Deg deg A. madobe oo dhabarka Kajbiyay shirkii madasha e Muqdisho

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 58

  • @fadumoashkir484
    @fadumoashkir48429 күн бұрын

    Haguleysto axmed madoobe

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah208628 күн бұрын

    Axmed mustaq ummadeed malaha Waana tagayaa😊

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien375728 күн бұрын

    Axmed madoobe waa masiibo ilaaheey umada haku rido

  • @hussenmohamedwarsame8444
    @hussenmohamedwarsame844429 күн бұрын

    Waa mooryaan aan wax dan ah u hayn ummadda Soomaaliyeed. Waxaa nin waliba doonayaa siduu dantiisa u helilahaa si uu kursiga ugu sii fadhiyo.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h28 күн бұрын

    Kkkkkkk 😂😂😂 viva Ahmed mmadoobee guuleyso ❤❤❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv29 күн бұрын

    Saaxibkey abdidheere waxan leyahey halkaas kawad oo hurguf cayayanka

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r28 күн бұрын

    Go aan maleh axmed madoobe

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan214128 күн бұрын

    Kkkk waligaaba war aad sheegtay oo runa anuu maan arag shakhsiyan

  • @user-rw3rt1dh1m
    @user-rw3rt1dh1m28 күн бұрын

    Caaloshod ushaqeysi ahmed iyo deni waa project

  • @johnhennery5780
    @johnhennery578029 күн бұрын

    Axmed ayaan la Sononnaa. Xassan dhaafi meesha

  • @aliabdi8347
    @aliabdi834728 күн бұрын

    Sida ii muqata Ahmed madoobe wuxuu luminayaa kursiga ra'isul wasaarinmada beesha absame

  • @caddaawedhoof7939
    @caddaawedhoof793928 күн бұрын

    Awlba wixii meesha yimid baan waxba ahayn.

  • @kingoflegends3582
    @kingoflegends358228 күн бұрын

    Cashirka isaga gacantiisa ha ku qorto meesha wax ka jiraa ma laha wey ila quman tahay inaan loo meerin axmaed madoobe ha guuleysto

  • @janagaleyusuf6196
    @janagaleyusuf619628 күн бұрын

    haku raadin dhaqaale burburka dalkaada waa iga talo

  • @rodajama7111
    @rodajama711128 күн бұрын

    Doqanimada ha iska daayaan ee waa in ay isla shaqeeyaan.

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah156228 күн бұрын

    A madobe waa rageedii

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831529 күн бұрын

    MARADA XASAN DHIIQO LAGU QABANAYO MAXAY TAHAY? MISE WAXAA MEESHA IN LA DHAAFIYO AYUU RAALI KA YAHAY OO U TANAASULA XSM MISE WAXAA LA RABAA IN KARKAARKA LA DHAAFIYO, SHIRKANI WAA SHIMBIRAYAHOW HEESA.

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed92528 күн бұрын

    Hye

  • @khalidjiheeye3809
    @khalidjiheeye380929 күн бұрын

    jaamacad dowlad kasta wuu mucaarada markan xasan baa heley

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x28 күн бұрын

    war daarood iga dheh

  • @abdullahifarah5619
    @abdullahifarah561929 күн бұрын

    Ahmedka kismaya iyo musa biixi wa cadawga somaliyad

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed92528 күн бұрын

    Muukucilay axmed madobe waa adiga cagdher leh

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix28 күн бұрын

    Kaligii cunoow kaligaa calcel celi iga dheh kkkkkkkk

  • @awilimur8873
    @awilimur887328 күн бұрын

    Ilahay waxan ka baryaya in somaliya lugu Kala tago Malin kasta toban nin oo tuug ah in ay somali u shirto oo qabiil lagu ag istaago oo aan Hal qof oo Damir Leh using ku Jirin waxan idinka balan qaadaya in wadankaan hortina lagu qaybsado Markas Aya Tala helaysan Marka lanydin karbasho oo landing qaybsado Markas aya miyirka idiin soo noqonaya

