No video

Deg Deg War Culus ayaa kasoo dhacaaya In Israil Beegsatay Hogaan Xamas & Xasuuqii Maanta| Canshuurta

Deg Deg War Culus ayaa kasoo dhacaaya In Israil Beegsatay Hogaan Xamas & Xasuuqii Maanta| Canshuurta Cusub sideed u aragtaa?
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 335

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid28 күн бұрын

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952Ай бұрын

    Al carabiya. Waa. Cadaw ga imaraadka. Warkooda. Ma rabno ... afka nacdasha yuhuuda. Ayay ku hadasha. ❤❤

  • @aminaabdiadem9900

    @aminaabdiadem9900

    Ай бұрын

    Yuhuuda iska lehbo sucudu magac bes waye khaa,imiinta masar hadalkoda lama aminaayo wax alé wexe sheegan yuhuud we ogtahy ayagana u fasaxey ogolanshaha nimanka waa yuhuudee la,antoda wax ma dhihi karaan kumana dhacaanbo .

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnАй бұрын

    ALLE YUUDA DHULKA HALLA GOOYO AMEEN DHAHA AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235Ай бұрын

    Ilaahow yahuud nacalad ku rid iyo nasaaraba iyo inta la shaqeysataba aamiin

  • @cafwanabti

    @cafwanabti

    Ай бұрын

    Iyo malaha kuwaa daawanayaba

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw sheikh wcs subhanallah ilahayo ugargar umadah reer falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸😢😢😢😢

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    Illaahow Halik Yahuudan oo dhulka Lajar Yaa Rabi

  • @Sakariyecabdi-rm1mo
    @Sakariyecabdi-rm1moАй бұрын

    ILAHOW UGARGAAR MUSLIMIINTA KUNA SALIYA NABIGEENA MUHAMED SCW

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @abdisalamhaybefarah7029
    @abdisalamhaybefarah7029Ай бұрын

    Maasha alaah, arinka aad ka hadashay ee quseeya somaliya waa fikir aad u fiican, waxaana ku dhaqma wadanka eriteria.

  • @snw9257
    @snw9257Ай бұрын

    Allah hoojiyo yahuuda iyo taaagerayashoda

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4bАй бұрын

    اللهم انصر إخواننا في المستضعفين في غزة

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @abubakarhaji-ali6584
    @abubakarhaji-ali6584Ай бұрын

    Mashaallah sheikh waa sax kilmadada ilahaey ha ku xafido

  • @maxamedcumarxasan667
    @maxamedcumarxasan667Ай бұрын

    Aad iyo aad wasax warkaga Sh.maxamed

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624Ай бұрын

    Gacan aamina ayaa wax lagu aaminaa .waa hadal wayn . Rasuulka scw nin baa uyimi uu zekada udiray markaasuu yidhi intaasi waa shaqadii aad iidertay tana anaa leh JAWAAB ❤waxuu yidh scw gurigaaga adoo jooga miyaad heli lahayd waa xoolo dad wayne .

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003Ай бұрын

    Sheekh Allah ha u naxaristo laakin midkale aya badali inshallah

  • @Desert_flower60
    @Desert_flower60Ай бұрын

    Barakallah sh.dulmi diid mashallah waan kugu raacasanahay in aan bixino dhaqaale l'asta o loo baahanyahay.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnАй бұрын

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730Ай бұрын

    SHUKRAN AKHII ☝️

  • @Mustafe-pk6nn
    @Mustafe-pk6nnАй бұрын

    Ilaahay israaiil Adduunka hakamadhiyo

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406Ай бұрын

    Allow yuhuud cadhadada ukeen yarabi 🤲

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987Ай бұрын

    Asc wll waa runtaa rayoga aad soo jedisay ee illah ha soo hanuuniyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallahАй бұрын

    Gaza allaah ha guuleeyo 120 shahiid 330 dhaawac

  • @Aragsan192
    @Aragsan192Ай бұрын

    War fiican about somlia

  • @ConfusedBuffalo-ic7gm
    @ConfusedBuffalo-ic7gmАй бұрын

    Shiikh koor sadii aaway

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7vАй бұрын

    Waa sax Walahey Waa hadal mihim aad baan ujeclahey fikarda sidasa ❤️❤️❤️👍👍👍☝️😊dalkeen inagon cidna wax ka foonan cidna enan tuksan beeynu dhisankarna waa sax❤️❤️❤️

