DHUUSO AYAAN KU BUUFIYAY QOLKA HOOYO ADI MAA DHUUSAY AA KA DHACDAY WAAN U TASHANAY XANAG IYO QEYLO😂

Ойын-сауық

PRANK HOOYO CALWIYA KAGA QAYLO SIINAY || XANAAQ IYO GACAN KA HADAL AYEY GAARTAY || YAA DHUUSAY
DHUUSO AYAAN KU BUUFIYAY QOLKA HOOYO ADI MAA DHUUSAY AA KA DHACDAY WAAN U TASHANAY

Пікірлер: 180

  • @najmacadey5159
    @najmacadey51594 ай бұрын

    Allow naarta ayaa ka magan kalney😢 Allow waxa ku wydisanyna janatul fardowso🤲

  • @Hamtha_Apdilahi
    @Hamtha_Apdilahi4 ай бұрын

    💔😂ileen furfurnaanta iyo xaraabaadkaba/funny maamada ka raacdeen mnshalah alleh ha idin dhawro

  • @yaasinmaxamedcali5388
    @yaasinmaxamedcali53884 ай бұрын

    Maamada ayaa niiga wada shidan masha allah ilaah ha idin wada xafido

  • @user-lj6su9xb2s
    @user-lj6su9xb2s4 ай бұрын

    Kusali nabigeena muhamed scw like pilis team adna😢

  • @KalthumshariffAbdinassir

    @KalthumshariffAbdinassir

    4 ай бұрын

    Scw

  • @baarliincali4486

    @baarliincali4486

    4 ай бұрын

    Salalahu calayhi wassalam 🥰

  • @Khadiijoabdiosmaan
    @Khadiijoabdiosmaan4 ай бұрын

    😂😂😂😂😂 hooyo calwiyo waaka habaarsateen wlhi video ow iisodhacay horankadaray abayo 1M coming son abayo halo saaro ❤🎉💯🫶🏻🥰🥰🥰

  • @KhaalidMaxamuud-lj9ez
    @KhaalidMaxamuud-lj9ez4 ай бұрын

    QOF KASTA OO QORALKAN AQRIYA WAXAN ILAHAY UGA BARYAYAA IN UU ILAHAY CAAFIMAD QAB KU GAARSIYO 😢BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN 🤲🤲

  • @user-xp8wr9kx8o

    @user-xp8wr9kx8o

    4 ай бұрын

    Inshallah inshallah inshallah Ameen ya rabi inshallah damanteen Inshallah inshallah inshallah ❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq4 ай бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12284 ай бұрын

    Hooyo calwiyo mahamed joogso 🤣🤣🤣 dhuusadan la buufinayo aniga urunun nacay 🤣🤣

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed26084 ай бұрын

    Mash Allah so cute mom mcn ilahay haku xifidiyo abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @rumaneyy9802
    @rumaneyy98024 ай бұрын

    First 🥇 commen adna l.a 1m soknka kahor aqwaan💐😻❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2624 ай бұрын

    alla Adna iyo Amiira dhib badanaa maamada maxa saa ugu gasheen 😂😂😂 wllhi maama Calwiya funny waaye geed la buufihaayo oo dhuuso u maleehesid bay dhahday 😂😂😂

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud45174 ай бұрын

    Mansha allaaah mamda shidan Mansha allaah mamo calwiyo quruxda waa udhalasho weey udhaltay mamo calwiyo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch4 ай бұрын

    One team 27 like 👍 ❤

  • @Sumaya1771
    @Sumaya17714 ай бұрын

    Mashallah walahay maamada iniga shidan maama calwiya aan u jecelahy wlhie alle ha xafide ❤

  • @khadrasalaax1880
    @khadrasalaax18804 ай бұрын

    Masha alaah mamo cAlwiiyo way shiidantahay ❤❤ quruda iyada idunku dhashay

  • @Fatimagadanchanal
    @Fatimagadanchanal4 ай бұрын

    Illhw. Khatuma khayrr nagu khatim❤😊

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud4154 ай бұрын

    May edo wlhi qurux ayad la waynanty mshllh.❤

  • @user-wi3qz8mi6f
    @user-wi3qz8mi6f4 ай бұрын

    Fatma dharkii adno ay soo gashaneysay happy party asiim

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k4 ай бұрын

    Habo macn adna wankusalamAy hori usoco hoyo calwiyo wakainkarqaden adna soray hoyo macn ala amira cadey wanbaiskajeclo

