Car Qosol challenge faadumo riyad iyo ikraan shamaakh & warda happy

Nagala soco challenge iyo sheekooyin qosol badan haduu muuqaalkani ku xiiso galiyay fadlan subscribe comment share like wd mahdsantihiin dhamaantiin wixii fikrado ah xaga hoose noogu reeba
MAHAD NAQ GAAR AH
Amiin muhumed ahmed
Mohmed abdilaahi Caska
Muxiyodiin xuseen diriye
Warda happy

Пікірлер: 655

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan71344 жыл бұрын

    Hablo daadax eh Masha Allah dhaman umada Somaliland happy 18may 💚💭♥️from muqdisho

  • @huaweiy6prime428
    @huaweiy6prime4284 жыл бұрын

    Habla yow waa la idin salamay Jawi qurux badan Hablo qurux badan Deegaan qurux badan Muqaal qurux badan Qosol qurux badan Sheeko qurux badan Afur qurux badan Labis qurux badan

  • @muktarcapitano9513

    @muktarcapitano9513

    4 жыл бұрын

    Wax wada qurux badan

  • @najaxaskar2030
    @najaxaskar20304 жыл бұрын

    Inta ila aragtey warda iney xaaska dayax dalnurshe u egthy liketa isar😂😂😂😂

  • @sirayaanlemowliet7102

    @sirayaanlemowliet7102

    4 жыл бұрын

    Waad dhigtay halkeeda

  • @munahusen3477

    @munahusen3477

    4 жыл бұрын

    Haaaaa walahi way uegthy

  • @shakiiraqurux5421

    @shakiiraqurux5421

    4 жыл бұрын

    Sax

  • @naciimaabdirahmanabdilaahi5493

    @naciimaabdirahmanabdilaahi5493

    4 жыл бұрын

    Naa wll way ka qurux badantahay

  • @akramhilaali7410

    @akramhilaali7410

    4 жыл бұрын

    Var paaa soo qapatay

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland58784 жыл бұрын

    hanbalyo dadkayga reer somaliland happy 18may🇮🇹🥰

  • @nimconajuum9941
    @nimconajuum99414 жыл бұрын

    Ikraan shamak qofka qosolkeeda ku qoslay lita subscribed isaara

  • @rumansalah7124

    @rumansalah7124

    4 жыл бұрын

    nimco najuum kula mid

  • @abdifatahmabdi9005

    @abdifatahmabdi9005

    4 жыл бұрын

    😂😂

  • @naciimacabdi5491
    @naciimacabdi54914 жыл бұрын

    walaahi ma arkin fadumo riyaad oo cadhaysan iyadoo qoslaysa mooyee alle haku daayo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @luulxiirey8890

    @luulxiirey8890

    4 жыл бұрын

    WaLahi. Waqooso. Xarabo badaan

  • @caskavlogs4973
    @caskavlogs49734 жыл бұрын

    Wuu Cajabay Nafluhu ❤️

  • @kingadam1420

    @kingadam1420

    4 жыл бұрын

    Caska niin jira

  • @mahmoudabdikariem9909

    @mahmoudabdikariem9909

    4 жыл бұрын

    Lkin mahmed wll de ikran aday kula soo hadashay adna meesha wad jogty maxa arinkaa ka jira talow😂 wad salamanty sxb mahmed CAZKA kep going

  • @caliyamaxamud3951

    @caliyamaxamud3951

    4 жыл бұрын

    Reer burco waxay u yaqaanan inanta foosha xun WUU CAJABAY NAFLUHU 😂

  • @dhabeeluguba237

    @dhabeeluguba237

    4 жыл бұрын

    Isku ilaali hada uuba ag jooga😂😂😂😅

  • @Somalitube
    @Somalitube4 жыл бұрын

    sheekada juxa ma ahayn ee waxay ahayd wiil reer xamar ayaa isagoo safka ku jira ayaa la yidhi maanta imaamkii wuu soo daahaye bal inaga bixi salaada ka dib wiil cod macaan buu ku tujiyay markuu salaadii dhameeyay ee ay bananka usoo bexeen ayay asxaabtiisu ku dheheen sxb cod macaan oo waliba qiiro leh ayaad nagu tujisay markaas buu intuu is qaatay ayuu la soo booday waliba ka waran hee ma waysa qabin hadaan waysa qabi lahaa

  • @xidigahargeysa297

    @xidigahargeysa297

    4 жыл бұрын

    Reer xamarka waa masakin ma iyaga waxas sameyn Kara

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    4 жыл бұрын

    @@xidigahargeysa297 😂😂😂🤗

  • @rahmaajamma7051
    @rahmaajamma70514 жыл бұрын

    Hablahayagii haybadalahaa hore Usocda foodumo Riyaad ikran sharmake warda happy

  • @senotorcirr0599
    @senotorcirr05994 жыл бұрын

    M.a fadumo riYad wan ku tagera xamaR ban ka soo salamayaa horey usoco waliga cadowga hajabo wll

  • @zerpwron8696
    @zerpwron86964 жыл бұрын

    Best challenges Rayiyad,+ ikran+ warda happy.. Ramadan Mubarak...

