No video

DOOD udhexeysa

AL_TAUHID CHANNEL.

Пікірлер: 351

  • @mohamedrashid6563
    @mohamedrashid65632 жыл бұрын

    Msha Allah shekh Mustafa Allah hakubarakeyo

  • @AhmedAbdy-bg7wv
    @AhmedAbdy-bg7wv4 жыл бұрын

    Alaa xaqu awood badanaa Sheikh horay usoco dadkan Wadanka ka qabta illahay haidinku kaalmeeyo Amiin

  • @blackmentellblackmen
    @blackmentellblackmen4 жыл бұрын

    subhanallah dhalinyaradan waxba maa oga. sheekh mustafa ali caanood codkiisu waa la mid sheekh Fuad Mohamed Qalaf masha allah.

  • @cabdiwalidaacad2880

    @cabdiwalidaacad2880

    4 жыл бұрын

    Yaahuu

  • @sakariyemahdi5069
    @sakariyemahdi50693 жыл бұрын

    Masha Allah Mucallim Suleymaan Xafidahullah Sfcn Udhagaysta Waa Sheekha Gadaal Ka Imaanaya Ee Ka Socda Dhinaca Culumaa'u Ahlusanah

  • @mohacadeofficial5032

    @mohacadeofficial5032

    7 ай бұрын

    Hadiiwa hadalkisa racsantahay gaal ayaa tahay

  • @AbdullahSheikhAli_DahirAdan

    @AbdullahSheikhAli_DahirAdan

    Ай бұрын

    Gaalnimo kula fududaa aqoon la aan ayaa ku haysa

  • @Ramadan_Alif
    @Ramadan_Alif4 жыл бұрын

    Sh mustafe cali caanood nimankii suufiyo nagbuu ka dhigay Shekh halkaa kaga hay ayaan kuleeyahay

  • @sadiiqyare4424
    @sadiiqyare44244 жыл бұрын

    Xaqu waa cad yahay ilaahay hanu sugo oo dhagarta shaydaanka iyo naftu maleegayaan ilaahay hanaga qabto Sh mustafe cali caanood ilaahay haku barakeeeyo shiikh

  • @abdirahmanmohamed2908

    @abdirahmanmohamed2908

    4 жыл бұрын

    diunta allaha fahansiiyo wasaqa

  • @sacdiyomacalindaahir2293

    @sacdiyomacalindaahir2293

    4 жыл бұрын

    Ilhy kabaq adoonkii allow

  • @user-zk1dv8qg9c
    @user-zk1dv8qg9c4 жыл бұрын

    ما شاءالله الشيخ مصطفى حفظك الله

  • @iftiinabdulle3198

    @iftiinabdulle3198

    3 жыл бұрын

    Ilaaheey haku soohanuuniyo

  • @yussufmohamedali6600
    @yussufmohamedali66004 жыл бұрын

    Sh musdafa caanood ilaahay haa kuxafitho

  • @fadumaabdulle9497

    @fadumaabdulle9497

    3 жыл бұрын

    Oo

  • @kaderthekiller6101

    @kaderthekiller6101

    3 жыл бұрын

    ☝☝☝☝💜

  • @xasankhaalid8250
    @xasankhaalid82503 жыл бұрын

    suufiyo waan aragnay lkn ayagoo qabri caabudayo maana arag dad muslimiin ah ilhy io rasuulkiisa rumeeysan scw

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim76964 жыл бұрын

    Xagee jiraan dadkii u qiiroojireen difaaca diinta aaway axbaabti ilaah iyo rasuulka walaahi ajir ayaad ka helaysaan nuucaan daliil waa kan حديث علي رضي الله عنه، وفيه وإني سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول: ((سيخرج قوم في آخر الزمان، حداث الأسنان، سفهاء الأحلام، يقولون من قول خير البرية، لا يجاوز إيمانهم حناجرهم، يمرقون من الدين كما يمرق السهم من الرمية، فأينما لقيتموهم فاقتلوهم، فإن في قتلهم أجرا لمن قتلهم يوم القيامة

  • @user-lo2tq5xm4i
    @user-lo2tq5xm4i4 жыл бұрын

    اللهم لا تاخدنا بما فعل السفهاء منا الصوفية ماهم رجال علم وإنما يتحولون الي جانب القصعة لان الصوفية لا تريد الحق تريد فقط الهوي بعد لهم ولامثالهم وموتو بغيضكم

