Digniin Arin Halis Ah Malabka Ayaan Ilmaha Caloosha Galay Ku Soo Ridaa

Waad Ku Mahadsandahay Daawashada Muqaalkan
Waxan Kuu Rajaynayaa Cafimaad Waara

Пікірлер: 152

  • @sacdiyacafifa2863
    @sacdiyacafifa28634 жыл бұрын

    Wcs w w Dr mahadsanid waanoyinka wax ku olka ah oo bulshada uso gudbiso illahay haka abaal mariyo shukran markale

  • @sharifomaxamed6404
    @sharifomaxamed64044 жыл бұрын

    Wd mhdsnthy wll qeer Alla hakusiyo waxanka codsanaa in ad no so geliso cuntoyinka lagahelo fitimin D ga fadlan

  • @sahrasiman847
    @sahrasiman8474 жыл бұрын

    Asc Dhaqtarka sual ban Qaba Waxad ka so hadasha dadka habenki gacantoda markay jiifan barkada gacanti ba i xanuuntay sidan u barkanayay Thanks

  • @nimcocumarnuuroday7247
    @nimcocumarnuuroday72472 жыл бұрын

    Wcs DR aniga waxan ahay gabadh wali ma gursan lakin waxa igu adag sunaha dumarak inu iga imado wanan ku bukuda ee ado mahadsan maxan ku dawya isbitalkan tago wuxu iga muda irbad ee maxa xalala

  • @nadarmohamahmud6808
    @nadarmohamahmud68082 жыл бұрын

    M,a

  • @maayaabdalaa3401
    @maayaabdalaa34012 жыл бұрын

    Walaalo dhiiga ayaa iga maqnaa mudo kunton iyo labo bari ayuu iga maqnaa kadib ayaa waxaa igu dhacay xanuun hargab calool xanuun labo labo madax xanuun saa ida kadib ayaan malab iyo xabaa suud cunay waxaa dhacay in dhiig badan oo iga is taagi waayay mudo 15 cisho ah dhakhtarkaan utagay wuxuu idhahay uur malihid ilaa kaadidii ilaa dhiigii waalayga baaray nagative ayay soo saareen still wali waan dhiigayaa maxaan sameeyaa ilaa cubuyutar waa lay saray waxna may sheegin dhiig xin jiro yar yar wata ayaa iga socda please ii soo jawaab waan yaabanahee

  • @ciiseabadi7385

    @ciiseabadi7385

    2 жыл бұрын

    Wll

  • @hoothofuaad4313
    @hoothofuaad43133 жыл бұрын

    Anigu bishii sagalad ayan ku jira wan cunay malin dhawayd waxanan islaha bal fooshada haso dhaweeyo imika xanuun ayn dareema

  • @samaarasocial2820

    @samaarasocial2820

    2 жыл бұрын

    Abayo ana hada sidas sameyay maxa kala kulantay iisheg

  • @umuomarfaaruuq738
    @umuomarfaaruuq7384 жыл бұрын

    dr arinkaan waan sameeya inkasto anaan uur dareemin qasdigana waxaan qabaa qaliimo badan anigoo kabaqaya dawoyinka kala dhereeya ilmaha adoo mahaddan kasoo hadal dawad ilmaha lagu kala koriyo

  • @user-ck8fq1il5u

    @user-ck8fq1il5u

    3 ай бұрын

    Asc

  • @umuhananabdi9962
    @umuhananabdi99624 жыл бұрын

    Subxanalh

  • @monnaawad8549
    @monnaawad85492 жыл бұрын

    Dr wax aan dhibaato lahayn oo aan ku kala koriyo ilmaha iso sheeg plz

  • @user-th1uq4kq9k
    @user-th1uq4kq9k6 ай бұрын

    Malabkamalagudaaweeyaaqalqalkadhiiga

  • @qajo9403
    @qajo94034 жыл бұрын

    Aniga hooyo 35jir ah ahay 9cunugna waan layahay illa cadada iga go ayso a Hadoo Allah i siinyo illmo waan dhala Allahamdulillah ashugri rabil calamiin foosha xanuunka laga sheego aniga ma argo walhi lakiin halko mar waan iska jeclan lahaa inaa argo sa foosha balaayo badan iyo xanuun laga sheegya subbhanallah i love love love love having babies marka markii marka ka danbiso illmahaga waan jeclahay gabdhaada igu ween wa 22jir midka igu yarna wa 19month old waya 5girls and 4boy's waya mashallah if ur from Canada Ottawa give me like inshaallah

