DHAQ-DHAQAAQA FIRDHIYE KA WADO JABUUTI, MAXAA LAGAA QARIYAY, SIDEE KU DHACDAY IN AY...........

Пікірлер: 95

  • @amalhassan7383
    @amalhassan738325 күн бұрын

    Thanks geesi gessi dhale Abdullah nolow ssck people loves you so much for your help and support much appreciated it ❤❤❤❤❤❤❤

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl25 күн бұрын

    Firdhiye sowtu muqdisho ku laabtay Hargaysa afka juuqda gabay

  • @GarashoDheere-g2f

    @GarashoDheere-g2f

    25 күн бұрын

    Firdhiye wa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295625 күн бұрын

    Cabdilaahi balwaan thanks inbadan baad lahadaleyesa hadaya qaatan dhulubahante hadlkaaga ilaahaya haku duwo❤️🥹🇸🇴

  • @farduusmohmud975

    @farduusmohmud975

    25 күн бұрын

    Hadalkisu sax maaha balwaan

  • @AbuurTttd
    @AbuurTttd25 күн бұрын

    Balwaanow ilaahay mahadii khaatumo maskaxdeedii oo dhan baa maamulka gacanta kuhaysa hadii firdhiye iyo inta lasocota lasixray oo indho sarcaad laguriday uma suur toobayso waxa loosoo dhiibaa haday maslaxada reer khaatumo lid kutahay ganacsatada reer Ssc na warkaagii soo gaadh adna waad ku mahad santahay guulayso wall

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein639525 күн бұрын

    Qiyaano weeye ha iska ilaalsho Firdhiye waayo waakii shaley hubka siinayey snm waar yaan lagu dagin

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt25 күн бұрын

    Balwanow Waa jibisey snn kashidey jabuuti

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw25 күн бұрын

    MAAMULKA MUUSE maanta jawaab uma eka waayo arintaan lama filaan ayeey Ku noqotay ❤

  • @seed3966
    @seed396625 күн бұрын

    Asc 😎🦻😎 maa shaa allaah balwaan kheyr wax kuma yeelo shar utooga heey 🌎in shaa allaah guul SSC

  • @yasminali5763
    @yasminali576325 күн бұрын

    Absolutely true snm they be quite there's samething behind bar 😮geele destroying ssc but we don't know what he up to no trust geele qiyaamole 😮

  • @amalabz1469
    @amalabz146925 күн бұрын

    Fardiya wa js horgals .. Abwaan wa run ❤

  • @seed3966

    @seed3966

    25 күн бұрын

    SNM waa lagu fahmay runtii weligaa cid aadan aheyn iska dhig

  • @user-fs2hr4hg5j
    @user-fs2hr4hg5j25 күн бұрын

    Balwaan habsan baatahay firdhiye mar horuu jabuuti ka tegey

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw25 күн бұрын

    Kulankii FIRDHIYE ee DJIBOUTI ❤ waxaa kasoo baxey guulo somaliya iyo KHAATUMO udan ah🇸🇴♥️

  • @firdowsmusay-ze9gs

    @firdowsmusay-ze9gs

    25 күн бұрын

    wa been

  • @AbunawafAljabarty

    @AbunawafAljabarty

    25 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt25 күн бұрын

    Adigaa Lajira Ee kailaalishirqoolka

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z25 күн бұрын

    War balwanow cadowga argagixisada SNM waxba falcelintooda soo kordhin mayso SSC khatumo dadkeeda difacanaya

  • @MaxamuudMuuse-o5x
    @MaxamuudMuuse-o5x25 күн бұрын

    War Aftahan waxaan kuLaqabaa Arrigtidaada aad kaqabtid firdhiye iyo shirqoolka jabuuti

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo25 күн бұрын

    Hadda waxay rabaan ganacsatada dhulbahante in la wiiqo oo markay busineemss kooda halkaas isugu geeyaan sanduuqyada laga qufushi

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed852025 күн бұрын

    guuuuuuuul balawaan noolow run sheeg

  • @israwadani9113
    @israwadani911325 күн бұрын

    Waaruntaa wallaahay caqligaan kugu jeclahay c/ balwaanoow waxan waa wanjalaad iyo mishin aan qarsoonayn lagamse yaabo in soomaaliland aan dib ugu noqono taa caloosha geliya

