DOOD CULUS - SHIDAALKA & GAASKA SOMALIA - Goboleysiga ayaa Lagu Heshiin La,yahay - Ceel OIL Kawaran?

Goboleysiga ayaa Lagu Heshiin
La,yahay - Ceel Shidaal Ah Kawaran?
Toddobaadkan London waxaa lagu qabtay shir caalami ah oo looga
hadlayay shidaalka iyo gaaska Soomaaliya. Haddaba ma tahay xilligii
saxda ahaa ee Soomaaliya ay soo saari lahayd shidaal marka la eego xaaladda ammaanka dalka?
........................................................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

Пікірлер: 28

  • @karlson982
    @karlson9825 жыл бұрын

    They must make a contract with Norway. Norway is the world leader in oil and gas. and there after they have to create oil funds. I live in Norway now and know a lot about it.

  • @waryaaheedheh6110
    @waryaaheedheh61109 жыл бұрын

    *SOMA OIL AND GAS waxay qadanaysaa oo loo saxiixay boqolkiiba 90% waa wax waliigii lamaqlin aduunka* Oo waliba data la ga so shaqaayay oo la badalay siduu dhahay oo lagu ciyaray baa laga cabsanayaa in aye soo bandhigaan, ma ahan datada oo sideedi aah oo safi aah.

  • @ahmedmohamed-de9do

    @ahmedmohamed-de9do

    9 жыл бұрын

    Waryaa Heedheh afkaaga caano laqabay. waa runtaa.

  • @Somali-engendering

    @Somali-engendering

    7 жыл бұрын

    .

  • @waryaaheedheh6110

    @waryaaheedheh6110

    7 жыл бұрын

    Waa in lag qasbaa inay data oo sideeda ah inay noo keenaan oo waliba; lagu yirahdaa hadii hadhowdii la ogaado inay wax ka badaleen inay beelayaan qandradkooda oo waliba ganaax la kulmayaan. Isla markaa na inaan tartiibsano waye hada ileen watuu madaxwaynaha Maraykan yiri xoog inuu oilyada oga qaadan lahaa Iraq haduu asaga joogay wagii dagaalkaa dhacayey.

  • @engjoof661
    @engjoof6618 жыл бұрын

    masha allh alla wuxuu la manneestay somlia khyraad dabiici ah lkin aaawy dhliyardii ama dadkii ka faa iidaysanlahaa shidalka iyo dhanka dhulka ku jira wata dhalinyaradu ay malin ba maalinta ka danbeeso ay u qul qulayaan ayna aadayan una tagriibayaan wadamada shisheeye war dhulkiina jooga oo ka faaiidesta khyradka kujira wadanka hadii aad ka carartaan wadanka ma kenyti iyo ethopiyan ba kanoqonaya madaxweyne somlia kadib dhanka shidal noo soo celiya runtii ani waxn ka qiiroonaya madaxweeynayaasha an wadnka dhaqaalihiisa aan difaaceen malinkaste yurub iyo china ayaa wxy iska dhigan wax wadnka dalxiis u yimada kadibna dheemanka iyo dhagaxa yuriynka ah kala baxa blse ani wxn ka dhiidhin in ay madaxda somaliya wax ka qabtaan wadnka alla nabad baadi

  • @mohamedroble8200

    @mohamedroble8200

    7 жыл бұрын

    soma oil and gas. somali waxba kuma lahan. wa shirkad dhac cad somali logu tala galay inay ku samayso. 100 cent shisheeua leh. taa macnaheedu wa somaliya waxba kuma lehin. wa boob cad. oo umada somaliya lagu someyay

  • @Afalaa
    @Afalaa6 жыл бұрын

    YAXYE AYAAN 100% KU RAACSANAHAY ARINTAA. SI FIICAN U FIIRIYA WAXA KA SOCDA IRAQ, SYRIA, LIBYA, SOUTH SUDAN.

  • @jebrilabdulazeez
    @jebrilabdulazeez7 жыл бұрын

    shirkadooyinkaan reer galbeedka waana tuugo bada, wabiyada iyo dhulkaba weey naga wasaqeeynayaan oo waxeey nooga daadinayaan saliida iyo shidaalka wasaqda ah oo kasoo haro waxeey xadaan. waxaa soomaali ahaan noo fiican in aanan heshees lalagalin hada laakiin hadii lalagalo waa in soomaalida eey leedahay ugu yaraan boqolkiiba kontan wadankana eey wasaqeeykarin ama wasaqda lagu daadin karin.

  • @ilyaasoow
    @ilyaasoow6 жыл бұрын

    Untill we have peace and educated leadership we should keep the oil in the ground. This is because of two reasons: 1. To protect our environment for our future generations. 2. To not escalate the current friction between our people. Remember oil companies are only interested in their pockets they don't care about the people and environment. We suffered enough. NO MORE suffering. soomaali hurudooy wake up for your sake.