  • @mexeydinmaxamud1989

    @mexeydinmaxamud1989

    3 жыл бұрын

    ايواه هم لا يعرفون حق و مناقشون فقط

  • @AbuxamidalxambaliAlxambali

    @AbuxamidalxambaliAlxambali

    11 ай бұрын

    جميع أهل البدعة والأهواء يتبعون هوا

  • @user-mm2gv8og6z
    @user-mm2gv8og6z4 жыл бұрын

    Salafi baan ahay iyo suufi baan ahay meel ini gaadhsiin maayaan wallhi waxad aamin santahay uun aamiin

  • @cabdiwalidaacad2880

    @cabdiwalidaacad2880

    4 жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @sooyaalmedia7731
    @sooyaalmedia77314 жыл бұрын

    suufiyadda waxa ka muhiimsan in laga la doodo. muxu yahay shirki waxan filayaa in ay shirkiga u fahansanyihiin sanam la caabudo

  • @elmiroble4608

    @elmiroble4608

    4 жыл бұрын

    Wad ila aragtay

  • @caishoahmed9928

    @caishoahmed9928

    4 жыл бұрын

    mash allh wllhi isha kariday ma yaqanan shirki sanab wyba cabudaan qabuuraha ayay tugaan lkn wxba ka qaldn

  • @shacbanofficialchannel7341
    @shacbanofficialchannel73414 жыл бұрын

    Suufi iyo quraafaad calankooda waa dhac Allah ku mahadsan 👍👍👍 Shiiq mustafe xafiduhulaah

  • @amatallah7719
    @amatallah77193 жыл бұрын

    بارك الله فيك شيخنا مستف علي waa runtaa dadka caamada ah Allaah hasoo hanuuiyo cumumaa'u suu'i Allah haka qabto

  • @alashcariyyahchannel4302
    @alashcariyyahchannel43023 жыл бұрын

    Canood wxisa waa xoog iyo indho adeeg ciyaal yaro nac nac uu siiye buu wax weeydiini markaaseey iska qeeylinayaan waa ciyaal yaro danbi aanan laheen

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim56833 жыл бұрын

    Mustafa su aalaha ka jwb hadee kale wax baro wax ma taqanid dameer yaa tahay adiga

  • @mintidmusse1140
    @mintidmusse11404 жыл бұрын

    Kuwaan salafiga sheeganaya maalinba waanooc dadkayna luminayaa wallaahi

  • @mintidmusse1140

    @mintidmusse1140

    4 жыл бұрын

    Shalay shabaab. Maalin citisaam. Maalin akhwaanu muslimiin. Teeda kala media ha ay isticmaaliyaa markay qolada suufiyada markay isticmaalayaan tashuush eye kufurayaan. Shayaadiin mashaariic diinta kusoo qaatay. VOA ayaa idin sheegtay in uu Maraykan iyo reer galbeed idin sameeyeen.

  • @zaaanc7008
    @zaaanc70084 жыл бұрын

    WAHAABIGA CARABIYADA MABA YAQAAN INA AYUU Rules keeda garan waayay. WALE WAA JAAHIL WAHAABIGA

  • @deeqoahmed1771

    @deeqoahmed1771

    4 жыл бұрын

    Zahra hadaa carabi aqoon laheyd waligaa maadan aaminteen suufiyada waxey kuhadlaan oodhan waa carabi fake ah waxeyna kuharowsadaan ummada soomaaliyeed oo luqada carabiga sifiican ukaseynin

  • @sacdiyomacalindaahir2293

    @sacdiyomacalindaahir2293

    4 жыл бұрын

    @@deeqoahmed1771 m.a allaha ku barakeeyo qaali waan ladagaaleynaa

  • @khadraawiaxmed7471

    @khadraawiaxmed7471

    2 жыл бұрын

    😁😁😁😁oo Inna qabarkeeda miyaa nasbisan hadaanlagodin

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    2 жыл бұрын

    @@sacdiyomacalindaahir2293 dagaal waxba kuma qaadeysaan baadil meel ma gaaro markasta xaqa kor ah Alxaqu yucla walaa yucla caleyhi

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    2 жыл бұрын

    @@deeqoahmed1771 qofka hadii uuna Allah ka baqeyn waxuu rabu ku hadla Fasnac maa shi ta yaa jahilah

  • @imanyare5776
    @imanyare57764 жыл бұрын

    Sh. Mustafa Cali Xafidahullah

  • @user-qk5cw7gl1g
    @user-qk5cw7gl1g4 ай бұрын

    Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anasabdullahi2046
    @anasabdullahi20463 жыл бұрын

