WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

Si aad uga mid noqoto Saaxiibada ku xiran Channelka WARQABAD NEWS Subscribe saar waxaan kuusoo gudbin doonaa Warar Xaqiiqo ah, deg dega, Xogaha Qarsoon iyo Dhacdooyinka markaasi laga hadal hayo Bulshada dhexdeeda.
Nagala soo xiriir: [email protected]
WEBSITE-keena: www.warqabadnews.com

Пікірлер

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud35003 сағат бұрын

    Murji weeye hadal abdirixmaan abdishakur Waa hal qaymo leh oo wax laga baran Karo.❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew3 сағат бұрын

    Dhib male hadeey ansixiyeen baarlamaanku sababtoo ah waa shaqadi eey u idmanaayeen

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi5 сағат бұрын

    CCS, HADALKIISU WAX SAAMEEYN AH MALAHAN, #TEEDKALA #DOWALADA FADARAALKA IYO MAAMUL GOBOLEEYADA, WAXAA SOODHISAY KUNA SHAQEEYSTA #DALALKA REER GALBEEDKA, IYAGA AYAYNA U ADEEGAAN. #DABCAN GAALO WEEY SOODUUSHAY, #GEESINA, WAAKA HORTAGAY, WAANALAJABIYAY SOO DUULAYAASHII IYO MASIIXIYIINTII AY HOGAAMINAAYEEN #XABASHI IYO MAREEYKAN. ❤ MASHAA ALLAAH❤. SOMALIWEEYN #MAAMUL ISLAAMI AH AYAA UDHISAN SHACABKA SOOMAALIYEEDNA, WEEY BARAARUGEEN OO DABADHILIF IYO GAALABA CAGTEEY MARIYEEN ALLAAH AYAYNA TALADAARTEEN! SIDII AFGANISTAAN #TALIBAAN UGA CAAYRISAY MAREEYKAN IYO XULUFADIISA, AYAA #XAMAR, LOOGA CAAYRIYAY #MAREEYKAN IYO #JAABOJAABADII, UU HARKACAAYAY EE XABASHI IYO KUUKUUYO, KAMIDKA AHAAYEEN. #ERYA MAREEYKAN IYO IYO DABADHILIFYADA IYO CARATUURKA KAHOOS SHAQEEYA.

  • @abobasement346
    @abobasement3465 сағат бұрын

    Cck waa munafaq

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to7 сағат бұрын

    Habeen iyo dharaar waad caayeysaan Farmajo . Hassan waa kaligii taliye talada ka qaada Ismail

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to7 сағат бұрын

    Farmaajo Somali dhab ayuu ahaan. Hassan wax walba wuu iibaye

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to7 сағат бұрын

    Dawladii Farmajo Raisawasaare awood ayuu lahaa. Hassan waa qabyaalad socoto Farmajo wadani ayuu ahaan. Wadaanku xiligii Farmajo dalka ayuu dhisay. Hassan jeebkuu ku shubtay

  • @cabdisalaad8174
    @cabdisalaad81747 сағат бұрын

    Craxman ccshakur waligii guulaysan maayo farmaajo iyo xasan buu simayaa

  • @cabdisalaad8174
    @cabdisalaad81747 сағат бұрын

    Dagaal dawlad xasan madax kayahy dagaal magalin ee kacdoonkii shacabka iyo kililka shanaad buu kula daartay. Goobihiina waa laga soobaxay. Hubkiina As baa qaatay ciidnkiina waa laxa siuqay. Xiriirka uu sheegayo waa qaadka kenya.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad13939 сағат бұрын

    HADALKAA MIYAA KU CUSUB XASAN DHIIQO WAKAA WAA WASIIR NIKII QARXIYEY HOTALKII SHAAMOOW OO LAGU DILAY ARDAY DHAMEESATAY JAAMICADAHA IYO MACLAMIINTOODA SOO MAAHEEN NINKA QARXIYEY ROOBOOW XASAN DHIIQO YAAN LA DHAGEESAN BEENTIISA ASAGAABA SHABAAB AH

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan260511 сағат бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @luulluul1427
    @luulluul142712 сағат бұрын

