CODKA UBAX - Kalkaalisadii Horumarisay Finland

Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Daawasho wacan!

Пікірлер: 43

  • @ABDUL-pc6ds
    @ABDUL-pc6ds2 жыл бұрын

    Wareysi aad u qurux badan bu ahaa mahadsanid ismaacill iyo faadumo💚👌🏾👏🏾 Sida ismaaciil o kale dadka haldoorka hadii la wareysan lahaa Xataa saxaafadeenu meel bay gaari laheyd. Saxafiiyiinta waxan dhihi laha iyo dadka soomaaliyed wax badan o faafido leh o qabsan kartan o bulshada uso bandhigi kartaan ba jira oon siyaasad aheyn

  • @cigaalcigalhore4828
    @cigaalcigalhore48282 жыл бұрын

    masha allah hablaha somaliyeed haku daydaan inaantaa than you so much

  • @nuhahmed9813
    @nuhahmed98132 жыл бұрын

    masha allah wn hambalyeynayaa Gabdhaa Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” Fakarkaa cusub ee ay la timid

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden37132 жыл бұрын

    Billaw ila dhamad wan dhagaystay barnamujkan runti wax fara badan oo dhirigalin iyo tusalle nololed ahna wan ka fa,idey ilahay khery haydin siiyo wllshy fadumo faysal iyo ismacail ✋👑🥰❣️

  • @farahmohamed4363
    @farahmohamed43632 жыл бұрын

    Masha alla ismail iyo fathima waraysi qiimo leh iyo qof waayo argnimo iyo aqoon isu darsatay allayo barik

  • @rashidawad5825
    @rashidawad58252 жыл бұрын

    STUDIO FIICAN BAA WARAYSIGA LAGU QAADAY---CLASSIC JUST LIGHTING FIICAN HA LAGU DARO--IYO HADII GOLD AMA DAHABI COLOUR AH BAA KU FIICNAAN LAHAA SIDA KALE CLASSIC!!

  • @xafsocali2546
    @xafsocali25462 жыл бұрын

    Masha allaah Ismaciil shaqo wanagsan baad haysaa waraysiyo faa'iido lehna waad noo soo gudbisaa mahadsanid adi iyo Fatima

  • @abdirahmanaden7501
    @abdirahmanaden75012 жыл бұрын

    Hadalada Faadumo Faysal oo ahaa kuwo khibrad iyo waayo aragnimo ka muuqato, waxa iyaguna heerkoodu sareeyay weydiimaha Ismaaciil Ubax. Runtii barnaamij caqiibo leh buu noqday. Labadiinuba waad mahadsan tihiin. Dhamaantiin Guul badan ayaan idiin rajaynayaa.

  • @mascudxassan3501
    @mascudxassan3501 Жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @nihaalgelle7832
    @nihaalgelle7832 Жыл бұрын

    dadku ha fahmaan kalsoonida waxa la dhaho iyo waxaad qabanayso inay hope ku yihiin aad samayntooda ku raaxaysanayso labadaasa ugu muhimsan iyo ilahay inaad ku kalsoontahay oo talo saarato

  • @fatush411
    @fatush411 Жыл бұрын

    MashaAllah ♥️ ♥️ ♥️

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama29152 жыл бұрын

    Mnsha allh faadumo👸❤️🔥

  • @faatuuAbdirashid
    @faatuuAbdirashid2 жыл бұрын

    Awww thanks ❤

  • @xilkasabdirahman3463
    @xilkasabdirahman34632 жыл бұрын

    Waaw gabadha kaliya in lagu daydo mudan walasheyda mcn hurmar wacan kuu rijeynaa l.a💝😇

