Cuntada ay cuni Karin hooyada uurka leh 🤰🏻

Пікірлер: 108

  • @nimoadam5252
    @nimoadam52527 ай бұрын

    Thank you

  • @hanibarwaaqo1339
    @hanibarwaaqo13395 ай бұрын

    Shukran macny ❤

  • @AyanMuhumed-rl3gh
    @AyanMuhumed-rl3gh8 ай бұрын

    Thanks wlo Qali

  • @Canab-xd9fz
    @Canab-xd9fzАй бұрын

    Shukran abyo fidiyowgan ad ayow I anfacay barakalah

  • @user-mh1bq5fn5k
    @user-mh1bq5fn5kАй бұрын

    Thanks qali

  • @user-fy1gh2jr4h
    @user-fy1gh2jr4h10 ай бұрын

    Mahadsanid abaayo ❤

  • @ikran3498
    @ikran3498 Жыл бұрын

    Şükren abayo wx muhiim aya no shegtay 👏👏

  • @user-qq5nv7te9i
    @user-qq5nv7te9i2 ай бұрын

    Zeytuunka kwrn abaa

  • @MalaakMaxamed
    @MalaakMaxamed3 ай бұрын

    Shugran abyo ❤

  • @sumayocllahi9967
    @sumayocllahi9967 Жыл бұрын

    Waa mahadsanthy abaayo

  • @BushroCali-fs1tc
    @BushroCali-fs1tc10 ай бұрын

    Shugran xabbiibatii ♥️♥️♥️

  • @SuudaMohamed-gn3ri
    @SuudaMohamed-gn3ri Жыл бұрын

    Mxaas uguficnen xilibka

  • @salahomohamed5035
    @salahomohamed5035 Жыл бұрын

    Omg thank you so much abayo

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    Жыл бұрын

    U welcome abaayo

  • @ayanbadan8856
    @ayanbadan8856 Жыл бұрын

    Allaa abyo maxan cabi jiray qaxwe cafe hilib ano uur leh ilaa dhiig kar igu so booday alle ayaa qadaray lkn aniga waxa dhan ma ogayn 7 months laygu qalay ilmahi alxm wanu cafimad qabna insha allaah illahay iguma so celiyo nardanbe.

  • @ayaancabdulaahi897
    @ayaancabdulaahi897 Жыл бұрын

    Mahasanid abyo

  • @canabcabdi7180
    @canabcabdi71802 жыл бұрын

    Asc amina abyo waxan baygaa so boqday cawa wana kafaiday waxan ahay hoyo uurleh waliba bilow +ardayad herjamacade wadna mahadsanthy amina

  • @falisqueen6333
    @falisqueen63333 ай бұрын

    Thanks abaayo waxan ahay gabar kujiro bilowga uurka ispital waan ka shaqeeya socodka badan iyo dhaqaaq badan ma i dhibaa

  • @QueenAnju-mt9xq
    @QueenAnju-mt9xq Жыл бұрын

    Abyo cuntadee lacuni karra uurka cusub please ❤

  • @user-sh9ey7en3s
    @user-sh9ey7en3s2 ай бұрын

    Shugran abaayo

  • @ikraanitazaed7741
    @ikraanitazaed77412 жыл бұрын

    Wlzhy waxan ku waydinaya kiniinka xoqodaha ama qomamka wax ma yeeli karaa waxan 4week iyo afar cisho

  • @nagwamahdi6964
    @nagwamahdi6964 Жыл бұрын

    Machaalah walachay kurux

  • @naimaali5776
    @naimaali5776 Жыл бұрын

    Maxa nasta subixii 6da ila 2da duhurnima shaqeya in kasto shaqo culus ahayn lkn 7sacadod taganahy guriha marka tagana xanun ayan darema insha allh qayr

  • @maryanmaxamad9171
    @maryanmaxamad9171 Жыл бұрын

    Hilibka idaha ma isticmaali kartaa hooyada uurka leh

  • @khaliilmuuse9447
    @khaliilmuuse94477 ай бұрын

    Asc❤ amina shukar caninaska aniga ayu ika soridhay 3 bilot iyo malayga buratinka badhan sori hada lakin wax walbo wan bartay😢😢

  • @user-bq6xo3ti5w
    @user-bq6xo3ti5w7 ай бұрын

  • @qalbiquman4392
    @qalbiquman4392 Жыл бұрын

    Wuu icajabiyey videoga wana kafaaiday dear wax badan wanka sugeynaa insha allh mahadsanid

