No video

Daalibaan - Sidee urur arday isugu badalay urur hubaysan oo awood u yeeshay iska dhicinta ....

Daalibaan - Sidee urur arday isugu badalay urur hubaysan oo awood u yeeshay iska dhicinta maraykanka?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 261

  • @Maahir397
    @Maahir39711 ай бұрын

    2 sanno kedib ayaan dawanaya muqalkan mantana dalka Afghanistan 🇦🇫 waxa kataliya ragi u soohalgamayay 20 sano alxm alle ayaa mahadle❤

  • @AbshirMohamud-np9zt

    @AbshirMohamud-np9zt

    8 ай бұрын

    Dhul an lodhiman lamadhxlo

  • @ruunahmed2635

    @ruunahmed2635

    7 ай бұрын

    LIBAAXYO AYEY AHAAYEEN

  • @Abdirizakyusuf1234

    @Abdirizakyusuf1234

    6 ай бұрын

    Shanbilod kadib qoraalkaga Ban dawnayaa video-ga

  • @cabaasshcabdi1864
    @cabaasshcabdi18643 жыл бұрын

    Guuul afgaanistaaan guul daalibaan Guul islaamka guul mujaahidiinta Maraykanka jab yahuda jab cilmaani jab iyo dumiqraadi jab

  • @muxsincaalami4197

    @muxsincaalami4197

    3 жыл бұрын

    Waa SAS walHi guul Afghanistan and dalibaan 🥰🥰🥰🥰

  • @khaliilnourkhaliil209

    @khaliilnourkhaliil209

    3 жыл бұрын

    Yes cabaas shekh Runtaaa

  • @saciidgamadiid9922

    @saciidgamadiid9922

    3 жыл бұрын

    GuuL dalibaan aa maanlaawe🧐

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid26283 жыл бұрын

    Taaliban ragg looma hayo 21 year bey soo jihaadayeen dadkan gaagaaban wax ka qabasho ma leh hormar iyo nabad baa u rajeeynaya rer Afghanistan Insha Allah 😍

  • @fardawso9064

    @fardawso9064

    3 жыл бұрын

    ان شاء الله

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin82223 жыл бұрын

    2022 intaan la gaarin ayeey dalibaan gacanta ku dhigi doontaa Afghanistan oo dhan Waa sidii axmed gureey u qabsaday xabashada Markii aan saan dhahaaye isbuuc ka yar Ayeey dhaalibaan Afghanistan ku qabsadeen 👍

  • @uahuumn6452

    @uahuumn6452

    3 жыл бұрын

    Mantayba ku hayaan

  • @nimcacali351

    @nimcacali351

    3 жыл бұрын

    Insha Allah wll

  • @Dhambaal55

    @Dhambaal55

    3 жыл бұрын

    Kkkk sxb saadaashaadu waa cajiib m.a

  • @cadeabdulahi5887

    @cadeabdulahi5887

    3 жыл бұрын

    Al shabaab na usaadaali gormay dalka gacanta kudhigeesa 😂😂

  • @haiisheegin8222

    @haiisheegin8222

    3 жыл бұрын

    @@cadeabdulahi5887 waligeed dalka ma qabsaneeyso laakiin keenya haa

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq67503 жыл бұрын

    Daalibaan guul inshallah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90183 жыл бұрын

    Ilaahay ayaa siinaya oo 1000 sanooyin ah siin jirey umana baahna xaaraan iyo ribo uu gaal keeney

  • @shukrialasow1158
    @shukrialasow11583 жыл бұрын

    Wlhi aad io aad baan oga xumahy sida muslimiinta laiskugu baa biinaayo illahy baa ka ween galadaan nacaladii rabi haku dhacdee🥺🥺🥺😰😥😢

