Marka Cadeey 🇸🇴 Traditional Somali culture || Warshada Dharka Alindi

Waa Qaybta 2aad ee magaalada Marka cadeey oo ah xarunta gobolka shabeellaha hoose,
shirkadda Safarati
- Website: safarati.com/
- Facebook: 100076951056...
Instagram: safaratiglobal?...
Rasmi TV:
Whatsapp: 00252610403939
Contact: 0610403939-0626633001
Omar Oscar Facebook:
/ omaroscar20
Dharka Alindi: 00252615442660
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 235

  • @GeediSahan
    @GeediSahan9 ай бұрын

    Fadlan 5kun like iyo Share shirkadda Safarati - Website: safarati.com/ - Facebook: facebook.com/100076951056691/posts/pfbid02vtUgV9mz2zv6bAEHv9yeWEbdQMBoHamr1zbxeKbSoetwAy36h1y7h9oyy9YK8tNgl/?mibextid=cr9u03 Instagram: instagram.com/safaratiglobal?igshid=MzRlODBiNWFlZA== Rasmi TV: Whatsapp: 00252610403939 Contact: 0610403939-0626633001 Omar Oscar Facebook: facebook.com/OmarOscar20 Dharka Alindi: 00252615442660

  • @nasroxusenseeqnasroxusen2213

    @nasroxusenseeqnasroxusen2213

    9 ай бұрын

    Walo.marako.aya.jooga.ina.kuula.kuulamo.maa.jaceeshay.haa.ama.maya

  • @user-lh1jl1bq7p

    @user-lh1jl1bq7p

    9 ай бұрын

    Thank you

  • @user-lh1jl1bq7p

    @user-lh1jl1bq7p

    9 ай бұрын

    Of course Italy couldn't be governor us at all mashallah 🎉🎉🎉❤ somalian strong

  • @user-lh1jl1bq7p

    @user-lh1jl1bq7p

    9 ай бұрын

    Good song

  • @user-lh1jl1bq7p

    @user-lh1jl1bq7p

    9 ай бұрын

    They sing sounds like abgaal but when they are talking they sound of a reer xamar mashallah

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj9 ай бұрын

    maashaa Allaah, bal dadkaas farsama yaqaanada ah ee dharkaas quruxda badan soo saaraya ee aan la taageereeyn oo aan la maalgalineeyn bal ka warama, soomaali dhoohaneey, inta aad dadkiina wanaagsan liideeysiin ee aad dhaqan shisheeye daba ordeetsaan waligiin horumar gaari meeysaan, bal yaa ka wurux badan dharkaas

  • @roodaaadan1171

    @roodaaadan1171

    9 ай бұрын

    Soomaali iyadiba isku mashquulsan,meel ay jooganba.ilaahey damirkii haino soo celiyo aamiin

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v9 ай бұрын

    Masha Allaah,, waa muuqaalkii iigu cajiibsanaa ee dalkagudihiisa kasameeyo geedi sahan ,,, wlhi reer marka waacajiib !!⚘,, dawlad gacanqabatay layiine ,,, mahadsanid Adna wll

  • @zaaked7930
    @zaaked79309 ай бұрын

    Ganacsatada Beesha isaaq waa inay maalgashataa Gobolka shabeelaha hoose walaalahen Biimaal Faaido iyo shaqa abuur iyo Dhulkooda oo dhisma faaido bay U tahay inagana waa inoo faaido ❤😊

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    5 ай бұрын

    Beesha ree sheekh Isaaq iska daaya goosashada taas badalkeeda waxaad u ololeeysaan walaalihiin Biyamaal deegaanadooda in laga dhigo Magaalo Madaxda Soomaaliya waliba meesha ay ku kulmaan Shabeelada Hoose iyo Jubada dhexe Dadka dego nawaaxigaas waa Dad ilbax ah Muruq maal ah wax soo saar leh Wada noolaasho leh iyo dhul Barwaaqo ah. Anigu kama soo jeedo Goboladaas Ree sheikh isxaaqna ma ihi laakiin waxaan jeclahay Cadaalada, wada noolaas iyo in la garab istaago Dadka dulman.