  • @nuraelmi81
    @nuraelmi81Ай бұрын

    Waa Fekrat wanaagsan, gacan aamina ayaan u baahanay, dowlada somalia musuqmaasuqu waa sky high,

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnАй бұрын

    WCS SHEEKH MAXAMED DULMI DIID🦁

  • @SSS78781
    @SSS78781Ай бұрын

    ❤❤ SOMALIA 🇸🇴 WA MEEL BALAYO KU HABSATAY SHEIKHOW...WARARKA SOMALIA 🇸🇴 XIISO UMA QABNO KA GUDUB...

  • @Ifraax-nn3gl

    @Ifraax-nn3gl

    Ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @meaktooni

    @meaktooni

    Ай бұрын

    😂😂😂 kula mid

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @kamilagedi
    @kamilagediАй бұрын

    Allah haugargaro walaladheen falastin amiin amiin

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8nАй бұрын

    Dowlada aamin maahan runtii

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448Ай бұрын

    Ciil badanaa waxaa sidaa loogalayo maalin walba waa dad muslimiin ah muslimiintii caalamkana oo carabta ka kowtahayna wee iska daawanayan wlhi mararka qaar awood daro darteet waxaa iskaka catawee ilaahow aduunyada gadi 😢😢

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9mАй бұрын

    illaahoow ugargaar reer falastiin yaarabi

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @barwaqoladan6868
    @barwaqoladan6868Ай бұрын

    Ilahow ugargaar yarabii yaraxmaan

  • @user-pm5ht5il5m
    @user-pm5ht5il5mАй бұрын

    Ilaahaya ha hanuunyo madaxad somaalida

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @user-vv1zc3mn6m
    @user-vv1zc3mn6mАй бұрын

    ASC SH MAXAMED ARINTAA WAA SAX Lkn majirto gacan aamina waxaan ku talin lahaa in lacagtaa in la siiyo xaas askarta

  • @sahramuuse4678
    @sahramuuse4678Ай бұрын

    Reer Falastiin waxa gumadayo yahuudda kaliya ma ahan ee waa gaalo dhan muslimiintii uu hilin lahayn waa hurdayan

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602Ай бұрын

    Alle ha noo keeno dowlad aamin ah sheikh dowlad shacabkeedii baro kicineysa xataa dowlad inan ugu yeerno ayaa khalad ah

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @anasalmissagalhoney5915
    @anasalmissagalhoney5915Ай бұрын

    that's true cheikh waa runta walahi

  • @IstarAbuukar-y1i
    @IstarAbuukar-y1iАй бұрын

    Wlh dowladan dhibaato weyn beynagu Heysham mana lahadlikaro suqyad guryaha hadane biilashii ilaahayow naga sovaar 😔

  • @abduqadirabdullah1256
    @abduqadirabdullah1256Ай бұрын

    Alcarabiya waa af-hayeenka cadowga gumaystaha yahuuda iyo sahaayinada carabta kuwa ugu xun naclad Allah ha ku dhacdo

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4bАй бұрын

    Illaahayow ciil iyo caloolxuma badana aaway aaway islaamkii runta ahaa

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853Ай бұрын

    Allow ka badbaadiyo muqaawamada sharka yahuda allow u gargaaro walaalaheen falastiin allow jebi cadowgooda

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @nimohersi9978
    @nimohersi9978Ай бұрын

    Sheeha Manshaliah saxa warurn

  • @snw9257
    @snw9257Ай бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah sheekh Maxmed waad asiiibtay

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @az.o.4694
    @az.o.4694Ай бұрын

    Ilaahow cadawgan qooqay ee kibray ee ma naxaha ah ee Cid qabata waayay Ilaahow qabo qabasho daran qabo,Rabbiyow u miciin maakiintan la dulminayo yaa Allaah yaa allaah soo daji guusha oo dagdag ah

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4bАй бұрын

    Anigu waxaan leeyahay dowladda aamin maaha

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782Ай бұрын

    Allaah caawi reer falastiin shahadad 😢 kuwa dhaawac ah caafi InshaAllaah 😢😢💔🇵🇸🤲

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835Ай бұрын

    MUQDISHO, LACAGTA SHACABKA, DABAQYA DHADHEER AYA LAGU DHISTA.