    أللهم بارك في أخي

  • @abdikariim2670
    @abdikariim26703 жыл бұрын

    M.a sh musdhafaa

  • @user-ge9yj2mo1y
    @user-ge9yj2mo1y4 жыл бұрын

    Al shabab miiya

  • @maryanabdinasir248
    @maryanabdinasir2483 жыл бұрын

    Sheq Allah kuxifdiyee Runta usheg mushrikinta Allah kor hauqado thowxiidka

  • @hassanmohamed-vo5nq
    @hassanmohamed-vo5nq3 жыл бұрын

    Sh. Mustafa masha allah

  • @abdiwali8282
    @abdiwali82824 жыл бұрын

    Masha allah Allah kubarakeyo sheq Mustafa Allah akbar

  • @intisaarusunahintisaarusun6166

    @intisaarusunahintisaarusun6166

    4 жыл бұрын

    Suufiya waa syufiyo sh m

  • @goobmaal
    @goobmaal4 жыл бұрын

    Masha Allah sheekh mustafa ilhay cilmiga ha kuu siyaadiyo

  • @khadarsomaalitv566
    @khadarsomaalitv5664 жыл бұрын

    alahayow dawga toosan tus suufiyada amiin amiin amiin

  • @aweyscarab6434

    @aweyscarab6434

    3 жыл бұрын

    ⁰⁰⁰000⁰1

  • @xaawomaxamedmacalin6904

    @xaawomaxamedmacalin6904

    3 жыл бұрын

    Suufiyada was gaalnimo wayn

  • @maxamedibarahimmahad666

    @maxamedibarahimmahad666

    3 жыл бұрын

    aaamiin aaamiin

  • @dabshaanmedia9385
    @dabshaanmedia93853 жыл бұрын

    Sheikh caanood aad ayaan kuu taageera xaqa waliga ku dhaganaaaw ardey badan in aad soo saarto oo la dagaasha suufiyada

  • @caddiraxmaanhaybe4165
    @caddiraxmaanhaybe41653 жыл бұрын

    Wr culimadii suufiyada ee waaweynayd haloo yeedho kuwaan yar yar waa lacunaye

  • @alamaganofficial9398
    @alamaganofficial93984 жыл бұрын

    Mashallah sh. Mustafa Maclinkeeygii hore

  • @maxamedibraahim1610
    @maxamedibraahim16103 жыл бұрын

    Shekh mustafa cali caanood ilaahay haku xifdiyo kuwaani meel ayaad saartay waxan ilaahay kaaga rajeynaynaa dambikaaga alle inuu kugu dhaafo waxaa thy qof xaqa lajahra

  • @maxamedibarahimmahad666

    @maxamedibarahimmahad666

    3 жыл бұрын

    allhaa inoo xafido sheekha

  • @AdowHusseinbodee-fn7kv
    @AdowHusseinbodee-fn7kv3 ай бұрын

    الله اكبر

  • @abdiali5443
    @abdiali54434 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh mustafe

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Жыл бұрын

    DHIBAATADA KITAABKA USUULU THALAATHA فتنة كتاب اصول الثلاثة Kitaabka usuulu talaatuhu wuxuu gaalaysiinayaa muslimiinta oo dhan,xataa anbiyada wuu gaalaysiinayaa. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas. 1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini. Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo: قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah. Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan. 2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada. وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo. Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah. اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا waa aayada '"37" suurada Axzaab. Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan. Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan, ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha. Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto. Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey. Waa kuwan 14 kii وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin. Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay. SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.

  • @nasiryre144

    @nasiryre144

    3 ай бұрын

    Adi rabi un ka baq asi un weyne dood dhan iska dhaaf qof hala wadaajin haduu rabi hadii uu qof ku dhaho haye dhe u towbad keen shirkiga waa dulmi cadiim ☝🏼

  • @qarandoonmedia2410
    @qarandoonmedia24104 жыл бұрын

    Takfiir iyo suufiyo waxaa la la qaataa suufiyo

  • @cabdiwalidaacad2880

    @cabdiwalidaacad2880

    4 жыл бұрын

    Sax waaye

  • @hyassin4276

    @hyassin4276

    3 жыл бұрын

    kkkkk sheikh mustafe ma takfiir ba takfiirka salada wa jamciyan 5ta waqti 3time bay tukadan saan maqlay allahu aclam , allow xaqa nawafaji ya raxman ya raxiim wbt