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed217225 күн бұрын

    Bil ka dib , war jira caakaaro ayuu iman.bye waraaboow mazli wacan

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv25 күн бұрын

    Afkaa juuq gabay reerkii ayeeyday

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d25 күн бұрын

    Wlle wxii caqli leh waa og yihiin inuusan Geellecwanaagga SSC ka shaqaynaynin

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y25 күн бұрын

    Balwaano ha kuwareerin dhulbahantahaa waalan meel fariisan maayaane

  • @topmanbirmingham464
    @topmanbirmingham46425 күн бұрын

    Real talk Awdal states and SSC backup

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od25 күн бұрын

    Ariinkaas adshegtey balwaanow waay is oogyihiin muse iyo ismacil inla amiinana maa ahaa???

  • @nafisaali8689
    @nafisaali868925 күн бұрын

    ETHIOPIA IYO INTA RABTA IN DHULKA SOMALI GACANTA U GALISO ALLAH AWOODODA DANBAS QOYAN HA KA DHIGO AAMIIN YAA ALLAH. INTA SOOMALI ISLANIMO JECEL ALAAH HAKA REEBO MUUSE JUUDAN AAMIIN.

  • @oamaer
    @oamaer25 күн бұрын

    Balwaan wa Darwish number 1...Masha Allah viva Somaliweyn

  • @nafisaali8689
    @nafisaali868925 күн бұрын

    MAANSHAALAAH CAQLIGAAGU ALLAH HA NOO DAAYO. CIMRI DHEER, CAAFIMAAD, KHAATUMO WANAAGSAN IYO IRSIQOO ALLAH KU BADI. AAMIIN. IIMAANKA ALLAH KUU BUUXI AAMIIN. MUSUQ MAASU IYO BEEN ALLAH KAA FOGEEYO AAMIIN. SOOMAALE INTA WANAAGSAN KA WALAALEEYA ALA HA KAADHIGO. SOMALI INTA RABTA IN AAY NOQDAAN FALASTINIYIIN XABASHIDU GARAACDO ALLAH AWOODOODA DANBAS QOYAN HA KA YEELO. AAMIIN AAMIIN AAMIIN. ETHIOPIA IYO INTA RABTA AWOODOODA DANBAS QOYAN ALA HA KA DHIGO AAMIIN🤲🏼🤲🏼🤲🏼☪️🤲🏼☪️🤲🏼☪️🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ApdizalanRople
    @ApdizalanRople25 күн бұрын

    Best idea

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m25 күн бұрын

    sxb firdhiye waa hal shaqsi waxba kama badalikaro khaatumo haaw baqin cabdilaahi balwaanoow adna waad leedahay khaatumo waad udagaalantay afka markaa haaw baqin waxba kama badalikaro firdhiye xataa haduu isbadalo oo geele isudhiibo tan ragbaa udhuntay qaarna waa udhaawacmeen ragana waa lilaashanayaan insha allaah waxba kama badalayo haduu horgal noqdo firdhiye

  • @prosl11
    @prosl1125 күн бұрын

    Guul somaliland guul isaaq

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj25 күн бұрын

    Alxmdullah hadii illahay Soo nabad celiyey firdhiye iyo dadkii la socday. Dhib ma jiro cid wax ka qaadi karaa ma jirto maxaabiistana cid sii dayn kartana ma jirto

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed217225 күн бұрын

    Firdhiye waa horgal basaas snm.yaa ka yeeli shirqoolka harti u dhigayo.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m25 күн бұрын

    sxb firdhiye muqdishuu joogaa

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt25 күн бұрын

    Ascmaubahna u

  • @user-js7tx5qs8m
    @user-js7tx5qs8m25 күн бұрын

    Wadmahasatahay balwaan above lhadashay dhulbahate haday waxkuqadanayaan firdhiye mafahamayo siyasada qaf aan baran bulitical mafahamayo waxajira

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed217225 күн бұрын

    Alla yavisak balwaan waa shirqpool loo dhigzy dhulbahante iyo harti.somali land citiraaf loo raadinayo ,waa dabin cad,harti iuo dhulbante iyo hartiweyne loo dhigay.waa tay harti ku kala tagi lahayd, muse xasan iuogeele.waa walaalo saaxiibo .wax isdiruray ma jirto.waa suntii khaatumo. Qarxi balwaan.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed217225 күн бұрын