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia13 жыл бұрын

    Abdirahman Horumar wanagsan wll aad baan uga helay muqalka. ❤

  • @abumuhamed3141
    @abumuhamed31413 жыл бұрын

    insha allaah Mar dhow shareecada raxmaanka adduunka oo dhan wey gaari dontaa📺

  • @cabdirisaaqdahirgeesdheer3562
    @cabdirisaaqdahirgeesdheer35623 жыл бұрын

    Taalibaan guul ayaan ura jayna in shaa allaah

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    Alshabaab al mujaahidiin insha allah guul

  • @yaxyeym3766

    @yaxyeym3766

    3 жыл бұрын

    mujaahidina iyo la shabab kla dheer nio mise ada ah dee

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @@yaxyeym3766 gaal raac

  • @Ina-ugaas

    @Ina-ugaas

    3 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj Dhiigii muslimiinta dhulka ku qubteen Mujahidna matihidiin Ordoo israel kasaara falastiin, muqdisho unba taqanan sida loo Gubo o loqarxiyo😡 Hooyo ,caruuur iyo danyarteenii layseen ,narta kufogaada ,Jaxiimo salka Allah idiin dhigo😡 Waligey ilaabi maayo ,waxad kusameyseen Soobe😢💔

  • @Asma-ny9ng
    @Asma-ny9ng3 жыл бұрын

    Hamabalyo ugu dambayn daalibaan way qabsatay kaabul Allaahu Akbar

  • @abdishakuurjeego9101
    @abdishakuurjeego91013 жыл бұрын

    Talipan guul allah baa la jira

  • @cashrash432

    @cashrash432

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production propaganda waaye, ciidanka afghanka ayaa dadka dilaya

  • @cashrash432

    @cashrash432

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production dad daban oo Afghanistan degan ayaa sheegay inay dowlada ka dambeeyan qarxiska, teeda kale 😂 aniga xaa ii ceyne?

  • @sooyaalmedia7731

    @sooyaalmedia7731

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production ninkii garta darnaa. Kolay waa middka hadda sii cararaya boqolaalka kun ee mareykanka Ku dilay Afghanistan argagixiso kuma noqonayo

  • @tigernimcan

    @tigernimcan

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production wll cayda iska lkn dad cadawgaa lashaqaynaya waa dili waayo cadawgu makala sokeeyo

  • @sooyaalmedia7731

    @sooyaalmedia7731

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production magaca argagixiso waa bixiyay waa kuwa la waso marka ogow argagixisana waa ayaga tan kle daalibaan kolay Afghanistan ayagaa iska leh oo qabsan doona

  • @ayaanabdallahassan3062
    @ayaanabdallahassan30623 жыл бұрын

    Taariiqahu waa waxa kaliya Aysan dadku ku caajizin m.a go forward ustaad

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq3 жыл бұрын

    Talabaan Xaqbay kudagaalameen, Xaquna Waligiisbu Baadilka karaynjiray, Masha'Allah Islamku haguulaysto, amiin💟🇸🇴💕💙👍

  • @Sito27g
    @Sito27g3 ай бұрын

    Gargaarka alle waa mid baaqiya hadaad talo saarato ❤waad guulay sanaysaa wllhi❤

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa80793 жыл бұрын

    Waan idin salaamay Bahda Waaberi Media Gaarahaan Daadihiyaha Barnaamijyada

  • @Cashraabi
    @Cashraabi3 жыл бұрын

    haa sida ay ila tahay dhaalibaan gacanta ayey ku dhigi doonaan xukunka dalka in shaallah.