  • @maxamedibarahimmahad666
    @maxamedibarahimmahad6663 жыл бұрын

    sh mahamed canood allhaa kuxafdo

  • @umumohamed9548
    @umumohamed95484 жыл бұрын

    Mashallha sheeq allha ku xifdo sofiyadan weey farabaxsadeen allha sohanuniyo

  • @moogoud7257
    @moogoud72573 жыл бұрын

    Xaqa illaahaybaa inoo cadeeyey kaligiibaanan baryaynaa oo wax waydiisanaynaa

  • @mohamedrashid6563
    @mohamedrashid65632 жыл бұрын

    Msha allh shekh Mustafa canood ala yaxfaduka

  • @garcade.57
    @garcade.573 жыл бұрын

    Ninkan Mustafe ladhahyo jylni le miyu yqnna horto su'alahi week-gi hore io jwbhodi un bu mesha layimide war wa jaahil ninkaase cilmiga so baro dheh

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Suufiiyad waa mushriikin shakii kum jiiro

  • @jamesrodriguez4625

    @jamesrodriguez4625

    4 жыл бұрын

    Ha dimbaabin walaal

  • @jiilal-jadiidprimaryschool1716
    @jiilal-jadiidprimaryschool17164 жыл бұрын

    maan sha Allaah, Qubuuriyiintii wuu naaray wallee

  • @hyassin4276

    @hyassin4276

    3 жыл бұрын

    kkkk Allahu aclam , lakin inagu shirkiga aan iska fogeyno allah kaliya aan cabudno ,hadii allah idmo

  • @calikaayo5757
    @calikaayo57574 жыл бұрын

    Qawaarij mustafa

  • @AbuMu3aad07
    @AbuMu3aad074 жыл бұрын

    ALLAHU AKBAR SHEKH MUSTAFA CALI CANOOD XAQA AYAAA CADEYESE ALLAH HA INO KA XIFDIYO

  • @abshiribrahim6793
    @abshiribrahim67934 жыл бұрын

    Nikan khamiska cad qabo waxisa dhan ben waye si qaldan ayu wax u fasiraya wana taksir sheydan ah umal groupkisa waye dhulka allaha idin la jaro suasha asaga la sualayo kama jawabayo e waxyalo si qaldan u ufasirayo ayu so qadanaya kufrri

  • @muktarmohamed8356
    @muktarmohamed83563 жыл бұрын

    Mashaalah sheik musdafa ilahey habarakeye

  • @ismaaciiljaamac3355
    @ismaaciiljaamac33553 жыл бұрын

    Ilaahayoow suufiyada soo hanuuni

  • @abdirahmanfarah8924

    @abdirahmanfarah8924

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
    @fafiiqeyrkafafiiqeyrka79993 жыл бұрын

    Mansha Allah allh akbar

  • @xuseenal-carmawi8390
    @xuseenal-carmawi83904 жыл бұрын

    وأمري أمر الله إن قلتُ Inay godantahaa layaqaanay oo suufiyaba kudoodi jirtay xattaa lkn waxay odhan jireen amarkii Allaa jiilaani loofuray oo awoodiisuu kaluu yeeshay lkn sidan uu hadda suufigani ufasiray cidkufasirtay majirto xattaa suufiyaalkii hore , oo suufiyadii ayuuba taxriifiyey hadalkoodii horta manhajkaaga baro dheh odayga . Takalana sidaasoo kale uunbuu ugalay Subxana Allah , Rabbigiin utoobad keena dheh

  • @samowade1300

    @samowade1300

    2 жыл бұрын

    Ishaad ka riday , oo waad asiibtay.

  • @irshaadnuur2402
    @irshaadnuur24024 жыл бұрын

    ماشاء الله ربنا يحفطك شيخ مصتفى

  • @liibaanmohamud6811
    @liibaanmohamud68114 жыл бұрын

    Masha allah

  • @maankayare8631
    @maankayare86314 жыл бұрын

    Carabiyada mayaqan wahaabiga sicad ayaa lagu sheegay suualahana wuukajawabi layahay wiilal yar oo wax yaqan aya qabtay . Afsoomali lee haaya

  • @deeqoahmed1771

    @deeqoahmed1771

    4 жыл бұрын

    Qabuur caabudo majirto waxey cilmi leeyihiin cilmigooda waa lafo qabri kujiro oo latuugsado iyo habro xoolaha laga gurto hadey diidana sixir lagu tuuro illaahey wuxuu yiri adoomadeydu ha i caabudaan hana ibaryaan laakiin muusan oran adoon aan abuurey haleyla barbar dhigo hana latuugsado gargaar halaga dalbo

