No video

DAAWO; Cabdi Maalik Coldoon oo Kashifay Sirta Ugu Weyneed ee Somaliland Iyo Itoobiyaanka oo La Ogaad

DAAWO; Cabdi Maalik Coldoon oo Kashifay Sirta Ugu Weyneed ee Somaliland Iyo Itoobiyaanka oo La Ogaaday inay

Пікірлер: 74

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1cАй бұрын

    Banadir Dhis like horay u qado mucarad qabil ayad tahay

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915Ай бұрын

    alx alle aya mhdle illhey hku sharfo intad xaqa kuhadlayso abdimalig coldoon illhey hka abal mriyo khayr bdn ayd alle agtisa dhigatey dalku wxu ubahn,yhy 10qof oo sida ninka xaqa kudhimata cidkasto baadil wadana illhey hka abaal mriyo inbadan wn aragnay oo baadilki kaso bxay wlhi inta klena illhey hkaso saro baadilka aaaaamiiin

  • @AxmedIsteeloo
    @AxmedIsteelooАй бұрын

    ❤madxaweyna mustaaqbalka

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522Ай бұрын

    Walaahi xaqu ku adimaya cabdi malik wax ba inaga xumanmayaan intu inagu dhex jiro qof xaqa ina xasuniya oo ka run sheegaya

  • @farahismail9445
    @farahismail9445Ай бұрын

    Awallan illaaha raxmaanka ahi ha barakeeyo sheikh coldoon cadawgiisa iyo cadawga islaamkababa illaahay hakaga fillaado, waxan kula talin lahaa diinta iyo kor u qaadideeda garab iyo gaashaan u samayso talaabo talaabo ,gunta kasoo tol beri ka maalin waxad arki doontaa bi,idmillaah dadka intoodii badnayd oo heerkaad taagantahay soo gaadhay oo islaamnimadii ku dhaqmaya oo u dhimanaya illaahayna hortegi doona iyadoo uu raali ka yahay. اللهم وفقنا طريق المستقيم.

  • @Toolcomputersolution
    @ToolcomputersolutionАй бұрын

    doqon alle taqan lagam garhelo

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810Ай бұрын

    In lagu dhaqmo shariicada inta la awoodo , waad ogtahay saameynta gaaladu ku leedahay caalamka Islaamka .meel aanay cidhib ku hayni way yartay.

  • @saciidguuled2398
    @saciidguuled2398Ай бұрын

    Dee maba ogid waxa ay ki soo dareene maad sugtid kumanaan arag adigoo 'dawlada soomaliya dadka ee aynu ignahay waxa dil iyodhibaato ka dhacaya ama soomalida kale saw iyagana inaad sheegto maaha

  • @cabdilaahimaxamed4295
    @cabdilaahimaxamed4295Ай бұрын

    dad badan baa diinta ku gabada hadana iyagu aan ku dhaqmin.

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522Ай бұрын

    Dadka inta qoomu ludka ah iyo inta tageerta ayuun baa diinta iyo sharecada islamka ha la isku xukumo marka la yeedha qaylisa oo cabaadkooda laga baxaa

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896Ай бұрын

    Xaqa ku hadal

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1pxАй бұрын

    Waa run hadalkasi

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sqАй бұрын

    Run buu sheegay runta reer Somaliland weyba dhibeysaa

  • @farahahmed3116
    @farahahmed3116Ай бұрын

    meeshu masaajidbaa mise waa xarun siyaasadeed

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915Ай бұрын

    siduu ku ogaadayi sirta

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainmentАй бұрын

    Mashallah 🥰

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    WADANKA GOLYAAL QAKIILO LEEYAHEY OO QAABILSAN IN LA AQBLONOUO IN KALE

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1ogАй бұрын

    Dowladaha dhaman somali hojogaha u ah waxay yihin dawaqiid 1jabuuti aya ka'ah inta kalena tartan ayay ugu jiran. ALLAHA dhamantod inaga dumiya

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusufАй бұрын

    Waa xeerkii ku qabanayey adiga iyo Huwanta gudaha

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767Ай бұрын

    Sheikhu ma hawlihiisii ayuu bilaabay ?