  • @sheakhmohammedaadan9945
    @sheakhmohammedaadan99453 жыл бұрын

    طالبان رجال من الرجول 💪👏👏

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    Guul Alshabaab iyo daaliban

  • @legendofsomalia8539

    @legendofsomalia8539

    3 жыл бұрын

    now alshabab ku lehe 😂yaa lagu cuni bowe 😂alshabab layne😡

  • @nimcoabdullaahi513

    @nimcoabdullaahi513

    3 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj wllo meeshan alshabab mojogan ee gaalada warkoda. Ha raacin waxey dheheen wa argagixiso markay arkeen amaradooda ku shaqeyneyn halka say reer galbeedku magaca kubixiyeen urban wa uruur islamiga was billahi towqiiq

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @@legendofsomalia8539 guusha daaliban waa guusha Alshabaab hadalkayga hoosta ka xariiqo

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    4 ай бұрын

    ​@@Nono-fm5mjdaaliban dalka ayga maamuli jrey inta marekan kuso duulin wa hada ogthy wxeyna wadnkoda ka sareen Ruush wlba xlga xooga 1975 melaha taariiqda so baro

  • @maxamedcusmaan6538
    @maxamedcusmaan65382 жыл бұрын

    Somaliya baa dhiman in shaeciga islaamka lagaa taliyo dowlad muuminiin Allah nasiyo kuwaan oo nagu xikunto sharciga islaamka

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali3141
    @cabdiraxmaanfaaraxcali31413 жыл бұрын

    mahadsanid

  • @salmahassan6998
    @salmahassan69983 жыл бұрын

    Taliban guuul u rajeynayaa InshaAllah❤

  • @abdidualle5166

    @abdidualle5166

    3 жыл бұрын

    Wtf dad kan maxaa kaqalda war Taliban waa argaxso dadka dilysaa wxaa xukmaa Saudi aribai iyo cimaardka iyo Amerika wax fahan

  • @abdidualle5166

    @abdidualle5166

    3 жыл бұрын

    Qorhooda dhan wxaa laka keeena mrykanka

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    3 жыл бұрын

    @@abdidualle5166 war Taliban argigixiso maaha ee naga daaa wararka reeer galbeeedka

  • @mohametahmet2705
    @mohametahmet27052 жыл бұрын

    Daalipan guuul wixii shareeco islaam ah doonaya inay ku maamulan wadan gaalo ah guul ayaan lenahay🤗

  • @badriyoqurux7483
    @badriyoqurux74833 жыл бұрын

    Taliban fighters guuul Allah akbar🥺🥰

  • @omaryare6401
    @omaryare64013 жыл бұрын

    Dalibaan ururka xureynta islamka marwalbo waan taageeeraa insha Allah markale ayeey qabsan doonaan afganistan

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    Insha allah Alshabaabna waxay qabsan doonta somalia oo dhan si kitaabka alle la iskugu xukumo murtadiintana loo laayo

  • @aishaabdi2397

    @aishaabdi2397

    2 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj yaahu🙄

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia52503 жыл бұрын

    Waa cajiib wlhi arintaasi Tolow somalia maalin uun maka xoroobi doontaa faragalinta shisheeye. Sida ay daaliban uga xoraysay Dadkeeda duliga

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    Shacabki iyaga doonaya lkin wana balan inn somalia dib ula wareegi doono حركه الشباب المجاهدين

  • @FIKRADAHADUNIDA11
    @FIKRADAHADUNIDA113 жыл бұрын

    Waa xog muhiim ah

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah3 жыл бұрын

    Daalibaan guul ayaan urajeynaa inshaa allaah

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    Alshabaab guul

  • @fatushbbe689

    @fatushbbe689

    3 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj ufff alshaab gaaalo

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @@bushbush8514 ma single ayad tahy wll aan ku guursade

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    4 ай бұрын

    ​@@fatushbbe689dalibaan midowga sofiyeet sareen &Marekan yurub ciyaar mooda

  • @yuusufmacalin8666
    @yuusufmacalin86663 жыл бұрын

    Pro muqalada noo soo badi

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np3 жыл бұрын

    Ilaahay baa u gargaaray

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur1083 жыл бұрын

    Masha Allah waan jeclaa in aad kasoo hadasho mahadsanid wll

  • @usaamaaliahmed5797
    @usaamaaliahmed57973 жыл бұрын

    Macalin baa ii thy c.raxmaan sababtoo ah wax badan ayaa kaa faa iiday oo aan ogeyn hadii thy cilmi maadi iyo taariikhda ee ugu weyn thy