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Su'aalaha kama jawaabi karo mustafe Lknse waa looga jawaabay

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    3 жыл бұрын

    Xaqiiq

  • @user-zk1dv8qg9c
    @user-zk1dv8qg9c4 жыл бұрын

    Mar walba xaqa ayaa guuleysta

  • @mohaburk114burk7
    @mohaburk114burk74 жыл бұрын

    Sh, midhafe illahey habarakeyo

  • @idilmakaraan652
    @idilmakaraan6524 жыл бұрын

    Mustafa cali caanood diinka allah fahansiiyo xaqana allah ku tusiyo waad lunsantahee suufiyada allah xafido meel wabey joogaan

  • @anzalabdi2770
    @anzalabdi27703 жыл бұрын

    الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد suufi ma ihi

  • @maankayare8631
    @maankayare86314 жыл бұрын

    Shiiq jeelani lama caabudo asagaba loduceya

  • @husseinbashiir929
    @husseinbashiir9294 жыл бұрын

    Sheq mustafa alle ha xafido xaqiiqda ayuu ka hadlaa

  • @adilhassanabdi9512
    @adilhassanabdi95124 жыл бұрын

    لا اله الا الله محمد رسول الله ilahi halugu xirmo awliyo wax ku tari meso camalkaga aya wax ku tari adi wali noqo oo ilahi ka cabso

  • @maxamuudsalaadbarre1477

    @maxamuudsalaadbarre1477

    4 жыл бұрын

    الله اكبر جاء الحق وزهق الباطل

  • @mohamedmohamud2982

    @mohamedmohamud2982

    4 жыл бұрын

    Maxaa lagala doodaa wahaabi oo ah ahlu daahir mana yaqaan cimi daahir ee sidee lagu qancinaa nabi muuse ayaaba ka caajisay cilmi baadinkee wahaabi muxuu ka sheegaa fadalan ha la doudina wahaabi

  • @farhan9564
    @farhan95644 жыл бұрын

    Qofka maydka ah ee wax la waydiisanayaa haduu awood leeyahay isagaaba xabaasha iskaga soo bixi lahaa lakiin sidaa uu udhintay iyo camalkiisa ayuu illaahay la hortagayaa inaguna kolay waan daba soconaa inaan aakhiradeena u shaqaysano ayaa mudan si aynaan uga qadan janooyinka illaahay allaha xaqa inagu simo inta inaga leexatayna inagama go,odee illahay xaqa hakusoo leexiyo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17714 жыл бұрын

    Suufi qabuur caabudo iyo iney habraha kagurtaan xoolaha ma ahanee wax kale diin uma yaqaanaan sh c/qaadir camalkuu shaqeystey naftiisa ayuu ushaqeystey muusan ushaqeyn inuu suufi saaxir dhahey icaabuda ninkaan illaahey kaligiis caabudin waxaa diyaar u ah hurigiisii naarta illaahey quraanka ayuu kusheegay ninkii kudhinta shirki iney jannada xaaraan katahey qofkii aaminsan illaahey qowlkiisa hafiiriyo aayaatka illaahey iyo sunnadii nabiga scw adigoo shiikhna fiirin waxa kaliya aad fiirisaan quraanka iyo sunnadii nabiga scw markaasaa kala ogaaneysaa qofka saxsan iyo qofka qaldan

  • @daaahircali7647
    @daaahircali764711 ай бұрын

    Masha allah sh mustafa cali canod alle haku xafido

  • @abdinasir5562
    @abdinasir55623 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ygv-bk7uo
    @ygv-bk7uo3 жыл бұрын