    GUUL GUUL GUUL JUBALAND STATE OF SOMALIA MADAXWEYNE AXMED MADOOBE HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

  • @yassinmohamed1039
    @yassinmohamed103913 сағат бұрын

    Arrinta ah dastuurka jubbaland qodobbada waxlaga beddelay waa sharci Darro waana khiyaano qarran. Waa afduub loo geystay xaquuda aadanaha iyo sharciga dalka in lagu tuntay ama tahay Ku tagrifal awoodeed. Maxaa Ka dhalan Kara arrintaas? Waxaana Ka dhalan Kara dagaal iyo burbur.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by15 сағат бұрын

    Qabuuro laqodo ' boobka hantida umada ' dawladii iyo ciidamadii qaran ee ugu qaalisana iyo dadkii iyo dalkii buuxay ee laguu wareejay oon maanta waxba aanay kajirin oo u kala firxay qabaa iladooda hoorumarku makaaba xasan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by15 сағат бұрын

    Adeer xasanow miyaadan dadka ka xishoonayn balwaxaadbku hadlayso eega aduunyada ayaa nagu hambalyaysay horuumarka iyo dawlad wanaag aan samaynay waa yaab

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by15 сағат бұрын

    Mida 3 xasanow 15/5/22 waxa laguu dhiibay 35 Kun oo ciidamadii qaranka oo aad iyo aad u qalabaysan kana kooban dal ciidamadiisii intay ka kooban yihiin aaway xageed mariya

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by16 сағат бұрын

    Sidoo kale wuxuu jeediyay qudbad taabanaysa quluubta iyo qalbiyada ciidamada qalabka sida iyo shacbiga soomaaliyeed oo wadaninimo ah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by16 сағат бұрын

    2022 sanad guuradii 61 ee xornimadii konfurta iyo midawgii konfur iyo waqooyi muxamed c farmaajo wuxuu soo bandhigay ciidamo aad u Qurux badan oosifican u qalabaysan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by16 сағат бұрын

    Xasan ayax markuu hadlaayo ma ismaqlayaa balse waxaan leenahay sanad guure wanaagsan waxase lobahan yahay wadan jacayl iyo daacad dalka iyo dadka looyahay oo muuqata

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif452116 сағат бұрын

    ((( RUNTA IYO XAQIIQDAA KU DHIBAYSA IYO FASHILKA IYO CEEBTA GUDAHA IYO DIBADABA KUU TAALA AYAAD LA GARIIRAYSAA ((( WAR ISAAQ WAXAAD TAHAY WAA KU YAQAANIIN WAXBA HAKU QAAQLAYN SIYAAD BARE ((( TAARIIKHDIISA CAALAMKAY TAALAA CID WALBAA WAA OGYIHIIN ((( XATAA KABAHIISA MA GAARI KARTID BAL IYAGAA KAA QIIMO BADAN ((( RUUFIYAAN ISKU DIRKAAS IYO QAAINIMO AYAA CAQLIGAAGI NOQDAY LAAKIIN MAANTA CID WALBAA ARAGAAGAA IYO WAJIGAAGAA DHIBAY ((( ARAGAA NACTAR ADAA SABAB U AH TUUG U SHAQEEYA CADAWGA BAA TAHAY ALSHABAABNA HUBKA IYO DHAQAALAHA SIIYA UNA ADEEGSADA BAABIINTA ((( WADANIYIINTA DAACADA U AH DADKOODA IYO DALKOODA ((( WAAYO DAMBIILE ISKU DIRA SHACABKA CIIDAMADANA XASUUQA SI AAN LOOGA HOR IMAAN HAGARDAAMADA IYO QAAINIMADIISA WUXUSHNIMADAA MANA RABTID SHARCI WAAYO ADAABA DAMBIILAHA UGU XUN UGUNA WAYN AH SIDAAS DARTEED ((( SHARCIGA IYO NABADAA KU DHIBAYA WAAYO XABSIINAAD GALAYSAAD AAMINSANTAY HANTIDA UMADANA LAGAA SOO CELINAYO SIDEED KU RABTAA DAWLAD IYO NIDAAM DAMBIILE DAD IYO DALBA LA QAY BAA TAHAYE WAJIGAA GUBAY WUXUSH YAAHUU😂😂