  • @abdallafarah7412
    @abdallafarah74123 жыл бұрын

    Warbixin qurux badan👏❤️

  • @aishaadan2154
    @aishaadan21543 жыл бұрын

    Walal waad mahadsantahay

  • @boykayare8223
    @boykayare82233 жыл бұрын

    Masha allah alle haku xafido wllkey😙

  • @samatarluuqaani3208
    @samatarluuqaani32083 жыл бұрын

    Mashruucaan aad ayaan udanaynayey

  • @abdullahiali161
    @abdullahiali1613 жыл бұрын

    Abdirahmanow wll vedio noogu sosamey dagaalkii Vietnam iyo Mareykanka siduu kubilowday iyo waxa sabab u ahaa🙏

  • @ibrahimelmi2126
    @ibrahimelmi21263 жыл бұрын

    MasaAllh wallkey Allh xkuxifid

  • @ahmedyackub1993
    @ahmedyackub19933 жыл бұрын

    زادك الله حرصن

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57163 жыл бұрын

    Jabhada kaliya ee aan tageero xoogan u hayo Caalamka oo dhan

  • @maadmaad8866
    @maadmaad88663 жыл бұрын

    Dhalinyaro kuwaso kle ah ayaanu u bahanahy u dagalama in diinta lagu xukumo wadanka

  • @mariyaobsiye1892

    @mariyaobsiye1892

    3 жыл бұрын

    @Maxamed Cabdi nacalad baa ku taala ibliis yahow argagixiso yahey soobe umadaad layseen walalahood baa kaa yeelaya diin kugu dhaqaa adaaba dhiiga soomaaliyeed inaad daadiso laguu soo diray.

  • @user-iu5jx6jf7s

    @user-iu5jx6jf7s

    3 жыл бұрын

    @@mariyaobsiye1892 farmaajo sida ashraf gaani u cararey u carari donaa insha alh

  • @marianruun1157

    @marianruun1157

    3 жыл бұрын

    @Maxamed Cabdi nacalad kugu dhacday ma aragagaxisada alshaab miya mujahidiin ah😡😡😡

  • @marianruun1157

    @marianruun1157

    3 жыл бұрын

    @@bushbush8514 alshabaab wakhtigooda wu dhamaday riyada ka kac 4 xabo duurka ku jirtane I.n walaso afjara mardhaw🤪🤪🤪

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid16043 жыл бұрын

    Muuqal aad u qurux badan mhdsnid waberi Asxpteena waberi so qiimeya chanlkygana mhdsnidiin

  • @qubalagadali9703
    @qubalagadali97033 жыл бұрын

    Yagii balaga dhex fa iday sanaaya (ilen lafa maroodi yaga lays kujabi yaaye) Alla haw wada sakhiro Dhaman dula mana yasha

  • @abdullahimohamed3324
    @abdullahimohamed33243 жыл бұрын

    الله أكبر 💪💪

  • @SeerabtaaSubscribe
    @SeerabtaaSubscribe3 жыл бұрын

    Insha allaah gacanta waa ay ku dhigidoontaa cadawga gaaladane ee isisoo baheystayne waa ay jabeen

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed4223 жыл бұрын

    Laba wareegtay casimada kabul

  • @jiilsom
    @jiilsom3 жыл бұрын

    Cajiib! !!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar58818 ай бұрын

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين

  • @raqiyaahmed9190
    @raqiyaahmed91903 жыл бұрын

    Muslimiinta meelay joogan ilahay ha u sahlo🤲

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein39243 жыл бұрын

    Waa in aan cashar ka badanaa waxa kasocda afghanistan hadaan nahy somali..

