani5737
    @mohamedyasenalyamani57374 жыл бұрын

    Aqoonyhanka soomaaliyed meel maraiyey jidiidiyihii manshalh below dr faysal

  • @toosintanoloshachannel5618
    @toosintanoloshachannel56184 жыл бұрын

    2006 ayaa lguu yeedhee halkeed joogtay Veva barbarawi

  • @user-on8he8gs7z

    @user-on8he8gs7z

    4 жыл бұрын

    Hhh wx fahan marka hore 2006 xageed joogtay adigu barbaraawi miyaad guri kula nooleed maxa ku ogaysiiyay

  • @ahmeddanan4618

    @ahmeddanan4618

    4 жыл бұрын

    Bar Baraawi ha barakeeyo

  • @fosiyacali4333

    @fosiyacali4333

    4 жыл бұрын

    alla maxaad somaliyey waalaten waar wax barta waad madhantine intad comantiga ku murmaysan

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    @@user-on8he8gs7z wll inan si gaar ah kuula hadlaan raba oo si gaar ah aynu u doodno ee xagaynu kaso wada xidhiidhnaa , Wa hadaad xaq doon tahay o aanad tacasub u jeedin

  • @mohamedomat4028

    @mohamedomat4028

    4 жыл бұрын

    Ninyahow Babaraawi yuusan ku dhumin waa salafi takfiiri..

  • @hamsehussein1654
    @hamsehussein16544 жыл бұрын

    Sheekh barbaraawi Uu ka xifdi badanyahay Warqad baad kusoo qoronaysa Jawaab yar ood sheekh usoo jawaabaysi Doodana ma Buugag baad soo qaadan

  • @zucadmoh1877

    @zucadmoh1877

    4 жыл бұрын

    Dad and aqontoda gadhyn lalama glo af jaahilnimo

  • @zucadmoh1877

    @zucadmoh1877

    4 жыл бұрын

    Barbarwina af libax bu gle mxabd ugu doodysin

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhh wa run wlhi wa warwarka uu ka wabo inu hadalku ka kala yaaco

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    @@zucadmoh1877 is deji wll barbaraawi isaga libaaxee

  • @hamsejamaali1173
    @hamsejamaali11732 жыл бұрын

    Faysa fashiluuh alle hakugusugaxaqa waad iska idhatiraysaaye

  • @omerozil4337
    @omerozil43374 жыл бұрын

    Sheekhu muu faanaya ma aflagado ayuu wado maxaa ka siya sheekha caaan inaaa noqoto rabtaa filayaaa lkn sidaa caan laguma noqdo

  • @nabiilamohamed4388

    @nabiilamohamed4388

    4 жыл бұрын

    Nocasi umajawaban Dr

  • @saynabyasiin3016

    @saynabyasiin3016

    4 жыл бұрын

    Caan nimi umabaahana dr sh faysal allah ayaaa cilmi iyo aqoonba siiyay lkn adigu taada meel dhig dadka cimiga allah siiyay intaad xaasidayso

  • @khayre2
    @khayre24 жыл бұрын

    بسم الله الرحمن الرحيم وصلاة والسلام على رسول الله Akhii Dr Faysal nimanku ma sahlana ha la doodin! mas'alooyinkay Soo wadaan waxa laga yabaa inay ka MID noqoto🚀 wasaa'il dacwah ma tawqiifiba. Iyo kuwokale ooy ka MID tahay manhaj ma loo qori karaa jamaaco khaas ah. Oo ay weliba ku jirto arimo umada ka dhexeeya sida siyaasada iyo caqiidada IWM. وقال العلامة صالح الفوزان حفظه الله في الأجوبة المفيدة ( ص 43) : " مناهج الدعوة توقيفية بينها الكتاب والسنة وسيرة رسول الله صلى الله عليه وسلم ، لا نحدث فيها شيئا من عند أنفسنا وهي موجودة في كتاب الله وسنة رسول الله صلى الله عليه وسلم ، وإذا أحدثنا ضعنا وضيَّعنا ، قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ( من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد ) "البخاري ومسلم" ، وقالحفظه الله ( ص 147 ) : " التحذير من المناهج المخالفة لمنهج السلف الصالح يعتبر جمعاً لكلمة المسلمين لا تفريقاً لصفوفهم ، لن الذي يفرق صفوف المسلمين هو المناهج المخالفة لمنهج السلف "

