DEGDEG | KHATUMA STATE OO KA JAWAABTAY XASUUQA LAASCAANOOD | BIRMINGHAM & JAALIYADAHA SSC UK

Birmingham iyo Kulanka Jaaliyadaha Khatumo State Ee United Kingdom..
Kulan Degdeg ah oo ay isugu yimaaddeed Umadda Reer SSC
ayaa looga hadlay xasuuqa iyo dulmiga ka socda laacsaanood..
-- Jaaliyadda Khatumo Birmingham UK ..

Пікірлер: 107

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    SSC guuleysta insha Allah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Maansha Allah khaatumo government guul iyo gobanimo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    SSC guul iyo gobanimo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Khaatumo government guul iyo gobanimo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    SSC Hanoolaaato guul iyo gobanimo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Khaatumo government Hanoolaaato insha Allah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Maansha Allah SSC Hanoolaaato

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Жыл бұрын

    Yas

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 Жыл бұрын

    Ilaah baa idin arka

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    LIVES

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    SSC horay usocda ss

  • @superfun1819
    @superfun1819 Жыл бұрын

    Guuul.guuul guuul daraawish sool sanaag ceyn

  • @ahha7079
    @ahha7079 Жыл бұрын

    Dagaalka xagee kabilaamaysaa lascaanood waa Somailand huuno

  • @sabrinahirad6079
    @sabrinahirad6079 Жыл бұрын

    MashAllah Jusuf you have our support

  • @ashaomar1396

    @ashaomar1396

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bakeramin4043
    @bakeramin4043 Жыл бұрын

    Halkan Rotiga kucuneysa edadka haiskidirin taloxume

  • @madarcali122
    @madarcali122 Жыл бұрын

    Wadanmada aad joogtan dacwad ayaa loo gudbiyey inaad fiidno ka shaqeeysan inti aad halka joogtan lkn dalka waa la idinka qaban doona

  • @sabrinahirad6079
    @sabrinahirad6079 Жыл бұрын

    True adeer Isa viva Coventry

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 Жыл бұрын

    Waad soo daahdeen heeryadu inteeysan halkaa gaarin ayey eheed inaad ka hadashaan ismuujiya dhulbahantoow sanadkan cidina cid ma xukumi karto naagihii la qabey ayaaba marakan xukun diiday macaadalaahi qomiyad dhan please meesha ka kaca

  • @madarcali122
    @madarcali122 Жыл бұрын

    Dhulku maa guure dadka guura Somaliland dhulkeda iskaga guura

  • @khadar8954
    @khadar8954 Жыл бұрын

    Reer miyi baad tihiin ee ha ku riyoonina dawlad la dheho khaatumo.idinka ayaa isdilaya cid idin dilaysaa ma jidho.

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын

    Sl waa mid ee itus Somaaliya Mid ah hadii kale laaluushka iska ururso SL SIDAA KUMA KALATAGAYSO DHIBKA JIRA WAXA WADA DADA DAWLADO SOMAALI DANO GAAR AH KA LEH BEEN BAAD DHAWAAQDAY EE RUN BAABAA LAGU TUSI HADAGDAGIN SLna wey ka weyntahay jahabhad iyo bahalo wase laguu jawaabi Kuwani waa kuwa kharshka badan ku qaata isku dirka dadka Kama hadlayaan in Somaali isu timaado balse waxay wadaan in xuduudihii SL la baabiyo inta aan somaaliyi isu imaan dalka ma jecla waa dhul boob intooda badani xataa dhulbahante maaha

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 Жыл бұрын

    Kuwa waxlaga laayey waa somaliland haldoor koodii

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 Жыл бұрын

    Bal maad wada hadal dirtan Markad is madhisan baydun heshine Hadhow Qalad qalad ha ku saxina ehellkayow Isaq kama rali aha dadka mudaharaday ee xabada lala dhacay Xasuusta hargasa kuwii issaqa ahaba looma naxin ee xabadba lagu furay Shacab aya ahayen Muuse iyo kulmiyye ayaa ka danbeya iyagana waxn leyahay ilahay ka baqa Askarta ka sara magalada lascanod Ilahay hawwnaxaristo dhaman intii inaga dhimatay

  • @CmonNowTellme

    @CmonNowTellme

    Жыл бұрын

    There is no point of talking. We want to go the table after we got some leverage. We want to drive snm troops out of Laascanood.What is the point of going to table when you have no leverage?.

