Shahwada & Shaydaanka Sheekh Cali SAALAX

Muxaadaradaan waxay qayb ka tahay muxaadarooyinkii ka baxay shirkii Muxaadarooyinka ee West London 2010
Muxaadaradaan oo ka mide ah muxaadarooyinkii ugu qiimaha badnaa ee shirkaas laga soo jeediyey ayuu Sheekh Cali SAALAX ilaah ajar aan la koobi karin ha ka siiye si faahfaahsan uu oga hadlayaa Shahwada & Shaydaanka & sidaan ula dagaallami lahayn.
Waxaa Mu'tamarkaan iska kaashaday qabashadiisana sahlay labada Masaajid ee jaarka ah Masjid Daarusslaam & Masjid Quba

Пікірлер: 11

  • @saraayaaawoow9214
    @saraayaaawoow921410 жыл бұрын

    Maashaa Allaah, Shiikh Allaaha kaa abaalmariyo Insha Allaah, annagana Allaah Subxaana Watacaalaa Sheydaanka ha naga rajiimiyo. Aamiin yaa Rabbul Caalamiin.

  • @SECP2Marketing
    @SECP2Marketing11 жыл бұрын

    Masha Allah Jazakummlah Sheikh Ali Saalax

  • @kafikenan1982
    @kafikenan198211 жыл бұрын

    anagane ilaaaheeey hanagu hanuuniyo qeerkani insha allllh

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa54633 жыл бұрын

    ربنا لاتزغ قلوبنا بعد اذهديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب

  • @saytuna2
    @saytuna212 жыл бұрын

    MAshallah this is a great lecture...

  • @kafikenan1982
    @kafikenan198211 жыл бұрын

    masha allllh sheikh ilaaheey hakuu naxariisto

  • @muqtaarsiciid3401
    @muqtaarsiciid34015 жыл бұрын

    Jasakallaaah sheikh

  • @moustaphe1
    @moustaphe12 жыл бұрын

    waa balan waa 😭 dhowra indhaheyga 😢been ma ahan wax xun soo galo oo aad dhahdo subxannallah iska badasho wlhi wey adag thy 😢kaas waa gaari karnaa wlhi 😢26😢9t😢😢alle na soo hanuuniyo 😢xumanta alle naga fogeeyo 😢🙏

  • @habihabiomar
    @habihabiomar12 жыл бұрын

    masha allaah khier an lasookobikarin alle hakusiiyo shiekh

  • @xuseenmaxamuud6490
    @xuseenmaxamuud64908 жыл бұрын

    asc wr wb waa muxaadaro aad u wanaagsan shiikhana kheyr allaha siiyo axsanalaah ileyj

  • @shakibnas
    @shakibnas11 жыл бұрын

    I am I heard :nsaA w gggpoli

Келесі