  • @nutritionnutrition9426
    @nutritionnutrition94264 жыл бұрын

    Barbaraawi waa caalim faysal I ska daa sheekha

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow10842 жыл бұрын

    Sheekh Barbaaraawe dee is keen.lagu.dalbaye ama joojiye Kaligeey ama kaligeen ayaa ah Salafiyin.Dadka kalana Ahlu bidca.

  • @halwadaag2956
    @halwadaag29564 жыл бұрын

    Sheekh ilaahay ka cabso sheekh Dr faysal

  • @magareh
    @magareh4 жыл бұрын

    Dr Sheikh Faysal Miyayna Ka Quruxbadnayn In Arimahani Kuwa Idin khaas ah Ku Haboon Ka Dhigtaan Caamada Dhagahoogana Uma Ficno In Culimadi Lakala Jeclado lakala naco ayan ka baqaya

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim76964 жыл бұрын

    War waxaani culimo Somalia ma ahan ee wa jawaasis carbeed !! kuwan siyaasada masalo ee meelaha ka qayliyana siyasiyin ma aha ee waa jaasuus gaalo u shaqaysa!! Lakin umadan Somalia wa dhuntay waasa la soo laaba doontaa culimadoodi iyo siyaasiyiintoodi asalka ahayd ee daacada ahayd

  • @cade3808
    @cade38084 жыл бұрын

    Sababta shiekh bar baraawi u doonayo kulan aad u dhantihiin adiga iyo ragga baycada ku la jirtid wuxuu rabaa inuu idin baro dadka oo uu fashiliyo waxaa tihiin oo iidan udhuuman dadka muslimiinta ah lana cadeeyo inaad tihiin kuwa soomaaliya qasaya oo faraha dhiiga ku leh

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle79224 жыл бұрын

    Dr faysal reer budcoole baalaha ayuu karifay afkii ayasba juugda gabay Ama afeef hire lahaw ama adkaysan badan.

  • @mustafwalaal5373
    @mustafwalaal53734 жыл бұрын

    aniga tafruqa & kala tagga culumada ma jecli, culimadana u kala xaglin maayo, balse waxaan oranayaa sh. barbaraawi mas'alo 14 sano cid kala dooddo uu waayay haddii uu hadda helay cid kala doodda waaba fursad uu 14 sano raadinayaye muu ka faaidaysto fursadda oo uu ka niqaasho

  • @khadarashour4641
    @khadarashour46414 жыл бұрын

    Dr faysal wad ka cilmi badantaHy bal-balaarka ee tabliqiyinta aynbu wx ka sHeGa wxu wuxu u dHaqamaya sida naGaHa. Ee inaga dHaaf viva TABLIQ

  • @luqmaanalxakiimcabdilaahi9641
    @luqmaanalxakiimcabdilaahi96414 жыл бұрын

    الحق أحق أن يتبع.

  • @mohamedguuleed5416
    @mohamedguuleed54164 жыл бұрын

    Sheekh shaydanka iska naar, oo cadhada iskadaa, islaamku waa mid kaliya

  • @cabdirisaqmahamed7416
    @cabdirisaqmahamed74164 жыл бұрын

    UMADA ISLAMKA AH KA DHAAFA WAXAD WADAAN ADI IYO BAR BARAAWI

  • @hodanhandulle4516
    @hodanhandulle45164 жыл бұрын

    Subxaanalaah,dr nooc islawayni baa soo galaysa, yaa miskiin. Stop arguments,we don’t need trouble. We have enough problems.

  • @maxaacusub9533
    @maxaacusub95334 жыл бұрын

    DR Faysal maanta iigu horeysa.