  • @zaaked7930

    @zaaked7930

    5 ай бұрын

    @@batulasmail8261 Exactly 💯 sxb waa sidaas aad hadalka u dhigtay aniga reerkayga isaaq baqdin baa ku jirta waxay rabaan iyagoo isaaq kaliya ah inay isku dhereriyaan beelaha Hawie iyo daarood balse hadaan walaalahayo beel waynta Direed Gacmaha aan is qabsano in xaalku sidan maanta la yahay uu dhaami lahaa waxa laysku hayaana waaba tabashooyin siyaasadees kuwaana hadii la saxo wax walba inay khayr ku dhamanayaan baan hubaa sxb 🇸🇴❤

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan11719 ай бұрын

    Wllhy waa cajiib kartida iyo dhaqanka magaaladan from Somaliland burco

  • @user-mr2ht2zb4e

    @user-mr2ht2zb4e

    4 ай бұрын

    Shaqadan inagu manaqaan Hargaysa

  • @yasirmungani6778
    @yasirmungani67789 ай бұрын

    The banaadir people, like he mentioned these clothes are made in major banaadiri cities, marka, baraawe, and xamar being the main ones. To be a banaadiri means more than liniage, more than abtirsi, it’s a livelihood that is built upon brotherhood, business, and incorporating what nature gifts us into our lives.

  • @abdiadan4837
    @abdiadan48379 ай бұрын

    Masha Allah , the greatest civilization of Somalis that is hidden from the world, in sha Allah we shall regain our glory amiin

  • @mash-allaha7166
    @mash-allaha71669 ай бұрын

    Brother you are my best part of Somalia 🇸🇴. I hope you stay few days,and explore more because marka cade live a wise people with beautiful stories. My father in law is in marka Cade he is fisher man now he can show you the uniques nets and the hand boats he use for fishing everyday. Let me know if you need.

  • @abdirahmanmohamed5430

    @abdirahmanmohamed5430

    4 ай бұрын

    Lkn maxaad afsomali uqoriwayday?

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi9 ай бұрын

    Sllow siyaad u naxariiso yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲🤲🤲😭💎💙❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    9 ай бұрын

    Kir

  • @nuuraadan7196
    @nuuraadan71969 ай бұрын

    Waa muuqaalkii somaliya laga sameeyay kii ugu qiimaha badnaa horaY Usoco geedi sahan

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali9 ай бұрын

    Best Somali KZreadr 10/10

  • @abdiqadiryuusuf4638
    @abdiqadiryuusuf46389 ай бұрын

    Gedi sahan taliye xebta dalxiiska sabuus ee Cel jaale boqo waa Mel taqi ah wllk✌️🙏👊🇸🇴

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p9 ай бұрын

    Mashallah ❤❤❤ Somali ppl this good let's make everything for our self like our forafather did n our grandma too

  • @queensaprinah4813
    @queensaprinah48139 ай бұрын

    How lovely is marko cadey m.a ilhow nabad nosii wadankena idil insha allah😢

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel74609 ай бұрын

    Masha allha my dhiga biimali 🎉❤

  • @mysalah06
    @mysalah069 ай бұрын

    Geedisahan great work as always bro. Next stop Buur Hakaba.

  • @mohamedmohamed-lb8jm
    @mohamedmohamed-lb8jm9 ай бұрын

    Asc walaalkiis magacaygu waa Mohamed sidali Mohamed waxaan ah ruux reermarka ah ku dhashay kuna barbaaray waad ku mahadsantahay waxa quruxda badan ee aad magaaladeyda ka soo gudbisay jisaakalaahu qeer allaha ku dhowro ❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada5813

    @shaxshaxlowgaxafada5813

    9 ай бұрын

    Masha Allah zxp wan ku slmay kula mid ban ahy wan ku soo bar baray marka Gaar ahaan xafada Sha Abroone 2011 Ayaa igu Danbeysey Burco ayn joga Hada

  • @sacdiyasiyaad7241

    @sacdiyasiyaad7241

    9 ай бұрын

    Walalkay qayr alaah ku siiyo meel sharaf badannayaa ka timid Marka. Cadey Mina Ow Cisman Ninki moodo Munafaq runti wax igu damnaysay 1987 bishii Agosto Marka maa laheli karaa aduun ka aan u jeclay aniga ciyaal xamar aan ahay qarabo aa non daganayd wadan waa qabna Ilaahah swt umada somaliyed haka dhigo kuwa is jecel ameen