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    Жыл бұрын

    Thank you abaayo

  • @hafsamohamed605
    @hafsamohamed6052 ай бұрын

    Hilinka waan jeclahy cunistisa ilhay ha nogargaaro

  • @user-ok5ty9gy8u
    @user-ok5ty9gy8u11 ай бұрын

    Abaayo hadaan shiisho k warn isoo jawaab❤ hilibka

  • @user-pn9jt2he9c
    @user-pn9jt2he9c7 ай бұрын

    Maxaa la cunaa marka😂

  • @quruxleydaaduunka6473
    @quruxleydaaduunka64732 жыл бұрын

    Cayilinta caruurta

  • @maryamahmednour3228
    @maryamahmednour32282 жыл бұрын

    Abaayo nac nac kafee ma cuni kara waxa ku jira bishii labad

  • @SahraIbrahim-cj5je
    @SahraIbrahim-cj5je Жыл бұрын

    Mhdsanid wllo

  • @ikran3498
    @ikran3498 Жыл бұрын

    Hoyada hilibka wey cuni karta wll kaliya waa in ey aaad u kaarisaa

  • @sacdiyaahmed315
    @sacdiyaahmed315 Жыл бұрын

    Asc abyo jokoletka dhib miyu leyahay/teda kale abyo qarfaha Shah ku darsada Asagana dhib miyu leyahy

  • @runmahamed8157
    @runmahamed8157 Жыл бұрын

    Hadan idinku sobiray sanad iyo lixbilod kadib ala owlad igu irsaqay alx hal bila ahay isoducey in u ala isdkeyo wayo dhor jera dilmay walyal isoduceya hal mar mahsantin

  • @fardawsacali75

    @fardawsacali75

    Жыл бұрын

    Allah haku adkeeyo wll

  • @nasrahazan3928

    @nasrahazan3928

    Жыл бұрын

    Ilahey haku adkeyo inshaa alh wlashey.

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    4 ай бұрын

    Ilhy hku adkeyo

  • @user-lq8zr6uo6u

    @user-lq8zr6uo6u

    4 ай бұрын

    Wllo ilahay haku adkeeyo anigana sidokale❤

  • @muniishmuniish8983
    @muniishmuniish8983 Жыл бұрын

    Maxa la cunaya marka

  • @fatumojama2038
    @fatumojama20382 жыл бұрын

    Asc abaayo qaaali urta dhan way idhibee cuntooyinka dhan way iii uraayan maxaa sameya

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 Жыл бұрын

    Abayo adigo mahadsan sisinta ka waran gabar walashay ku walacday sisinta ana iska dah aya dhaha

  • @mohaalcantra4780
    @mohaalcantra4780 Жыл бұрын

    Xabad sowda kwrn

  • @fatumojama2038
    @fatumojama20382 жыл бұрын

    Asc wllo xalwad subag lagu daray ma cuni karaa wllo

  • @shabahaisseofficial6070
    @shabahaisseofficial60708 ай бұрын

    Cananaska xabad dhan baa igu tagtay anoo 2 bilod ah😂

  • @fardowsoyusuf3825
    @fardowsoyusuf38252 жыл бұрын

    Tufax mar ka walac ahay said u cuni jiray

  • @xamdimohamed8808
    @xamdimohamed88083 ай бұрын

    Umada benta kada malayga wa u ficanyahay hooyada iyo ilmaha malinti ila 50g Malay weine cunta hooyoda wayo wuxu ka qebqadana korinka maskaxda ilmaha ee ha qaldin dadba taladada qadan donan ee

  • @XaliishNuur
    @XaliishNuurАй бұрын

    Abaayo maxa keena xanuunka kalmasada 8 bilood maxa lagu daweya

  • @SahraCumar-ij8pb
    @SahraCumar-ij8pb7 ай бұрын

    Badhiba ma soo didaa iyo malabga

  • @fosiyamahad4992
    @fosiyamahad4992 Жыл бұрын

    Asc abyo mallayga wax dhib ah miyuu leeyhy uurka bilaawga ah aniga salmon aa cunaa sushi wax la dhaha saaid u cunaa malaay ceeriin ku jiro hadaa taqaanid wax dhib ah miyuu ii geesanaa abyo???

  • @Zaam495

    @Zaam495

    3 ай бұрын

    See ku noqoty abay ani saaid salmon ucunaa

  • @samiyahassen5177
    @samiyahassen51772 жыл бұрын

    Asc wll luqmadda macuni karaa beerka iyo kaliyaha ???