  • @cabdiqanicabdiraxmaan341
    @cabdiqanicabdiraxmaan3413 жыл бұрын

    Keep going my pro

  • @mahdimouminfarah1030
    @mahdimouminfarah10303 жыл бұрын

    الله اكبر

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90183 жыл бұрын

    Aawey ilaahay irzaaqada abuurey oo isagu bixiya alle asagaa Iska leh aduunka oo quudiya

  • @mowliidmohamed1670
    @mowliidmohamed16703 жыл бұрын

    Masha Allah Taliban Guuul Insha Allah

  • @adamyacqub5551
    @adamyacqub55512 жыл бұрын

    guul af ganistan

  • @ladane1668
    @ladane16683 жыл бұрын

    Ustaad, fadlan yaree ciwaannada aad u yeelaysid muuqaalladaada. Mahadsanid.

  • @ibnumaxamed5544
    @ibnumaxamed55443 жыл бұрын

    Napad allah ha u ziyaa diyo Afghanistan 🇦🇫

  • @cabdisamedsuldaanyuusuf8186
    @cabdisamedsuldaanyuusuf81863 жыл бұрын

    Islaam is greatest

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim46713 жыл бұрын

    Next somaliya inshalah alshabab

  • @ifraat6362
    @ifraat63623 жыл бұрын

    Ilahayow daalipan ugargaar

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq3 жыл бұрын

    Regan Wuxu ahaa Madax waynihii, Maraykan soo Maro ee ugu fiicnaa👈

  • @HaboonAhmed-jy8fe
    @HaboonAhmed-jy8fe Жыл бұрын

    Sxb soogali taraakhdii mulah cumar hogaamiyihi daalibaan

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow3 жыл бұрын

    Kanaalkaan waxan kusoo biiray isagoo maraya 39 kaliya ilaa hadana waan ku xidhanahay masha Allah.

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde12763 жыл бұрын

    Taliban I. A 27bisha augusta caasimada kabul gacantoodeee kujirtaaa 💚💪

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    Alshabaab guul iyo daaliban insha allah Alshabaabba waxay qabsanaysa caadimada somalia ee muqdisho

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @SITTI TUBE guul daaliban iyo Alshabaab

  • @fatushbbe689

    @fatushbbe689

    3 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj alshabab dadky kufsadaa Isma jir

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli91403 жыл бұрын

    Wll marwalba waxad ka hadasha waxyaapa aan maan ka ku haayo Mahad sanid

  • @abubakar-ol5fz
    @abubakar-ol5fz3 жыл бұрын

    Haga dhaliban ayaan ahay

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine12003 жыл бұрын

    Love iizar wallo

  • @muhiyohummels7457
    @muhiyohummels74573 жыл бұрын

    WAXA SO DHAWAATAY XILIGI AAY INYAR OO KOPAN KA TALIN LAHAYD DUNIDA GUUL MUSLIMKA

  • @adamhassanabdi3715
    @adamhassanabdi37153 жыл бұрын

    Waay dhacaday taas

  • @cookwithme8048
    @cookwithme80483 жыл бұрын

    Unique voice

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji10743 жыл бұрын

    Talibaan guul

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal3 жыл бұрын

    Allahu akbar

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60763 жыл бұрын

    Afganistan dalkoda cadowga ka xoreystay wan soo dhaweynayaa

  • @mcproduction5428
    @mcproduction54283 жыл бұрын

    Kan u gu horeya like isaara

  • @xogseeefxogseeef5292
    @xogseeefxogseeef52923 жыл бұрын

    Asc

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o5 күн бұрын

    Qaab noocaan ah baa somali kasocota

  • @cabdallacadde9150
    @cabdallacadde91503 жыл бұрын

    Haa wey ku dhigtay sxp

  • @salahdiindamal3325
    @salahdiindamal33253 жыл бұрын

    Taliban iyo Turkiga ina hishiyan ban jeclahay runtii

  • @apdibasidsayid6368

    @apdibasidsayid6368

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production ay yhow argagixso maaha

  • @apdibasidsayid6368

    @apdibasidsayid6368

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production bilaaa caqli inaad thy way cadddy.gaaladu waxy kaa dha dhiciyeen md run moody.