  • @KaltunMohet
    @KaltunMohet29 күн бұрын

    Jamac galad Kolkata mid daarood ah ayaad u Hadashaa been able been able dhalay ayaad tahay

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw29 күн бұрын

    Been aad meesha ku haysaaa

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t29 күн бұрын

    WAXAA ISWEYDIIN LEH, WAXA XASAN BAAHANE UU UGA TANAASULI LA´AHAY DASTUURKIISA CIDINA RABIN ? DALKABA ISAGAA DUMINAYA.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien375728 күн бұрын

    Nagatag balaayo wajiga jinigaa leh

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow629728 күн бұрын

    Madaxweynaha maaha maxaa wacay waa ninasnahaynsharafna anlahayn wayfirdiye ugudaaynkaraa waxyaabshaas hala fhaafiyo dawladnimada

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda406628 күн бұрын

    Xasan haduu xiniinyo leeyahay gudaha ha dhigo amed madoobe

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed129 күн бұрын

    Hade beri ayay dhacaysaaye marki beesha daarood ay timaado kursiga sare ee dalka laga hogaansho hirshabelle iyo galmudug waajib kooda ayay gudan doonaan hadaad hada u hogaansami weydaan

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t29 күн бұрын

    XASAN SHEEKH IYO XUKUUMADIQA MOORYAANTA AH C8D AAMINASA MAJIRTO😂😂😂

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg28 күн бұрын

    Hhhhhhhhhhhhh wllee jaamac nin caadiya ayaan kumoodi jiray dadkuna waxeey kuuyaqaanan nin skharadi kahadashay hadaan hubaa inaadan miir uhadlin waayo shirki maba soo idlaane xagee bara bagaanda kakeentay

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl29 күн бұрын

    Barigii Hore waxan moodayay in uu run sheego j.galad lakiin waa beenaale af mishear ah waanu ku fahanay tuug

  • @MohamedAli-pk5qv

    @MohamedAli-pk5qv

    29 күн бұрын

    don’t watch if u don’t like it, calling him bad names only makes you look stupid.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed830928 күн бұрын

    Xaqdarada dulmiga Cadaalad daradu Iyo RUNTUMEEL MA WADAGELIKARAAN GALAD IN BADAN BUU ISKUDEYEY INUU WAXKALAQARQARIYO LAAKIIN TANI WAXLAQARINKARO MA AHA IN SSCKH OO 2 QARNI MID HORE IYO KAN AAYNU WADAOGEEN EE DAAWANEENEY WAXIIMADAAFIIC KU SOCOTEY OO LOO BURBURINAYEY SOOMAALI KA GO OO MIDNIMODA HAKASHAQEEYNINA BAA MAANTA SHIRKII LOODIIDEY DANAHA UMADASOOMAALIYED SIDEEBAY I DHICIKARTAA IN LA YIRAAHDO MAAMULADA KALE WARSO IN AAD SOOMAALINIMADA KA MIDNOQOTO PUTILAAN MA JOOGTO SSCKH WALOOYEEREY HADANA WAXAALAGU YIRI JOORI ILEEN MWGOANLEH MA AHEE SHALEEYNA WAXAAN OGEEYN MUWAADIYIINTA DADKA SOOMAALIYEED UGU BADAN UGUNA DEGAANADA BADAN IN LA YIRAAHDO SOOMAALINIMADA KAADH BAA LAGU NOQONAYAA AMA LAGAGA BAXAYAA SOOMAALINIMADIINU SAXAMA AHA HADA TAARIIKDA DALKEBA IYGUUKA BILOOWMAA KUN DHAMAADAA ANIGU WELI WAXAAN ARKAA IRIREEYSIGII UUN BAA SOCOTA EEHADA DIIRKIIBAALAGA QAADAY XAMZENA WELI KOOMUUKU JIRAA ALIHII ALI WAWELA UMADHALAN INI GILGISHA XASANA WAXUU U TABOBARAY SIDA FARASKA AMA OOWRKA XARIGA LOOGU HAYO

