DOOD Mulxidiin vs Mu'miniin | Atheism vs Theism Debate

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 61

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow78652 жыл бұрын

    Mahadsanid macalinkaygii aan jeclaa Khadar johar

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Жыл бұрын

    Shukran shukran Ma Ognahay channel, qofka kiristaanka dhabta ee u fiirsada qodobada uu adeegsanayao ninka ku doodaya jiritaan ALLe swt, hadii uu dhexgalo sida qur'aanku u qeexayo jiritaanka Alle swt, wuu rumeylahaa FURQAAN ( inna-haadaa-lafii-suxufil-uulaa-suxufi-ibrahiima-wa-muusaa ) sida in dhismaha dunnidu u tahay wax diyaarsan oo lagu jaangooyey nolosha abuuraha ku nool, sida dawaarluhu qofka ugu qiyaaso sheygaas uu u tolayo, iyo jawaabta ah qofka mulxidka ahi ma odhan karo Alle swt ma jiro iyo wuu jiraa midna waayo ma hayo anshax ama halbeeg la aqbali karo oo cilmi salka ku haya oo taageeraysa doodiisa, lkin ay tahay keliya wax maskaxdiisa ka dhex guuxaya, oo u muuqda in isaga laftiisu ku haftey jawaabta uu ka bixin lahaa.

  • @mohammedcabdi6733
    @mohammedcabdi67332 жыл бұрын

    Aad iyo aad umahadsanthy sxb ilahey haka ajir siiyo sidaad usoo diyaarisay sido kale nala wadaagtay ustad khadar 👏

  • @ismailhassanabdirahman7570
    @ismailhassanabdirahman75702 жыл бұрын

    Asc walal qaali ah waxbadan ayankafaidaysaney masha Allah allahkubarakeyo amiin

  • @botanakbotanak174
    @botanakbotanak1742 жыл бұрын

    Nabiga iguLa saLiYa scw scw scw scw scw

  • @mohamedmohamudgaaiye1487

    @mohamedmohamudgaaiye1487

    2 жыл бұрын

    Scw

  • @fahimacadey3546

    @fahimacadey3546

    2 жыл бұрын

    Scw scw

  • @iqroahmad1988

    @iqroahmad1988

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @soomaalisomalia3758

    @soomaalisomalia3758

    2 жыл бұрын

    Scw

  • @abdikanihaibe9989
    @abdikanihaibe99892 жыл бұрын

    1.doodan waxa haboon inaad ugu yeedho (muranka udhexeeya gaalada kuwooda ciisa ka been sheegta iyo kuwa diinlaawayaasha ah) 2. waxa kale oo aad halkan ka arkaysaa diinlaawayaashu ha ii danbeeyaane nimanka kiristanka sheegta oo ciise ku been abuurtaa inaysan waxba lajoogin, diin kiristan layidhaahdaana majirto. waa lagaa garjoogaa hadii lagu waydiiyo noo caddee ILLAAHA aad aamin santahay laakiin waxa ceeb ah arintaaa ku fashilmeen ikiristaku, oo aanay waxba la shir imanin ALLAAH ha hoojiyee. magacaygu waa axmed samatar

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid6542 жыл бұрын

    Nasiib xumo labadoodaba hadaanay soo hanuunin oo soo raacin jidkii u danbeeyey ee alle swt inagu xidhayey naarta ayaay galayaan wayna ku waarayaan 😢

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab772 жыл бұрын

    Thanks

  • @qadijaxaji6810
    @qadijaxaji68102 жыл бұрын

    Thanks, bro juhdi badan ba galisay

  • @ibrahimabdalla3015
    @ibrahimabdalla30152 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad khadar