    Maasha Allaah

  • @cabdirisaaqmire4754
    @cabdirisaaqmire47544 жыл бұрын

    Alhu akbar

  • @imranhassan7148
    @imranhassan71484 жыл бұрын

    Wahabaiyo Cidii iyaga ka soo hartay ineey gaalo u yaqaanaan waa cadahay, Dhibaatada maanta somaliya ka taagan iyagaa u asal ah in la dilo qof Masaajid ka soo baxay ka soo baxay ama asagoo sajuudsan la dilo iyagaa noo keenay In Dad Muslimiin leeysku qarxiyo iyaga ka hor somaliaya kama jirin in Qof Muslim oo ashahaadanaayo in Madi lagu qalo wahaabiyo ayaa noo keenay. inta mambda'ooda aan raaciin gaalo ayeey u yaqaanaan. ineeysan Diin waxba ka aqoonin Fiiri Dhaliyaradaan yar yar ayaa gartiisa gashay Mustaf Canoood. wuxuu ku dhaganyahay ilaahaad u shariig yeeshiin iyaganana uma shariig yeelno ayeey taaganyihiin. Dhiigooda inuu baneeeysto uu rabaa. Cilmi maahaayo mustaf Canood Joogoow jeeylaani Wixii habroowshah ku cabuulo cunaayeen uu culumada ku qabsaday uu diin eey caabudaan uugu dhigaaayaa. intaaslee uusoo xifdiyay mustaf canood joogoow jeeylaani uu diin eey caabudaan uugu dhigooyaa. intaas uu soo xifdiyay yeey kaa dhumin dardeed ayuu maanta uugu soo cel clinaa. Diinta waa loo dhashaa. Dhalinyaradaan uu la doodaayo 10Fac ka badan ayeeey shiiq ka yihiin. jeeylaani ma caabudno eey dhohooyaan asagana waa caabudiin ayuu ku haaayaa qofka waxaa fiican inuu cilmiga markii loo sheego aqligiisa kaashto. Mustaf indho cadeeys ayuu wadaa Toobad keena maxaa waayee Kitaabkiina ayeey ku taalaa inta idiinka soo hartay oo dariiqadiina ka mid eheeyn ineey gaalo yihiiin. Wahaabiyo meey u toowbad keenaayaan.

  • @asalraacmedia

    @asalraacmedia

    4 жыл бұрын

    Wahabiyo naloogama horeyn qof caqli leh oo soomali ah caqligiisu ma galayso inu jiro qof caabudaya oo ilaahay lamid dhigaya sheekh salafiyo wahabiyo

  • @BlueberryAkari722
    @BlueberryAkari7223 жыл бұрын

    Halusuno waaba wiilal yaryar ee aaway ragoodii waawaynaa ee cilmiga badanaa

  • @AbuxamidalxambaliAlxambali

    @AbuxamidalxambaliAlxambali

    11 ай бұрын

    أكبرهم فقد هربوا سابقا!!

  • @mohamedaliibrahim7650
    @mohamedaliibrahim76504 жыл бұрын

    Alxamdulillaah sheekh sidaan lee yeel hadaad lakulanto kuwaan

  • @hyassin4276

    @hyassin4276

    3 жыл бұрын

    sidee la yeeli

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Mustafe wixiisa kaliya waa muran iyo rag iska dhicis wax kale mahaayo.

  • @cumareymacalin6626
    @cumareymacalin66264 жыл бұрын

    Allahu akbar

  • @halishismail1930

    @halishismail1930

    3 жыл бұрын

    الله اكبر

  • @toranshah2025
    @toranshah20254 жыл бұрын

    Mansha allah sh caanod alla ha u danbi dhaafo runtii xaqu waa cadyahay

  • @qaaliomar9978
    @qaaliomar99784 жыл бұрын

    Masha Allaah jazaaakallaahu qeeyr sheekh mustafe qaxa waad cadeyse kuwa rabi waxla xririnayo allaah 🤲🤲 Soo hadeyo

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Channelka iska horkeenka muslimiinta

  • @user-ne4tk9rj3s
    @user-ne4tk9rj3s4 жыл бұрын

    allahu akbar allahu akbar baadilka iyo shirkiga allaha tirtiro xaqa kor allaha kadhigo

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 Жыл бұрын

    47:58

  • @ummuayan8227
    @ummuayan82274 жыл бұрын

    Mashallah jzk qayeer sheq mustafe ❤❤❤👏👏👏👏👏

  • @xaawocali3667

    @xaawocali3667

    3 жыл бұрын

    Suufiyada rabi ayeey caabodaaan ee macaabudaaan adoon mafahanteen

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff7874 жыл бұрын

    Baryo Allah aya leh. Cidada and sawasulka Allah aya leh cidna lomarimayo

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v4 жыл бұрын

    jaahilow suufiga ka socda nabiga caleyhi salaam miyaa ugu qiyaas qaadanee nin kale walle baadilkaaga waa cadyahay sidoo kale ii duceey iyo waan baryaa labe ayay kala tahay tusaale sheeqow ilaah ii bari iyo sheeqow waxaan ku weydiisana caruur iyo waxyaale la mid ah mida saxda waala yaqaanaa kan shirkaga ah waa la fahmi karaa fitnadaa ilaahay umada ha niga qabto