    @shacnishariif452117 сағат бұрын

    ((( WAR ILEEN HADAL AA AA AA MAKARO WAR IMISAY BEEN HUUHAA IYO NIIC IMISAY KU WADIN ((( CADAW AAN ADIGA AHAYN MA JIRO MANA LAHAN UMADA SOMALIYEED ((( WAA ADIGA WAXA ISA SHEEGAYAA FIDNO KAA XUN WALIGEED MA SOO MARIN UMADA SOMALIYEED ((( DAWCOW DAALIN QAAINUL WADAN WUXUSH LIITAA TAHAY WAXAAD ILOWDAY ((( IN ALLE KUU JEEDO 2 AFLE KAADIB DAD IYO DALBA XASUUQAY BAABIIYAY WAX WALBA XATAA AAN GARAN WIXII ADIGA DANTAADU KU JIRTAAD ILOWDAY ((( CIIDAMADII CADAWGA KAA DIFAACI LAHAA HADA AAD KA CABAADAYSIG AYAAD XASUUQDAY ((( MW FR AYAA DHISAY OO HABEEYAY AYAAD U BAABIISAY ((( NABSIGII AYAA MAANTA KU HAYSTA ((( INAAD CAYTANTID IYO INAAD BEEN IYO NIIC IYO WAXAAN JIRIN AYAAD 24 SAAC LA QAAQLAYSAA ((( SIYAAD BARRE OO NOLOSHAADA SABAB U AHAA AYAAD 24 SAAC HAYSATAA ((( WAAYO CAQLI SALIIM AH MA KEENSAN KARTID ((( WAAYO CUQDAD QABYAALAD HUNGURI ISKU DIR SHACABKA SOMALIYEED IYO KALA QAYBIN INTAAS AYAA CAQLIGAAGI NOQDAY YAAHUU ARAGAA NACTAR EE WAJIGAAGA KA HOR WAREEJI WUXUSH FASHILMAY FADEEXO IYO CEEB ILEEN LOOMA DHINTO ((( TUUGO XASUUQ BEEN HUUHAA WAX AAN JIRIN SHEEGASHO WAX UU QABTAY NIN FACIIS AH WAJIGAA GUBAY CAQLIGAAGU WAA INTAAS ((( ADAA U SABAB AH IN KUWII NAGA BAQI JIRAY MAANTA BAD IYO BERI AAD ADIGU U SAXIIXDID ALBAABADANA WAJIGA KAAGA DHUFTAAN WAAYO ((( ISHIISA LAGA ARKAA USHIISA LAGU TUMAA ((( MARKAAD TIMAADID UN BAY YIMAADAAN SHISHEEYE IYO CADAWGA UMADA SOMALIYEED WAAYO DALAAL U SHAQEEYA U SAJUUDA DACIIF JAAJIL CUNGURI IYO CUQDAD QABYAALAD CADAALAD DARO IYO BOOBKA HANTIDA UMADA IYO XASUUQA CIIDAMADA WAX GARADKA AYAA CAQLIGAAGI NOQDAY IYO CADAWGA OO KU KIRAYSTAY ARAGAAGA LA WAA OO INKAARTA IYO CUQUBADA IMADA ALLE KUU SOO DADAJI 2 AFLE AFKU KU QALOOCAY MA GARANAYO IN ((( ALLAAH IFKA IYO AAKHARABA XISAABINAYO ALLE KUU SOO DADAJI MUCJISO IYO MUSIIBO KU HALEESHAY KAADIB BEENAALE TUUGMOORYAAN DIIRTAY DAD IYO DALBA((UMADU KU ARAGTAY ALLANA KU OG KUNA ARAG AYAAN DARANE IBLIIS CUQUBA QABA ((( WAXAAD GALABSATAA KU SUGAYA IF IYO AAKHIRABA ((( TAARIIKH XUME MAGACII UMADUU WASAQEEYAY MUSIIBO KU HESHAY

  • @xaliimokeynaan8465
    @xaliimokeynaan846517 сағат бұрын

    Mashaa allaah

  • @arfinuur1834
    @arfinuur183418 сағат бұрын

    😅

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali18418 сағат бұрын

    Wariye Isagaa Alisha’s ah Xasan Tuug warkiisuna waxba Kamala’s weeye Dowland Marsha Kama jirto waa Dowlad Qoyska Xasan Chico waaye

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi19 сағат бұрын

    AL-SHABAAB, SOOMAALIYA, DAGAAL KALAMA DHEXEEYO!! #AL-SHABAAB, WAXAY DALKA XOREEYNAAYAAN #CIIDAMADA SHISHEEYE EE DALKA KUSOODUULAY KHAASATAN #XABASHI IYO MAREEYKAN, WAX GORGORTAN AHNA LAGAMA GALAAYO #MIDNIMADA IYO QARANIMADA #5-TA, SOOMAALIYEED.

