Night 1: ๐…๐ซ๐ž๐ž ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ on "๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐€๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ณ๐ž ๐ข๐ง ๐’๐๐’๐’: ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ž ๐‚๐ก๐Ÿ’ ๐š๐ง๐ ๐Ÿ“ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ ๐๐จ๐จ๐ค ๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ฉ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž"

๐…๐ซ๐ž๐ž ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ:
๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐€๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ณ๐ž ๐ข๐ง ๐’๐๐’๐’: ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ž ๐‚๐ก๐Ÿ’ ๐š๐ง๐ ๐Ÿ“ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ ๐๐จ๐จ๐ค ๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ฉ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž.
Xarunta Benadir research waxay idin diyaarisay seminar Bilash ah oo logu tala galay ardeyda Qoraya Book-thesis-ka jamacada gaar ahaan Ch4 Iyo 5 ee Research Report-ka.
program-kan wuxu socon donaa 2 haben, waxaana ku Cover-garreyn donaa:
๐๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐Ÿ:
๐Ÿ™. ๐”ป๐•–๐•ง๐•–๐•๐• ๐•ก๐•š๐•Ÿ๐•˜ โ„š๐•ฆ๐•–๐•ค๐•ฅ๐•š๐• ๐•Ÿ๐•Ÿ๐•’๐•š๐•ฃ๐•–
๐Ÿš. โ โ„‚๐• ๐•๐•๐•–๐•”๐•ฅ๐•š๐•Ÿ๐•˜ & ๐”ผ๐•Ÿ๐•ฅ๐•–๐•ฃ๐•š๐•Ÿ๐•˜ ๐”ป๐•’๐•ฅ๐•’ ๐•€๐•Ÿ๐•ฅ๐•  ๐•Šโ„™๐•Š๐•Š
๐Ÿ›. โ โ„‚๐•™๐•’๐•ก๐•ฅ๐•–๐•ฃ ๐”ฝ๐• ๐•ฆ๐•ฃ ๐”น๐•ฆ๐•š๐•๐•• ๐•Œ๐•ก
๐Ÿœ. โ ๐•—๐•ฃ๐•–๐•ข๐•ฆ๐•–๐•Ÿ๐•”๐•ช ๐•‹๐•’๐•“๐•๐•–๐•ค.
๐Ÿ. โ โ„‚๐•™๐•’๐•ฃ๐•ฅ๐•ค
๐Ÿž. โ ๐•”๐• ๐•ฃ๐•ฃ๐•–๐•๐•’๐•ฅ๐•š๐• ๐•Ÿ ๐•ฅ๐•–๐•ค๐•ฅ
๐๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐Ÿ:
๐Ÿ™. โ„‚๐•™๐•’๐•ก๐•ฅ๐•–๐•ฃ ๐”ฝ๐•š๐•ง๐•– ๐”น๐•ฆ๐•š๐•๐•• ๐•ฆ๐•ก
๐Ÿš. โ ๐”ป๐•š๐•ค๐•”๐•ฆ๐•ค๐•ค๐•š๐• ๐•Ÿ ๐• ๐•Ÿ ๐”ฝ๐•š๐•Ÿ๐••๐•š๐•Ÿ๐•˜๐•ค
๐Ÿ›. โ โ„‚๐• ๐•Ÿ๐•”๐•๐•ฆ๐•ค๐•š๐• ๐•Ÿ
๐Ÿœ. โ โ„๐•–๐•”๐• ๐•ž๐•ž๐•–๐•Ÿ๐••๐•’๐•ฅ๐•š๐• ๐•Ÿ
si aad uga faideysato raac link-gaan: chat.whatsapp.com/DYec8scvAS4...
sido kale hadaa doneyso inaad Certificate-ka program-ka, halkan xogtaada inoogu reeb: forms.gle/DBdaLdhsJEe6QcKw7
More info;
61 4333342
611222201
613992221

ะŸั–ะบั–ั€ะปะตั€: 24

  • @abdinorabdulkadir6987
    @abdinorabdulkadir6987ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Mhadsanid ustad abdinor walanwal runtii wax bdn ayaad u faaideysey dhalin yarada somaliyed waana kaga mahad celineynaa sidaa mar walba noogu qabatid tababaro wax bdn xirfadeena ku kordhinaayoโค

