Madaxweynaha Maraykanka Oo Qorshaha Aqoonsiga Somaliland Loo Gudbiyey

Madaxweynaha Maraykanka Oo Qorshaha Aqoonsiga Somaliland Loo Gudbiyey
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 31

  • @halwofouad3565
    @halwofouad35656 ай бұрын

    MashaAllah tabarakAllah bravo caleik bravo

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi24168 ай бұрын

    Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf8 ай бұрын

    SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fadumo-jz9lt
    @Fadumo-jz9lt7 ай бұрын

    Mansh Allah guuuul soomaliland

  • @XamdaAhmed-ic7wb
    @XamdaAhmed-ic7wb29 күн бұрын

    Maasha allah tabaarkalaah jamuuriyada barakaysan ee soomaalilnd 💚🤍♥️🇮🇷👋🇺🇸🇮🇷

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan58758 ай бұрын

    Guul qaranka somaaliland

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    6 ай бұрын

    UK HANBALYO HANBALYO INDEPENDENT DAY BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    6 ай бұрын

    UK hanbalyo hanbalyo caalamka hore umara

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud83398 ай бұрын

    British soomaliland government guuul

  • @safiyo-maxamud6217
    @safiyo-maxamud62178 ай бұрын

    Somaliland guuuuuuul Guuuuuuul ❤ 🤍 💚 ♥ 💖 😍

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed8 ай бұрын

    Haayoo South sudan markii la aqoonsanayey Caasimadeeda waxaa gacanta ku hayey north Sudan Ama khartoum Somaliland na dhulkeeda intii ugu badnayd uguna muhiimsanayd gacanta ayey ku haysaa inta ka maqana siyaasad ahaan iyo geographically ayey u xukuntaa

  • @user-rj2mf7lc5m
    @user-rj2mf7lc5m8 ай бұрын

    Kuwa inaga gostey awalba nujubey ahaayeen

  • @amalos3435
    @amalos34358 ай бұрын

    Somaliland magalada laascnood awalba waa lanaas nujinayay waana magaalo yar lkiin somaliland waa ay dhameys tirantay awood na way uleeday wadankeeda guul somaliland aduunku indhaa kaqar sankari maayo ❤❤❤

  • @yaasiinaxmed2623

    @yaasiinaxmed2623

    8 ай бұрын

    😊 cccc. D xs4😊😊⁰0

  • @user-dw5rf3ut2m
    @user-dw5rf3ut2m7 ай бұрын

    Masha allaah guul

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama16598 ай бұрын

    Somaliland qasab wa la aqoon sanyaa wle USA ayaaba ubahan 😂

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df6 ай бұрын

    Mnsh allah waaguul somaliland

  • @user-lg6tf9fm6k
    @user-lg6tf9fm6k6 ай бұрын

    Nice

  • @GeckoWiz
    @GeckoWiz8 ай бұрын

    Wax badan ba inaga dhaxeya Iskaashi amniga garahaan aragaxissada Kahortaga Shinaha Wadan demorcrati ah shacabkisu la kalsoon

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud42278 ай бұрын

    Masha Allah guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72808 ай бұрын

    Waa sababta G sool dagaalka looga bilaabay Somaliand waa in ay sool soo celisaa

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc7 ай бұрын

    2:18

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud83396 ай бұрын

    Nice bidan

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    6 ай бұрын

    Janday feresa

  • @user-vt2fw2yv1e
    @user-vt2fw2yv1e6 ай бұрын

    😂😂😂😂😂Hhh

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud83396 ай бұрын

    Janday ferzeca

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali84218 ай бұрын

    Aqoonsigu waa interest EE baatrool iyo Tamar ma haysataa hadii kale halkaaga iska joog

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail51178 ай бұрын

    Halkaad ka leedahay taasna sharci tahay waxaa kaga haboon adigoo yidhaahda ( Taasina ay sharci tahay ) khaladaadka weedhaadan ku jiraa waa kuwan (Taasna ) waxa kaga haboon ( Taasina ) mida kale afsoomaaliga waxaa jira xidhiidhiyayaal yar yar oo hadaad ka tagto weedhaada wax u dhimi kara sida ( ay, oo, aad, u, uu, ee, ka, aan, ku in, a ad ,, ama, waa, wuu, way ) iyo kuwo kaloo laga yaabo in aan ilowsanahay. Waxaa sax ah (Taasina ay sharci tahay ) waxaa kaa maqnaa ( ay ) oo xidhiidhiye ah. Waa wax laga xumaado in idinkoo dalkiinii hooyo jooga oo ku dhashay oo wax ku bartay inaad luuqadiinii hooyo aad sidan khaldan uugu hadleysaan uuna qoreysaan weliba markaad tahay saxafi amaba weriye waa muhiim warka aad tebinayso in aad ku tebiso afsoomaali sax ah. Oo qof wal oo Soomaali ahiba uu fahmi karo. Qofka aan afsoomaaliga garanayn na ha u jidaynina inaad weedh khaldan afsoomaali uuga dhigtaan. Keligaa ma aha waxaan aad uuga yaabay dhamaan ummadii Soomaaliyeed ama ha weynaado oo madax ha ahaado ama dhalinyaradii dalka gudihiisa wax ku baratay ha ahaadeene amaba saxafiyiin ha ahaadeene afsoomaali khaldan ayey ku hadlayaan amaba ay wax ku qorayaan. Khalad haw arkin in aan ku saxay waayo waa wax loo baahanyahay in aynu isi saxno. Mahadsanid..

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78278 ай бұрын

    WAANU SOO DHOWEYNEYNAA CUNA QABATEYNTA HUBKA EE LAGA QAADAY WIXII LA ISKU ODHAN JIREY SOMALIA WAAYO QARANKA SOMALILAND WAXAA UGU JIRTA DAN WEYN HUBKA UGU BADANI WUXUU KA SOO DEGAYAA BERBERA WAANA GUUL QARAN OO SOMALILAND U SOO HOYATEY

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf45438 ай бұрын

    WAAR MIYAA RIYOONAYSAN? SL, DHULKEEDA MIYAAY WADA XUKUNTAA? WAA MAYA. IMIKANA JIDHI BAY KA BILAABANTAY, MARKA LA OGAAN KARO, SANADKA CUSUB EE 2024 EE INTA YARI KA HADHAY SIDAY NOQON IYO INAAY NABAD KU GAADHI.

  • @user-vt2fw2yv1e

    @user-vt2fw2yv1e

    6 ай бұрын

    Hhhh

Келесі