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se44 ай бұрын

    Adno 1m coming son taliye kaashehy noo keen😂❤🎉

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed67204 ай бұрын

    Mansha Allah hooyo waxa iweydisa Fatima walalkey ayan la jecladey ee mana sineysan jawab ta hadey ha hey tahay walalkey ayan u shegaya waxan dhihi gabar ayan ku jeclay

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele15334 ай бұрын

    Adna cadimaha waan fuuray san uqalayay allaha noocafiido hooyo mcn ❤❤❤❤❤

  • @asmamaxamed791
    @asmamaxamed7914 ай бұрын

    😂😂 😂😂ADNa QoSoLkeeDa Aaba QoSoL igu Sii DiLaY wallahi 😂😂adnaaY kujecliYaa Sidaa uQoSLeYse BeeRkaa kuCaDaaDe😂

  • @farxiyocqadir-nt1ym
    @farxiyocqadir-nt1ym4 ай бұрын

    Hooyo calwiyo qosolke iga dhamese wlhi wax dhiiqo dhiiqo so uRooyo kulahaa😂😂

  • @rafiicamuhumed5771
    @rafiicamuhumed57714 ай бұрын

    caawa xaafada waa laga qaxa qosolkayga daraadi😂😂i waad kah baarsateen maamada

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56124 ай бұрын

    Hoyo wka inkrsten ura ku dishen fatma io adna wx mesha mku hyan mama calwiya ka shidn 😂❤❤

  • @user-zt1hi3zp2t
    @user-zt1hi3zp2t4 ай бұрын

    Qofki uguh horeyey Lee ahy adno🎉😂❤

  • @amiiramaxamed3590
    @amiiramaxamed35904 ай бұрын

    calwiyo masha allah qurux leeey wlhi weeeye❤

  • @abuukarcaliabuukarcali3145
    @abuukarcaliabuukarcali31454 ай бұрын

    Holahaagi hore mad so celisey master barank hadana hooyo miyad ku bilawden adna😂

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi4 ай бұрын

    😂😂😂hhh daqata xer hoyo haiku Xerin kulahaa 😂😂😂

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed4 ай бұрын

    Axbta adna iisoo boqoda ifka lagu yahaye wllo bi❤zz

  • @Faadumo645
    @Faadumo6454 ай бұрын

    Came soon 1m❤❤🎉🎉🎉 adna❤❤

  • @user-is5th4hv4m
    @user-is5th4hv4m4 ай бұрын

    Dharkas see lo gada wuba nijasiway wlhi 😮😢

  • @nkbinmohan
    @nkbinmohan4 ай бұрын

    One million harko angarsino wlashen ❤

  • @ifiyahaxaqiiqdamantaoffici7124
    @ifiyahaxaqiiqdamantaoffici71244 ай бұрын

    Maamada she is funny wlhi kulahaa saan wow i dhibowyaa ee aawy dadkaaada😂😂😂

  • @xaliimoisxaaq8572
    @xaliimoisxaaq85724 ай бұрын

    Mamada waa ka habar satey cawa adno qos ferahaa furey 😂😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali4 ай бұрын