  • @cabdirahmanmahad2007
    @cabdirahmanmahad20072 жыл бұрын

    Masha alaha pro waad mahadsanatahay codsiygiih baa iga aqbashay

  • @iqroahmad1988
    @iqroahmad19882 жыл бұрын

    Jazaka Allah kheer wll aad baad umahadsantahay

  • @jigjigaboy1570

    @jigjigaboy1570

    2 жыл бұрын

    Ichs bin Dave gerammten und Linder und

  • @MohamedAhmed-yv4go
    @MohamedAhmed-yv4go2 жыл бұрын

    horey u soco sxb sare

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan87562 жыл бұрын

    Masha allah

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv2 жыл бұрын

    Waa jeclahay doodaha muslimiinta iyo galada ino so badi fadlan sxb

  • @idaomar5967
    @idaomar59672 жыл бұрын

    Ustaad doodahaan inoo so badi mhdsanid

  • @bilanqasin9294
    @bilanqasin92942 жыл бұрын

    Khadar pro waad mahad satay sidaad noogu soo turjuntid doodaha iyo siiradii rasuulka scw Lkn wllo qli waad nagu jiilaalisay todobaadadii hore way yaraayeen waxaad soo geliso Markaa wllo noosoo badi Sida aad usoo badisay maalmahan mahadsanid wllo khadar

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria51472 жыл бұрын

    Brother jazakalaah eebe haku sharfo

  • @queennaima1645
    @queennaima16452 жыл бұрын

    Mahdsanid my dear teacher ❤

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed12902 жыл бұрын

    Waxaa iiga muuqday dhari bilaa milixa Waayo siduu mulxidku uhadlaayay marka loo eego xaga ciristanga wax uu ku qanco maanu sinayn waxaanba qabaa mulxidiinta waxaa kukalifaya inayna aamininba ilahay waa diimaha gacan kurimiska ah ee meelahas dhooban lkn marka ay ladoodaan diinteena cadeenta iyo wanaaga badan waa ay kuqancaan jazaakallah wll khadar

  • @jamaahmed2600
    @jamaahmed26002 жыл бұрын

    Aad baad u mahadsan tahay khadar sxp

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq23022 жыл бұрын

    Asc khadar aad baad u mahadsan tahay, anigu waxaan ka jeclahay dood u dhaxeysa muslim iyo mulxid

  • @caynaashe8541
    @caynaashe85412 жыл бұрын

    Cajiiib ninka dooda kuhoreeyaa xu sheegay ee ah in aduun yada cidi kadanbeyso abuiristeeda

  • @fahimacadey3546

    @fahimacadey3546

    2 жыл бұрын

    Dee saw cidi kama danbayso abuurista aduunyada cidaas oo ah ilaahay swt

  • @SAREEDO46
    @SAREEDO462 жыл бұрын

    Barnamij yadi Ted talk noo soda

  • @Horumar
    @Horumar2 жыл бұрын

    10:40 qeexitaan uu heerkiisu sarreeyo

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria51472 жыл бұрын

    Tarjumida doodaha nocaana aduun iyo aakhiro eebe ajar balaaran kaga rajayniyaa

  • @cabdirahmanmahad2007
    @cabdirahmanmahad20072 жыл бұрын

    Runti wlahi si qalbi furan baa kaga ducayaya ilahay wax ad ku farxad ha ku siiyo

  • @dahirhuseen9623
    @dahirhuseen96232 жыл бұрын

    Alah ku garab galo wll qali

  • @habonehoddon
    @habonehoddon2 жыл бұрын

    Waad mahad santahay sidad wakhtiga nogu hurtay Allah haa kugu badalo khayr fara badan

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi88232 жыл бұрын

    Waxaan ahay qofkii uku horeeye ee arka

  • @abdourazakhersi1651
    @abdourazakhersi16512 жыл бұрын

    The Moumin is the one believe ALLAH et His Prophet SAW...... pl correct ur view

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan21272 жыл бұрын

    Mulxidku qiyaamihii buu qirayba mar haduu yidhi aduunyadaa dhamaanaysa

  • @saacidyasin9865
    @saacidyasin98652 жыл бұрын

    Kalmada muumin maaha mid loo adeegsan karo kiristanka waayo kiristaanku ilaahay inuu kali yahay ma aaminsana

  • @jawaahiri

    @jawaahiri

    2 жыл бұрын

    Wll eraybixintaas "mu'miniin" waa lawada isticmaalaa, xataa sh mustafe muxaadarooyinkiisa uu mulxidiinta kaga waramayo wuu isticmaalaa.

