Dood Islaamka & Mulxidnimada | Hamza Tzortzis & Lawrence Krauss

Dood ciwaankeedu yahay Islaamka iyo Mulxidnimada midkee nolosha micno usamaynaya ?????????????
doodaas ooy wada galeen Hamza Tzortizis iyo lawrence krauss
laguna qabtay LONDON, UK, 2013 kii
daawo iyadoo dhamaystiran
waxaana sooturjumay "KHADAR JOHAR"
My G-mail: khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 66

  • @faafikheerka8550
    @faafikheerka85503 жыл бұрын

    walaal albaab kasta oo ka xiiran allah haku furu hadii ad subscribe isaarto

  • @abasmohamud1706
    @abasmohamud1706 Жыл бұрын

    walaal allah haku xifdiyo oo ku barakeeyo ahkhira iyo aduunba adiga iyo ahalkaadaba runtii waxaad guud ahaan umada islamka ah gaar ahaana umada somaliyeed utahay tiir wayn sxbkay waan kaa maseeray in aan noqdo adigoo kale maadaama ay banaantahay xagga sharciga islamka in arrinta aad adiga haysid oo kale laiskaga maseero oo xadiiskii suubanaha scw uu inoo sheegay marka waan kuu ducaynaynaa mar walbo in shaa allah jazaakallahu kheiran

  • @abdallecumar9460
    @abdallecumar94603 жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid sxb wax badan ayaan kaa faa'iday ilaahay wanaag hakugu abal mariyo

  • @samraidris2511
    @samraidris25112 жыл бұрын

    kheerbadan alah kusiiyo wax wnagzn ayaad soo kordhisay 🙆🏼‍♂️🙆🏼‍♂️🤲

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse21763 жыл бұрын

    Jazaakallaahu kheyran walaalkay kuwa diintooda islaamka bilaabay uga xamdinaqa Allah hanagadhigo

  • @raafacabdalla6823

    @raafacabdalla6823

    2 жыл бұрын

    ¹

  • @timaweynechannel3032
    @timaweynechannel30323 жыл бұрын

    Sxb muuqaaladaada ilahey swt ajar uga xidaabso waa sadaqo jaariya ah oo aad beeratay oo ay kuu socon doonti ajarkredu xitaa hadaad dhimato nabiga scw wuxuu dhahay qofkii bilaaba suna wanagsan yacni camal waara wuxuu leeyahay thawaabkiisa inta u socdo camalkaas ama sunadaasi Marka muuqaaladaada views iyo lacag kaliya haka eegin ee xisaabso ajarka kaaga socda iyo inaad cibaado ku jirto oo ikhlaas ku xooji hana joojinin inaad noosoo turjumto doodaha muslimiintu ka fashiliyaan khuraaftaadka kuwa aan muslimka ahayn Waxaad noo tahay mujaahid furunta dagaalka taagan oo aan juhdigiisa ku raaxaysanayno Waana dareemi karnaa dood in la turjumo iney dhib badan tahay saacado badan daal iyo tabar kaaga baxdo lkin waxaan ilahey kuuwaydiinaynaa in uu misaankaaga aakhiro kuugu biiriyo

  • @muslimopwnsudjs8033
    @muslimopwnsudjs80333 жыл бұрын

    Hawl ficana wllo qabatay Mnsha Allah Allah khayr ha ku siiyo. Halka ka si wad turjumanka doodaha islamka iyo waxyabaha kale Alle ha ku fuduudeyo❤

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita97753 жыл бұрын

    Apowe wanga ad noso gudbiso ilahey misanka xasanadka hakugu daro❤️❤️❤️🥰

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan30313 жыл бұрын

    Masuul alle cilmiga iyo caafimadka hku barakeeyo ee go forward insha allah

  • @muradmaxamed3875
    @muradmaxamed38753 жыл бұрын

    Allaha kaa siiyo ajar iyo xasanaad

  • @khaalidrafocabdirahmanmoha7851
    @khaalidrafocabdirahmanmoha7851 Жыл бұрын

    Diinta islaamk waadiin hanuun ah allxamdulilah

  • @lightuptolight
    @lightuptolight Жыл бұрын

    Si wacn bad nogu fisirtay iyo ereyo qaaar ah thnku 🥰

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid103 жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid walaal hore usoco