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Xakima isku mid ma tihin wayo ila 2007 dad lagama dilaynin tan kale buhodle dad badan o shacab ba lagu dilay nin isaq o dagalka ku dhawacmay ba yiri dowladayda ba I itiri kaso argoso wa darod e dhulbante hay cafiyan wan ka shalayay

  • @iali8540
    @iali8540 Жыл бұрын

    Khaatumo state waxa la yidhaahdaa ma jiraane naftiina been haku maaweelinina.

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 Жыл бұрын

    Guulaysta Gobtii Reer Abtigay guulaysta oo is raaca oo iska ilaali tafaraaruq xabada idinku bilaaba garabkiinan taaganahay from Mudug

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    SSC

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Laakiin Wayne cararay

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 Жыл бұрын

    Nabadbaa naasla nuugo leh dagaal ayay kubaqayaan subxanalah

  • @shukrijama5399

    @shukrijama5399

    Жыл бұрын

    Dagaal ku mar buu xaq yahay nin walba guri giisu ha deeqo adeer

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Жыл бұрын

    DHULBAHANTIIINTAA ILAAHAYA KA CABSATAAN OO RUNTA ISU SHEEGTAA OO FAANKA IYO BEENTA JOOJISAA IDINKA IS DILAAYE ISA DAAYA SIDAA WAXABA LAGUMA HELO

  • @Iftiin501

    @Iftiin501

    Жыл бұрын

    You are absolutely right sidaa waxba laguma helo👍🏻👍🏻

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Жыл бұрын

    Guuuuuleysta SSC Daraawiish Guuuuuuuuul khaatuma state Guuuuuuuueysta Ale idinkiis Aamiin cadaega iidoor Alaha jabiyo Aamiin Garabkiina ayaa nahay from juboland VIVA

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Жыл бұрын

    maalin taasay ahayd in aan nabadlaydinla gelin ee dhirbaaco dhegaha laydinku jaro magaalada burco xoolihii ladaga qaxay baa bililiqaysateen oo itaa laascaano soo dhigateen oo ka soo deregteen faqash la soo safateen oo dadkii somaliland gumaadeen in laydin cafiyo qalad bay ahayd in ladin gumaado bay ahay ee NSM wey ka hoostay taladu saqajaamiin baa tihiin

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Жыл бұрын

    Waad mah san tihiin dhamaan tiin

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Жыл бұрын

    Aamina doqon orod caruurtaada kaga bilow dagaalka ciil qabto caruurteedina waa isaaq habeen iyo maalin dabay shidaa hoogtay waxaasoo miidhan bay soo uruur sadeen ilaahay haydin hadeeyo reerka waashy

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Rerku kuma iman adiga u tagay

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 Жыл бұрын

    Xoolo xoolo dhalay dhulbahante waligay wax ka caqli xun maan arag waa nimanka yidhi isaaq baa na laaya intay madax isku duubtaan waan ku dhaarankara nin aan dhulbahante ahayni inaanu madaxa duuban. Adeer isdaaya plz

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Ben sheg o mid run u eg sheg cida dishay cid walba way ogtahay maxa raxanwayn u tarxishay inkasto dhulbante khaladka ugu wayn leyin inay ogoladan mahayn in qabil kale u yimado

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 Жыл бұрын

    Somaliland dhulbahanta xoreyay isaaaq wu la socday gaaladii united kingdom, dad an xoraynay anagu in ay annaga na qabsadaan oo dadkayaga dhigooda daadiyaan ma dhici karto bal an aragno anago dhulbahante ah iyo somaliland oo hubkeedi iyo cidankeedu u dhamayistiran yihin , waxa an kala helno tariikhda sugi doonta , reer somaliland isaaaq bal waxad ka heshaan ayad ledihin cidii awood badan ayaa hadhi doonta in shaa allah

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Somaali land maxa la dhaha mamulka hargaysa mad ka wada

  • @aaminan7255
    @aaminan7255 Жыл бұрын

    Runta isu sheega oo iska daaya colaada aad ka soo hurinaysaa qurbaha cidna waxa ka qaadi maysaane ilayn cid idin xasuuqaysaa ma jiraane idinkaa dadkiina laynaayee ilaahay ka cabsada

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Qof Allah ka baqaya dulmi uma kalmeyo e qoralkaga dhinac u du

  • @afbile1
    @afbile1 Жыл бұрын

    Joogitaankii Idoor ee Laascaanood iyo guud ahaan gobolada Sool iyo Sanaag waxa cunay eey haddii Dhulbahante iyo guud ahaan Harti Qoriga Qaato...

