DEG DEG: WAR LAMA FILAAN AH OO KASOO YEERAY B.H/GIDIR KADIB WEERARKII DAB DAMISKA+QALADKA AY GALEEN!

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 27

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894317 күн бұрын

    Mahadsant walaalkey waqtigaan nuz❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsheikh3110
    @mohamedsheikh311017 күн бұрын

    Ninkaad dheheeyseen waa mariixaan duca weeydiista deb demisaad kahadlleeysiin xamar waa leeydinka raraa mardhaw ama iska aamusa farmaajo waa duceysan yahay wax badan ayaa lagulla talliyay inuu dumiyo asna wuxuu lahaay baahi looma qabo maanta haduu farmaajo dumin lahaay waxaa la dhihi lahaay mariixaanaa nabara kicihaa dagaalna mahurteen laakiin hada waxaa idiin yimid kaad usacab tumeeyseen qabyo ninkeedaa dhameestira waa sax inta dhiman xasanow noodhameestir madax weeyne

  • @mulkiosman7828

    @mulkiosman7828

    17 күн бұрын

    Waa runtaa Farmaje nabsigisi ayaa haya 🤣🤣🤣 kuligood waxey ka yimadeen Galgudud iyo Badiyo Xamar unuka iska leh 🤣🤣🤣 Cawaan

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman782817 күн бұрын

    Ha amusin Somaliya Culuma ma jirto

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh609417 күн бұрын

    Waa duni aakhiro samaan ah habargidir oo baryootamayso Waa arin cajiib ah.

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n17 күн бұрын

    Ilaahaan kugu dhaarshay la garay laakiin (rasuulkiisaan kugu dhaarshay)caleyhi salaatu wa salaam taasi waa iyadoo ilaahey shariik loo yeelay waxaa lagu dhaaran karaa ilaahey isagaa wax awoodo wax walba alxamdu lilaah

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh17 күн бұрын

    Waraysigasi waa sax hala xiisaabtamo.

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys17 күн бұрын

    Naa hassan shiikh mahamuud madaxweynaha DFS ilaahayba ma yaqaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed807917 күн бұрын

    LIKED

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed807917 күн бұрын

    LIKES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed807917 күн бұрын

    LIVE

  • @mahamedwacays9087
    @mahamedwacays908717 күн бұрын

    MW hooyada ku cabatay cidla ha dhigin ee dhawr

  • @bashirjama1835
    @bashirjama183517 күн бұрын

    Garaadaha Xamar laga qaato way ceebeeyeen soomaaliya.Waayo waxaa la hayaa dad hal mar xirtay Jeneraalo.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed807917 күн бұрын

    SHORTS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed807917 күн бұрын

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed807917 күн бұрын

    LIKEWISESS

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed517 күн бұрын

    Uqubadii Luul Cabdicasis o nolosha lagugubay o gurbaanada aad tumeeysen ayaa idikudacdey Habar gidir mooryaan.

  • @muqtaarcabdalla8110
    @muqtaarcabdalla811017 күн бұрын

    Caqli Badanaa danteeday ka Hadassah,dadka agjooga waa Dulsaar.

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf825217 күн бұрын

    Labadi xaqdaro ku he’s Hio yey xaqay ku diriraan ka guura guryaha dawlad 34sano baad degenaydeene xasan ma nader guura

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi148717 күн бұрын

    Wallahi ninkan abadiwal layirahdo waa nin aqli,furan oo fahaan Deere lih waye waxan ognahaye in somaliya gabiahanba laqebsado aya laraba hataa kenyadan aan kunolnahaye aya sidaass qabtaa bariga EST Africakan kubeernaye ayey kufanaye hadaa laken waa dalalka manta somali u tashanayo wakuss somaliya hadii badbado dag dag loo hiliin wallee qatarba kusosocotaa

  • @bashirjama1835

    @bashirjama1835

    17 күн бұрын

    Asc. Abdi-Waal waxuu ka mid yahay dadka tirada yar ee soomaalidaa ee runta sheega.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed807917 күн бұрын

    LEGETA

  • @user-bl2jt4gz2h
    @user-bl2jt4gz2h17 күн бұрын

    Beesha habargidir hada ma dagaalami karaan hub qadiim ah oo janal caydiid ugu dhintey xasan dhiiqo hub asri aha ayuu haystaan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by17 күн бұрын

    Muqdishoy maanta maxaa idiin hadhay maxaase idinlagudboon aan idiinshege waa inaad kacdoon mujisaan si aad iskagarido ridaan kooxdan arxankadaran

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894317 күн бұрын

    Kkkkkkk ahlu naar aatahay unugaada ayaat leedahay dad soodil naa bax kkkkk yaa kugaaray reer bililiqo xaalo aadan leheen ayaat ku doodeey kkkkk😮😮😮

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman782817 күн бұрын

    Dhillo Dambiga gashay ayuu ka gooyay 2 badii Xuman ku Heshiiso Samanta ayeey isku Dillaan Weey kugu macdahay 🤣🤣🤣 Tuugo oyo Boob ayaad ku Heshiiseen

Келесі