Course: Research Methodology by Practice

Courses-kaan waa Course qeyb ka ah Diploma in Applied Research & Statistics, Waxaadna kaga bogan dontaa hab-ka qorista book-ga thesis ee qalin jebinta jamacada heerar-keeda kala duwan, waxaad ku baran dontaa course-kaan; Sida topic loo doorto, ilaha laga heli karo, Sida Chapters-ka loo qoro sida Introduction-ka, Literature reviewga, Methodology, Referencing-ka iyo Questionnaire-ka, Findings-ka (Data Presentation, Analyzing and Interpretation), discussion on findings, Conclusion iyo Recommendation, sidoo kale waxaad ku baran doontaa dhamaan computer skills ka la xiriira ama aad ardeygu u baahanyahay, sida Pages-ka horu dhacayaasha, Table of contents-ka, Page numbering iyo xirfadaha la hal maala sida diyaarinta slideska difaacashada, sido kale waxaad kaga bogan dontaa sida CHATGPT iyo guud aha AI-da uga faideysan karto markaa qoreyso book-ga.
Si xog dheeraada u hesho booqo: laambad.com/courses/research-...
nagala so xiriir: 613992221

Пікірлер: 1

  • @liibaanxaanshi5473
    @liibaanxaanshi5473Ай бұрын

    Mahadsanid Ustaad Waxaan kaa codsanayaa sida loo qoro Chapter one background Adoo mahadsan

Келесі