  • @roodacl.raxmaan1157
    @roodacl.raxmaan11574 жыл бұрын

    SHIKH MAD ISKA CAFIDID SI ILLAHAY KU CAFIYO OO MAD U CEB QARISID SI ILLAHAY CEBAHAGA U ASTURO illayn qofku wu khaldamaye

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq4 жыл бұрын

    العلماء ورثة الأنبياء dadka culimada u kala hiilinaya ee caytaamayow ilahay ka baqda oo xishooda arko dhaafa ka hadal iyo eed laa aada tan kale ilahay haynaga qaboojiyo xaqna haynagu hanuuniyo Kitaabka quraanka iyo sunada nabiga csw ku dhaga oo haysta oo barta

  • @makaalmadiina6277

    @makaalmadiina6277

    4 жыл бұрын

    Alle haku hanuuniyo xaqana hakuwaafajyio

  • @cabdifarax1223
    @cabdifarax12234 жыл бұрын

    Waar sh mustafe iyo sh dirir usula taga

  • @dekasaed93

    @dekasaed93

    4 жыл бұрын

    Wlhi wa sidaa

  • @ahmeddanan4618

    @ahmeddanan4618

    4 жыл бұрын

    Sax sxb lkn sheekha Bar baraawi waan jecelnahay

  • @fosiyacali4333

    @fosiyacali4333

    4 жыл бұрын

    @@ahmeddanan4618 jacaylkad sheegayso janada muyuu kugu gayn waar wax baro jacayl yuu ku indhtirine

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    @@fosiyacali4333 haa wll janada ayan ku rajaynaya jacaylkaas , waayo in la jeclaado dadka diinta saxdaa faafinaya ee culimada ah waa wax ilaahay loogu dhawaado.

  • @hamzaabdirahman3282

    @hamzaabdirahman3282

    4 жыл бұрын

    sheikh barbaraawi ma ogola sheikh mustafa iyo dirir. culimo uma yaqaano

  • @hamsehussein1654
    @hamsehussein16544 жыл бұрын

    Dooda balaadhi oo Kuwa kale Haday khaldan yihiin Ha Noo qarine Oo Taasba Sax dheh Ha iska buuqine

  • @mcgureey5414
    @mcgureey54144 жыл бұрын

    Talo Guud: قال الشعبي رحمه الله: ماجاءك عن أصحاب محمد فخذ ودع ما يقول هؤلاء الصعافقة. Shacbi waxa uu yiri ee ahaa Culumadii Tabiciyiinta: Qaado waxa kaaga yimaado Asxabu Muxamma, Kana tag waxa ay ku hadlaan Sacafiqada oo ah kuwa Diintaada hanti ma guuraan ka ka shaki galinayo.

  • @ibraahimjama753
    @ibraahimjama7534 жыл бұрын

    والله المستعان

  • @channel-rt7bb
    @channel-rt7bb3 жыл бұрын

    Muudiidin dooda waa diyaar ee adaa ka meeraysty goobtaa aynu kuqabano markii layidhi dr diyarmatihide sheekha nooda

  • @ugbad5khadar854
    @ugbad5khadar8544 жыл бұрын

    Faysalow xertaada soo ka xaysoo bashiiriyo kadib isku keen keen buu Ku yidhi barbaraawi lkn shakhsiyadaada Faysal ahaan kula doodi maayo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Wax xaqa inaa lacadeeyo wsy wangsantah jzklum kheyer sheikh faysal

  • @user-hj2rf6kd5e
    @user-hj2rf6kd5eАй бұрын

    Shaw ahlul bidac haku barto waa noocan ookaleh

  • @halwadaag2956
    @halwadaag29564 жыл бұрын

    الشيخ اتق الله

  • @apdikaniazair3855
    @apdikaniazair38554 жыл бұрын

    adigu sheekh hagaaagsan matihid saad uhaladyso ayaa la arkaa siyaasibad thy

  • @hamdamuse5689
    @hamdamuse56894 жыл бұрын

    dr faysal si cadbuu u hadalay dadka badankooda waxa haysa sheekh jeclaysi lkn xaqraadis maaha inaad sheekhaaga uun u aragto cid aan xaqu dhaafin taasi iyada jaahli ah