  • @soomaalisomalia3758

    @soomaalisomalia3758

    2 жыл бұрын

    @@jawaahiri Asc. Markaa erayga mu'miniin wax dhibi kuma jirto miyaa hadaynu christanka u isticmaalno? Waxan sidaa u leeyahay maan dhegaysan qaabka uu sheikh mustafe u is ticmaalay erayga. Mahadsanid.

  • @bashiirabdul4627
    @bashiirabdul46272 жыл бұрын

    Waxaad ifahansiisaa Sababta aad u isticmaashay erayga mu"miniin

  • @khaalidxasan1948
    @khaalidxasan19482 жыл бұрын

    Zhp dooda doktar Zakir Noo soo turjum doodaha Xusub

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan74842 жыл бұрын

    10:30

  • @gigoareuserious8986
    @gigoareuserious89862 жыл бұрын

    Mr hitchens wuuu dhintay IMINKA QABRI BUU KU JIRAAAA

  • @gigoareuserious8986
    @gigoareuserious89862 жыл бұрын

    Not Mu’miniin, but believers instead Have you ever heard through the Quran ever says GAALADA يا بها المؤمنون ? Sorry, Khadar..I am not religious person but I know ALLAH CALLS GAALADA ( KAAFIRUUN) Balse Ahlu kitaaab ayuuu sometimes Quraanku ku tilmaamaaa ..WAANA KIRISTAANKA & YUHUUDDA ( AJLU KITAABKA)

  • @qumanosmaan4001

    @qumanosmaan4001

    2 жыл бұрын

    Ninkani waaa Christian baan u malayn waaayo qofks uu la doodayo diin ma haysto.

  • @jawaahiri

    @jawaahiri

    2 жыл бұрын

    Wll eraybixintaas "mu'miniin" waa lawada isticmaalaa, xataa sh mustafe muxaadarooyinkiisa uu mulxidiinta kaga waramayo wuu isticmaalaa.

  • @maxamedxasan7484

    @maxamedxasan7484

    2 жыл бұрын

    @@jawaahiri Mumin macnaheedu waa aaminsane amba rumays ne Waa caadi ka ilaahay aaminsani waa mumin alle qirsan jiritankiisa Eray bixintu ma qaldana walalo Barnamijyada nooca ayaa ka daawan jirey meeshadan beryahan waa naga joojisay ee noo daa kuwa badan

  • @ahmeth2184
    @ahmeth21842 жыл бұрын

    Zxp khadar noo soo turjum vedioga THE MINING OF LIFE 🎤

  • @idrisali212
    @idrisali2122 жыл бұрын

    Muuminin maha Sxb mahadsanid lkn turjumada kalmadas iska sax

  • @jawaahiri

    @jawaahiri

    2 жыл бұрын

    Wll eraybixintaas "mu'miniin" waa lawada isticmaalaa, xataa sh mustafe muxaadarooyinkiisa uu mulxidiinta kaga waramayo wuu isticmaalaa.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh2 жыл бұрын

    Labaduba waa gaalo,doodan maan xiiseyn.

  • @abdirahmaan.9470
    @abdirahmaan.94702 жыл бұрын

    Waligay ma arag qof mulxxida o wajigisu nuuraya balaayo fool xun

  • @user-df4ss5uf9i
    @user-df4ss5uf9i8 ай бұрын

    😂

  • @maxamedadan5353
    @maxamedadan53532 жыл бұрын

    hadanu islaam nahay nama matalaan kiristanku

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn1855 Жыл бұрын

    Kiristaan iyo mulxid kaadi iyo saxaro uun iga dheh hhhhh

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed17762 жыл бұрын

    Kiristaanka ilaahay ayaa kaafiriin ku sheegay markaa mu,miniin laguma sheegi karo