    Somalida waxzy ku maah maahan nagtii queuxsan waa qaali khzdiijooy qiyaarka.sadexdii washeeni ayaa harti hogol xariira seexinay, waa wax aan i marayn.bzm

  • @zainabraan9446
    @zainabraan944624 күн бұрын

    Wasax hadalkaas dhulbahante waa dacad walaqiyaanay

  • @user-js7tx5qs8m
    @user-js7tx5qs8m25 күн бұрын

    12:29 aad ayaan kasalamaya balwan

  • @GarashoDheere-g2f
    @GarashoDheere-g2f25 күн бұрын

    You're telling true story now

  • @GarashoDheere-g2f

    @GarashoDheere-g2f

    25 күн бұрын

    Dhulbahante waxa qabsaday AL-ICTISAAM

  • @GarashoDheere-g2f

    @GarashoDheere-g2f

    25 күн бұрын

    Sabotage

  • @abdimasirmohamed6591
    @abdimasirmohamed659125 күн бұрын

    Abdullahi balwaanow sxb waxba ha waalan ssc khaatumo garaada Gaws dambeed u ah waxaad sheegaysona manta 5 jirka dhulbahanta fahamsan marka cagta daji meeshan garadaa u taliya firdhiyaha shegaysay waa fuliye

  • @fadumohersi1505
    @fadumohersi150523 күн бұрын

    😊😊😊😊

  • @faisaladan3102
    @faisaladan310225 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p25 күн бұрын

    Af kalaqaad iyo lama filaan bay ku noqotay dhowaana way ka hadli doonaan

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan452425 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QaliSharif
    @QaliSharif25 күн бұрын

    Maxay ka qadayan maraka

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril772625 күн бұрын

    SSC waxay u baahantahay in la aqoonsado oo at la mid boqortooyo maamulada kale sida Hirshabeele,galmudug,Jubbaland , puntland. Iyadoon taas la dhamaantiin war watergang muxuu tarayaa.Xuquuqda SSC Xamar bay taal as.

  • @user-un9mt6mt9z
    @user-un9mt6mt9z25 күн бұрын

    Balwaanoo muuse iyo kooxdiisii afkiibaa juuqda gabay

  • @N.A.M1234
    @N.A.M123425 күн бұрын

    Wallahi shekadan RER Hargeisa waxay irahdaaan ILLAMERAYSO 😂😂😂

  • @GarashoDheere-g2f
    @GarashoDheere-g2f25 күн бұрын

    They are friends

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo25 күн бұрын

    Dhulbahantow wax fahma dhibkiinu waa i xanuujinayaa

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d25 күн бұрын

    😢😢😢

  • @user-ih4oi1xt3e
    @user-ih4oi1xt3e25 күн бұрын

    Wax aan garan karno ma ahan inaad ka daba wareegto reer laas caanood oo aadan waqti siin akhbaaradka ee somalia

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf72725 күн бұрын

    Wa ruunta waadani caab diiLahi baaLa wan

  • @ragehussein124
    @ragehussein12425 күн бұрын

    Guusha SSC waxaa hormuud u ahaa garaadada waa rag aqoon leh caqli badan oo waliba go,aan adag leh firdhiye waxba kama badali karo SSC go,aanka ugu dambeeya ee SSC waxaa iska leh garaadada iyo dhalinyaradii halganka oo naftooda u huray xoreynta SSC firdhiye waa shaqsi go,aan kaligiis ma gaari karo khaatumo xoreynteeda dhib weyn ayaa laga soo maray dhalinyaro ayaa ku dhamaatay oo ku dhaawacantay marka SSC ayaa isaaq la hoos geynayaa wax waligeed dhacaya ma aha mujrim geele ha iska hadlo asaga ayay u taalaa

