CODKA UBAX: Qofkii Dembigiisa Qirtaa Doqon Maaha

Qofkii Dembigiisa
Qirtaa Doqon Maaha
- Cabdillaahi Xasan Ganey

Пікірлер: 14

  • @abdalemohamed2516
    @abdalemohamed251611 ай бұрын

    Xaq buu ku addemey ninkaani.❤

  • @hooyojecel8213
    @hooyojecel8213 Жыл бұрын

    Wll noo bilow sheekoyingii waa la iga guursadey ❤ waa iskaga nafisnaaye

  • @habonnoor2107
    @habonnoor21079 ай бұрын

    Wonderful ❤❤

  • @raageshire289
    @raageshire289 Жыл бұрын

    Axyaa Abwaan Cabdulaahi Xasan Ganay❤❤❤❤

  • @dr.hussienhajiomer6553
    @dr.hussienhajiomer6553 Жыл бұрын

    Maxaa muuqaalkii doctorka ee msf looga saaray meesha walal Ismail ubaxoow. Fadlan nooga soo jawaab

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Жыл бұрын

    Waa layga guursadey aaawey deee

  • @cabaasrra2870
    @cabaasrra2870 Жыл бұрын

    Amuuro Dahaysan Daboolka -Roggooda Docdaan iska taago Hadad igu diido Ha durin nafsadeyda Ha caayin dirkeyga Deelqaafna ha keenin Ka dood fakirkeyga Waxad danniyayso Sidad udareentey daliilo cadeeya ku daafac warkaga Waxad dacas moodo hadan dan u qaato Dekaanka ha yaabin ha dudin hana guuxin dabuub kaka jaad ah inuu dadka heysto ogoow dembi ma aha ogow duwananta dareen kala nooc ah murta ku dhax duugan sidad wax u doonte haday cidi diido isl dila qasab ma ahe dagalku xal ma aha waxa furan dooda dacwiye is dhegeysta garteenah dareersha waxan udan leeyahy ha deyrin wanaga ha doorin samaanta ha diiq gelin uunka ha duugin xaqdhowrka ha diif badin maanka ha soo dabrin guusha h diidin sharafteenah ayaan damacagu ku odhan gelin daanka waxan dalqadadu u daafadba haynin adoo qof ah dooran damiir iyo maanba ilaaha ugu deeqay dugaga ha raacin adiyo bal dameerka dabeecadihinu ayaanay is doonan ka door noqo yeyda dacawaga ciyaaya digaagiyo cawsha dawaafk asqowga dayowga habaab ka k joog doc ka yeedhka u doon sabab qowlka qiyaas ku dar weedha ka duul qodob yool leh ka sii fikir duuga cawaaqib danbeeya dabuub aad tibaxdey waxa ay dib ka keeni adoo wax ilduufey in aad is difaacdo kalsooni darra leh dayowna xis ba leh aqoonta ka daahan damiin kal ba ah k caydh dulqaadka darnana hab leh daryeelka ka caagan waxan udan leeyahy daloola indhaha ka du maaha qofki dambigisa qirta doqon ma ahan

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Жыл бұрын

    Sax💯👏👏

  • @usaamemahamed
    @usaamemahamed Жыл бұрын

    Waxaan aad uga helay dhaman shekooyinka codka ubax

  • @warside376
    @warside376 Жыл бұрын

    Please barnaamijkii waala iga guursaday soo daaa

  • @hudaabdirahman5374
    @hudaabdirahman5374 Жыл бұрын

    Masuul noogu soo dhakhso barnaanijyada😊

  • @igaraalinoqo9273
    @igaraalinoqo9273 Жыл бұрын

    Isdila qasab maahs😮

  • @idilxabdi4164
    @idilxabdi4164 Жыл бұрын

    Bage kan qisooyinka iyo barnaamijyadiisaba good weeye Wana ka hela guulaysta🎉

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 Жыл бұрын

    Soo boobsii ciilow abwe waa ku sugoonaaye