    BACDAL. DHUUSO WAA LABAADHASLEY. AROOSKEEDAAY. KADHACDEY. FAMELY. QURXOON❤❤❤

  • @ailail3210
    @ailail32104 ай бұрын

    Masha Allah kuligina waqurxantihin😊

  • @user-be4rk2jl2f
    @user-be4rk2jl2f4 ай бұрын

    hooyo calwiyo waaka habaarsateen wlhi Amiiro io adno😂😂

  • @FeliizOmar
    @FeliizOmar4 ай бұрын

    Cidan marke isla jogan waajeclahay wllhi😂

  • @daganugaas9028
    @daganugaas90284 ай бұрын

    Daacada uqoslaay wlhi maama calwiyo waa fanny maxamed bax musqusha gal kulahaa

  • @masnayy
    @masnayy4 ай бұрын

    Adunka waxan ugu necbahy qof intu dhuuso iska qosla😂

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu4 ай бұрын

    Adna abayo plz amira iyo maxamed gem usamey plz funny waye plz abayo 😊😊😊

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g4 ай бұрын

    Meesha hooyo hady joogto ani qoslkay iga dhamysaa mommy nolow 🫂😂😂😂😂😂

  • @shugriali1439
    @shugriali14394 ай бұрын

    Alaaa saa u qoslaayi waaa mataqi gaaray wlh manooli 😂😂😂😂😂😂

  • @zeinabhassan560
    @zeinabhassan5604 ай бұрын

    One million subscriber team Adna channel❤❤❤❤❤❤❤

  • @neimaniina5009
    @neimaniina50094 ай бұрын

    Love u mama Allow mamoyinka noo daa❤❤❤

  • @Samrosimin
    @Samrosimin4 ай бұрын

    Ala adnow maxad sameysay san uqoslaye wan furay😂😂 amiiro dhibley waye 😂😂

  • @user-xv3ms8jr5j
    @user-xv3ms8jr5j4 ай бұрын

    Maamada shactirooley wye wlhi😂ani maqabi kari garbo saarta😂banaankaa wx ka soo u rooyo😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40104 ай бұрын

    Qosolka adunka😂😂😂😂😂😂😂Ar adiga adna aqwaan😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir77294 ай бұрын

    inta ilajecel family mrky wada duubayan vedio kelya xnun kugu dhacaya sau qoslysid😂😂😂😭

  • @youngman1919
    @youngman19194 ай бұрын

    3:42 Mammada caaadi ma ahan maxamed joogso bax ka dib adney ku jeesatay adaa dhuustay yaaah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.

  • @umumucaad6196
    @umumucaad61964 ай бұрын

    Allah maamda 😂 maxasaas looyeely😂😂

  • @user-xe9rd3ez7p
    @user-xe9rd3ez7p4 ай бұрын

    Koko abayo cadsi waye next video pleas

  • @xuseenabdi9570
    @xuseenabdi95704 ай бұрын

    hooyadaa fani waaye wllhi

  • @user-ry4lg7wm7x
    @user-ry4lg7wm7x11 күн бұрын

    Amiira qurux iyo adno is not easy 😂😂😂

  • @caashacuud
    @caashacuud4 ай бұрын

    Mama waxaas ku roon lahaay qolka haloo xero qof jiim dheeshay camal eey noqo laheed kkkkkkkkkk

  • @user-bd6by7hg8v
    @user-bd6by7hg8v4 ай бұрын

    Asc wlshy adna channel adna qurux

  • @amaalbirimo4987
    @amaalbirimo49874 ай бұрын

    Mamada shidan Masha Allah

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g4 ай бұрын

    Adna hooyo parnk ku so same please 😂😂😂😂

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq8044 ай бұрын

    Adna dhibleey walaahi waan fuuray 🤣🤣🤣🤣🤣👍🥰

  • @ShariifCabdulaahi-jc4sf
    @ShariifCabdulaahi-jc4sf4 ай бұрын

    Adna noo soo badi walal👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @jaketimusic4462
    @jaketimusic44624 ай бұрын

    MACAMIIL KUSOO DHAQSO✅✅✅👏

  • @shiiraar4653
    @shiiraar46534 ай бұрын

    Mamada ha dhibin adnooy pls❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl4 ай бұрын

    Keep going abyo ❤❤😂

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q4 ай бұрын

    😅😅😅hooyo Alwiyo waad disheen wlhi

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi2764 ай бұрын

    😂😂😂😂 adnaay waxyaabha qosolka soo bdi

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal134 ай бұрын

    Masha aliha ❤️🤙

  • @AbdifitahSanka
    @AbdifitahSanka4 ай бұрын

    Adna maamada inta ur kuso dishaa aroos uso wade mia😂😂

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha4 ай бұрын

    Maamada funny waaye😂😂😂

  • @BisharoAbdullahi
    @BisharoAbdullahi4 ай бұрын

    Happiness hoyo kihaya 😆😆😆😅

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q4 ай бұрын

    Qosol ikumaharin runti 😂😂😂

  • @user-vo4cd3eg5w
    @user-vo4cd3eg5w4 ай бұрын

    Allah wan u xiisey hooyo alwiyo😢😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34314 ай бұрын