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467Күн бұрын

    Waa tuugoAhmed

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.Күн бұрын

    38:00 Baddi u ekaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.Күн бұрын

    32:54 Ninkaa Marqaansan 🤔. Ninkii $5Cansuur ah kor dhigta ka waran. Qof-Musaar MW qaata. War Xasan Shiikh waa. Cawaan/Jaahil/Xinle/Xaasid/Laga-Roone/&+.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.Күн бұрын

    0:26 😂. Dadkaa Doowlad-Ismooda. CAASIMADII QARANKA, MUAADINKII LAHAA, HALKAANA DAGANAA, SHAQ9NA KA HAAYA. XATAA BILAA SHAQO HADUU YAHAY. MIYAA XAMAR PAGA BURIN KARAA??? HADII DOOWLAD LA YAHAY?. HADII USC IYO CAWAANTII LALA AQLI NOQDO? HAA. LAKIIN SIDEE BAA 🤔 ISKU MOODAA?.

  • @qaliilaxmedqaliil
    @qaliilaxmedqaliilКүн бұрын

    Gdydydyhdydhdhd

  • @FartunK
    @FartunKКүн бұрын

    shiikh ma wha waa tuug

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6uКүн бұрын

    👋👋

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130Күн бұрын

    Madaxweyne qabuuro qode

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943Күн бұрын

    Mahadsant walaalkey warqabad nus❤❤❤❤

  • @guledgled8695
    @guledgled8695Күн бұрын

    Habarta hadlaysoy amxaaro ha ku Easton

  • @guledgled8695
    @guledgled8695Күн бұрын

    Habarta hadlaysoy amxaaro ha ku wasto

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh60942 күн бұрын

    Haddii uu u saxiixo hopyo macnaheeda waa in ethiopia ay xoog ku qaadatay dhulka iyo badda soomaaliyeed waa karaamo daro sharaf xumo dalka u soo hoyotay aduunka oo dhan way ogayd hanjaabadii ethiopia iyo goodintii anagaa soomaaliya haysano, soomaali waa daciif iyo nocaas tani waa u sharaf dhac qarankii soomaaliyeed.

  • @namiup0274
    @namiup02742 күн бұрын

    ALAAH ha u naxariisto walaalkay Janatul firdowsa allaah ha geeyo

  • @ahmedmohamoud5715
    @ahmedmohamoud57152 күн бұрын

    BAL DHEGAYSTA WAALIDAN !!!

  • @jamahussein6860
    @jamahussein68602 күн бұрын

    Waa warlayaableh ee mamaqasheen?

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad13932 күн бұрын

    MARKUUW U SAXIIXAYO DEKADDA HOBYO MA ASAGAA LEH MISE ABGAAL AYAA LEH SOO MAAHA XOOLAHA UMADDA SOOMAALIYEED XASAN DHIIQO AQLIGA ALAHA USOO CELIYO IMAANKA WAA BEELAYE FARAHA HAKALA BAXO XOOLAHA UMADDA LEEDAHAY HADDII UUW KA BAQANAYO SHISHEEYE IYO ITOOBIYA SHACABKA SOOMAALIYEED AYAGAA ISKA CELINAYEE DOQONIMADA LOO HADLO HA JOOJIYO

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g2 күн бұрын

    Hobyo ma dekad baa wa marso dadkii laha isku haysto saleban iyo sacad yaa u garnaqaya moryanta habar gidir

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84042 күн бұрын

    taasi waa raganimo kol haduu hobyo maalgashi u helay !!!! laba nin huguru kuma heshiiyaan ...

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c2 күн бұрын

    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH HADII U SAXIIXO DEKEDA HOBYO WALEE HABAR GIDIR IYO XASAN SHEEKH WAY IS ARKAYAAN

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud2 күн бұрын

    Ethiopia fuck

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud2 күн бұрын

    Naaaayaaa hibo us lacag baaa qaaadatay naaaayaaaa loooyarad xun baaatahy itooobiya hakuwasto dhilo hargaysaaan kuuugu imaaani

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud2 күн бұрын

    Guuuuuuul wallaaaaaaal geeesi ah xaqa ayaaa hiilin doooona siyaaaadbare ayaaa naduqayey beeeenaaa layaway siyaaad bare geeesi buu ahaaaa Aduuunkuu nabaray dalbuu katagay canwaaan siyaaaaa siyiiiiin ah ooo afmiiishaarayaaaal ah ayaaaa kursiga ymacaaaan