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Haaa abaayo waa cuniretaa

  • @dalmaraxmed6627
    @dalmaraxmed662710 ай бұрын

    Wallo cabitanka shanida dhib miyu ugeysta hda ayan caby wadnahana ixanunoye

  • @juweriyajuu3603
    @juweriyajuu3603 Жыл бұрын

    Abaa subaga lo,da mala cuni karaa

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Жыл бұрын

    Hbbtyeey hadda 5bilood ayaan ahay sharaabka daasada ee cananiska ayaan cabay dhawr bilood wax ma ii dhibayaaa🥺

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    Жыл бұрын

    Hbbti sharaabka daasadaha waa laga fican yahay waxa fican sharabka fareshka ah Kas ayaa ku wanagsan abayo

  • @ifrahapdillahiciise8550

    @ifrahapdillahiciise8550

    Жыл бұрын

    @@aminabarbaarintacaruurta4786 hye Xppty Waxa iisheegta Cinabka Iyo rumaanka iyo strawberry wax ma iidhiyaaan

  • @ifrahapdillahiciise8550

    @ifrahapdillahiciise8550

    Жыл бұрын

    @@aminabarbaarintacaruurta4786 hppty lkn sharaabku cananaas ayuu aha wax ba iidhibaya haddana 6bilood ahy

  • @queencayuush7299
    @queencayuush72992 жыл бұрын

    1bil iyo bar cml ayaa ahay hilbka w jclhy iskama jari karo lkn wn yareena e wllwy cunto dhan w nacay maxaa sameya wax dhanan le ku nolahy😪😪

  • @niciimaxasan6325

    @niciimaxasan6325

    Жыл бұрын

    Ma dhashay abaayo anigaa hada bil ah uur hilib ma dayn karo

  • @queenyasmin6782

    @queenyasmin6782

    Жыл бұрын

    Ukunta mala cuni kara

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto94842 жыл бұрын

    Abaayo muqaladaan nosobadi

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Haye abaayo

  • @Nalkaabdimacow-zb6er
    @Nalkaabdimacow-zb6er Жыл бұрын

    Uur 3 bil leeyahay

  • @FahadFahad-vb8ec

    @FahadFahad-vb8ec

    7 ай бұрын

    Masha allah anigana 2 bil alx❤😢

  • @fardowsobashiir9989
    @fardowsobashiir9989 Жыл бұрын

    Mhsnd wax badan ayn kafaıdy

  • @qalbisaliim1971
    @qalbisaliim19712 жыл бұрын

    Aminaay uurkeyga bil xata ma gadhin chocolate wa cuna wax ma iyelaya

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Haa abaayo caade waaye waa cunekartaa lakin cuntadha health ka badso

  • @zahuuraqalbi6954
    @zahuuraqalbi69542 жыл бұрын

    Asc abayo karooto iyo baradhad iyo canabk Maidhibeesa isojwb

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    haye abaayo caade waaye

  • @samsamdirir9774

    @samsamdirir9774

    2 жыл бұрын

    Abaayo maacankaa uurka. Kaa sohaadala maraka uurka kudhaaca duumaraka

  • @Nalkaabdimacow-zb6er
    @Nalkaabdimacow-zb6er Жыл бұрын

    Abyo sharaf diinsi ma cuni karaaaa

  • @luckynur7538
    @luckynur75382 жыл бұрын

    1bil uur ayaan leyhy hilib muqmad unban cuna madhiba

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Cun laakiin ha badsan abaayo ❤️❤️

  • @ifraaxcismaan8960
    @ifraaxcismaan89602 жыл бұрын

    Thank you so much baayo uurkeyga wuu yar yahay xitwa 1 weeks ma garaan cuntada waan ka go.ay maxaan sameyaa abayo ila rali

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    1 week oku hurayoo cadee waaye abaayo laken uu sku daye cuntu cunte

  • @ciiltirto9484

    @ciiltirto9484

    2 жыл бұрын

    @@aminabarbaarintacaruurta4786 dhaqtarka wuxu ikudhahay bishi 1 kudhamatay 2 kubilabatay insha allaah waan dadalaa abaayo

  • @iskufilancadey3428

    @iskufilancadey3428

    Жыл бұрын

    Abayo uur hal asbuuc kayar ama 1 weeks see lagu ogaanbkaraa

  • @qeenamran104
    @qeenamran104 Жыл бұрын

    Apaayo sprite ka ma la cuni karaaa❤

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    Жыл бұрын

    Maye abaayo

  • @nimcaanmaxamed6055
    @nimcaanmaxamed6055 Жыл бұрын

    Waxba kama jiro waxaad kasheekeynayso qaar kamida

  • @niciimaxasan6325

    @niciimaxasan6325

    Жыл бұрын

    Sida hilibka camal

  • @smartstore5815
    @smartstore58152 жыл бұрын

    Abyo macsaro macuni kartA

  • @farahismail8516
    @farahismail85162 жыл бұрын

    Wll waxan leyahau uur 1 bil iyo bar Hadanah caloshayda ma muqatoh aad ayay u yartayhy maxaa sababay wll se Intee calosha ku so baxdaa Xanun ayan ka daremah xudunta hosteda Dhecan ur leh Oo badan ayan isku arkay fadlan Iso jwp wll maxa sameyah Calosha na gorme kornin samaynysah