    I Love you Mom Alwiya❤❤😍👍🌷🌹👏👏👏💪😍😘

  • @Ikranqaali9663
    @Ikranqaali96634 ай бұрын

    Muhammed iga bax waa kutuga 😂😂😂😂😂 war bax dee

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif4 ай бұрын

    Fadma wa runta mamma tartan ma gasho mamam kashidan adna

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34314 ай бұрын

    Hooyo Calwiya Masha"Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲💪💪💪🌹😍🤩🤩🤩 Salam Sare 😘😘😘😘 Cadawga Allaha Kaa Qabto 😘😘😘😘🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👑👑👑⚘️👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed17284 ай бұрын

    Ala manooli hooyo calwiyo 😂😂😂❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx4 ай бұрын

    Masha allah maama calwiya qurux iyo style ma ku gaadhin ❤❤

  • @abdirisaakabshir6295
    @abdirisaakabshir62954 ай бұрын

    Maaamada ciyaarta kadaaya

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali4 ай бұрын

    MISKIIN. MAAMADA. WAA KA IKAARSATEEN MISKIIN. CALUP SORRY❤❤

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty71654 ай бұрын

    Wallhi qosola udhintay😂😂😂😂😂

  • @user-ey9ic7yb8t
    @user-ey9ic7yb8t4 ай бұрын

    asc adna

  • @limacade7044
    @limacade70444 ай бұрын

    Hooyo ciyaarta ka daaya, masha Alla maamada waxay aad ugu egtahay gabadha baabuurka wadato sorry magaceeda ayaan xasuusanin gabadhaas. Dhoola cadeenta, qaabka wajiga kuli waxay kuso aruurtay Gabadheeda o u ekaatay hooyadeed. Gabar adag intay tahay ayaa i muuqata gabadhaas.

  • @mumtii538

    @mumtii538

    4 ай бұрын

    Faadumo

  • @fartuuncqaadir9381
    @fartuuncqaadir93814 ай бұрын

    😂😂😂 qosol badanaa cawada

  • @fatima-5726
    @fatima-57264 ай бұрын

    Mom calwiya u xiise funny

  • @marwo1162
    @marwo11624 ай бұрын

    Hooyo mcn❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo9374 ай бұрын

    Sorry hooyo macaan😂😂😂😂

  • @ahmedjimcale1740
    @ahmedjimcale17404 ай бұрын

    Maamada waa funny wlhi😅😅😅😅

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g4 ай бұрын

    Maamda shidan wlhi 👸🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻

  • @IbrahimMaxamed-ni7dl
    @IbrahimMaxamed-ni7dl4 ай бұрын

    Adna iPhone iga balan qaaday aaway

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30134 ай бұрын

    Islanta wad ka inkaar galabdateen 😂

  • @user-kf5hi4cq2y
    @user-kf5hi4cq2y4 ай бұрын

    Adno please apyo wlhi mobelada xada iyo kuwa an asxabta nahy wan kaka saray please hada 1m garto ibalan qad ina mobel isinesid wan kubarya apyo wlhi mobel 2021 la ikaday an wada wuna ika halaway. Please ibalan qad apyo😢😢😢😢😢

  • @user-gh2yz5in6t
    @user-gh2yz5in6t4 ай бұрын

    Mamadha qof ween wye dar asturan Uxiro❤

  • @ArdoAbdirahman
    @ArdoAbdirahman4 ай бұрын

    Walahii wan qosolay

  • @youngman1919
    @youngman19194 ай бұрын

    Adna qosol waa fuurtay.

  • @sagalabdalle7076
    @sagalabdalle70764 ай бұрын

    I watched it 3 times, hilarious, 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ih9ek1vu6v
    @user-ih9ek1vu6v4 ай бұрын

    Ala waa dhintay 😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl4 ай бұрын

    Sorry hooyo calwiyo 😂😂

  • @ssh1898
    @ssh18984 ай бұрын

    Alla berka 😂😂😂

Келесі