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Ssc guul iyo gobanimo

  • @ashaomar1396

    @ashaomar1396

    Жыл бұрын

    Your so funny 😂😂😂😂😂

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Жыл бұрын

    Guuul daraawish

  • @xxx395
    @xxx395 Жыл бұрын

    👍💯💕🥰😘

  • @mohamedhulbale4404
    @mohamedhulbale4404 Жыл бұрын

    Waryatha wathahathal aya ithin diqtho musliney ithinka walal ah ee Eebe halagabaqo nin Muslim ninkale ee muslimka diigiso wakaraxan taa halaogatho

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Dabkii lagu xanuun sado Faruhu kuma diraadaan

  • @abdirashidfarah3770
    @abdirashidfarah3770 Жыл бұрын

    Idinkaa islaaya.Waad ogtihiin.Lakiin waxaa yaab ah in aad dhiigiinaa aadufaadisaan dad aad kas udinku udilaysan.Soosocda

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын

    ma u maleyneysaa in Farta DAJAAL AY DADKAN KU DHEX MEEREYSANEYSO WALEE BEENI RUN MA DHASHO

  • @cige3636
    @cige3636 Жыл бұрын

    DOQON KASTAA WAY ISKA HADASHAA IDINKUUBAA ISDILA

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    FACEBOOK

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Biitooy Biito Bito Xariira Shilin Baa dhuustay Geeday sheegtay

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 Жыл бұрын

    Masha allah wa xaqiiqo wana farxad haddii anku midowno dagaaal inago midaysan masha allah

  • @ashaomar1396

    @ashaomar1396

    Жыл бұрын

    Fight 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 Жыл бұрын

    Guul iyo gobinimo

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Biiitooy biito Xariira Shilin Baa dhuustay Geedzy Shègtay

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Жыл бұрын

    Guul ssc

  • @queenlion251
    @queenlion251 Жыл бұрын

    GUULEESTEYAALOOW GEEDIGA WADAAY. 👍👍👍👍👍👍

  • @ashaomar1396

    @ashaomar1396

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭

  • @madarcali122
    @madarcali122 Жыл бұрын

    Dawlada aad wadankeda joogtan dacwada Somaliland gudbisey waa inay qaxootiga aad ku tihin waa laa idinka so saaro ayaa balan ah

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Жыл бұрын

    Waar heedhee kadaaya sa Sanaag xasuuq kama Jidho Dee badhan waa Janno ee khaatumo stad dhisa

  • @wiseman7459
    @wiseman7459 Жыл бұрын

    2023 waxaa burray/Jabay sixirkii idoorku kuhayey beesha dhulbahante.. wallee asalkii ba loo noqon, guulaysta daraawishey

  • @nimahagi9418
    @nimahagi9418 Жыл бұрын

    Waxaan rabnaa in dahabshiil boycott

  • @tammyskyecute
    @tammyskyecute Жыл бұрын

    Guul guul laascaanood maxaa nin iyo naag Snm ooyaya "WAR DHULBAHANTE MAXAAN ISUGU DOONANEY, HADAY HARGEISA INOOGU IMANAYAAN"

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    L IS KE

  • @cabdicano8698
    @cabdicano8698 Жыл бұрын

    Halku 77 ku arkay wuxu been badana !!

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 Жыл бұрын

    Waar idinkaa dadka somaliland laaya

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Жыл бұрын

    Noomanyo 2030 baalaagu socodaye goorma duunka waax laaqiibsandonta waalee reer toolkeen xaaga waalba seege kuuli quurbaha joogotan nabadn waa kuu jiiftan ee naagadaya dhiibatada ciidaba raaciimine naabada baan raabanaye kuwiina quurba faadhiiya baa dhiibaka naaguhay haadii laaqaxo naaga qssxiina haadii laadhiinto naaga dhiimaniina dhiibatada naagadaya daarod maarbano isaaqa waarkisabada niintina haalka joogta dhaaman waadamo shaaya baa kuu dhaaqanti naabad baa kuu joogota caaruurtina skulle yaay idiin taaga naadaya

  • @madarcali122
    @madarcali122 Жыл бұрын

    Yaa idinku wasa yurub

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Жыл бұрын

    Muuse saamiri wuxu yidhi yacni kaaba laadsrnimada… daaroood iskeena taa macnaheedu waa dhulbahantow maca darooddkiina … Waa kaa colour ka dhabta ee muse.