  • @hoodoeprahim1983
    @hoodoeprahim19834 жыл бұрын

    Haplahygi Fadumo Cadey Ikran Qurux Warda Happy One Love❤

  • @ayanmxumed8845
    @ayanmxumed88454 жыл бұрын

    Mncha alla durriyadii Allah ha idin xfdo waad ifaysaan

  • @ismailisto5251
    @ismailisto52514 жыл бұрын

    Mansha Allah quruxda slland Guuleyso riyaad

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze21254 жыл бұрын

    Inanta warda happy waa beautifull girl hnoh hadad comment gygaa hadad arkayzo wn ku salaamaya

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji97464 жыл бұрын

    Hayaay Hayaay iminka ma Prank prank baa Raga lagu Baadhanayaa hhh just waa iga Kaftan Hablahayagii Rabi ha idin Xafido our lovely Sisters.

  • @kifaxalii8064
    @kifaxalii80644 жыл бұрын

    MashaAllah happy girls🤣🤣 great support and love all the way from Nairobi ❤❤

  • @ugaasmo6926
    @ugaasmo69264 жыл бұрын

    Nin Kaa Mr Yes Wuxuu Ucod Eeg Yahay Ninkii Filimka Ay Is Shukan Sanayeen Eedhaqanka Ahaa 😂😂✋

  • @rumansalah7124

    @rumansalah7124

    4 жыл бұрын

    Sugane channel ha hubal 😂

  • @abdirahmanmohamed8476

    @abdirahmanmohamed8476

    4 жыл бұрын

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️ 💋💋💋💋💋🔥🔥🔥

  • @jamaabdi3675
    @jamaabdi36754 жыл бұрын

    Masha Allah nimcaad ku jirtaan allah ha idin siyaadiyo

  • @mubaarakahmed5254
    @mubaarakahmed52544 жыл бұрын

    Xujadaas waa faashil faadumooy aad ikraan xujaysay. Waxay ahayd in aanay usheegin in laxujeeyay.

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil76874 жыл бұрын

    Hablahayagii style ka la idinkuma gaadho waan idin salamaya ❤️

  • @FunnyOctopus-sm2oo

    @FunnyOctopus-sm2oo

    4 ай бұрын

    Maansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmaano1201
    @abdirahmanmaano12014 жыл бұрын

    Adpan idin jecelHy Dhamantiiin walalHy FaaDumo Riyaad ikraaN Shamaakh iyo warDa happy❤💯👸

  • @abdiqaniali4438
    @abdiqaniali44384 жыл бұрын

    Wiilka Ikraan wacday, saxiib hadaa i maqlasi waxaan ku leeyahay gob baa tahay libaax

  • @naajiyasharmaake6623

    @naajiyasharmaake6623

    4 жыл бұрын

    Wlhi peen maaD sHeegin wllkaH

  • @munamuna3686
    @munamuna36864 жыл бұрын

    Mashalaah mashalaah haa ilaweena markasta somaliand ilaheye haa barakeyo ❤️👌👍😘✌️🤲🏻💪🌹💚

  • @saynababdirhmannicimaabdir4810
    @saynababdirhmannicimaabdir48104 жыл бұрын

    Masha alllah three sisters alle haydin xafido ❤❤❤💋🌸

  • @queenarraweloh5947
    @queenarraweloh59474 жыл бұрын

    Indho adag sida hooyadeed😹 salaama sxb🙋‍♀️

  • @Ahjaystar
    @Ahjaystar4 жыл бұрын

    You girls, I was watching to the end and trust me- every time you're laughing and we were laughing as well. You made us so happy. You look so fantastic, beautiful, fanny and talented. My greetings Ramadan from London.