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t29 күн бұрын

    AHMED MADOOBE XASAN MAXUKUMO. MADAXGOBALEEDYADU HAYSKA JIRAAN KHAYAANADA XASAN TUUG OO RABA TIISU IN AY SOXOTO. AYAA KA AQLIXUN ?😂

  • @mu7349
    @mu734928 күн бұрын

    J galad Wuxuu noqday nin caade qaate ah markii hore waxan moodi jiray nin somalinimadu ku weyn tahay wuxuuna noqday nin dhuuntu weyn tahay

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v29 күн бұрын

    Axmed libaax jubbaland adaa kugu ognahay

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud248329 күн бұрын

    illaahay hakabadbaadiyo axmed dhagarta xasan

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman29 күн бұрын

    Ahmed muu udiro xamze oo yidhaahdo qabo ina adeerkaa

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg25 күн бұрын

    Jaamac beenaale

  • @DeeqoGaarane
    @DeeqoGaarane28 күн бұрын

    Been Intan leeg warya anagaa xildhibaan oo joogna kismaayo waxa ku hadleyso ee beenta dadka kadaa acuudu bilaahi

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t29 күн бұрын

    MAXAA DIIDEY IN MADAXDA GOBALADU DOORASHADOODA QABQADAAN ? XASAN TUUG WUXUU RABAA IN UU DHAMAAN AWOODIHI DALKU GACANTIISA GALAAN OO CIDI LAXISAABTAMIN. YAA KA YEELAYA TAAS ?😂😂😂

  • @gooranguux3929
    @gooranguux392928 күн бұрын

    Armuu axmed tuu ku marganlahaa tani tahay... odaygaa axmed sidii oday somaliyed ayuu u gar naqsadaa wuxuu doono ha ahaadee wuuse buuxsamay doobigiisu haatan

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy28 күн бұрын

    BEENAALE

  • @sahalsalaad3277
    @sahalsalaad327729 күн бұрын

    Waa fayraskii fahad sheegyee

  • @diamondtruckingdte9510
    @diamondtruckingdte951029 күн бұрын

    Ahmed Madoobe bil xaqiiqa wuu garanayaa Ummadda uu Matalo.maadaama ay Punt Land Madasha ka Maqan tahay.

  • @yasinmohamed1818

    @yasinmohamed1818

    28 күн бұрын

    Geeda naar hadduu ogyahay cidduu metelo Firdhiyuu ka odhan lahaa shirka-ku-sheega madasha ha laga qayb geliyo.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m29 күн бұрын

    inuu kayeelo ma ahaayn xasan tuug balan malaha xabaalo qote waa tuug xasan

  • @mohamedqani9162
    @mohamedqani916229 күн бұрын

    Beenta intan la eeg maxa kugu qasbay?

  • @hassanali7036
    @hassanali703629 күн бұрын

    war mahaa lagaa sii yadowlada somaliya jaajus etobia ayaatahay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama429029 күн бұрын

    M.sanid .

  • @somalilandnew
    @somalilandnew29 күн бұрын

    cagdheer uraysa muxuu wax dhabarka ka jabeiya waa argagixise

  • @warsamemohammed9422

    @warsamemohammed9422

    29 күн бұрын

    Somalilandernew Adigoo idoor qurmuune ah maxa arrimaha somaliya ku soo dhexgeliyey somali mabo tihide lafta nagaa baatahaye. Orod is ka celi dhulbahante wakaas 400 maxaabiis ah ka hesto 3kuna kaa diley wali ma hafleysa rer afku xoogle.

  • @abdisamedahmed925

    @abdisamedahmed925

    28 күн бұрын

    Waa somaali diid

Келесі