No video

Diinta Iyo Nolosha Aasaaska Waxdada DR Maxamed Daud Part 8

Пікірлер: 29

  • @munira005
    @munira0054 жыл бұрын

    Dr : maxamed Daa’uud Asc we Allah Wb. Aad iyo aad baan kuugu mahad Celinayaa Waxan Jeclaan lahaa Codfigeyaa in aad iga Aqbadho: Haddii aad awoodo Arinkan waa Arin Culus oo Taariikh Weyn ah Fadlan : Buug ka Qor Waxan noqonayaa Ruuxa ugu horeya Ee Kaa Iibsada Insha Allah Aad baad ugu Mahadsanid tahey Allah Ha Kuusaaro Miizaanja Xasanaatika Aamiin Yaa Rabi L❤️

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad37523 жыл бұрын

    Allaha xifdiyo dr maxamed daa uud allah haku xifdiyo maansha allah

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290Ай бұрын

    Dr mahamed dauud , waa run badan .

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh82464 жыл бұрын

    waar maxamed cabdi daaud waa ruug cadaa...waxa uu ka waramayaa wuxu usoo joogay....kuwa durayaa waa xoolo taariikhda uyaqaan waxay rabaan

  • @azlmcl198
    @azlmcl1987 жыл бұрын

    xaq buu ku hadlaya maxamed cabdi daa'uud dadka in taqaaliidoodi diiniga iyo dhaqanka isugu jirey in laga kaxeeyo maaha aniga laftirkaygu dadka aaminsan salafiga iyo wahaabiga ayaan ahaa balse si baan uga yara boodey iminka intan aan la socdey barnaamijyada maxamed cabdi daa'uud oo waa horana dhageystay

  • @yaahkugu871

    @yaahkugu871

    7 жыл бұрын

    Azl Mcl ninkan waa ashcari caqiidadiiso MA wacna yaan Loo dhawaan

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim76964 жыл бұрын

    Aad baan u fahmay halka ay katimid balaayada ina haysato jazaka alaah waxaa weeye siyaasi gaalada u shaqeeyo iyo wadaad carabta sacuudi u shaqeeya isla sacuudi waxaa xakumo gaalada markaa asalku waa gaal u shaqay o lacag qaado intaas ayay ka siman yihiin

  • @HamzeOsman

    @HamzeOsman

    4 жыл бұрын

    midh intaa leeg mad fahmin. iska aamus uun. siyaasad iyo diin kala saar horta haduu caqli kugu jiro. mise 12 jir baa tahay oo wxa kala saari kari maysid

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Oo maxaa lakala saari waaba isku haystaan xukunki iyo wahaabisinki saw sacuudi maad tegin?! Diinta iyo xukunka way wada shaqeeyan waa hal xafiis wax alaale wixii wahaabigu sameeyo waaba diin Saw maad arag in ay wax xaaram ah xalaal ka dhigaan eeg sheekh umul waraabuhu waa xalaal 😎 Eeg hadalada muxamad bin cabdi wahaab cidii nasoo raacda waa muslim cidii na diida waa gaal

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060Күн бұрын

    Ninkaa Dr cilmiga ayaa ka abadaty Ama Cilmiga ayaa ku yar Marna asaga ayaa afkiisa ka aqiranayo Hadana ku inkirayo Afkiisa

  • @macaashyare
    @macaashyare4 жыл бұрын

    Wahaabiyada ka hor ma lahayn qof muslim ah oo gaaleeysiinayaa qof kale oo Muslim ah oo weliba dhiigooda xalaaleeystay, Soomaalida Ilaahay ka baqa oo ku laabta manhajkii Ahlulsunnah wal jamaacah oo salka u ahaa Madhabka Shaaficiga oo weligeen ku soo caano maalnay; Wahaabiyada oo dadka ku qalda Salafiyah waxaa noo keenay Sacuudiga oo dabada ka riixayaan Yahuud iyo reer Galbeed si loo burburiyo dalalka Muslimiinta ah; Bal Fiiriya Daacish, Alshabaab, Boko Xaraam waxay dilaan 99% Muslimiin;