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan27789 ай бұрын

    Unbelievable beautiful dhaqankeena geedi sahan

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn19 ай бұрын

    Marka cadey masha allah wa gobaha ugu quruxda badan somalia wana melaha ugu wax so sarka badan🇸🇴🫶🏽

  • @ahmedsharaf4519
    @ahmedsharaf45199 ай бұрын

    Best somali traveller geedi sahan 😍

  • @akhalif579
    @akhalif579Ай бұрын

    Maamada waa yaabantahay ninkaN ciida iyo dhoobada kaa aruursanaya muxuu ahaa isleedahay kk hiddaha dhaqNka maacuunta waa muhiim inuu sii jiro.thanks sxb geedi

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan76747 ай бұрын

    Mansha allah horumar wacan reer marka cadey❤❤❤❤❤❤

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis65539 ай бұрын

    ManshaAllaah good hore usocda 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim9 ай бұрын

    Somalia dal kamid ahaa dalalka qaarada Africa kuwooda ugu wax soo saarka badan lkn wax walbo ay salka tageen sidii in uu waqtigu istaagay 😮 yaa Allah heerkeni iyo heer kasii wanagsan anago joogno natus ❤

  • @SAF.3861

    @SAF.3861

    9 ай бұрын

    beenta iyo faanka ayaa dib inoo dhigay. halkee ayaynu waxkasoo saari jirnay, ma waxaan xoolo iyo muus ahayn ayaad haysay oo lataaban karo. Somalia has a large trade deficit. Its chief export commodities are livestock and bananas, which are mainly sent to Arab countries. Other exports include hides and skins, fish, and frankincense and myrrh. Almost everything is imported, even food for an urban population no longer accustomed to the traditional diet.

  • @abdul-faysalal-hassany5949
    @abdul-faysalal-hassany59499 ай бұрын

    Masha ALLAH glad to see from my people.. Asc from Doha Qatar...

  • @mssrania7400
    @mssrania74009 ай бұрын

    Masha allah my brother aad ayaad ugu mahadsanthy magaladena quruxdeda ayaad ino so bandhigeysa❤❤❤my home 🏡 marka cadey

  • @GODOL24
    @GODOL249 ай бұрын

    ❤❤❤❤ love from Qoraxey

  • @HG00951
    @HG009519 ай бұрын

    Best Somali KZread 100/100 masha Allah keep going bro

  • @roblemohamed9681
    @roblemohamed96819 ай бұрын

    MashaAllah, Somali waa in Dharka Alendiga Xirrato sida no Dhaqan aheyd, si loo taageero Warshad Gacamedka Soomali.

  • @visuali235
    @visuali2355 ай бұрын

    A like the mix of Somali,Arab and Bantu culture in this city

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar299 ай бұрын

    Masha Allah masuul sare keep going

  • @moismail2675
    @moismail26759 ай бұрын

    I really like your videos, you r one of a small number of somali you tubers that show really interesting and intelligent videos from Somalia. Thank you for the information 🙏🏽 Keep up the good work my man

  • @asadcade7762
    @asadcade77629 ай бұрын

    wow mashallah keep going mr geedi

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax9 ай бұрын

    Masha Allah wa magaalo qurux badan Allow u siyaadi nabada ❤❤❤❤❤❤

  • @Jibriil571
    @Jibriil5719 ай бұрын

    Mahadsanid walaalo cilmi badan iyo dad waxtar leh ayaad noosoo gudbisaa.