  • @younge252
    @younge2527 жыл бұрын

    ha isku aminin shell amma sherkad american in ay na dhacay be rabaan

  • @ashaabdi176
    @ashaabdi1767 жыл бұрын

    soma oli waa Somaliya oli aya laga waada

  • @faraxabdi2510
    @faraxabdi25107 жыл бұрын

    maqabo in shidaal lasoo saaro ogoow intaa irmaantahay baa lagu rabaa hadii lagu ogaado inay kaa dhamaatay waa lagu nacay marka waxayaga waa daawanaynaa ee yaa lataaban intaan helayno doowlad fiican oo cadaalad wax uqaybisa marka dib haloo dhigo fadlan wax badan baanu ognahay

  • @ahmedmohamed-de9do
    @ahmedmohamed-de9do9 жыл бұрын

    First learn and teach and educate people, then try making a deal with competent and honest leaders to do the deal. learn petroleum, economics, business management, adminstration, soo sorry these bafoons aught to learn before they leap. Oil Oil Oil can you read and write and comprehend first. then learn to tolerate each other. then may be we can listen and debate and agree without tit for tat...then we can all make a joint decision to deal with the oil business and the big players.

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek42977 жыл бұрын

    kuwan wariyasha aya dadka isku diraayo ilahey dhulka ha idinla gooyo gaalo gaalo dhashey.walayaal naga daayo goboleysi iyo qabiil noloshi ba la nahey subxanallah ma sidan baan aduunka uga tageynaa adunka anagoo qaxooti ah qabyalad iyo qabiil leesku caayo aya dhimashadii ku sugeyna aduunka.war aan noolaano somaliyeey 😭🔫

  • @mymrgreenmrgreen
    @mymrgreenmrgreen7 жыл бұрын

    wadanki u sas u jallo bay raban in ayy gaska iyo qeeradka lacag ku hellen dadkane banaka bay yiifan..war ninka ilhaay kursiga uko dallay kallay u ka gaca hadi kalle dhol ah kosdan ilen somalinimadisa ma tiir tirmayso gadi ba tir tirmi doono....u sas ba basapor ilaan ku dhay aadi iyo ilmahda qaarniga soo socodo...

  • @silencerak1156
    @silencerak11566 жыл бұрын

    Waxan ku racay yaxye rayigiisa waa in dalka shidalkiisa la yara hakiyo si dagal iyo is qabqabsi anan loo galin, dalka sharci iyo nidaam fican shaqeya hala dajiyo oo dadka hala mashquliyo kadib shidalka hala soo saaro.

  • @mohamahadsanidsxbomar7544
    @mohamahadsanidsxbomar75445 жыл бұрын

    kkkk kkkkk

  • @mohamedilmi2844
    @mohamedilmi28447 жыл бұрын

    beeelo waaye inaga soo gaba gabeeya yaqeyow

  • @ahmedmohamed-de9do
    @ahmedmohamed-de9do9 жыл бұрын

    TUUGO. shirkada bareysa waa tuugo lamana aaaminikaro. hala soo cesho shirkadii RANGERESOURCES ee Australianka aheyd. mdaxda meesha isugu tagtay qibrad uma laha ee hala iska qabto. wexey kuleeyihiin waa bada iyo hareeraheeda, waaa bolocks, dont bleive it and dont want it. transparency is required.

  • @kaamilyuusuf3294

    @kaamilyuusuf3294

    7 жыл бұрын

    kkkkk

  • @kaamilyuusuf3294

    @kaamilyuusuf3294

    7 жыл бұрын

    illaa wadaniyad lahelo ba haboona inaynu baarno shidaal sababtoo ah kobcinta bulshadu waxay hor muud utahay danta guud ee wadanka kala firirsanantani ma aha mid la orankaro shidaalbaan ku baaraynaa

  • @kaamilyuusuf3294

    @kaamilyuusuf3294

    7 жыл бұрын

    alloo na badbaadsha mooyee sidaan kudawoobi mayno

  • @engjoof661
    @engjoof6618 жыл бұрын

    masha allh alla wuxuu la manneestay somlia khyraad dabiici ah lkin aaawy dhliyardii ama dadkii ka faa iidaysanlahaa shidalka iyo dhanka dhulka ku jira wata dhalinyaradu ay malin ba maalinta ka danbeeso ay u qul qulayaan ayna aadayan una tagriibayaan wadamada shisheeye war dhulkiina jooga oo ka faaiidesta khyradka kujira wadanka hadii aad ka carartaan wadanka ma kenyti iyo ethopiyan ba kanoqonaya madaxweyne somlia kadib dhanka shidal noo soo celiya runtii ani waxn ka qiiroonaya madaxweeynayaasha an wadnka dhaqaalihiisa aan difaaceen malinkaste yurub iyo china ayaa wxy iska dhigan wax wadnka dalxiis u yimada kadibna dheemanka iyo dhagaxa yuriynka ah kala baxa blse ani wxn ka dhiidhin in ay madaxda somaliya wax ka qabtaan wadnka alla nabad baadi insha allh future wan la soo baxaynaa

Келесі