  • @zamzamali5034
    @zamzamali50342 жыл бұрын

    Mansha Allah ❤️❤️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Жыл бұрын

    masha allah she amaizing 😍gorgeous ,unique ,smart brilliant 🥰🥰

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan30242 жыл бұрын

    Masha Allah guulayso walal

  • @elhamabdrahman1401
    @elhamabdrahman14012 жыл бұрын

    Masha Allah fariid hore uu soco 💖

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud4932 жыл бұрын

    19:40 waa muhiim qodobkaas ay inantu Ka dhawajisey waxey tidhi ma aan weydisan jirin dadka caawinimo caawimo toosa ayaan form buuxista waaney hesha😂 illahey wadankena SAA haka dhigo systematic waxkastaba loo helayo Mashallah keep going 🤗

  • @fardousaliahmed8726
    @fardousaliahmed87262 жыл бұрын

    Mnsha allah hore u soco wll ilaahay ha kugu guuleeyee

  • @abdikaniodeygeedi178
    @abdikaniodeygeedi1782 жыл бұрын

    M.a codka ubax waana jeclan lahaa in aan ka qeyb qaato

  • @abdirahimmohamed9443
    @abdirahimmohamed94432 жыл бұрын

    masha allah inan aad u karti badan weeyi wale yaa is odhanaya faysal baa dhalay 😅 guulayso wll

  • @mohamedabdilahimohamoud4110
    @mohamedabdilahimohamoud41102 жыл бұрын

    Maansha allaah

  • @weheliyeliban6804
    @weheliyeliban68042 жыл бұрын

    Masha alaah

  • @hodoali5714
    @hodoali57142 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @quruxsan7486
    @quruxsan74862 жыл бұрын

    mashAllah thanks

  • @museabdi2407

    @museabdi2407

    2 жыл бұрын

    waxan jeclaa inan kaga shekeyo qiso aniga igu dhacdy

  • @lailamohammed611
    @lailamohammed6112 жыл бұрын

    Beautiful mashaa allah. Codka ubax MA hargeisa joogta?

  • @ayaannour3196
    @ayaannour31962 жыл бұрын

    Msha Allah wlo ♥️

  • @abdirahmangabaay1394
    @abdirahmangabaay13942 жыл бұрын

    Masha Allaha Waa Geesiyad isku kal soon .

  • @hodomouse8245
    @hodomouse82452 жыл бұрын

    Masha allah💪💯alleh ha ubarakeeyo💯💯

  • @waliidbarre417
    @waliidbarre4172 жыл бұрын

    Well done

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed16352 жыл бұрын

    Mansha Allah gabar guuleysatay♥️🥰

  • @mohameddaud3899

    @mohameddaud3899

    2 жыл бұрын

    Dictator Siyad Barre

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO2 жыл бұрын

    Sxb Nooso badi Wa leyga Guursaday iyo Wareysiyada Dadka caanka ah sida wareysiyadi Khalif farax xayir iyo Kaaba axmed caydiid

  • @sahramomomar338
    @sahramomomar3382 жыл бұрын

    Hey abowe xagee qisooyinka laguugo gudbiyaa

  • @maxamedcawilciise8280
    @maxamedcawilciise82802 жыл бұрын

    Ismaaciil iyo faadumaba way mahadsan yihiin.

  • @hanniali5758
    @hanniali57582 жыл бұрын

    Kartida faysalba ku dhalay

  • @hayaad12
    @hayaad12 Жыл бұрын

    Dadkii uqalmay in la dhagaysto

  • @sucdisiciid8538
    @sucdisiciid85382 жыл бұрын

    Gabadhan Guuldarada aabheed ayey Guul u badashay

  • @fatism448

    @fatism448

    2 жыл бұрын

    Wuu guulaystay aabageedna optimistic ayaad thy

  • @abubakarabdirahman2871

    @abubakarabdirahman2871

    Жыл бұрын

    Aabaheed Engneer Faysal Cali Waraabe uu guulaystey. Caruurta Faysal Calina way wada guulaysteen iskadaaye dalka magaciisa ayay kor u qaadan.

  • @rashidawad5825
    @rashidawad58252 жыл бұрын

    STAFFING AGENCY. AMA XADHIGLE