  • @user-tw4vn3og1l
    @user-tw4vn3og1lАй бұрын

    Alahyoow..ugargaar..mousliimiinta

  • @jibril2006
    @jibril2006Ай бұрын

    Asalaamu Caleykum Sheekhow wadankaan dowlad ma heysato, hadal xaqiiq eh aa ani dhihi lahaa aa ku dhawaaqdi qeyr allah ku siiyo. Dal aa u laabana ma qabno dowlad imaanka la aa heyso. meel aan aadna ma naqaano. waxaan ka baqaa inaa noqono dad dhul leheel. Ilahee dowladaan mid ka qeyr badan allah noo sahlo kuwaan waa ka sabarnay.

  • @hassanteetano5736
    @hassanteetano5736Ай бұрын

    Waa sax hadalkaaga

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408Ай бұрын

    Shacabka somali ilaha u maqan dad adkesi badan is xilqamayo waye lkn dowlad uma maqno

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraahАй бұрын

    Waxaa nala dagey dowladnimadeena iyo dad ahaanba nala dagey waa musiq maasuq sabtuna wasiirku waxuu dhaco iyo laa luush buu raadinaya maca xildhiban macaa madaxda dalka u sareysa balse xaqa allaha waa fajiyo aamin Amin ya rabi

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1hАй бұрын

    Dawladu.somaliyeed.aamin.maahaa

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2kАй бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @fataha1
    @fataha1Ай бұрын

    That’s true lama Aamiini karo Xaqiiqatan sheekh

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    Illaahow Yahuudan Ka Qabo walaalaheena Reer Falastiin Yaa Rabi

  • @HamzaYare-sp4uw
    @HamzaYare-sp4uwАй бұрын

    sheqow waa sax

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidleАй бұрын

    waxaas waa beentii yahuuda masiibo iyo burbur allah kutido illaahow ugargaar falastiin aamiin carabeey masiibo inku dhacday

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed9180Ай бұрын

    Illahay walaalheene reer falastiin haugargaaro farad khayr qabana hau furo allahuma amiin Dawladeena xaqa allaha tuso. Musuqana allaha ka qabto

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @muhammadandhawo4651
    @muhammadandhawo4651Ай бұрын

    hadi amin lahelo we are ready

  • @Mustafe-pk6nn
    @Mustafe-pk6nnАй бұрын

    YaaAllah israiliyiinta xun ee cadawga Ah Adduunka kamadhi

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339Ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767Ай бұрын

    Walal waa Ben

  • @cabdiwelishoopinle6837
    @cabdiwelishoopinle6837Ай бұрын

    Dawladu Dadka Waxba Uma Qabaneyso Waa Calooshood u Shaqaystayaal

  • @nimohersi9978
    @nimohersi9978Ай бұрын

    Sheekh wasxa

  • @SimanMaxamed-kv3vd
    @SimanMaxamed-kv3vdАй бұрын

    Waa sax

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730Ай бұрын

    Thanks 👍

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008Ай бұрын

    Saudi Dagaalka Ayay Qayb ka Yihiin Sh Maxed

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003Ай бұрын

    Sheekh bobkii cusba miyey isticmalen

  • @caydarusshariif3662
    @caydarusshariif3662Ай бұрын

    Canshuurta la qaado toos ayeey gacanta ugu geleysaa Shaqsiga ugu sareeyo ee meesha haysta

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2pАй бұрын

    Wll maanta dawlad la aamino ma joogto eebe dawlad wacan ha ina siiyo

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234Ай бұрын

    Waa runta in wax la tari karo dawlada lkn yaa lagu aaminayaa

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015Ай бұрын

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @alinooragedi6346
    @alinooragedi6346Ай бұрын

    Allah noo hagaajiyo wall Dowladeni wan jeceel nahay.