  • @somalisomali4723
    @somalisomali47233 жыл бұрын

    suufiyada kuwaan waan qaldanyiihi takfiirk waan ay qaldanyihii dintii noqota sheer laysku soo werero ale ganu haday jida saxda aduunbaa ogson

  • @dayaxmacalin7284
    @dayaxmacalin72844 жыл бұрын

    Daadka joiga kuligod waa qawaarij miyaa waaba uhilihaayaan nin kaan qawaaridka ah

  • @cabdiwalidaacad2880

    @cabdiwalidaacad2880

    4 жыл бұрын

    Waa aragtay

  • @elmiroble4608

    @elmiroble4608

    4 жыл бұрын

    Muwaxidin weye

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    4 жыл бұрын

    @@elmiroble4608 muwaxidku dhaqan iyo astaamo ayuu Leeyahay ee maaha wax afka laga sheegto

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    4 жыл бұрын

    @@cabdiwalidaacad2880 zxp way isku nacam laynayaan afar midh oo is uruursadey weeye ilaahay sharkooda ha inaga qabto

  • @user-ih3fr2vj7o
    @user-ih3fr2vj7o3 жыл бұрын

    Masha Allah ilahey haku xifdiyo sh mustay

  • @ayuubhamidayuubhamidkkk9818
    @ayuubhamidayuubhamidkkk98183 жыл бұрын

    Takfiir qumay cilmi baro

  • @ducaaledaacad1782
    @ducaaledaacad17823 жыл бұрын

    cali caanood umada ha qaldin takfiiryahow

  • @smmobile8051
    @smmobile80514 жыл бұрын

    Suufiyada meesha waxbo kuma haayaan allow xifdi sheeq Mustafa suufi meel ayuu saaray suufiyada waxan leeyahay inta goori goor tahay muslima oo towxiidka qaata

  • @mahadabdiali7378
    @mahadabdiali73784 жыл бұрын

    Su'alaha ka jwaab cilmi kuguma ogeen mustaf cali caanood

  • @mohamedshaafici8381

    @mohamedshaafici8381

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk Musdafe takfiiri mesha Cilmi kuma haya wll

  • @ahmedyusuf6608

    @ahmedyusuf6608

    4 жыл бұрын

    Ma ilaahay kaligii barya ayaa la idinku kari layahay walaalayaal wax kale inooma dhexeeyaan

  • @musdhafcismaan1405

    @musdhafcismaan1405

    4 жыл бұрын

    @@ahmedyusuf6608 ilaahay kaligiisa lacaabudaa waa sax sxpoo waa lugu kari la yahay nimankan mawaalnyhiin

  • @user-tz4hc5hd4v

    @user-tz4hc5hd4v

    4 жыл бұрын

    cilmigiina yaa salmaan miyaa iyo kacbada dhuusmareeb la keenay iyo quraafaadka

  • @user-tz4hc5hd4v

    @user-tz4hc5hd4v

    4 жыл бұрын

    suufiyo xaqa waa cadyahay nin wuxuu u doodaya ilaahay xaqiisa nin waxuu leeyahy awliyada hala baryo hala dhaho أغثنا يا غوث الأعظم شيخ جيلان مددنا

  • @cabdirashiidmacalin5721
    @cabdirashiidmacalin57214 жыл бұрын

    Horta qoladan salafi shegty waa ebarkod

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    4 жыл бұрын

    Ninkani maaha Salafi waa takfiiri

  • @mohamedhussein1271
    @mohamedhussein12714 жыл бұрын

    Beryahaan waxaa soobatay dodo ku Saabsan diin .waxaan isweydiiyay dadkeen soomaliyeed oo heyista diinta islaamka manhaka shaaficiga oo wada suniya maxaa keentay soodaa noocaas oo kale waxaan filayaa in ay haboontahay dadka ku Howlan howlahaas oo waqti badan ku bixinaya in ay ka waantoobaan oo ay Keenan wax horumar ah oo mada dhibka at ku jirto looga saarayo wadankaan kala xasan sii layiskugu keenalaahaa oo umadaan loomideyinlahaa oo loosoosaarilaaha jiil latartama jiilasha kale ee adinka Hala umada looks qayibin lahaa oo ajendooyin lakeenay dibada oo u adeegaya Dane shisheeye oo dadka ku hayo burbur iyo isnaceeyib Luna shamaanaayo idol iyo isgaaleyisiin iyo fowdo hadaba dadka ka ganqcsanaayo oo joogaa shilaamaad ah ku qaadaanaayo haka tanaasuleen oo Alle hakabaqaan