  • @seed3966
    @seed396625 күн бұрын

    Asc salaaan sare😮😮😮

  • @QaliSharif
    @QaliSharif25 күн бұрын

    Way ka noqon karan wax wayn maaha ka wararan hadana nama qabsan karan

  • @abdirashid4016
    @abdirashid401625 күн бұрын

    War aamuskaad ku fiicantahay

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden313725 күн бұрын

    Muuse afkiba juuqdagabay waxuu kahadlay majirto muuse

  • @dekowabdi4405
    @dekowabdi440525 күн бұрын

    Ugas taa arinta badha ee musse isafgaradka uu musse kulsameye abiye waxeye ehed arin eye wada dhisen Ismail Hassan sheik iyo Musse oo Marin hawais ehed weye socon weidhe hadaneh waa balance D kale oo Ben Ben aha oo lagushirqolayo dhulbahante ee dhulbahantow fejignadha fadlan

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj24 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 dhulbahsbte qori waa yaqaan lkn qalin iyo siyasad ma yaqaan intaas ba dhib ku ah maanta gella ku adeeganaya iyago emerates usa iyo meelo kle la heshiin kara by ciise siil lgu mamulo aaden 😂

  • @cunaabixaaji5491
    @cunaabixaaji549125 күн бұрын

    Jabuuti Waxba nagama qaadayso. Jamaahiirta lama siri karo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs25 күн бұрын

    ismaacil horor sifiican bu gushaqeystay firdhiye kow in ismaacil iskanadiifiyo dembigi lascaanod 2 dhaqaale bur burin 3 dacwadi snm oo beesha laga saaro ileen jabuuti ba kujirte 4 maxaabiista snm lasiidaayo

  • @rnuura334
    @rnuura33425 күн бұрын

    GuuL SSC-KhaTumo State Cadowgeedu Hajabo👎 Aamiiiin Yaa Allaah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed217225 күн бұрын

    Fiiri snm iuo muuse shibateey u xuleen. Why maxaa wacay snm danheeda ayaa lagu karin.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295625 күн бұрын

    muuse juudan keligii taliyaha jabuuti xasan dhiiqo waya is ogo yihiin waxa la mishimaya waa SSC maanta SSC khaatumo muhiimi uma ah in ay jabuuti tagaan waan dabin laga shaqeeye lkn dhulubahante fudayad madayaan iyo daacada nimo maanta waya isku filanayihiin inta MD cadaalada bedelayo xasan dhiiqo 😟

  • @ahmedissefarah1015
    @ahmedissefarah101523 күн бұрын

    Waxay u badan tahay in laysku dayo in Firdhiye la sumeeyo

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed369525 күн бұрын

    Waa khayano & been dagaalka. Lagah shekenaya. Firdhiye haddii uu isku dayo. Inuu talo ka dhageysto

  • @mulkiosman794
    @mulkiosman79425 күн бұрын

    May balwaan waxaad sheegtay waarun qof ka hadlay oo reer somalilaan ah ma jiro. Reer ssc un oo leh danbaa noogu jirto ayaan aragnaaa. Ismaaciil cumar geele iyo muuse waa isku qadiyad wax ssc ladhoho iskadaayee somali marabaan in eey lugooyaan ma ahanee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs25 күн бұрын

    reer ssc dhbkodu wa dalanteed rarac oo sidi curuur widh widh raraca oo widh widhka biyo mooda ee wa inay isbedelan

  • @abdirashid4016
    @abdirashid401625 күн бұрын

    Aqli badan kuguma jiro

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra25 күн бұрын

    Soomaalilaan afkiibaa juuqa gabay. Ismaaciil Cumar geele in laga xanaajiyo lama rabo.

  • @MaxamuudMuuse-o5x
    @MaxamuudMuuse-o5x25 күн бұрын

    😂

  • @saramohamud314
    @saramohamud31425 күн бұрын

    Ssc khaatumo ma’aha cawaan gogol loo dhigo wadahadalkuna maha mamnuuc laakiin shruud baa ka horeysa dhulbahante iskuma diri kartide shaqada aad hayso bedel😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs25 күн бұрын

    jaamacsiyaad wuxu kucaan baxay in codowgu uso raaco reer ssc waayo jaamacsiyaad wa hiin raacyo qalbiga jaban

  • @rnuura334
    @rnuura33425 күн бұрын

    SSC -GuuL Cadowga SSC-KH⬜️🟦🐎🔥💪 Hajabaan👎 Aamiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan Snm Hajabaan oo CiiL & Cadho Ha’Udhintaan Waana Aamiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiin

