Copy of Furriinka & Daawadiisa

Muxaadaradaan waxay qayb ka tahay muxaadarooyin taxane ah oo la magacbaxay *Hanuunka & Horumarka Qoyska* waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Saciid Muxamed Faarax oo Imaamka Masjid Daarussalaam xaafadda Southall London, wuxuuna ka hadlayaa cudur umadda ayaantaan ku batay gaar ahaan umadda Soomaaliyeed, sidii looga hortagi lahaa & sidii loo daawayn lahaa

Пікірлер