  • @drcafimaadkaqoyska

    @drcafimaadkaqoyska

    4 жыл бұрын

    Mansha allah wll allah haku la garab qabto adna cafimaadka hakuu sii saayidiyo

  • @qajo9403

    @qajo9403

    4 жыл бұрын

    @@drcafimaadkaqoyska aamiiiin walalo same4u as we'll jzklh

  • @kamilofarah8364

    @kamilofarah8364

    2 жыл бұрын

    @@qajo9403 masha allah ilahey hakuu dhafo abyo from Edmonton 👋

  • @jumaikzh8714

    @jumaikzh8714

    2 жыл бұрын

    Wllo aniga iso xidhiidhi inaad ila taliso ayaan rabaa❤🙏🏻mahadsanid wllo

  • @amalmaxamed1698

    @amalmaxamed1698

    2 жыл бұрын

    Marka ma 12 jir bad ku dhashay inantada 😂😂😂😂

  • @yasminsomali0926
    @yasminsomali09263 жыл бұрын

    Dr asc waxan ahy 9 asbuc iyo kubitarka Hadi leku baray Waxo leeyahy uur balse canug umah jedno bac ewar bah kujira minka Wana kah sohaqenah

  • @jumaikzh8714

    @jumaikzh8714

    2 жыл бұрын

    Asc wllo anigaba sidan oo kale way igu dhacday lkin xaaqitan dhakhatirta imay dhihin

  • @niciimaxasan6325

    @niciimaxasan6325

    Жыл бұрын

    Kkkkk hadalkaa waan ku qoslay abaayo bacadii ebarka ahayd ilmo makuu noqotay

  • @maxamedcali6635
    @maxamedcali66354 жыл бұрын

    Asc diktore aniga waxan rabaa inaan idinla wadaago arin aniga ihaysa bal wan raditay gmail kaga inbadan bal hadda ilawadag gmail kaaga si aan wax bdn oo talo ah isii saan mahadsanid

  • @drcafimaadkaqoyska

    @drcafimaadkaqoyska

    4 жыл бұрын

    Waa kan drfamily120@gmail com

  • @maxamedcali6635

    @maxamedcali6635

    4 жыл бұрын

    @@drcafimaadkaqoyskamasha Allah mahadsanid

  • @sahroali4672

    @sahroali4672

    11 ай бұрын

    @@drcafimaadkaqoyskaAsc

  • @user-ck8fq1il5u
    @user-ck8fq1il5u3 ай бұрын

    Mxa ku sorida ilmha urka play wllyal Ila taliya

  • @caaahomaxamed5767

    @caaahomaxamed5767

    2 ай бұрын

    Makaa soo bexeen

  • @user-pn9jt2he9c
    @user-pn9jt2he9c7 ай бұрын

    Walal waxan lee yahay uur bil ah waxan cunay dhowr qaado oo malab ah waxan daremaya xanuun dhabarka iyo qaybta hoose ee caloosha marka maxaa ii talo ah oo aan sameeya😢

  • @user-yu3hn7lo3g

    @user-yu3hn7lo3g

    6 ай бұрын

    Abyo malabka aad cuntay ilmihi maku badbaaday😢

  • @safiyosafiyo4621
    @safiyosafiyo46214 жыл бұрын

    Waxan cuna dawa uraka ka hora tagan waxan leeyah dhabara xanuun jogat ahay dawadu waxa tahy kinina wan sada cishi bay jidha kaga kijirasa

  • @drcafimaadkaqoyska

    @drcafimaadkaqoyska

    4 жыл бұрын

    Safiyo soo yara cadee oo soo faah faahi su aashaada si talo ku haboon la kugu helo

  • @umumuraad8913

    @umumuraad8913

    2 жыл бұрын

    @@drcafimaadkaqoyska dr plz ila hdl 5 bil qalanhy cadadada Waa la ahay uur isku arky mxn smyaa hada ilmo ma rbo ila rali 😭😭😭😭😭😭

  • @najmasaid9321

    @najmasaid9321

    2 жыл бұрын

    @@umumuraad8913 xabiibti ila so xarir isku xalad ban nahay

  • @NuurMaxamed-nd5wx

    @NuurMaxamed-nd5wx

    Жыл бұрын

    ​@@najmasaid9321 abyooyinow isojawaba anigoo sadex bil jogaa uur qaday wana qalanahy

  • @najmasaid9321

    @najmasaid9321

    Жыл бұрын

    @@NuurMaxamed-nd5wx halke kala so hadla

  • @shamsomuuseali2269
    @shamsomuuseali22694 жыл бұрын

    Asc hooyo uur leh 8bilod ah oo qaluun labano ah leh oo ilmo lagu qalay ma cabi kartaaa xulbada

  • @drcafimaadkaqoyska

    @drcafimaadkaqoyska

    4 жыл бұрын

    Maya

  • @osmandhagajunabdi357

    @osmandhagajunabdi357

    2 жыл бұрын

    It is good advice

  • @qnnaimoch1725
    @qnnaimoch17253 жыл бұрын

    Dr hlkan kala soo xiriira

  • @ayuubaadan920

    @ayuubaadan920

    Жыл бұрын

    aniga ilaso xiriir ana talo fcn ku haye isoqabo mcnt

  • @dheemancadey6071

    @dheemancadey6071

    8 ай бұрын

    ​@@ayuubaadan920halkee

  • @user-yu4iy3yr6h

    @user-yu4iy3yr6h

    8 ай бұрын

    ​@@ayuubaadan920abyo lamarka ishek😢

  • @cadeeyqaali4436
    @cadeeyqaali44364 жыл бұрын

    Horta dumarka uun maxaa balaayo walba kafikirkeeda dusha kasaaray war ninka siiya daawo ama bacqafiif ugeliya alcabaaska ee laastiig kula xera 😁 waan uxiisay pagekann mudo dheer ma imaan