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136Ай бұрын

    qolobadiinta iyo dowladnimada waa in lakala saaraa coldoonow maxaa yeelay isma qaban karaan oo birta ayaa laiska adlayaa wlhy. diintu waa inay la jaan qaadaa casrigan lagu jiro hadii kale waa laisku baaba,yaa wll. runtu waa muhiim

  • @yuusufcabdicasiis8522

    @yuusufcabdicasiis8522

    Ай бұрын

    Adeer alle ka baq diintu casriga wey ka horaysa e ha odhan ha la jaan qaado

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949Ай бұрын

    Oo masjid miyanad joogin maxaad ka baqday adigu xadiis ayaan kaa sugaynaye jaw naw see waaye hashu maankayga gadee ma maansar bay liqday????

  • @IB_Adam

    @IB_Adam

    Ай бұрын

    Masaajidka danta iyo axwaasha bulsha Islaamka ah ayaa lagaga hadlaa,Cabdimalikna bulshada khatarta SNM kaga iman karta ayuu sheegey!

  • @fardowsa6949

    @fardowsa6949

    Ай бұрын

    @@IB_Adam nacnac SNM waati madykaaga wadhay ee wax ba ha ku waalan xasuustii baa kaa hadhi la.

  • @IB_Adam

    @IB_Adam

    Ай бұрын

    @@fardowsa6949 Fardowsa,ma dhiig Somaliyed iyo mayd dad Islaam ah oo la xasuuqey ayaad ku faaneysaa?Muuse (anoo wax dili kara Duco qaadan maayo) iyo SNM in ay argagixiso iyo dhiigyacab yihiin adaaba iminka qiraaya.Subxaannallah!

  • @fardowsa6949

    @fardowsa6949

    Ай бұрын

    @@IB_Adam waar orod nacas nima latag somali idin kuunba somali iyo Islam ah dadka kale maaha somali magaca somali ayuun bad ku shaqaysata argagixiso iyo kufsi waa dhaqan kiina marka la iskiin cilyo ayay dadka kale gaalo iyo bahalo noqdan tag tag damiir la aantu wataan kugu ogaaye.

  • @user-ce7ot1xq2v
    @user-ce7ot1xq2vАй бұрын

    Islaamku Maa somaliland un baa Diintu maha kolba sida lo dhigo ee waa sida aleh yidhi Cabsida alehna waa naa lawada ogyhy inta didayna akhiro sugaysa Mrka culdon ow ninki shalay aad difacaysay ee adan sune akhiro iyo jano maka shaqaynaya mise Cadaab Adiga oo ka hadlaya adan sune arinkisa ma arag 😅

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    CEEB DOON WADANKA DAWALAD BAA LOO DOORTEY ADIGA FARMAJO WAXUU LACAG KUGU SIIYA INAAD IBTILO ABUURY

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640

    @ahmedsaedyusufahmednur1640

    Ай бұрын

    Waxaad u hadlaysaa sidii qoomamkii hore ee marka xaqa ilaahay loo sheego ku jees-jeesi jiray jadibna uu alle dhulka la gooyay waxaa lagayaabaa in aad xaqa alle ee uu inoo sheegaayo in aad uga soo horjeedo jacayl iyo qabyaalad aad ku taageerayso shaqsi xil haya oo kursi ku fadhiya taas badalkeedana lagabayaabo in aanad adigu wax dheefa aanad ku qabin taas badalkeedana aad u beeninayso xaqa alle iyo dariiqa toosan ee diinta islaamka waabase hadii aad tahay qof diinta islaamka haysta ama aaminsan.. Waxaan kugula talinlahaa hadii aad qof islaama tahay hadalka aad tidhi waxba kuma yeelaysid shaqsigan xaqa sheegaaya balse cida aad wax yeelaysaa waa naftaada hana moodin in lagaaga hadhaayo ogow alle waa ku dalacanayaa xaqii uu soo dejiyay ayaa ku Jees jeesaysaa hadalkan aad ku hadlayso waxaa hore ugu hadlay malaayiin sano ka hore qoomam hore oo munaafiqiin ah alle u toobad keen hadaad islaam tahay