  • @salahdiindamal3325

    @salahdiindamal3325

    3 жыл бұрын

    @Rashka Production bro sheega marikan hanokeenen nimangas dalkooda iyo dadkooda difaacayan

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @@apdibasidsayid6368 xidhiidh ayaa nagala dhaxeeya mujaahidiinta daaliban نصرهم الله Iyo حركه الشباب المجاهدين تصرهم الله في الدنيا والأخره

  • @PS-vz9bj
    @PS-vz9bj3 жыл бұрын

    2:59 qoofkaan daad badaan ayaa kumaqaan sideey ilaa tahaay

  • @abdifataahcade6793
    @abdifataahcade67933 жыл бұрын

    maanta oo Axad ah Taarikhdu tahay 15/8/2021 ayay caasimada lawaregen

  • @mohamedbashiir7

    @mohamedbashiir7

    3 жыл бұрын

    Yala wareegay

  • @abdifataahcade6793

    @abdifataahcade6793

    3 жыл бұрын

    @@mohamedbashiir7 Daaliban

  • @abdallahihayd6822
    @abdallahihayd68223 жыл бұрын

    daalibaan taariikhda xusi doonta waxay ka adkaadeen reer galbeedka oo awood u sheeganayey adduunka

  • @mohamedibraahim6657
    @mohamedibraahim66573 жыл бұрын

    Guul daalibaan

  • @makaveli125
    @makaveli1253 жыл бұрын

    Dali baan ayaa xaq u leh wadanka

  • @nastexanalka982

    @nastexanalka982

    3 жыл бұрын

    Waxey kadhiganthy ado leh alshabab ba xaq uleh somalia

  • @makaveli125

    @makaveli125

    3 жыл бұрын

    Wllshy anigu ma sheegi karo

  • @westerncitizen114
    @westerncitizen1143 жыл бұрын

    Walaalo daalibaan waa Al shabaab oo kale waliba Ka daran

  • @canbuulofficial4073

    @canbuulofficial4073

    3 жыл бұрын

    Naftaada been ha u sheegin

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @@canbuulofficial4073 Alshabaab iyo daaliban اخوان في العقيده Hadan daaliban jeceshahy Alshabaabna jeclow oo nagu soo biir si aan diinta dadka ugu xukuno

  • @kingzafwaanzaid5438

    @kingzafwaanzaid5438

    3 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj diinta xagay kaga jirta Qof muslima oo ladilayo walhi waaku diin la,dahay😭😭😭

  • @kingzafwaanzaid5438

    @kingzafwaanzaid5438

    3 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj qof gaala oo markii dagaalkii gaalada iyo muslimiinta lagu qabtay oo ashahaatay baa nin asxaabiy dilay markaasu mabigu csw kaxumaaday adna qof muslim dhab ah baad dilaysaa alla maxaad diinta sikhaldan ufahantay

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @@kingzafwaanzaid5438 إِنَّا أَنزَلْنَا التَّوْرَاةَ فِيهَا هُدًى وَنُورٌ ۚ يَحْكُمُ بِهَا النَّبِيُّونَ الَّذِينَ أَسْلَمُوا لِلَّذِينَ هَادُوا وَالرَّبَّانِيُّونَ وَالْأَحْبَارُ بِمَا اسْتُحْفِظُوا مِن كِتَابِ اللَّهِ وَكَانُوا عَلَيْهِ شُهَدَاءَ ۚ فَلَا تَخْشَوُا النَّاسَ وَاخْشَوْنِ وَلَا تَشْتَرُوا بِآيَاتِي ثَمَنًا قَلِيلًا ۚ وَمَن لَّمْ يَحْكُم بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ (44)