  • @MaxamuudMuuse-o5x
    @MaxamuudMuuse-o5x25 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashid4016
    @abdirashid401625 күн бұрын

    Xataa falanqaynta ma taqaanid

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud97525 күн бұрын

    Balwaanow weriye waa tahy lkin ma tihid siyaasi Taas waxan u leeyhy aribta ssc iyo jabuuti saad uga hadashay Horta jabuuti ssc toos ulama dagaalamin lkin waa la tuhunsana inay badhi taarayso snm Ka soo qad inay ahyd arin jirta Maanta way isku dhacen snmtii ama smlilnd wixi loo yaqaanay Dano kale ayaa uga dhwx muuqda ssc iyo jaanis Tii hore ee ahyd la shaqynti somalilnd haduu dhaho raali ka ahaada wixi aad naga tirsanysen maabtan idinkaan idin garab taagnahy Waxan idin la qaban katona diyaar baan idiin ahy Ma waxad rabtay in ay dhahan madaxda sac mayee noqon mayno raali eh Waanu kuu dudaynaa Waxasi siyaasi maaha Mana dhacdern sidaa awgeed meelo aanad filayn ama garanynn ayaa same times la gaadahaya ee jooji seef la boodka Sedeedaba saxaafda inyar baan loo sheega ee intii kale lalama wadaago Sidaa awgeed wixi dano ah ee laga wada hadkay oo dhan Ilayn cidi kuu sheegi maysee Ka gaabso waxanad ogayn umadana haysku dirin

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt25 күн бұрын

    Adigaa shaxda Badbaadada udejiyey Guusht Valwan mwfirdhiye

  • @qasimsharif24
    @qasimsharif2425 күн бұрын

    jaahilnimo markanhoreba waxaaba qlaada waxa jabuuti laga raadinayo durba way ilowdaa umuli dihishadeediiye waamaxay jabuuti oo aan is hayno in degdeg loo ilaawo waxii ina dhexmaray adeer siyaasadu maaha caadifad adeer dhulbahante waxaa qiimo ridaya afar cuqdad puntland qaba baa waxaasso dhan kamasuula laakiiin maamulka maaha ninkan iska wareegaya eeleh maamulada aan deriska nahay wxaan ka rabnaa adeer yuu ula jeedaa waa puntland. markanadeer caadifad meelna laguma gaaro waa in degdeg masuuliyiinta kale ay shir uqabtqqqn isaga lna qabtaa farta xamar fadhida

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv25 күн бұрын

    Ma AAMINikaro geele horor

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman782824 күн бұрын

    Sax waa runtaa 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 waa Shirqool loo dhigayo Dhulbahante alla muxu isbah Dilleen 🤮🤮🤮🤮

  • @anabhassan8361
    @anabhassan836125 күн бұрын

    Somaliland guul cadowga somaliland ha jabo

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf23825 күн бұрын

    Itoobiya ayaa u yeeri doonta Firdhiye kuna qancin doonta Heshiis SL iyo SSC Waxaana itoobiya u maraysaa PL madaama danta SSC U taagantahay masiirka beesha Harti meel kasta hadago hartigu Hadii firdhiye itoobiya aado Vilasomaliya isdaaye Aqonsi maamul waa ku daayay Hadii uu itoobiya diido Firdhiye dhulbahante kalsoonida ayay kala noqon Waayo hartigu dhulbalaaran bay kilinka kadagaan Oo itoobiya kama maarmaan SSC waxay u taagantahay Masiirka beesha arti iyo somali wayn Hadii aan PL raali kanoqon siyaasada firdhiye SSC loma asaasin burburinta Midnimada beesha harti Waayo lama,huraan waa PL

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx25 күн бұрын

    WAR NINYAHOW YUU HADAL KA TEGIN .HADY KA HADLAAN IYO HADII KALEBA LOOMA BAAHNA WAX SSC KHAATUMO LID KU AHNA NOOMA MUUQDAAN FIRDHIYE MA SAMYNYO MANDATNA WUU U HYSTAA SIYAASADA SSC KHAATUMO ADNA DEGDEGA DAA

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

Келесі