  • @munira005

    @munira005

    4 жыл бұрын

    😢 😭 aad baad umahadsantahey Sida aad inoogu cadeysey Ee sharah macaan ka bixisey

  • @macaashyare

    @macaashyare

    4 жыл бұрын

    @@munira005 mahadsanid walaal macaan, kheyr badan Allah ku siiyo Aamiin

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad37523 жыл бұрын

    Balayada lakadlaynaayo alloo na baalmari

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac61564 жыл бұрын

    Barnaamij aad muhiim ah, weeye oo iftiiminya meesha ay naga soo galeen ururadadan wadanku ka dagi la, yahay.. Sida Al ictisaam, al-Shabaab, al islaax iwm

  • @cawilmaxamuud1039
    @cawilmaxamuud10394 жыл бұрын

    Ala muxuu Ku hadlayaa miyaan lala xisaabtami doonin (كبرت كلمة تخرج من أفواههم إن يقولون إلا كذبا)

  • @mahamoudabdi7426

    @mahamoudabdi7426

    3 жыл бұрын

    ان كان لديك ما ترده به قل بحجة ودليل وموضوعية

  • @madashaaqoontaislaamka9030

    @madashaaqoontaislaamka9030

    2 жыл бұрын

    Wuxuu u soo joogay buu ka waramay iyo xaqiiqo Adigu wax laguu akhriyay ha iska Aaminine Ninkani waa waayo arage adigu baadhitaan samee hadaad Ku kalsoonayn warkiisa Wahaabiyadana warkeeda waa sidaa uu sheegay Kuwaa leeyahay 40 sanadood baan la hadlayay haka mid noqone Ama iska xambaarsanoow wahaabiyada Bugjet kaagana iska qaado

  • @mohamedhassan6174
    @mohamedhassan61744 жыл бұрын

    Diktoorka aad baan uga helay sida uu wax uu qaada dhigayo iyo hakad la'aanta hadalkiisa. Wahaabiyadusa ha raali ahaadaan, kama yeeli karo aabaha iyo awoowgaa baa gaalo ahaa.

  • @cabdixuseen2033
    @cabdixuseen20333 жыл бұрын

    Waa beenale

  • @hajiali1120
    @hajiali11204 жыл бұрын

    Qabyaalad iyo somalilandnimo ba jaha wareerisay ninkaaan. Aqoon diineedna kama muuqato haduu maalmo xarako iyo urur islami uu ka mid ahaaa. Mida kale carabi saxanba kuma hadlayo

  • @abushurayxmohamed7091
    @abushurayxmohamed70918 жыл бұрын

    alla muxuu baadi ku hadlay ninkan lunsan wax aana ka muuqata inuu ashcari yahay

  • @rabiehassan8923

    @rabiehassan8923

    4 жыл бұрын

    Wixi la sheegayey uun baad wali wadaan fidmada wahaabiyada qofku waa lunsanyhy uun bay yaqaanaan

  • @amiincox6206

    @amiincox6206

    4 жыл бұрын

    @@rabiehassan8923 magaciisa ayay ka muuqata halku ka socdo

  • @nimanmohamed4138

    @nimanmohamed4138

    4 жыл бұрын

    abu shurayx mohamed ashcari inuu yhy na ceebaa wlhi nacas baad tahay

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Oo haduu yahay ashcari ma ceeb baad u aragtaa saw tii culimadii ashaaciro may ahayn waa kuma sheekha qoray minhaaj ? Waa kuma sheekha sharxay? Bukhaariga oo waa kuma mufasirka jalaalaynka ee quranka fasiray? Dee waa ashaaciro imaam nawawi imam ibn xajar imaam suyuudi 😭 wahaabiya bal ii sheeg waxa ey sameeyen waa uun gaal bambo kasoo qaad ee muslim ku dhex qarxi !!!

  • @khalidwiseman8968
    @khalidwiseman89686 жыл бұрын

    Ninkani wa timo wayn qabyaalaste ah beenaale ah sh. Barbaraawi waa salafi umaduna wanaagisa way uu qiryaan. Nikani waa fitnoole

  • @mahamoudabdi7426

    @mahamoudabdi7426

    3 жыл бұрын

    الحديث (واذا خاصم فجر). Ku doood cilmi caydo wa cimi laan hadaad xaqu dhinaca kale yahay cayn tuhmad iyo wax ka baxsan madooca.