  • @saidaali412
    @saidaali4129 ай бұрын

    Thanks brother geedi Sahan I like Your Videos

  • @mahamedabdisalaan4152
    @mahamedabdisalaan41529 ай бұрын

    Manshaalaaah waan ubogay dharka

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi35449 ай бұрын

    Mashaa allaah excellent video well done bro

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed23779 ай бұрын

    Maasha'allah Tabaarakallaah

  • @kurana289
    @kurana2899 ай бұрын

    guulayso wll geedi sahan ❤👑🙏

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali9 ай бұрын

    MAASHA. ALAAH ILAAH. WADANKA. NABADA NOOGADHIG ❤❤❤ AAMIIN. YAARABI MAHASANID. GEEDI SAHAN WAXAAD NOOSOOGUDBINEESO QURUXDA WADANKEENA. NIMCADA TAL DADKA TUSEESID❤❤❤❤LOVE YOU. NRO. HORE MAR WACAN

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame20619 ай бұрын

    Manshalah reer marko caday iyo geedi sahanba

  • @socdaal3428
    @socdaal34289 ай бұрын

    Best Somalia KZreadr

  • @user-vy7od2zz8k
    @user-vy7od2zz8k5 ай бұрын

    Marka cadey magaaladeyda aan ku dhashay dunidana aan ugu jecelahay waa magaalo aad u qurux badan dadkeeduna yihiin dad ilbax ah oo xadaarad leh.

  • @documentariesinchd3070
    @documentariesinchd30709 ай бұрын

    Geedi sahan ur an inspiring man keep the good workc

  • @dayaxxidig2738
    @dayaxxidig27384 ай бұрын

    Keep going sxb Allaha ku nabadyeeelo❤️‍🔥

  • @yacquubali391
    @yacquubali3919 ай бұрын

    Beesha ismiin iyo. Saleebaan aadd. Iyo aadd ayaan u. Salaamey ,,biimaal maxamed❤❤

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad33339 ай бұрын

    Maasha Allaaaaah tabaarakalaah geedi sahan waa mahadsan thy ❤❤❤

  • @Koyama548
    @Koyama5489 ай бұрын

    Masha Allah dalkena qerab badan aya yala lakin dowlad ma musha Allah nasiyo Amiin 🤲👍

  • @nasrudiinmaax4824
    @nasrudiinmaax48249 ай бұрын

    Masha Allah marka waa farsamo socota

  • @shlmhd7386
    @shlmhd73869 ай бұрын

    Waaaaaw well done geedi sahan the best somali youtuber may allah protect u

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir09819 ай бұрын

    mash allaah 🥰👍🤲

  • @AboweAdo
    @AboweAdo9 ай бұрын

    Marka cadey masha allah allow ino xifdi wdnkena

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed42418 ай бұрын

    Masha Allah

  • @user-jn6bk6vs3w
    @user-jn6bk6vs3w9 ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman58289 ай бұрын

    Waaw ❤️ mashallah Mashallah runahanti wa wax lobahnay baramishkan dadk waxey baranayan dalkoda iyo wx sosark iyo daqanka Somalia 🇸🇴 ilindi aad ayan ujecelhay abayashan somaliya hala mal galiyo mahasanid walalkey geedi sahan guul iyo gomanimo ❤like 👍🏽 reer marko marko cadey minin ow isman❤

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka61448 ай бұрын

    masha allah hore u. soco

  • @Nuusdayr
    @Nuusdayr9 ай бұрын

    Mashaallah tabarakallah

  • @sacdisharif7636
    @sacdisharif76369 ай бұрын

    Keep going geedi Sahan

  • @haniabdi3866
    @haniabdi38669 ай бұрын

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim37875 ай бұрын

    Masha Allah. Mhdsnid sxb qaali

  • @abdiazeezmohamed8020
    @abdiazeezmohamed80208 ай бұрын

    illahay ha idin barakeeyo, mashallah

  • @Dhuux-xn7cr
    @Dhuux-xn7cr9 ай бұрын

    Marco is the product city i don't know before that but ilearing now i will preciate geedi sahan he is the best of somali youtubers

  • @bakarabduqaadir1441
    @bakarabduqaadir14419 ай бұрын

    Tnx pro❤

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann40449 ай бұрын

    Amazing 🎉🎉

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar65149 ай бұрын

    masha allah tabarakallah

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow15089 ай бұрын

    Mmasha Allah wallalkey wax yaabo badan oo dad badan eysan ogeen ayaat u soo bandhigtay ee hoore u sii soco oo dadka tusiya aan waxba kala soco hidaha iyo dhaqankii Soomaliyeet ee kala duwan guuleyso wallal

  • @MubYus
    @MubYus9 ай бұрын

    Siyaad bare Afweyne.. Tuuug gaal ah Soomliya gubay ayuu ahaa.