  • @yoonismane7472
    @yoonismane74723 жыл бұрын

    Daalibaan kuu leeysta i.a ilaah niikarab tagan marwalba

  • @gurmad-trader114
    @gurmad-trader1143 жыл бұрын

    Wll Abdirahman Meel ayaa kaa Khaldanrahy waa 1996 adi wxd qortay 1969 afka waad ka saxday lkn Qoraalka ayaad Khaladay

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal89133 жыл бұрын

    Sxb waaad inaga mashquushay

  • @baysanigaming4538
    @baysanigaming45383 жыл бұрын

    🇦🇫🇦🇫🇦🇫🇦🇫

  • @ideyali8400
    @ideyali84003 жыл бұрын

    Aqii Abdirahman waxaa muuqaal noogo soo diyaarisaa Usaama Bin laden

  • @hanadsomali4022
    @hanadsomali40223 жыл бұрын

    Saxib ciwanka kasoo samey Al shawaab

  • @cz6150
    @cz61503 жыл бұрын

    Qofkii koowaad ee like saara muuqaalka✊

  • @ZoobeEnglish
    @ZoobeEnglish2 жыл бұрын

    Hada Gacanta ayeeyba Ku Haayaan 😳😻

  • @akh8501
    @akh85013 жыл бұрын

    Dalaban waa soo laaban, 15 sano ka hor baan ku riyooday in ay soo laaban doonaan.

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    Insha Allah Alshabaab dib syey ula wareegi muqdisho

  • @akh8501

    @akh8501

    3 жыл бұрын

    @@Nono-fm5mj No Shabaab Shaydaan. Diin ma wadaane waa Mafiya

  • @yaxyeym3766

    @yaxyeym3766

    3 жыл бұрын

    wr adigu mxd ahayd ma dhiig yacab miyaad ahayd

  • @Nono-fm5mj

    @Nono-fm5mj

    3 жыл бұрын

    @@akh8501 Alshabaab aasasahoodu waxay ragi jihaadka daaliban ku jiray

  • @akh8501

    @akh8501

    3 жыл бұрын

    @@yaxyeym3766 Anigu qof caadi ah baan ahay, adiguse shabaab shaydaan baa tahay

  • @samj6008
    @samj60083 жыл бұрын

    Waqti xaadirkaan 24 gobol ayay gacanta ku dhigeen kaabulna 4ta jiha ayey ka fadhiyaan!!

  • @mohazat5009
    @mohazat500911 ай бұрын

    Taliban wa ay guleystan

  • @goldanboy8818
    @goldanboy88183 жыл бұрын

    💖💖💖

  • @quraan7360
    @quraan73603 жыл бұрын

    Waxaan kabartaye waxaan xataa iskulka lago dhigeen intaan nolaa

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed99963 жыл бұрын

    Taariikhda sax waa 1996 goorta ay Daliban dal ka qabsatay ee maaha 1969.

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    3 жыл бұрын

    Waa numbers is daba maray

  • @abdikanimotaale5591
    @abdikanimotaale55913 жыл бұрын

    Walal qaali qaxabadan ayaad no fidesay

  • @muxamad8022
    @muxamad80223 жыл бұрын

    Waxa afqanistaan ka socdo somalia cashar baa ugu sugan waa haddii ay wax fahmayaane, Waa midda koowaade waddamada shisheeye ee sheeganayo in at somalia u joogaan nabad ilaalin Waxaan shaki ku jirin in ay imaan doonto Mar aan dheereyn in ay dalka isaga bixi doonaan suaashu waxay tahay uma diyaar garownay mise sida afqanistaan oo kale ayaa inagu dhici doona, Waa midda labaade dowlad uu shisheeye dhisay in aanay meel gaareyn, Somalia wadada maanta u furan waa in ay heshiiyaan labada dhinnac ee maanta dagaallama lakiin lama hayo hogaamiye taas ka fekera oo madax geel jirayaal ayaa dalka hogaamiye maanta

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi99713 жыл бұрын

    Raggan wa rag adag 👏

Келесі