  • @ibrahimabdiwahab5131
    @ibrahimabdiwahab51312 жыл бұрын

    Mashaa Allah will sidaa wad ajr ilaahey hakaa siiyo

  • @herozacki1178
    @herozacki11783 жыл бұрын

    Aad bad u mahadsantahay shaqo wanagsan

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse21763 жыл бұрын

    Maxuma in islaamka lagaar siiyo cid walba. bal kawarama dad aan aamin sanayn waxba zero subxaanallaah

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial20543 жыл бұрын

    Wllo qali channelka inaad habayso dhanka muuqaalada playlist .. Cod si

  • @sacadismail6215
    @sacadismail62153 жыл бұрын

    Sxb soo badi doodahan waani eega Markasta sxb

  • @yahyeabdinor4200
    @yahyeabdinor42003 жыл бұрын

    Jizakallah wll

  • @abasmohamud1706
    @abasmohamud1706 Жыл бұрын

    hadda ayaan dhamaystay walaal qaaliya shukran alf alf mar jazakallahu kheiran

  • @hodanishpele6789
    @hodanishpele678923 күн бұрын

    Wll Alle havku barakeeyo

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab773 жыл бұрын

    Thanks bro for your translation

  • @happylive691
    @happylive691 Жыл бұрын

    Shukran sxb

  • @muaahmedali37
    @muaahmedali372 жыл бұрын

    Masha allah wllo jazzakallahu khayr hore usoco

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd10363 жыл бұрын

    Keep going

  • @shaaaruuyare8545
    @shaaaruuyare85453 жыл бұрын

    Aaway dooodii aan kaa sugeeynay sxb. Midaani horay baan u daawanee

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 жыл бұрын

    Maa sha Allah

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi11322 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا اخي

  • @muradmaxamed3875
    @muradmaxamed38753 жыл бұрын

    Thanks my dear brother

  • @amirduqow3145
    @amirduqow31453 жыл бұрын

    Mahadsanid walal

  • @timaweynechannel3032
    @timaweynechannel30323 жыл бұрын

    Thank you

  • @ibrahimciiltire1269
    @ibrahimciiltire12693 жыл бұрын

    Mahad samid walaal

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal14452 жыл бұрын

    Qadarow walalkey aad iyo aad ayan kaga mahat noqa walalkey aad iyo aad ayatnaga doceysatay muraadkaga Illahey haku sahlo cafiya cumridheer cibadosuuban risiq waasac Rabi hakaaga yeelo

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson99752 жыл бұрын

    Aad baan uga helay koley anigu, waana jeclahay inaan ogaado dadka aynu is hayno waxay aaminsan yihiin. Waana mahadsan tahay wllkiis.

  • @zamiiraahmed4748
    @zamiiraahmed47483 жыл бұрын

    LkN dodaN wandaWaNay hadaanan qaLdanayn wllo

  • @youngash6411
    @youngash64112 жыл бұрын

    MAASHALLAH

  • @nimcohodan2066
    @nimcohodan20662 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @mahamed2367
    @mahamed23673 жыл бұрын

    Fiidogan miyanan hore dawan

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman59733 жыл бұрын

    Ugu danbeyn mulxidkaan wuu qirtay something inuu ka imaa karin nothing Taa badalkeeda nothing wuxu ku micneeye absent Sidaa darteed buuga magaciisa wa inu u badalaa universe from absent

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim92592 жыл бұрын

    Mulxidiintu Caqli Xumaa waa isku wada Garasho Cawaan ah oo wax Soo Coopiyeeya😂

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan74843 жыл бұрын

    Doodani hore miyaanu ugu jirina

  • @nimcobile1650
    @nimcobile16503 жыл бұрын

    doodan waan dawaday lkn ixtiraam Bini aadantino kama muuqdo sidii doodihii hore

  • @softalltech
    @softalltech2 жыл бұрын

    Sajcada waa qaababka qabayga carabiga

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG2 жыл бұрын

    Asc carabiga intaa uma qaybsamo lakin malaha wuxuu ujeedaa shcirka carabiga ah waayo lugada carabta waxaa loo qaybiyaa nathri iyo nadmi sidaa ayaa sax ah Nathri waa hadalka caadiga ah Nadmi waa gabayga