  • @nadrahassan8279

    @nadrahassan8279

    4 жыл бұрын

    😀😀😀😀

  • @hanadcali1941
    @hanadcali19414 жыл бұрын

    waaw❤ warda habby iyo jilayadyada iyo fadumo riyaad HORE USOCDA 😂😂😂😂

  • @cabdicasiis4042
    @cabdicasiis40424 жыл бұрын

    Fadumo riyad horay usoco from muqdiaho🇸🇴🇸🇴

  • @aragsanahmed8849
    @aragsanahmed88494 жыл бұрын

    Hablahaygii Fadumo Riyaad ,Ikraan iyo Warda wlhi qosol iguma hadhin taageero buuxa ban idiin ahay Noo soo badiya wll plz 🌹😍

  • @ubahhayaan3782
    @ubahhayaan37824 жыл бұрын

    Fadumo Riyaad iyo Ikraaan Yar Jinkaygaa jecel Horusocd wangsan Walaalayal ❤👏

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid65534 жыл бұрын

    hablahayagii waa laysku arky meesha😂😂🥰❤

  • @abd3951
    @abd39514 жыл бұрын

    Ikraan way ku jirta mr yes kalsooni umaad garaacin waad isla ogaydeen wuu ku ag joogaaba varti u waynayd😂🤣👏keep going sisters

  • @maxameddaalo8458

    @maxameddaalo8458

    4 жыл бұрын

    Maila aragta

  • @abd3951

    @abd3951

    4 жыл бұрын

    @@maxameddaalo8458 haaaah

  • @hamdamowlid1646
    @hamdamowlid16464 жыл бұрын

    😂😂😂Fadumo Riyada Hore uu soco Qali

  • @mushtaaqahmed2695
    @mushtaaqahmed26954 жыл бұрын

    Mashlh tageero buuxda hablahyga🙏

  • @raniamuhumed8249
    @raniamuhumed82494 жыл бұрын

    𝔽𝕒𝕕𝕦𝕞𝕠 𝕣𝕚𝕪𝕒𝕕 💝 𝚒𝚔𝚛𝚊𝚊𝚗 𝚜𝚑𝚊𝚖𝚊𝚔𝚑💝 𝑤𝑎𝑟𝐷𝑎 ℎ𝑎𝑝𝑝𝑦 💝

  • @cabdikriimcbxilhi7104

    @cabdikriimcbxilhi7104

    4 жыл бұрын

    Ale ha kuxafido fadumo riyad

  • @yacinomar1225

    @yacinomar1225

    4 жыл бұрын

    Ikraan Rusheeya 🇩🇯🤣🇩🇯🤣🇩🇯🤣🤣

  • @axlaamdheyman4761
    @axlaamdheyman47614 жыл бұрын

    ikran qofka ay wacday mey ahen ine ushegto in laxujeyay ee wxe ahed ine dhahdo 5 doller ban ubahany kaliya

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac79234 жыл бұрын

    Hhhhhh mzha Allah Hablahayagu qalpi xabxabsanaa oo qosol badnaa🤗

  • @amenboss5971
    @amenboss59714 жыл бұрын

    W👀w I love it Yummy hablahayaga allow no daa masha Allah

  • @awiesalimohammed1971
    @awiesalimohammed19714 жыл бұрын

    Hhhhh 😆 Aad u qosol bdantihin Keep going sisters

  • @gilbertkisile7862
    @gilbertkisile78624 жыл бұрын

    Masha allah fadumo riyaad tuko pamoja sana

  • @drscaashocuud7879
    @drscaashocuud78794 жыл бұрын

    Waw m.a hablo qosol badn anigu cawa kliya idinku sobiry vediowgn igu horeyay oo dawado wana kahelay horey usocda

  • @user-fw7wk8si7y
    @user-fw7wk8si7y4 жыл бұрын

    Mansha allah Hblahaygii alle haydin sharfo Warda naanysteda iyo iyadu si wcn bay isu wafaqeenba waa hppy

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor91174 жыл бұрын

    Ma sha Allah quruxbadana warday happy beautiful smile 😍😍

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan4 жыл бұрын

    Mansha allh wa hablo fican horay usocda 🙋‍♀️

  • @habonabdirahman663
    @habonabdirahman6634 жыл бұрын

    Hargeysa hadhwanaag ♥️♥️♥️♥️🥰

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys64034 жыл бұрын

    Mansha allah Eshcal qosol 😍😍😍

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif86794 жыл бұрын

    Masha Allah asxp Igu qaali fadumo I yo ikran I yo warda hora usocod

  • @zamiitaaxaseyn2978
    @zamiitaaxaseyn29784 жыл бұрын

    M.allah gabdhaheenna from xamar cadey waa idin jeclhy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋

