Deg Deg Jabuuti Oo Lagu Dhex Fashiliyey Jabhadii Geelle Dagaalka Somaliland Ku Abaabulayey

Deg Deg Jabuuti Oo Lagu Dhex Fashiliyey Jabhadii Geelle Dagaalka Somaliland Ku Abaabulayey
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 35

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e9 күн бұрын

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa891010 күн бұрын

    Xadka. Jabuuti. Waa. In. La. Xidhaa. Dhaman. Dadka. Ka. Soo. Jeeda. Maafiyada. Xamar. Joog. Tana. La. Saaro

  • @user-yr3fm2sf4u
    @user-yr3fm2sf4u10 күн бұрын

    dhamaan faragelintaasi waxay abuurtaa madaxweynaha Jabuuti cadawga qaranimada Somaliland balse madaxweynaha Somaliland awood u leh inuu burburiyo dawlada yar ee Jabuuti.

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir10 күн бұрын

    Xuduud kii na xidha Somalilandeey

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he10 күн бұрын

    Somalilan xukuma jabuti haska celiso way daba socoday mudo badan❤

  • @seadhuad2445
    @seadhuad244510 күн бұрын

    Xirse iyo wadani maxuu urki waaya waxa lag wado djbout ee iyagu caday nayaan

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa891010 күн бұрын

    Manta. Waa. Maalin. Tii. La. Kala. Bayaxee. Go aan. Kiina. Qaata

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt10 күн бұрын

    Adduunka iyo dawladda jabouti midna kamay qarsan wayna kasoo dhex,hadleen wayna caddahay weerarka iyo cadaawadda cad,ee,ay ukaal maysanayso,dhanka somaliland jab,hadda aan taagta,la,hayn lkn waan iskaga filaan,doonaa iyaga iyo jab,haddaba,jaboutina maba qaadi karayso dhawr madfac

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k10 күн бұрын

    Laydinka yaac Qudhmiya

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare9 күн бұрын

    Sheer Ciise wax ma weydiiyo waa ninkii ina adeerkii Norway ka masaafuriyey isagaba la raadinayaa Nacasku.

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare9 күн бұрын

    Sacad muuse jabuuti way uga dhamaatay waxaan soo raafaynaa dhashii ibraahin dheere dhashii baxasane dhashii mulac iyo oomaar kuli isaaqoo dhan😢

  • @nuraali5514
    @nuraali551410 күн бұрын

    Shacabka Soomaaliweyn, yaan la isku dirin.

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah58489 күн бұрын

    Hadalada xanafta leh ha joojiyo,

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my10 күн бұрын

    Ruunti wey wanagsan tahayba in laysbarta 😎 jibuti calentedi aya cadaty

  • @saeddahir7600
    @saeddahir760010 күн бұрын

    Waaa balan inay eeeedi doonan S landta waxay rabaan inay inagu celiyaaan adeer maalintii aabe iyo dantiisa wilba qoryaha qaateeen

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale10 күн бұрын

    Karisxuna lax kula iga ayaa isgu 😊xumeeyay anana

  • @abdimuse3583
    @abdimuse358310 күн бұрын

    anigu qurbahan jooga please xadka xidh jabuuti kaligi taliye ayaa haysta. xitaa dadkisi ku dhiben yihiin

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed924110 күн бұрын

    Dawlada Somaliland wa inay xidhaan xuduuda u dhaxaysa SL iyo Jabuuti.

  • @user-yr3fm2sf4u
    @user-yr3fm2sf4u10 күн бұрын

    dhammaan dawladda Jabuuti ayaan runtii jeclayn aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, si kastaba ha ahaatee dawladda Somaliland waa in ay ka fogaato khatar kasta oo ay gelinayso dawladda Jabuuti oo ah dawlad maafiyo ah, mar walbana gudbisa warar been abuur ah.