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse21763 жыл бұрын

    Ku wa haysta diin labadalay ama laguba ciyaaray oo beenbeen ah baan layaabanayn kawaran zero zero zero +zero

  • @hajarabm2400
    @hajarabm24003 жыл бұрын

    Horta khadaroow xalay aniga maa qarwayey mise waxaa soo dhigtey fidiyoow uu ciwaankiisa yahay maxaa fidiyoowyadii u tirtiray? Maxaan ka raadayey hada waana ka waayey. Wlahi xalay anoo hurdo waxaa mubilkega shashadiisa ku arkay in uu saarnaa waxaa is dhahayey subixii daawo lkn shaqo galay hada markaan is iri daawo waa waayey marka in aan aniga qaweyey iyo in aad adigo tir tirtay maqan😂😂😂.

  • @umumaahir2961

    @umumaahir2961

    3 жыл бұрын

    😆😀 Hajara abayo ma adaan qarweyniin ee wo ka saray videoga.

  • @hajarabm2400

    @hajarabm2400

    3 жыл бұрын

    @@umumaahir2961 okej maadsanid abyo waanbo yaabey 😂

  • @Ghxsty-ot

    @Ghxsty-ot

    2 жыл бұрын

    @@umumaahir2961 Masha Allah

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman59733 жыл бұрын

    Mulxidkaan indha adeeg iyo qeylo lee meesha ku hayaa wax aqoon iyo daliil ah ma heysto mana qiranayo inuu qaldan yahay oo fashilmay Mr Hamza 8/10 Mulxid 1/10

  • @iskahubi3264
    @iskahubi32643 жыл бұрын

    Ayaado dad gaar ah ay fahmayaan! Dadka kale shaqo maku lahan miyaa? Ilaahey hadal toosan oo aan tarjumaad u baahneyn manala hadli karo miyaa? Anagaa yaab aragnay!

  • @nutian3194

    @nutian3194

    3 жыл бұрын

    Horta adigu alle ma aamin santahay

  • @nutian3194

    @nutian3194

    3 жыл бұрын

    Inuujiro

  • @basrahalia3664
    @basrahalia36643 жыл бұрын

    atheism: who created you?where did you come from?

  • @mustafebiixi7005

    @mustafebiixi7005

    3 жыл бұрын

    Commentkaygan markad hesho iso jawab Ok ninkan inuu nabi aadan uu ka tafsiiranyahay wuu ogolyahay ok nabi aadam muu arkin laakin wuu maqlay xataa dadka dunida ku nool hada . nabi aadam may arkin Hadana waxay aaminsanyihin inay ka tafsiiranyihin nabi Adam wanay rumeyeen inuu abahod ahaa mana arkaan video kamay dawan xataa ninkan mulxidka ah wuu aminsanyahay adam ok Manuu arkin Markaa maxaa diidaya inuu rumeeyo jiritaanka ale iyo inuu ilaahena yahay cadaalada ayuu ka fogyahay gaalkan ilahay maxay u rumeynwayeen wayo ilaahayba maan arkin qoralkan waa lanoosheegay o kaliya ilahay ayaa xumo ka nasahan

  • @zuheybcade9995
    @zuheybcade99953 жыл бұрын

    Xamse shub Waaa wlhi ninkan Aniga Ayaa la doodi kara wlhi

  • @canabfarax3631
    @canabfarax36312 жыл бұрын

    🤲🤩🤩🤩🤩💪💪

  • @guledcigaal3452
    @guledcigaal34523 жыл бұрын

    Afsomaligan ma afsomali cusuba wuxuu dhahay dhahay dhahay, what is that?

  • @sharkabana2435
    @sharkabana24352 жыл бұрын

    Bastar ayaaa tahay Wax ha noo soo turjumin codkan ayaan madax iga xanuujiye

Келесі