  • @runkahadasho8495

    @runkahadasho8495

    9 ай бұрын

    Aamuu adiga keyati aad u egtahay cajuus baad tahay siyaad afkaaga uraayo haku sootaagin 😂😂

  • @mdnfarhan
    @mdnfarhan9 ай бұрын

    Dadkii ugu mudnaa in l booqdo ayd mnta soo boqotay masha Allah Allah ha ubarakeeyo xirfafooda Guulyso sxb Sahan

  • @abduqadirabdi6893
    @abduqadirabdi68939 ай бұрын

    Nice work

  • @abuuki
    @abuuki8 ай бұрын

    mash allah

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels9 ай бұрын

    Gedi sahan legend zxp 😊🙌👍

  • @abdallajama4256
    @abdallajama42569 ай бұрын

    Soo badi vedio yada dhaqanka adaa ugu mhadsantahy qoryoley janaale waa maqlaa lee ina arkaa jeclaan lahaaa

  • @mibrahim2407
    @mibrahim24079 ай бұрын

    You’re the best 🎉

  • @mohairadde576
    @mohairadde5769 ай бұрын

    Good explorer!

  • @husienaadan401
    @husienaadan4019 ай бұрын

    Masha Allah hor usocod wanaagsan

  • @Amin_Ahmed_Cabdi2024
    @Amin_Ahmed_Cabdi20248 ай бұрын

    Keep going 🎉🎉🎉🎉

  • @socdaal3428
    @socdaal34289 ай бұрын

    Hore u soco ❤

  • @nasroxusenseeqnasroxusen2213
    @nasroxusenseeqnasroxusen22139 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaallha.mashaallhaa.mashaallha.mashaallha.❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mey.dhiiga.

  • @abdirizakgedi4339
    @abdirizakgedi43399 ай бұрын

    MashaAllah ❤

  • @bobena84
    @bobena849 ай бұрын

    Hore u soco

  • @mohashiine2458
    @mohashiine24589 ай бұрын

    masha allag geedi sahan waxaad soo gudbisay video qurux badan dadka wax soosaarka leh waa in la dhiiri galayaa si ay suuq ugu helaan wax soosaar kooda

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt4629 ай бұрын

    maansha Alaah

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac82119 ай бұрын

    Muuqaalkii ugu ficnaa

  • @maryamacabdulqaadirmaxamuu3199
    @maryamacabdulqaadirmaxamuu31999 ай бұрын

    Maasha alllah😊

  • @user-wj2ln8ld2x
    @user-wj2ln8ld2x9 ай бұрын

    beautiful

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada58139 ай бұрын

    masha Allaah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar58819 ай бұрын

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed48869 ай бұрын

    Best video 📹

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye13199 ай бұрын

    Maasha Allah habo waan jeclahay flog yadaada halkaada ka sii wad

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed4209 ай бұрын

    Maasha allaah

  • @nuuraadan7196
    @nuuraadan71969 ай бұрын

    Geedi sahan best vlog

  • @zakuuka207
    @zakuuka2079 ай бұрын

    Barnaamij aad u fcn runtiii aad baan ugu farxey inaan arko waxsoosaarka dadkeena Marka Cadeey❤

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye75449 ай бұрын

    MashaAllah

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis21999 ай бұрын

    Mashallah 😍

  • @hamcumc4549
    @hamcumc45499 ай бұрын

    Nice

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed4209 ай бұрын

    Xasuus maasha allaah

  • @macquul9743
    @macquul97439 ай бұрын

    Mashaalah, dadki wanaagsanaa wali wey jogaan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82615 ай бұрын

    Waa Dadkii Ilbaxa ahaa ee ay Ku habsaday Ree baadiyah Qowlaysata ah I way soo noqon cadaaladi Qof walbana wixii uu ahaa ayuu Ku dambeyn Inshaa Allaahu

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay2 ай бұрын

    I have no beef Somali supporting each other after all we are all in this 2gother.

Келесі