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 Жыл бұрын

    Bal an aragno waxa isaaq naga faaiido ? Ama horgale ha so kacayistaan ama gaalo ha so kaxayistaan wan arki doona in shaa allah ninki dhoof ku yimid ayay geeridu dhibayisaa

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Shaqaalay oo dil si aan laguu garan

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Жыл бұрын

    Isku duub ni ladoonayaa

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын

    dadka waxba ha kicin ee adigu dagaalka soo gal

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Жыл бұрын

    Dhulbahante staten. Dhisa

  • @ya3746
    @ya3746 Жыл бұрын

    Guuleysta dhuloos

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Shirakawa hala Badiyo hormuudku ha soo wada Baxo

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Garaadadu hasoo Galeen Hamuuqato

  • @mohamedhulbale4404
    @mohamedhulbale4404 Жыл бұрын

    From NFD KENYA gaar ahan wajeer magalatha muslinta qarnigan ilahey ithinkii

  • @abdirahamnomar9313
    @abdirahamnomar9313 Жыл бұрын

    SNM ILAAHAY BAA LA JIRA EE DHABAYACO IYO QURJIILE ILMO QANDHICILAY YAA LA'JIRA?

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Жыл бұрын

    Kadhidhiya gumesiga guushu waa xagiina

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Жыл бұрын

    Sax idin dilayay waa ina cambaashe oo la adeegsaday idin dilayay ee isdufaca somali waa garab kiina

  • @ijoxasan9132

    @ijoxasan9132

    Жыл бұрын

    Xuseen Dhigdhiko somali waa garabkiina mayee waa gawskiina waar meesha haku habsaamin somaliland waa la aqoonsaday oo cidna uma joojinayso

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 Жыл бұрын

    Wax aad qaadi kartaan ma jirto

  • @CmonNowTellme

    @CmonNowTellme

    Жыл бұрын

    We Will see

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Reer buu Hoodle Shirqoolkii laga badbaadey maxaa ina helay

  • @ashaomar1396
    @ashaomar1396 Жыл бұрын

    Your lier😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 Жыл бұрын

    Xamaasad aan xoog la socon waa waxa 15 sano Dhulbahante la istaadhmi la'yahay.

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Жыл бұрын

    Nacnac loomabaahnee iska celiya isaaqland iyo waxuushta moorayaanta

  • @hudajamacbushalehuduus7425
    @hudajamacbushalehuduus7425 Жыл бұрын

    Guul iyo gobanimo darwiish

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын

    xasuuqa ma adigaa sameyey teeda kale 70% isaaq baa dagan miyaad liqi Dadkan lalaayey idinka ayaa hoos hoos u diliyay ma adaa ku dhaca inaad Somaliland soo weerarto kaliya waxad dooneysaa in Hawiye soo kaxaysato laakiin been baad isu sheegeysaan ee waad ka naasnaasin

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 Жыл бұрын

    Fadhi ku dirir lacagtii cayrta ka dheregtey, cuqdadku dhinta somaliland faqash baa iyagoo afarnin ah waxba ka qaadi weydey dhimashona waxba kama taqaaniin maxaa dhimasho laydinku xukumaa 😭😭😭😭 fulayaalyohow xishooda sool somaliland ka tegi mayso shacabka masaakiinta ah ha barakicinina caruurihiinii hoostaa ku haysataan, ka jooji lacagta aad siinayso kuwa laascasnood wax ku laynaya.guul somaliland/

  • @user-em7ms8ne7e

    @user-em7ms8ne7e

    Жыл бұрын

    Dhulbahante waxaa Idina dilay waa nifaaq. Walee waan laydiin taag helin . Weligiin meet ma gaadhaysan......

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Жыл бұрын

    Guuul guuul daraawish

  • @hibokhalif8781
    @hibokhalif8781 Жыл бұрын

    Qof kasta dhulbahante oo qurbaha jooga waa inuu bixiyo ama ku aado hal askeri mishaarkooda

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    SSC guul iyo gobanimo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    LIVES

Келесі