  • @sidiiqismacil5210

    @sidiiqismacil5210

    4 жыл бұрын

    Wall si cad uma hadlin balse wuu aflagaadooby

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali2272 ай бұрын

    Marba qolo umada soomaliyeed yeysan nawaalin

  • @apdirahmanmohamed358
    @apdirahmanmohamed3584 жыл бұрын

    Shiikh xaqa ha la cadeeyo Hadlkana soo kooba

  • @apdirahmanmohamed358

    @apdirahmanmohamed358

    4 жыл бұрын

    Sh dee barbaraawi Hadlakiisa mand dhagaysan

  • @jimcalemaxamedxasan6104
    @jimcalemaxamedxasan6104 Жыл бұрын

    waryaa sheekhew ilaahey Ka cabso sheekh ma tihid ilaahi Ka baq khaain baa tahay sheekh barbaraawi waa sheekh caalim ah jaahiliyon sh,beenta Ka daa sheekhu uu kaa cilmi badan yahay

  • @xaaji70
    @xaaji704 жыл бұрын

    Nin kii barbaraawi god kiisay biyo ugu galeen hhhhhh

  • @umuibraahiim3447

    @umuibraahiim3447

    4 жыл бұрын

    alaylehe haday mid ugu galeen faysal bay ugu galeen

  • @mowlidahmedmohamed588
    @mowlidahmedmohamed5884 жыл бұрын

    anigoo labada sheekhba tixgalinaya sh barbaraawi deganaan ban hadalkiisa ka dheegtay. dr faysal... personal attack buu ubadanyey.. dood cilmiyeed waan soo dhawayneynaa lkn waa inay noqoto mid hadafkedu yahay isku soo dhawaansho... se tan hordheceeda ayaaba lagu sii kala foganayaa alle ha ilaaasho culimada

  • @zanaali3034
    @zanaali30344 жыл бұрын

    Xaq doon noqo bar baraawi doon ha noqone

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    Run weye

  • @abyanadenm1455

    @abyanadenm1455

    4 жыл бұрын

    odaygi berberaawi lama arag waxba ku dhacay hhhh

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    @@abyanadenm1455 orodoo soo daawo adero usoo jawaabee , jawab kama dambys ah buu bixiyay ee orod channel kiisa kaso daawo , Mar labadka sxbow afkaga gaabso shiikha ka gaabso

  • @abyanadenm1455
    @abyanadenm14554 жыл бұрын

    dr faysal= berberaawiyow waan ogahay hadaynu kun sano noolano inaanad hortayda soo fadhiisan karin oo aanad masalo cilmi ah igala doodi karin. xayakallah rag isyaqaan kasoo qaad.

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel11384 жыл бұрын

    Waaa run wuuu ka baxsaday

  • @cabdilaahimaxamud1864
    @cabdilaahimaxamud18644 жыл бұрын

    Asc marka hore waarfaysal sh barbaraawi Kuuma qalmo inuusoohor fadhiisto dhigaaga orod doono lkn waadnaxsantahy barbaraawi diyaarbuu uyahay Meeshana laysmana laynayne hbaalmarin xaqa wauukuucadyahay adi Maadaa waxba islahayaba waar hakufashilmin Meesha ee barbaraawidoon ayaatahaye xaqdoon matihid

  • @ahmedal-fateh8179
    @ahmedal-fateh81794 жыл бұрын

    Markaad sheekh barbraawi kuso caanbaxayso waa iska sidan 😂😂

  • @shakhsirunsheegeah8524

    @shakhsirunsheegeah8524

    4 жыл бұрын

    Waxba waanu isla hayn

  • @Ebichistory10

    @Ebichistory10

    4 жыл бұрын

    Jadiidiyo car soo fadhiisiya barbaraawi..........

  • @abdikadir8645

    @abdikadir8645

    4 жыл бұрын

    Subxanalah waar caan ninkani nin u baahan maaha meeshu marayaa DR waad aqoon gaabantahee.