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed590210 күн бұрын

    Jabuuti waxaan leeyahay maahmaah soomaaliyeed oo tidhaahda taladaan la ruugin wa lagu rafasda geelaw miyadan ogayn in jabahad kaa soo horjeeda adiga inay jirto ku waa ayaan anaguna saldhig siinayna ha ku taagnaato soomaalilaan hajirto oo hajoogto

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub10 күн бұрын

    Jibuti ba laga so dhex qabn haday hanjbadaha jojin waayan kooxaha argagxisda alshbab iyo dacish iskugu jira amniga geeska africa raba inay khal khal galiyan

  • @ayanleosman1788
    @ayanleosman178810 күн бұрын

    Djibouti 🇩🇯 Somalia vive inshallh guul

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my10 күн бұрын

    S'il ne réfléchit pas bien maintenant le président de la République Djibouti ils vont donner des bases a tt le opposants qui sont à l'extérieur et le mouvement va commencer de la

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg10 күн бұрын

    Jabuuti ayaab jabhadab sameyneysa oo dhalin yaro la maranhabaabiyay ayaa geestir tababar looga furay

  • @axmedaden1655
    @axmedaden165510 күн бұрын

    Hee waar sawka asaasaqii geele qaawiyey weliba wuu kusii cadeynayaa kulahaa hadaad meel kale moodaysaan waa Djibouti kii samaroon ugu doqonsanaa ayuu soo xareystay

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa891010 күн бұрын

    Dawlada. Soomali. Land. Waxa. An. Ka. Filaya. Na. In. Ay. Go aan. Adag. Qadato

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed782710 күн бұрын

    MADAXWEYNE KANI WAA MEYD WASIIR MAAHA AQOON MA LAHA WASAARADA WARFAAFINTA AQOON UMA LAHA WUUNA BAABIYEY WASAARADA WARFAAFINTA WUXUU U HEYSTAA MEEL SAWIRO LAGU GALO MAAHA NIN KU DIFAACI KARA WASAARADA WARFAAFINTA WUXUU NUMBER ONE KA YAHAY KUWA LA DEGEY XUKUUMADA AAD MADAXWEYNAHA KA TAHAY MADAXWEYNE CALI MARIIXAAN XILKA KA QAAD OO QOF AQOON LEH KEEN WASAARADA WARFAAFINTA

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi89697 күн бұрын

    Jabuuti wadaan maha qooys baa iskaale waa iin Reer Jabuuti oo lacawiiya sii oddegaan asasaqaay laogatuudho oo Reer Jabuutina xoriyatodda hellaan ileen waa halaysta yaal

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman10 күн бұрын

    Alifkaa.xumaadss.albaqruu.kudhibaa.cadowga.gudsha.markaad.tidhaadeen.baa.taladu.idinksxumaatay.waayo.idikas.isfashilay.kii.hargaysajoogay.was.cadowga.gudaha.kii.gobalsdans.maxasd.ummalayn

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan902410 күн бұрын

    CALOW CADAWGA GUDAA HADEYNAAN KA ADKAAN KA DIBADANA KA ADKAAMMAYSID

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524110 күн бұрын

    CASAWGII GUDAHA OO QABIIL KASTA LEH OO KU JIRAA PARLAMANKA SOMALILANAD OO LEH MADAX DHAQMEED IIYO KUWO SGAQO KA DHIGTEY CAAYDA MADAXWEYNHA HADANA WAXEY RAACEEN JABUUTI OO UU UGU HIREEYO XURDI GAAB NIN ADEERKII BOOK CAYDA KA QOREY

  • @Taleex2015
    @Taleex201510 күн бұрын

    Mooryaanimo weeyaan waxaasi jaahilnimo kama ilbaxaan miya somalidu horta.

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw10 күн бұрын

    Jabuuti🎉colaada😂eukawado😢somaaliland 😂iyo😮gobolka😂awdal😂iiyadu😮nabd😢mahaaneysaa😮ahdaey😮somaalilaand 😮nabad😮noqon😮weedo😮eer😢jabuutoow😮iskahubsada😮😮

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman10 күн бұрын

    Adeer.way.idinkadhamaatay.been.neenti..ninwaliba.ha.udiyaargaroobo.inudhulkiisakataliyo.

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k10 күн бұрын

    Beenta jooji huunow, Ali Maxbuus Beenta jooji,