No video

Dharka Alhindiga ee Soomaalida - Somalia's Alhindi Clothes

Dharka Alindiga - oo lagu Sameeyo Soomaaliya - waa dhaqankeenna, waana dhar tayo leh. Waa inaan iibsannaa si kor loogu qaado wax soo saarka dalkeenna.
Alindi clothes - Made in Somalia - is our culture and is quality clothes. We must buy them to promote productivity of our country.

Пікірлер: 45

  • @ayanhassan8199
    @ayanhassan81996 жыл бұрын

    Aniga ahaan waan rabaa inaa kaqebqaato horumarka wadankeeyga iyo Dadkeyga Inasha Allah baidnillah

  • @YenNguyen-ul8tz
    @YenNguyen-ul8tz2 жыл бұрын

    so touching for an excellent video

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed82976 жыл бұрын

    Mansha allah #viva Y#Somaliweyn 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴 #dowlada waxan ka codsanayna inay meel noogu dhisan , insha allah dharka dhaqanka laynogu sameeyo plz

  • @zakiboodhari8314
    @zakiboodhari83144 жыл бұрын

    Masha Allah shaqo wanagsan ayad haysan hooray usocda

  • @M.Duran71

    @M.Duran71

    3 жыл бұрын

    Absolutely, Somalida Qaar qiiro Japan international laga helaa dadkaan 😂 😄😂😄😄😄

  • @cabdiqadirjaylani2882
    @cabdiqadirjaylani28826 жыл бұрын

    Mash Allah khibrad soomaali ka dhiman ayay nimankani hayaan ilaahy hausoyaadiyo Wll meel lagala xidhiidho noo sheeg

  • @caanoniido6112
    @caanoniido61128 жыл бұрын

    wow mashallah

  • @akantop5091
    @akantop50918 жыл бұрын

    MashaALLAH

  • @liibaanomar3142
    @liibaanomar31425 жыл бұрын

    Dalsoor saaxib hore usoco

  • @hodanhonest161
    @hodanhonest1614 жыл бұрын

    Dad kaan m.a waaye Hor marka wadanka Waa niila jeclahay Adinkane isku Daya Dhalin yaro kale inaa sibartin farsamadan Oo ilahey nii baray

  • @lulali8651
    @lulali86513 жыл бұрын

    Waa.inaan maalgashanaa oo horumarinaa dadkaan

  • @abdiaziizshaamow6185
    @abdiaziizshaamow61855 жыл бұрын

    waan neclahay dalsoor sababtoo ah waa warbaahin madax bannaan oo meelkasta kaga soo tabiso wararkeeda Masha Allah ha joogto oo ha jirto

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil95125 жыл бұрын

    Masha allah waa dadka wershedaha dalka soosaara

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes36312 жыл бұрын

    Manshalh

  • @basheybsb7919
    @basheybsb79194 жыл бұрын

    I never thought clothes were made in Somalia. But this enlightened my heart. I, now, have hope in our this country. Edit: But our corrupt government will never encourage the Somali Made Brand.

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek42976 жыл бұрын

    ''Alhindi ma ahan ee wa Alindi. Mahadsanid

  • @M.Duran71

    @M.Duran71

    3 жыл бұрын

    😂😂😄😄 الهند not Alind

  • @suldaanismailsuldaanyare3389
    @suldaanismailsuldaanyare33896 жыл бұрын

    wooooow waan xiiseya tolista dharka waa meelma halkani fadlan ha laysheego

  • @abdiyare3082

    @abdiyare3082

    5 жыл бұрын

    Xamrweyne ama madiino

  • @zahraahmad3686

    @zahraahmad3686

    4 жыл бұрын

    Muqdisho.waaye

  • @musemuse6648
    @musemuse66484 жыл бұрын

    Faradheer magaca soosax Alhindi mahaanan waa Alindi

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil95125 жыл бұрын

    Dharkaans ka qurux badan sabar hindiga war dharkaan xirtaa

  • @abdikarinhassan9448
    @abdikarinhassan94488 жыл бұрын

    Dalsoor Media Adan Ban Idinkaga Mahad Celinayna Clip Yada qurux da bdn Nala Wadagaysan

  • @hooyofitness3752
    @hooyofitness37528 жыл бұрын

    Intee kala xariiri karnaa nimankaan iyo ganacsigooda plzzz

  • @M.Duran71

    @M.Duran71

    3 жыл бұрын

    Haye qiiro Japan, Maxaa soo kordhinaysaa 😂😂😂😂😂😂

  • @aminabarre5051
    @aminabarre50516 жыл бұрын

    Please qofki haya meek lagalaxiriiro ama tell number isoqora

  • @yasiromar888
    @yasiromar8887 жыл бұрын

    Dalsoor waxan weydin laha ragan dharka sameynaya halke baa lagala xiriiraya,

  • @omriczalic7417

    @omriczalic7417

    5 жыл бұрын

    Madino kawanka malaayga ama xamarweyne koodka

  • @M.Duran71

    @M.Duran71

    3 жыл бұрын

    Lol qiiro japan 😄😄😄😄😄😄

  • @aminabarre5051
    @aminabarre50516 жыл бұрын

    Asc

  • @M.Duran71
    @M.Duran713 жыл бұрын

    Waa xoogsato farsamon yaqaano laakiin an garab helin

  • @musemuse8734
    @musemuse87347 жыл бұрын

    Alindi not alhindi

  • @zak.886

    @zak.886

    5 жыл бұрын

    Muse Muse how would you know?

  • @thestealth2448

    @thestealth2448

    4 жыл бұрын

    lebronjamesfan it’s called alindi. If you google it you will learn

  • @M.Duran71

    @M.Duran71

    3 жыл бұрын

    Alindi and alhindi waa isku mid only pronunciation original word was Alhindi.... it is same way mahatma Gandhi used to weave his clothes from India originally

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes36312 жыл бұрын

    Xage ka helna talefonkoda

  • @cabdirisaaqosman7807
    @cabdirisaaqosman78078 жыл бұрын

    hafza ibraahin runta sheeg ma xumee lakin dadka ha aflagaadeen oo ha dhihin jaahiliin

  • @farxiyoabdi5940
    @farxiyoabdi59406 жыл бұрын

    Dadkaan oo mishiin helay maxaa u malayn lahayd dharka aduunka dhan laga xita bay sameyn lahayen inshaallh Allah baa nasaacideynaya marwalaba insha allh

  • @mahadcabdullemaxamad9763
    @mahadcabdullemaxamad97634 жыл бұрын

    Kadaa barnaamijka heesta dhulku kula go'ye

  • @cabdirisaaqosman7807
    @cabdirisaaqosman78078 жыл бұрын

    Hafsa ibrahin adaa jaahil ah somaalida kale afka haku taagin doqon yahey

  • @tafsiirkariyooyinka8580

    @tafsiirkariyooyinka8580

    8 жыл бұрын

    gabadha ka wreji meesha ay wax ka arkayso maka arkinee idinka fahma waxay is leedahay nafsiyan ok

  • @abdiyare3082

    @abdiyare3082

    5 жыл бұрын

    cabdirisaaq osman was jaahiliin waaye maxaa-yeelay somaalida qaar waa waxmatarayaal LA dibna umadda muruq maalatada ah yasaya oo liidaya runta dadku way dhibtaa lkn indhaha LA iska saarayaa

  • @duybui7597
    @duybui75972 жыл бұрын

    so touching for an excellent video