  • @saadaatmuuse111

    @saadaatmuuse111

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad kkkkkkkkkkkkkk waa caanimo doon.

  • @ahmedwarsame4538

    @ahmedwarsame4538

    4 жыл бұрын

    سبحان الله

  • @mustafeaxmed3505
    @mustafeaxmed35054 жыл бұрын

    Waar faysal hays xiijine adaa u eeg mid naxsanaayee Sh bar baraawi wuxukuyidhi diyaarbanu nahaye Lkn adigu uma dhigantid sh eekhee oarad doono cidkula aqoona

  • @fagaarahafanka2307

    @fagaarahafanka2307

    4 жыл бұрын

    Dr faysal heer dr nimo ayuu ka gaadhay diinta waaana phd jamacada madiina ka baxay heer laga sareeya oo wax barasho laga gaadho miyaad garanaysaa qofka lama yaso dulufyahow

  • @rabiyaqaaan3829

    @rabiyaqaaan3829

    4 жыл бұрын

    @@fagaarahafanka2307 Cilmigii Fanka miyaad moodaysaa In laga hadlayo Adeer awrooow indho yeelo

  • @nabiilamohamed4388

    @nabiilamohamed4388

    4 жыл бұрын

    Wally wad iskahadhashay jaahil ban unaqana nocaas okale Sikastaba ha ahaate dr faysal cidina magadhayso Kanaxo nafta waaya

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi40404 жыл бұрын

    Shiikh Barbarawi wuxuu daba dhigtay rusheeye wax badan. hadana isagii baa la daba dhigtay Waa arin fiican .

  • @haamudmohamed5115
    @haamudmohamed51152 жыл бұрын

    Waxaad sheegayao sheeg sheekh naftii ayaaba ka baxdee hadalkaaga cadho ayaa ka buuxdee

  • @user-tx4xd2jo3c
    @user-tx4xd2jo3c4 жыл бұрын

    Subxaanallaaah

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed54724 жыл бұрын

    Barbaraawi waa salafiyal madaakhila koxdooda keliyaa isla saxan

  • @fardosajama2795
    @fardosajama27954 жыл бұрын

    Quranka,xadiis,iyo fahamki saxabada uunbu baanku ogahay sh barbarwaai

  • @cabdifarax1223
    @cabdifarax12234 жыл бұрын

    Waxaan la yaabanay dadka halkan wax ku qoraaya ee le hebelbaa qaldan labada nin markay is hor fadhiistaan ee ay doodaan ayuunbaa la ogaanayaa qofka khaldan

  • @AliMohamed-ig2yx
    @AliMohamed-ig2yx4 жыл бұрын

    Masaladan Culumo kale maxaa laagu dhiibi waayay labad sheekh wey isku daaleene

  • @farasomalison3011
    @farasomalison30114 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Run ahaanti wa ka xumahay in sidan culimadeni isku qab qabsadan, sababto ah caamada waxay noqonayan kuwa jah warer ku dhex jira. Waxa xasusta mar sh Xassan iyo sh Umal oo sey isku racdesanayen ugu dambeyn kala aamusay. Waxa kalo jiray culimo badan oo san cml isku daba dhigtay. اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا وارزقنا إ جتنابه.

  • @abdinaasirfarhaan468
    @abdinaasirfarhaan4682 жыл бұрын

    Dee Kadaaa Raga Sida Apti FaysaL🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed76904 жыл бұрын

    Waad naxsantay sheekh adigu barbaraawina wlhi inaanu cilmi kaaga baqayn

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan46184 жыл бұрын

    Sheekh Bar baraawi waa sheekh caalim ah weyn Alle habarakeeyee

  • @abyanadenm1455

    @abyanadenm1455

    4 жыл бұрын

    Ahmed Danan odaygi barbaraawi waxba ku dhacay hhhhhh diktoorku qorigiisu qabtay

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali2272 ай бұрын

    War umada waxay ubaahantahy dood wax ka wayn.