  • @mohamedhassan6174

    @mohamedhassan6174

    4 жыл бұрын

    Anigu doodahan oo kale wax wayn ba uma arko oo waan iskaga madadaasha oo waxa ay iila mid yihiin sida marka aan dhageysanayo dood Somaliland iyo Somalia u dhaxeysa, dood ku saabsan guurka, doodda mucaaridka iyo muxaafidka. Wax waynu lagu kala dhintaa meesha ma yaalan. lknse ninyow Wahaabiyada qaar badan oo aan arkayo waxaabad mooda iney malaha dhiig u daadin lahayen.

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed99284 жыл бұрын

    ardadkn waa lanaaa subxn allh alle kalihsa cadbuda miyaa laidinka kari layahy aniga waxn udin shegayaa waxn ka dhashy dad suufi ah waliba kuwa ugu qabuurisan ah oo waliba kuwa igu cimmiga badn saxirin ay yihin waligay macabudin alle kasugow alle ayay mhd usugnaatay markk dadka ay dhahan awliya alle wxsi noo samee aniga arin hadii igu dhacdo markk aat isdhaho wixi dadka dhahayan adigane waxn daremi jiray cabsi aan cadi ahyn marka ayaa alle okaliya baryijiray ilaa an kawynaady ooan ogaady xaqa iyo in wixi aan kamaqli jiray walidke iyo dhmn bulshadd ku agnool ay ahayen wx alle looga fogaanayo alle ayay mhd usugnaado waxn rajenaa madmo walige alle wx lawadaajin in alle inta kale alle iga cafiyo waxn leyahy wllhyga muslimka ah alle ayaa nicma lahaaday alle ayay usugnaaty alx wxn idinka codsanaa in at alle kagisa cabudan waat libani dontaan maxaa kaficn in aat dhibtadd allehi ku abuurty ubandhigato wllhi waxt daremesaa naxris an cadi ahyn alxm alle ayaan uga mhdcelinaaa mhdsnidin dhamntin

  • @daaahircali7647

    @daaahircali7647

    11 ай бұрын

    Allahu akbar alla mahad iska leh oo hanuunka nala jecladay

  • @yaakcon
    @yaakcon4 жыл бұрын

    Kuwana waa dad doox kuwana waa orgi liqayaal. Aniga orgiliqayaalka ayaan la jiraa.

  • @hassanmohamed-vo5nq
    @hassanmohamed-vo5nq3 жыл бұрын

    شيخ مصطفي علي عانود

  • @vaanashariif2398
    @vaanashariif23983 жыл бұрын

    قال الله تعال وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ Rabigiina waxuu yiri ibarya ana waa idinka ajiibi

  • @fhybfr8118
    @fhybfr81184 жыл бұрын

    Walee mustafe waalagarbaashay

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g3 жыл бұрын

    War Qof dhintay ma laga ducaysta kumaba maqlaye 🤣🤣

  • @maxamedibarahimmahad666

    @maxamedibarahimmahad666

    3 жыл бұрын

    waa yaaab

  • @rahmomohamed4898
    @rahmomohamed48984 жыл бұрын

    Kan maxaa dad somaliyeed kumaqan dhiigya cab weyn weeye qaylo badanaaa

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Xitaa gudi dooda qaabilsan ma joogo waxaan ka arkeynaa inay dooda cadaalad ku fadhin?

  • @caliyaalecaliyaale3350

    @caliyaalecaliyaale3350

    4 жыл бұрын

    Kuwaan ma taqaanid igu sawir ayee wadaan culimada sharafta badan Mee la doodaan

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    4 жыл бұрын

    Tani dood maaha dooda waxa lagu yaqaanay in laysku soo kutub gurto oo ay meeshu maamul iyo kale danbayn noqoto. Cid su,aalaha qaybinaysaa ma jirto. Cid dadkan kale nidaaminaysaa ma joogto.

  • @mohamedadenhussein3844
    @mohamedadenhussein38444 жыл бұрын

    Sufida biyo lomakenin halcaag ayeey wada isticmalayaaa m.a

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Xaq ninki haysta biyo waa haysayaa

  • @cabdiwalidaacad2880

    @cabdiwalidaacad2880

    4 жыл бұрын

    Dabaal sheeg xun

  • @ducaaledaacad1782
    @ducaaledaacad17823 жыл бұрын

    Mustafa takfiir