  • @asadali-qn5fw
    @asadali-qn5fw4 жыл бұрын

    Waaaaw mansh allh qlli dhashi duriyada ❤💚

  • @ganeeycabdulahi1594
    @ganeeycabdulahi15944 жыл бұрын

    Aad baad iiga qoslisiisen runti🤣✌️ hormar wcn ban idin rajeynaya👏

  • @asadali-qn5fw
    @asadali-qn5fw4 жыл бұрын

    Fadumo riyaad iyo ikraan waan idin jecelahay huuno inolada dadkaygi 💚❤💚❤from Canada

  • @queenofwoman9008
    @queenofwoman90084 жыл бұрын

    wllo Ramadan mubarak dheh kariim magac Allah wayon

  • @princesslula6018
    @princesslula60184 жыл бұрын

    Kawadan ikran ladahayo I like her walahi best atrisho waya Ramadanki kale ayan jeclathi filimki ay miga kudigeysi ala ayeyo marusheyse iskufilin kkkkk

  • @abdinasirsahal176

    @abdinasirsahal176

    4 жыл бұрын

    uyyyi0

  • @daharabdillahi1972
    @daharabdillahi19724 жыл бұрын

    Mnzh Allah wlahsy Fadumo riyaaad taagero buuxda from gopolka raga

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska78874 жыл бұрын

    Horay usoco walashay 🙏🙏

  • @nashaadcr7725
    @nashaadcr77254 жыл бұрын

    Masha allah hablaheyna somaliyeed quruxda waa u dhalateyn allaha idin dhowro

  • @wariyeistahilpodcastsomali
    @wariyeistahilpodcastsomali4 жыл бұрын

    Masha allaha jaawi macan ayad ku jirtan allaha idin dhawro

  • @saedtom3839
    @saedtom38394 жыл бұрын

    Wow it’s Amazing funny and I liked keep going we need u more 🙏🙏🙏thanks

  • @abdullahiibrahim8319
    @abdullahiibrahim83194 жыл бұрын

    Ikran qosolkeda an jclhy wlhi

  • @mowofficialcw9534
    @mowofficialcw95344 жыл бұрын

    Masha/allah hablo qurxoon wada qalbi qurxoon hori usocda walal yal wa mowlid mohamed oo idika sosalamayo gedo garboharey

  • @faadumoladan6175
    @faadumoladan61754 жыл бұрын

    Masha alllh gabdhahayagiiii ikraaan iyo fadma one love ❤️❤️❤️❤️💋from france 🇫🇷

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94754 жыл бұрын

    masha allah wad naga qosliseen lakiin meeday saxibadiinii hibaaq

  • @xamsehanad1772
    @xamsehanad17724 жыл бұрын

    Mansha Allah haplahayagi Fadumo Warda Ikran salaan gobeed

  • @mohamedpilot4422
    @mohamedpilot44224 жыл бұрын

    Shaxaadkii ceebta ahaa ma waxa uu galay In hablihii sharafta lahaa live ku waydiistaan raga. Allahu Akbar.

  • @amaaldayib3075
    @amaaldayib30754 жыл бұрын

    Mansha allah walshy Qaali ❤❤❤❤❤

  • @hoodomahamuud4742
    @hoodomahamuud47424 жыл бұрын

    Mcnto waan in saalmay wlhi waan ku Sara hore usco hppti❤️❤️👍💋

  • @asmaladan4535
    @asmaladan45354 жыл бұрын

    Hablahayagiii haybada laha❤

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor91174 жыл бұрын

    Haaye ikran way xumaysay xujada lagu xidhay, maha inay qofka u sheegto ina la xujayey qofka ay lahadalayso sidaas ayey xalladu ku jirtaa.

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim54594 жыл бұрын

    Masha Allah haplo shidan❤

  • @munahusen3477
    @munahusen34774 жыл бұрын

    Ikraaaan Taaageran ku ahay walahi LaAntaaaa😂😂😂😂😂

  • @kalidali8730
    @kalidali87304 жыл бұрын

    Hablahayagii wakhti cajiiiban ayad nasisen aad ayan idiin jecelnahy ikraan aad halaygu salamo wayo intanay hadal ayan qoslaa ♡♡♡

  • @sharmarkeahmed2932
    @sharmarkeahmed29324 жыл бұрын

    Mnsha alh hablaha duriyada sharaf ku nolaada🥰

  • @hodanmaxamed3157
    @hodanmaxamed31574 жыл бұрын

    Horumar wacan ayan ku rajaynya xppti mcn

  • @luulacaydid2939
    @luulacaydid29394 жыл бұрын

    Faadumo riyaad waan ku salaam wllsny illah dardis aya ku jecalahay oo wll tinimo

  • @juri-gr4ml
    @juri-gr4ml4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂istqfurilah ikraanyy wllhi wa xramo