  • @nadarabdul5895
    @nadarabdul58954 жыл бұрын

    Sheekh barbaraawi waa nin cilmi leh. Si degan miyaan wax la isla sixi karin , ayadoon shacabku ogayn ,, waa yaab maxaa la isku. Ceebaynayaa

  • @Deef4Cabdi-mu4dg
    @Deef4Cabdi-mu4dg4 ай бұрын

    Xishood xishood

  • @maxamedamiinabiibakarxcism4042
    @maxamedamiinabiibakarxcism40424 жыл бұрын

    Digtoorku warkiisa uu cadaystay

  • @hamzaabdirahman3282
    @hamzaabdirahman32824 жыл бұрын

    sheikh barbaraawi fadlan ka leexo xulumada soomaliyeed kaleexo. fadlan. sheikh umal iyo dirir iyo mustafe waa culimo somaliyeed.

  • @user-yr9cw4ud5y

    @user-yr9cw4ud5y

    2 жыл бұрын

    وليس الذكر كاالأنثى يااخ الشيخ بربراوي على منهج السلف اما امل وغيره هم على منهج غير منهج السلف هداهم الله

  • @garaadibraahim7056
    @garaadibraahim70567 ай бұрын

    Sheekha kadaa ciyaarta niyaw

  • @nuurxaajicismaanmaxamed3256
    @nuurxaajicismaanmaxamed32564 жыл бұрын

    Culimadaan masaa isha farciga ah ku diriraya ma dowlad islaami ah ayay inoo soo celinayaan ama dowladbay xil ka qaban karaya allow khayrkoda nasii shartoodane naga qabo

  • @saamiyaxasan6614
    @saamiyaxasan66144 жыл бұрын

    nin ishuba dr faysal

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim192 жыл бұрын

    5

  • @shukrideeq8933
    @shukrideeq89333 жыл бұрын

    Siyaasadiiba ta culimadaa kadarn dadkii diinta farayay iyagii is haystaan oo fidyooyo layskaga sooduubo waa arin aad uliita wllhy waxn leeyahy culimada is haysata ilaahy wuu idin sharfy oo maqaam sare ayaad ku leedihin dadka iyo dalka iyo diintaba hadaad is qoonsataan ileen basharbaad tihiine kulma oo culimo kale doonta maslo hadaad isku khilaaftan wada fadhiista oo isla eega ileen labdiina mid uunba saxane ilaahy kabaqa culimo oo dadka wareerka iyo isqabsiga kadaaya

  • @ajali2872
    @ajali28724 жыл бұрын

    Sheekh waxba soomaad kordhin waad iska xiiqday

  • @yaasiinabdirazack5546
    @yaasiinabdirazack55464 жыл бұрын

    Asc

  • @yaasiinabdirazack5546

    @yaasiinabdirazack5546

    4 жыл бұрын

    Xaqana xasaasiyad yaan laga qaadin

  • @abdiqadirabdimatan1129
    @abdiqadirabdimatan11294 жыл бұрын

    Ilaahay halaga baqo walaalayaal.

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat40284 жыл бұрын

    Shaikh Babaraawi waa salafi takfiiri waaye haku daalin..Dr Faysal

  • @user-yr9cw4ud5y

    @user-yr9cw4ud5y

    2 жыл бұрын

    اتق الله ربك يااخ(متى كفرالناس الشيخ البربراوي هات برهانكم ان كنتم ان صادق

  • @mohamedomat4028

    @mohamedomat4028

    2 жыл бұрын

    @@user-yr9cw4ud5y Takfiiri kale miyaatahay waa yaabe

  • @mohamedshafici2200
    @mohamedshafici22004 жыл бұрын

    Barbaraawi ilahay ha xafido waa sheekh cilmi iyo caqli ilahay isugu daray

  • @al-sunnahmedia9619
    @al-sunnahmedia96194 жыл бұрын

    Doodda waan u baahanahay madaakhila halala doodo muslimiinta way dhibeen.