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696Ай бұрын

    Warbaahinta ugu necbahay ee sahtuuniyada carabta iyada iyo hadath iyo sky arabi

  • @muhammadandhawo4651
    @muhammadandhawo4651Ай бұрын

    yes you’re right

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    Ай бұрын

    Somaliyey shaqo ayaa ka banaan wadanka Kiribati 🇰🇮 🗺📍v

  • @cismandhuxulow6725
    @cismandhuxulow6725Ай бұрын

    aamin maaha

  • @nuurocabdule7662
    @nuurocabdule766227 күн бұрын

    Salaamaya amaanahadalada

  • @cabdixamiidaxmed9198
    @cabdixamiidaxmed9198Ай бұрын

    Waa ra ❤ahi saxxx a h

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1eАй бұрын

    Sheekh wxaa la taaeeraa la garab istaagaa dowlad dadkeeda unaxda oo aamin ah waxaan u arkaa ineysan suura gal aheyn caqli caafimaad qabana aheyn

  • @Mustafe-pk6nn
    @Mustafe-pk6nnАй бұрын

    Yuhuudey madho

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sbАй бұрын

    Yaabwaaye soomaali waaba kayaabanahay

  • @Waayaabay
    @WaayaabayАй бұрын

    Lacag ay dibidaha kusoo wareegaan ayey rabaan

  • @pointparking
    @pointparkingАй бұрын

    Meesha dowlad nooma joogto waa tuugo magac dowlad ku qaraabto Allow madax hanuunsan oo u gargaaro umada somlia inoo keen aamiin

  • @aliabdalla1623
    @aliabdalla1623Ай бұрын

    DULMI DIID DOWLAD MATAALO MEESHA LABO MALYAN AYAA MAQAN MALYAN AYAA MAQAN AALADHIHI. YAALOORAACANAAYAA. HADAADAN AFKAADA QABSAN. WALALMEEYOOW. ADIGEYBA. KUDHIHI DOONAAN. DADWEYNAJA KICINEEYSAAA AFDHURWAAA HILIB KUWERO MAMAQLI JIRTAY. KK ❤. DULMI DIID. QEYLADI IYO WAANADI WEYMAADHAMAATAY.❤❤

  • @oubahomar9144
    @oubahomar9144Ай бұрын

    Ina lillahi wa ina illeyhi rajoun rabiyow miciin dagdaga ugukeen, yahuda iyo nasaraba iyo wixi lajira ee muslim ikujega raboyow ciribtir

  • @user-gj7lr6jk6u
    @user-gj7lr6jk6uАй бұрын

    Shekh somaliya waxkasheeg kuma fiicnid nooga waran qasa falastiin ee moiryaanta somaliya hanogawaramin Dowlad kamajirto

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaaАй бұрын

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843Ай бұрын

    Shekh qalad weyn ha ku dhicin kuwan hal sentin xitaa ma istaahiilaan xassan xaraash miyaad hada leedahay wax ha la siiyo subxaanallah

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251Ай бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @deeqmd7405
    @deeqmd7405Ай бұрын

    Asc ma ahan tan xadaxukunka hadanoohaysa ee alahy hasiiyo dawlad wanaagsan oo shacabkiidu maalgaliyo

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930Ай бұрын

    Waa sidaas, oo cid la aaminaayaan jirin oo dad gaar ah oo aan wasaaradda maaliyadda aheyn oo ahirkado gooni loo leeyahaa qaadayso canshuurta sannadlaha ah. Meeshaan waaliyaa kasoo socota.

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463Ай бұрын

    Waa in aamin la helaa waa in la helaa

  • @fadumoaxmed-q5g
    @fadumoaxmed-q5gАй бұрын

    ilaahay madaxwayne. daacada ha inasiiyo

  • @WarsameMoha
    @WarsameMohaАй бұрын

    Aamin iska daaye waxar laguma aamino kararo dawlada xasan sheekh wa kha ,enio wadan waxey xaraashiysa hantidii umada somaliyed dhul iyo badba

  • @FarahAhmed-bn3bc
    @FarahAhmed-bn3bcАй бұрын

    Maya weeye jawaabtu

  • @nimohersi9978
    @nimohersi9978Ай бұрын

    Manshaliah Manshaliah

  • @MahadBinow
    @MahadBinowАй бұрын

    Sheikh: Waa soo dhaweyneynaa hadii dadka somaliyeed wax loogu qabanaayo wllhi lkn aawey dowlad aamina.

  • @scavengervlogger5524
    @scavengervlogger5524Ай бұрын

    Aamin ma aha xatas madaxweynah

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895Ай бұрын

    Alcarabiya ma yahuda ayay lahiran waa yahud kale ayagane damerada