  • @qajo9403

    @qajo9403

    4 жыл бұрын

    Ufffff why bac lo isticmaala waba xalashada ma dhilo batahay aqass

  • @cadeeyqaali4436

    @cadeeyqaali4436

    3 жыл бұрын

    @@qajo9403 markaa ilmaha iska ilaalineysan idinku soo dhillo matahiin

  • @ayuubaadan920

    @ayuubaadan920

    Жыл бұрын

    @@qajo9403 iney dhilo tahy weyku shegtay

  • @sumayaismail69
    @sumayaismail692 жыл бұрын

    Uurka 8bilood ma lso ridi kraah hdaa malab la cuno

  • @farhiaahmedfarx-gz4yx

    @farhiaahmedfarx-gz4yx

    Жыл бұрын

    Maya abyo bila yaraha ilaa shan bilod

  • @ayanmuhumed3488

    @ayanmuhumed3488

    Жыл бұрын

    ​@@farhiaahmedfarx-gz4yx abayo Malaba nuce isticmala ani bil iyo wxa ahaya🥲

  • @farhiaahmedfarx-gz4yx

    @farhiaahmedfarx-gz4yx

    Жыл бұрын

    ​@@ayanmuhumed3488 malab saafiya cun oo aan aheen waxa gacan ku samayskaa

  • @ayanmuhumed3488

    @ayanmuhumed3488

    Жыл бұрын

    @@farhiaahmedfarx-gz4yx Suu oo yala Wana waye Malaba bdn cabay wxa wuu igatari waye iiso sawir

  • @ayuubaadan920

    @ayuubaadan920

    Жыл бұрын

    @@ayanmuhumed3488 abaayo malab hacunin ana kugu qasanayo uurka

  • @ramlonuur8772
    @ramlonuur8772 Жыл бұрын

    Dr asc magaceygu was wardo cumar waxaan aan rabaa inna our iska so rido sabbo la xiriryo inan awoodin inna heysankarin ilmheyga wayo abihii wa igu inkiriay ehelkeygune ma awoodin inna lawadaago sideen iska ridi karaa wayo. Dhibatooyinbadan aan daremoyaa waayo majirto qof igu tageerikaro. Mana hubo inan anigu aan awoodo xanintiisu seen yeelaa ila taliya dhamntiin was codsi pls

  • @maryuma____official2493

    @maryuma____official2493

    Жыл бұрын

    Abayo xal ma heshay kula mid ban ahee ma iska riday ilaso hadal abaayo

  • @hafsaabdiqani1136

    @hafsaabdiqani1136

    Жыл бұрын

    Abayo waa imisa bilood

  • @maryuma____official2493

    @maryuma____official2493

    Жыл бұрын

    @@hafsaabdiqani1136 aniga

  • @nimcohnaziyah2014

    @nimcohnaziyah2014

    Жыл бұрын

    @@maryuma____official2493 abayo adu xal ma heshy

  • @nimcohnaziyah2014

    @nimcohnaziyah2014

    Жыл бұрын

    Imika Maka ficnthy wllo

  • @iqromaxamad2513
    @iqromaxamad25134 жыл бұрын

    Dr aniga waan sameey jiray malabka caadiga cabi jiray lkn ilmana ma qadi jirin maraan iska dayay ayaan uur qaday ilmihina bishi labaad markeey maraayan baan diig iyo xanuun isku arkay dhaqtarat baan u tagay dawoyin beey i siisay dawdi muda sadax bariya markaan cunay waxaba kama fahmin kadibna malab baan cabay weyna iga soo dhaceen dr qalad miyaan galay wlh hada uurki ka danbeyay baan leyahay aadna wan ugu xanuunsaday bishi 5 baan ahay gaas boga nabar iga qabto laab jeex biyo hadaan cabo wey igu soo gadoomayan lalabo matag qandho cuno ma qadan karo dhaqtar waan ka dalay

  • @nuunowmaxamed9474

    @nuunowmaxamed9474

    3 жыл бұрын

    zzaQaedaew111

  • @Simranibraahim789

    @Simranibraahim789

    3 жыл бұрын

    Abayo malabka saafika ah miya cabi jirty o cadiga ah

  • @zakiali9305

    @zakiali9305

    3 жыл бұрын

    Allah ku cafiyo abaayo

  • @boqorada895

    @boqorada895

    2 жыл бұрын

    Asc wll hadi o malabka safiya lacuno ilmaha makasohalawa didor

  • @sumayaismail69

    @sumayaismail69

    2 жыл бұрын

    Uurka 8bilood ma lasoo ridi karaa hadaan malab cuno