  • @abdi-azizabdi-rahman674
    @abdi-azizabdi-rahman6744 жыл бұрын

    Sheeekh faysal inta aaad xaqa ku taaagan tahy alle aya ku garab tagan dadku haba kaaaso hor jeeestene

  • @caishomohamed8359
    @caishomohamed83594 жыл бұрын

    ilaahey kacabso shiikh waa lagaa qoroyaa waxaa kuhadleyside

  • @cabdirashiid4419
    @cabdirashiid44194 жыл бұрын

    wadaadkan hal cilmi ah ma laha anigu wxn qbaa in xisbiyadu bann yihiin lkn wadaadkan hadalkiisa ayn xikmadba lahayn adeer culimada ka fdhiiso

  • @axmedhaydara7958
    @axmedhaydara79584 жыл бұрын

    أحمد بن حنبل إنما كان يمثل أهل السنة والجماعة عندما كان يناطر الشيعة ومثلها لكن يافيصل أنت بين من تمثل صحح من تمثل أولا إذا كنت من جماعة الاعتصام أو الاتحاد سابقا فعليك أن تأخد لاعضاء الجماعة موافقة أو مايدل علي دلك نتحدك يافيصل والله أعلم

  • @alimoallin

    @alimoallin

    4 жыл бұрын

    يمثل نفسه بعلمه فإذا عندك حجة فات به اليه

  • @ibraahimjama753
    @ibraahimjama7534 жыл бұрын

    Si culimo waa in loo hadlo cayda iyo wuu cararay iyo shar badane iyo cayda kale ee la koobi karin waa in layska daayo culimadu haday sidaa yhin oo caytamayaan caamaduna ka maxay samaynaysaa

  • @Hammuuz

    @Hammuuz

    4 жыл бұрын

    Ahlu baadilka af lagaadada aya lagu yaqaana , subxanllah Barbaraawi marku ka hadlayay u fiirso , mantaba wuxu laha Diktoorka bas mu caayin mu af lagaadeen

  • @saamiyaxasan6614
    @saamiyaxasan66144 жыл бұрын

    cadayntaa lagaa rabaa barbaraawiyow halkaad kakeentay ahlubidac bay yihiin

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada4 жыл бұрын

    Dr Faysal hadduu yidhi *Khaladkiinna igala dooda in la wareegaysto maaha.*

  • @ridwanziyad4425
    @ridwanziyad44254 жыл бұрын

    Sh.Faysal waxa halkaa ka cad inay wax riixayaan jiraan meelna uu iska eegayo waxaana muuqata sida uu u hadlayaa inuu hadalkiisu degdeg ku jiro xaamasadna la socoto .Lkn ogaadoo xaqu wuu cadyahay ninkii isagu lumitaan doonayoo .illaahay hortiisa ayaad kaga jawaabi doontaa su'aashaa maanta kula sahlan .immikana dadka dhigaha uga daa hadalada xanafta leh ...

  • @musashiekh8081
    @musashiekh80814 жыл бұрын

    لايليق الغرور بالعالم... هذا إذا كنت فعلاً عالماً

  • @qosoliyoqaraaxo6366
    @qosoliyoqaraaxo63664 жыл бұрын

    War niyaw kuwan may dawladu xidhxidho liinbay u baahanyihiin shekadii Alshabaab bay rabaan inay wadanka ka bilaabaan

  • @cabdilaahimaxamud1864
    @cabdilaahimaxamud18644 жыл бұрын

    Waar barbaraawi wuxuurabaa Inuuu idinfashiliyo waxaatihiin waalayaqaanaaye Kaligaa hasoo ordine iskahubso hoy

  • @hamsejamaali1173
    @hamsejamaali11732 жыл бұрын

    Jamaacadan xaqa iska idhatiraysa

  • @mohamedabdilahi8034
    @mohamedabdilahi80344 жыл бұрын

    Qolyaha ku doodaaya labada sheikh isuma qalmaan waxaa ka muuqda kibir iyo islawayni

  • @jimcalemaxamedxasan6104
    @jimcalemaxamedxasan6104 Жыл бұрын

    adigu maxaad u diideysaa masaaisha kale

Келесі