  • @ifrahapdillahiciise8550

    @ifrahapdillahiciise8550

    Жыл бұрын

    Wlshyey anba hadda waxan ahay 5bilood calooshaydana xoog uma muuqato Ani Lee dareemi kara uun Hbbty marka waa ilmihii ugu horeyy aniga adina sas uunban u maleenayaa Marka Ugubka lama arko badanaaa ilmaha 2aad iyo 3aad waa la daremaa xoog

  • @farxiyoibrahimali7475

    @farxiyoibrahimali7475

    Жыл бұрын

    abayo alle haku adkeyo ruurkaga lkn wali madhawid intii ad 4 ilaa 5 kagareyso ma muqanaso teda kale dhecanka ad shegeyso waxan u maleyna waa egfashin ee dhaqtar lakasho wll

  • @sowdaahmed7106

    @sowdaahmed7106

    Жыл бұрын

    Abyo calosha cunuga kowad ma waynato hadadan hilib badan lahyn adi 5 ila io 6 bil ka hor si ficn uma muqyso

  • @sharafali9598

    @sharafali9598

    Жыл бұрын

    Abayo wali ma dhaeid ilaa 4 ilaa 5 sifiican usoo baxaa❤️ Ale ha kuu adkeeyo🤲❤️

  • @user-ee5me4rq3r

    @user-ee5me4rq3r

    9 ай бұрын

    Isku mid nhy bayo si nabd ah ma kudhashey

  • @nimcaxasandiiriye2971
    @nimcaxasandiiriye29718 ай бұрын

    Yaan Amina midaan waxeey ledahay hilib iyo mayaay ha cunin mide wexeey ledahay cun

  • @raaxoaadenciise8970
    @raaxoaadenciise89702 жыл бұрын

    Hada hilib iyo malay cunin maxa cuna marka abyo

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Bilaha ugu horreeya ayaa aad ugu Taran 4 bilood ka dib caadi waaye abaaya

  • @shuubbefilims3376
    @shuubbefilims33762 жыл бұрын

    Abayo waa ilmahi igu horeye shan bilood ahay dhiig isku arkay maxan sameya😭

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Abaayo haddii dhiig yar is kuu aragto caadi waaye lakiin haddii dhiig badan is kuu i aragto isbitaalka tag abaayo

  • @hindomahmedhudle

    @hindomahmedhudle

    Жыл бұрын

    Abyo dhig yar haduu yahay qafifa shiv maleh dhiga walal argaa

  • @deganalrahman2189
    @deganalrahman21892 жыл бұрын

    Wll cananaas hal malin cuney waxma iidhime 3 bil ahy

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Alx lakiin abaayo mar kala cuniin khatar waaye

  • @amownuur3536
    @amownuur3536 Жыл бұрын

    Bataatina

  • @bilaneidsuldaan6840
    @bilaneidsuldaan6840 Жыл бұрын

    Beenta iskadaa waxa xagaa ka cad inaadan wax aqoona laheen kaluunka iyo hilibku wuu ufcn yhy ilmaha iyo hooyadaba marka lahad layo wax la yaqaan halaga ood hubtid ka hadal

  • @yaasmiincabdi7980

    @yaasmiincabdi7980

    Жыл бұрын

    Haa Lkn Hilibka Waa In Sa Fcn Loo Kariyaa Kaluunkane Waxaa Jiro Ku Gabadha dhibaa iyo Kuwo U Fcn Gabadha Uurka Leh

  • @khadaramaxamed1365

    @khadaramaxamed1365

    Жыл бұрын

    Asn waalaalo uurbaan leeyahay 2 bila waxaan arkaa dhiig yar muuxu noqonkaraa

  • @xamdiali2563

    @xamdiali2563

    Жыл бұрын

    Abaayo 3 bilood oo ugu horeeya kaluunka lama cuno lkn hilibka iron baa laga helaa waana ka cunaa

  • @niciimaxasan6325

    @niciimaxasan6325

    Жыл бұрын

    Kaluun ilmaha soo ridaa jira

  • @asmaahmed7208
    @asmaahmed72082 жыл бұрын

    7 weeks ayaan jokoldeka ayaan cuna ma cuni kara

  • @aminabarbaarintacaruurta4786

    @aminabarbaarintacaruurta4786

    2 жыл бұрын

    Haaa abaayo cadi waye