  • @Khadra-b6t
    @Khadra-b6tАй бұрын

    Adeerow Allahkabaq oo Umada ka fashion. Dantada iyo tan reerkaaga ka raac waa caruurtaada iyo xaaskaaagee. Allah yahadiik.scww

  • @LauraBinns

    @LauraBinns

    Ай бұрын

    Ma Qur'aanka iyo diintiis ayuu reerkiisa ka raacaa. Bisinka

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261Ай бұрын

    Xaqa ku adin Allaha ku xifdiyo

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556Ай бұрын

    Nin mar waashay ma fayooba

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiriАй бұрын

    Afkii Villa somalia. C.malik waa lagu yaqaana waxaad tahay FAQASH KALKAAL.

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136Ай бұрын

    qarnigan 21aad shareecada islaamku masuurtoobaysaa ? dunida islaamkoo idil wey diideen inay isku xukumaan. bal akhriya suuratul towba aayada 29aad iyo qarnigan labaatanaad sida ay ku suurtagalayso. walaalayaal waa in si furan oo baqdin lahayn looga doodaa arrimahan xasaasiga ah.

  • @ahmednur1849

    @ahmednur1849

    Ай бұрын

    Qarniga 21aad baad sheegaysaaye ilaa qiyaamaha (intay dunidu ka dhamaanayso) ayay shareecada islaamku shaqaynaysaa, dunida islaamkeed sheegaysidna waa dad amarkii ilaahay diiday oo gaal iyaga ka liita ku dayanaya.

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419Ай бұрын

    madaa ilaahay yaqaan munaafaq ayaad tahaye daalin ilaahay waa ogyahay waxa qalbigaaga ku jira xiqdiga iyo xumaanta iyo fataalnimada aad ku dhaqanto

  • @sawhadhiyemedia2984
    @sawhadhiyemedia2984Ай бұрын

    Ma ogolin xeerka baadilka ah

  • @xamralive
    @xamraliveАй бұрын

    oo maxaa Dadka loo Ciqaabayaa yaab Tankale Waa maxay 2ba ninbaa Sharci Ciqaabaya Dadka iska soo qoranaya Maxaa khaldan??

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395Ай бұрын

    Coldoonow murtadiinta ku garaac ilaaa dhulka laga sifaynaayo qudhunkooda

  • @saciidguuled2398
    @saciidguuled2398Ай бұрын

    Wacdiga balaadhiyoo gaadhsii xamar iyo garawe kismaayo nairobi inoo balaadhi

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6okАй бұрын

    Ninkan xadiis baa laga sugayay sawkan siyaasad u baydhay walee bido ma waantoowdo sheekhna maaha ee waa inkaar qabe kolba hooyadii Ka hoohinaya muu aayar sadhiyo sawkii meel walba xilka u doontay ee uu waayay muu iska fadhiisto ilaahay xaqa ha tuso dawlad uu ku taangamyahay mooyee naf ma leh Wadanina wuu u ololaynayaa

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369Ай бұрын

    Argagixiso ayaad tahay laakiin jeelka liinta ayaad ku cabi

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yjАй бұрын

    Dambiilulu sharciga necebaa ilayn isaguu mandhera u dirayaaye.