  • @abdifitahabdulkadir3419
    @abdifitahabdulkadir3419ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Asc ustaad keyga sharafta leh waa Ku mahadsan thy sidaaa inoo garab joogto Safar keyga guusha ayaaa qeyb Ka thy wax badan ayaan Ka barte anigoo fahsan sida lo sameeyo ayaan hada ne Ka daalin markaaa adiga wax sharxeyso ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‘Œ

  • @AbdinorAbukarAhmed

    @AbdinorAbukarAhmed

    ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Safar gulleysta ustaad insha allah

  • @abdirashidhussein6615
    @abdirashidhussein6615ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Maashaa Allaah Ustaad Mahadsanid Waxaad U diyaarsisay Si Qurux badan

  • @benadirresearchconsultancy6711
    @benadirresearchconsultancy6711ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    wixi suaal aad qabto, fadlan halkaan inoogu reeb waxaan kugu so jawaabi donaa sida ugu dhaqsaha badan insha alalh

  • @NajmaAbdurrahman

    @NajmaAbdurrahman

    ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Chat GPT muxuu yay adoo raaliya

  • @sadiikcabdi150

    @sadiikcabdi150

    ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Chatgtp wa app program si fudud kugu sahlaya waxkasta ood weydiso inu sida ugu quruxda badan uguna fudud kaga jawaabo waxkasta oo ay tahayba. Micnaha waa app sida goglaha amaba chrome ka oo kale ah. Lkn aad uga diyaarsan. Mahatsanit

  • @khadrabintusheikh8862
    @khadrabintusheikh8862ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Mahadsanid ustaadโค

  • @abdibasidabdilaahi6753
    @abdibasidabdilaahi6753ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Ustaad Fontigu ma muuqanayso, waa qafiif

  • @ahmedMohamed-df2ye
    @ahmedMohamed-df2yeะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Maasha Allah 1huor ayay igu qadani hadan Isticmalo IA

  • @ali-majids4474
    @ali-majids447419 ะบาฏะฝ ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Mahdsanid ustaad

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lwะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Waaw So clear Explanationโค

  • @Garaadsaremedia
    @Garaadsaremediaะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Mnzha Allah ustaad

  • @omaradan7961
    @omaradan7961ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Masha allh

  • @hamseabdirahman393
    @hamseabdirahman393ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Macalin aad ayaad u mahadsanatahay sida fiican eed no fahansiisay iyo sida wakhtigaaga qaliga ha noogu hurtay. Suaashaydau waa, sidee ayaan Hal table uga dhigi karaa Demogarphya sida Age,Education,marital statuska,experienceka. Dhamaantood malagu soo ban dhigi karaa hal table oo aan kala gonayn? Mahdsanid macalin

  • @AbdinorAbukarAhmed

    @AbdinorAbukarAhmed

    ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    waad isku dari kartaa lkn SPSS kuma dhex samayn kartid Word-ka markaa keensato lee si Manual ah isugu geysaneysaaa

  • @hamseabdirahman393

    @hamseabdirahman393

    ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    @@AbdinorAbukarAhmed Mahdsanid Ustaad

  • @Sabna-zj2vz
    @Sabna-zj2vzะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Mhdznd ustd allha ku shrfo Ch4 inuu adgyhy moodye lkn wax lasamyn kro wax bdn ka faaiidy โค

  • @C.X.CC2024
    @C.X.CC202423 ะบาฏะฝ ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Mahadsanid ustaad abdinuur waxaad nabartay cilmi aad noo anfici doona

  • @sadiikcabdi150
    @sadiikcabdi150ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Absolutely

  • @crizakmuktar3478
    @crizakmuktar3478ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Mnsha allah jasaaka laah wll qali wakhti qiimaha leh eed ku bixisay ,soo diyaarinta cashirkan quruxda badan

  • @nadifahassan2071
    @nadifahassan2071ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Ustaad wad mahadsan thay. 5 question in lagaa dhigata waajib miyaa each objectives section

  • @AbdinorAbukarAhmed

    @AbdinorAbukarAhmed

    ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Maya ustaaad

  • @xasanmaxamed74
    @xasanmaxamed74ะะน ะฑาฑั€ั‹ะฝ

    Muuqaalka cameradu waa poor tayo kasto oo uu lahaana waxa ka qaaday muuqasho la'aanta ee fadlan muuqaalkan ku celiya oo xaga muqa ka soo saxa. Mahafsanidin,

ะšะตะปะตัั–