Deg Deg:- Abiye Axmed muxuu ka hor yiri baarlamaanka Dalkiisa ee ku aadan Soomaliya?

kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka.
Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.

Пікірлер: 18

  • @SuldaanOmar-xe2ye
    @SuldaanOmar-xe2ye2 күн бұрын

    juba times waa warbaahinta kaliya ee si fiican ii bartay dabeecadaha runta ah ee itoobiya, wariye jaamac walalo ku jeer mahadsanid. 🤚

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm2 күн бұрын

    Anaga soomalilnd 💚🤍❤️ baa abiye ah leh Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq2 күн бұрын

    GUUL SOMALIA ALLOW CADOWKA JABIY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm2 күн бұрын

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 aqoonsiga waa noso dhawaday sxb

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_30722 күн бұрын

    2017 Somalia-Italia ayaa 4dekedood bilaash ku siisay Ethiopia. Idinkaa u yeedhay Ethiopia... iyadoo Asmara u jeeda.

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi80132 күн бұрын

    Dr abey wuu wareerey

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er2 күн бұрын

    Asc wll in madaxdeena soomaaliyeed iyo dadkeena iyo dalkeena aabe xabashi ay aflagadeyso waa wax aan anagu isku keeney markii ay gaaladu gobal gobal noo qeybisey waxaa noo keeney madaxdii soomaaliyeed ee dalkeena aabe Soo martey mahadsanidiin

  • @sm.5191
    @sm.51912 күн бұрын

    ❤🇸🇴♥️💪🏿💯😎waxaan waa iska hadaal somalia hadeey dagaal gasho aduunka ayaa garaab tagan markan madaxweynah hassen sheikh wax usuga inta badas cagaha ka so geliyan angane waan sugenaah

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed64002 күн бұрын

    Soomaliya haa udiiyar garowdo jiihad diifaca dhuulka iyo bada soomaliya

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69512 күн бұрын

    GURGUURTE HYSKA DAAYO DUULIMADKA BDAN

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad13932 күн бұрын

    BAL MAXUUW UGU HADLAYAA BADDA SOOMAALIYA ILEEN MADAXDA SOOMAALIYA AYUUW ARKAY INAAY DACIIF YIHIIN

  • @laaska0014
    @laaska00142 күн бұрын

    Abiy axmed waa iska hadlay

  • @LalLul-vs4ul
    @LalLul-vs4ul2 күн бұрын

    Abiy mirso

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil66092 күн бұрын

    Oromo injirleey huuro car car kalay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman2 күн бұрын

    Soomalidu.waabilaa.damiiir.siyaad.bare.ayaa.udambeyay.dadkii.damiirkakahaa.wadaniga.ahaa.siyasiyita.mantu.waa.beenalayal.xaayimin.dambiilayaal.iibinays.falka.

  • @Aminatt31828
    @Aminatt318282 күн бұрын

    abiy isaga tiisa heysata dagaalo sokeeye itoobiya wey ku deysay bal iska dhaaf soomaaliya uu soo ha weystee walaahi isagan dhul ka qabsan karnaa hadadan waqtigan lajoogo siday u bur burtay 😂😂😂😂😂

  • @prosl11
    @prosl112 күн бұрын

    Guul isaaq ,guul somaliland, cadowga haa jabo

  • @NasteexShaafi
    @NasteexShaafi2 күн бұрын

    Wan garab tagannahey abiy

Келесі