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9tАй бұрын

    Citisaameey

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4vАй бұрын

    Waa runti. Waa in an ka fogana tastur

  • @user-qx9rp5yn5k

    @user-qx9rp5yn5k

    Ай бұрын

    Walaahi bilaahi walaahi ninka dila coldoon waa eyelid jano waayo ilaahay Ayaa ina faraya dadka qaniisiinta ah in umada laga qabto waa khaniis

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556Ай бұрын

    Masjid iyo nacaybka muuse isma quseyaan adaa lagu xidhyaa hadad slnd fara kala bixi weydo

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Waxa uu Ka hadlaayo ma garankartid

  • @cabdirizaaqKidiya-op1tt
    @cabdirizaaqKidiya-op1ttАй бұрын

    Magaalaa diin kuguxukumi laheey

  • @fahmi1435
    @fahmi1435Ай бұрын

    Khawaarij murtad ah waa in lagu zoo xidhaa

  • @hassannur8022
    @hassannur8022Ай бұрын

    Yaa kuu diray addiga, addiga oo ayo ah, maxaad ugu dhaqmi weyday waadigii lahaa hablo ayaa wax lagu sameeyay 80 jeedal ayay ahayd in lagugu dhufto, horgal farmaajo.😊

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9muАй бұрын

    asc adeero ka daa masaajidka siyaa sada iyo af soomaaliga aayad iyo xadiis baa lagaa rabaa mahadsanid

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Diinta soo baro

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Waxaa kashifay ninkan khamiiska xidhan dad tlyaqaan oo xamar jooga waa khaniis voldoon

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cnАй бұрын

    HADHOWNA WAXA LA ODHANAYA MXA LOO XIDHAY & HOOYADISI BAROORAN JIRTEY

  • @youtubeqadaafedegane6651

    @youtubeqadaafedegane6651

    Ай бұрын

    Maxaa lo xidhaya anoo reer buco ah ayaa kuleh walahay xabashi inanu badayada qadanayn muuse iyo dadka amxarada wada anan kayeelayn from ssb

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975Ай бұрын

    jaahilnimo ayaa ku haysa jaalle youtuber baad tahay goorma ayaad mufti noqotay

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137Ай бұрын

    Kkkkkkk xiisaha uu jeelka u qabaa badanaa maba noolaan karo hadaanu dawlada iyo siyaasado isku qaadin

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Marin habaabinta Dadka iyo Dulmiga Inuu Ka hadlo Xaqbuu u leeyahay

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumuАй бұрын

    YAAB NINKAANI MAXAA SIYAASADA GALIYEY MARWALBA XARIG MUU RABAA😮

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Waa Ayaamihii xayaawanadu godka.ka.soo.bixi.jireen.bal.kan.eega.ehelu.naarka ah ee waalan

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Waa gabagabdii Thaalimiinta Inshaa Allaahu

  • @yuusufcabdicasiis8522

    @yuusufcabdicasiis8522

    Ай бұрын

    Adigu ma ciyaala abarso ayaad tahay yacni qoomu luud kuwasa diinta ka xumada e

  • @AMalikMukhtar
    @AMalikMukhtarАй бұрын

    Ha la xidho kan inyar suga isagoo askar xaajiyad yar sii saarayso arkidoontaan oo jeel loosii wado

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Taas way dhamaatay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Waa Sax noocaagaa hadii umada laga qaban waayo maxaa hagaagaya nijaas nijaas

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Ina Abaarso Abus

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368Ай бұрын

    Adeer farmaajo miyaad iskala joogtid,adiga laftaada ayaa u baahan in lagaa shaqeeyo,nin ku waashay dalkiisa,diinta ha ku gaban???

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Waa gabagabdii Thaalimiinta Inshaa Allaahu

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496Ай бұрын

    Tuuga iyo police way kala xanaqan, kan yaree ar iyo sharciga aan ka horimanayn diinta islamka wuu ogyahay in ay iswajahayan.

  • @dayroday8133
    @dayroday8133Ай бұрын

    BEENAALE

Келесі