  • @triple2801
    @triple28014 жыл бұрын

    Tan yar waa daadax -:)

  • @ahmedyusuf5553
    @ahmedyusuf55534 жыл бұрын

    Amazing ikraan iyo rayaan legends

  • @jamiilamaxamed133
    @jamiilamaxamed1334 жыл бұрын

    mashal walasha fadumo iyo walasha igrana iyo walasha warada habi waxn idileyha ale hadin shrafo walahaiga caise iyokaramo aye igmuudtih wa anigowalashin jamil amrne walalhga qali barmushyo fican inoosoqabte wan ka heele ruti barmushyad wa qar ixsagaliya imako rabadana mabare

  • @rahmaruuhi1351
    @rahmaruuhi13514 жыл бұрын

    Maansha allaah waan uxisay hargisa 💚💚💚💬💬💬❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🙏

  • @adnaaxmed6674

    @adnaaxmed6674

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial35713 жыл бұрын

    Masha allh fadumo riyaad chellenge aad uquruxbadnaa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81114 жыл бұрын

    Ramadan.mubarak.hablihi.way.iga.qosliyan.🤣🤣🤣💞❤

  • @isxaqguddi
    @isxaqguddi4 жыл бұрын

    masha allah hormarwacan ba inirajay na ya dhamantiin 💓💗💗💓

  • @fawziyamahamad9633
    @fawziyamahamad96334 жыл бұрын

    Masha allah waa barnamij shidan

  • @kmoney2461
    @kmoney24614 жыл бұрын

    Duriyadii❤❤❤

  • @kariinapea5544
    @kariinapea55444 жыл бұрын

    Keep going wlzhy faadumo riyaad ikraan ine tageera😍😍

  • @hudaxuseen6043
    @hudaxuseen60434 жыл бұрын

    Mnsh allh waa idan jclhy horay usocda

  • @redmanlyrics9459
    @redmanlyrics94594 жыл бұрын

    Faadumo riyaadu waa laYdh eegato caadiYa kulahaa afakaadhada Carnahan kudarayy maY yidhaahdo uun koobkiibanan galin fiishta

  • @teamdirisle2880
    @teamdirisle28804 жыл бұрын

    Maansha Allah hablahaygiii

  • @qamarsuugani5057
    @qamarsuugani50574 жыл бұрын

    Hadad la hesheen like ii saara

  • @moohaanmayrane4221
    @moohaanmayrane42214 жыл бұрын

    Wr gabdhaha waxy cidlada ay kligod jogaan amaan utagaah o LA afuraaah aadbad ushidantihiin yakhey

  • @hamdaalisaleban9067
    @hamdaalisaleban90674 жыл бұрын

    HhhHh waa halkii caakeee wuu cajabay nafluhu😂

  • @eidmohamedhussein5176
    @eidmohamedhussein51764 жыл бұрын

    Mcha allh fadumo riyaad from burcO

  • @muwahibabdirahman4039
    @muwahibabdirahman40394 жыл бұрын

    Mnzhllah faadumo riyaad and ikran shamakh haplo qurux

  • @arabjama2970
    @arabjama29704 жыл бұрын

    Faadumo Riyaad Cadgaday ku qurux Badan Tahay

  • @hafsaeidle2575
    @hafsaeidle25754 жыл бұрын

    Wallo noo soo badiya sheekooyinka waa n ka helay

  • @ahmednoor3113
    @ahmednoor31134 жыл бұрын

    Wah wlhi qosol miidhan ikraan waliba saas ayaynan Manta wayso qabin maanta hhh

  • @quenixzaan790
    @quenixzaan7904 жыл бұрын

    Asc wllshy qali ii noolow qaf qaaliya mcn🖐️😂✌️💖

  • @caydaruzhugur576
    @caydaruzhugur5764 жыл бұрын

    msha allh haplahaygiii Alle HaydinDaaYo Qadaad wayntu Ha idin Aragteee Hore usocda

  • @ramadanmubarik5202

    @ramadanmubarik5202

    4 жыл бұрын

    Hhhjhhh wllo

  • @abdirahmanahmed1939

    @abdirahmanahmed1939

    4 жыл бұрын

    Hhhh shaydaan yar yarka sonka wa layska difaaci karaa marka aduu shaydan bad tahay

  • @indhaurooninamohamud5842
    @indhaurooninamohamud58424 жыл бұрын

    Ramadan kareem wllyaal😘👏