CODKA UBAX: Cabdi Ciise Cajuun

Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Daawasho wacan!

Пікірлер: 112

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 Жыл бұрын

    Waan ku faraxsanahay inaan cabdi cajuun dhinac kale oo wanaagsan aan ka bartay isago la dhibayo unban arkayne

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 Жыл бұрын

    Waan ku salaamay ismaaciil walaal waad ku mahadsantay tabinta quruxda badan walaal soo daa taxanihii waa la iga guursaday

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics Жыл бұрын

    Codka ubax waad ku mahadsantin barnaamijyada quruxda,xiisaha xamasada badan ee aad noo soo gudbisan 🙋‍♂️

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Жыл бұрын

    Caawa libaax libaax dhalay baad keentey waad mahadsan tahay🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @xurmaysan6655
    @xurmaysan6655 Жыл бұрын

    Mashllah goobtii murtida iyo madadaalada loogabaraty ee codka ubax 😊🎉

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 Жыл бұрын

    Caawa waa cabsi cabsi codka ubax 😂😂😂😂😂😂 acuud bilaaa

  • @abdifatahali6953
    @abdifatahali6953 Жыл бұрын

    Cabdiqaadir qalinle next ismaacil cabdi ubaxow❤❤❤

  • @odaygooni2212
    @odaygooni2212 Жыл бұрын

    Free dhaga hadal horyaal tv ayuu ku dhamaaday cabdi ciise cajuun

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 Жыл бұрын

    Mahadsanid codka ubax waraysi xirfadaysan bilaa xagxagashaa

  • @sh.caliaxmed7417
    @sh.caliaxmed7417 Жыл бұрын

    Maasha Allaah waa abwaan maskax caafimad qabta leh

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 Жыл бұрын

    Wallee haduuba xerow yahay waa nin wanaagsan Cajuun🙏

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf Жыл бұрын

    Inta sidayda sugaysay arintii safiyo inaa laga shekaynayo😅 like ta saara bal

  • @zamiiraadan4618

    @zamiiraadan4618

    Жыл бұрын

    oo miyaa laga warysta wali man dhamysane😂😂

  • @hudafuture1330

    @hudafuture1330

    Ай бұрын

    @@zamiiraadan4618hadaanad dhamaysanba maxaa halkan ku keenay😂😂

  • @hudafuture1330

    @hudafuture1330

    Ай бұрын

    @@zamiiraadan4618hadaanad dhamaysanba maxaa halkan ku keenay😂😂

  • @axmadabdilahi6716
    @axmadabdilahi6716 Жыл бұрын

    Masha.alh abwan ku waa qaadiri wayn

  • @Abdishakur19
    @Abdishakur19 Жыл бұрын

    HaL abuurka da da yar e khaalid xusen so qabo ismailow❤

  • @maarigbarre5279
    @maarigbarre5279 Жыл бұрын

    Ismailow kama haynu barnaamijkii waa layga guursaday ❤

  • @saredomoh226
    @saredomoh226 Жыл бұрын

    Masha allah ismacil codka ubax waa nin aad u dagan

  • @user-un1ye2dc8w
    @user-un1ye2dc8w6 ай бұрын

    Ismaaciil cabdi ubax waadkumahadsantay wl habfikirka wanaagsan eed umada udoogudbinayso

  • @odaygooni2212
    @odaygooni2212 Жыл бұрын

    Aar cabdi ciise wuu mirqaansanyahay caawa 😢😂

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Жыл бұрын

    Ismacil mashallah nin il baxa oo aad u ixtiram bdn keep going

  • @ilhaan3388
    @ilhaan3388 Жыл бұрын

    Waan tebey barnamiyadana wllo😍

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 Жыл бұрын

    Cabdi cajuun wa nasab Wana shaqsiyad aad u ficn

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Жыл бұрын

    Codka ubax barnaamij markaan dhagaysto maskaxdeydu shaqayso kobaceeduna fogaado, Ismael iyo Abwan Cajuun mahadsanidiin…

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 Жыл бұрын

    cajuunka duuula legend wanku salamay

  • @Najiib-Habane
    @Najiib-Habane Жыл бұрын

    Mas mas boss waan jooga masuul

  • @hamdaaahassan9158
    @hamdaaahassan9158 Жыл бұрын

    Codka ubax waan u xiisay💯🙏🙏

  • @salmaibraahim7271

    @salmaibraahim7271

    Жыл бұрын

    fanaanaanjeclahay❤❤❤❤❤❤😅😅

  • @maxamedsanyare5167
    @maxamedsanyare5167 Жыл бұрын

    sxp cajun iyo codka ubaxle iyo dhaman dadka ku xidhan barnamijkan wad salamantin

  • @iqromaxamed5430

    @iqromaxamed5430

    8 ай бұрын

    Aad ayaan kaga qaaday cawo ayaan kaliningrad ku dhagaysanayaa anigu wan ku salamayaa si qaas ah moha San yare adigana hadaad noshahy

  • @kingfaysalofficial7722
    @kingfaysalofficial7722 Жыл бұрын

    Legend cabdi ciise cajuun

  • @gulledyousefabdi3356
    @gulledyousefabdi3356 Жыл бұрын

    Legend mr Cujuun

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Жыл бұрын

    Hayaaaay !! Sidaan usoo orday baan la yaabay markaan odayadan arkay

  • @hodanmuhumed6814
    @hodanmuhumed6814 Жыл бұрын

    Walahi waa runti waa wariye ku shubasha ah

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i Жыл бұрын

    War cajiin anigu cabsi banba kaqabe😂 show ninku waa waxyaroo fanny ah

  • @mohamedhashi1641
    @mohamedhashi1641 Жыл бұрын

    Wariye Ismaciil ubax iyo fanaan cabdi cajuun, Aad baad ugu talax tagteen saxaafada somaliland, Taas oo wax ka jiraan, laakiin sidaad u bun buuniseen maaha saaxiibayaal. Saxaafadu way noocyo badan tahay waxaana ka mida ( green envalop journalism), oo madaxda warkooda aad u qaad qaada. Waxa kale oo ka mida kuwo la adeegsado wakhtiyo kooban.

  • @eylul1512
    @eylul15129 ай бұрын

    Aduuuka qof ii sheekynya oon idhha isiinayn ugu necbhy

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm Жыл бұрын

    From cabdi cajuun

  • @khadaryusuf6776
    @khadaryusuf6776 Жыл бұрын

    CODSI pan Wata Barnamijyada soo badi

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Жыл бұрын

    Mnzha ALLAH wlhi laba nin oo culus

  • @salahismailaden6576
    @salahismailaden6576 Жыл бұрын

    Madal qurux oo is xoq wareysi ah ismail cabdi ubax iyo cabdi ciise cajuun gobtii oo goob ku kulantay

  • @gobsanciise9843
    @gobsanciise9843 Жыл бұрын

    Cajuunka🦁🖐

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv7 ай бұрын

    Masha allllah nooolaaada❤

  • @hoodomustafe7720
    @hoodomustafe772011 ай бұрын

    Ninkan c cajuun wa wax sheeko macan😊

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330Ай бұрын

    Hahahaha cabdi cajuuun hayaay waaweynka 😂

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi543511 ай бұрын

    Masha allah

  • @awilhassan3290
    @awilhassan329010 ай бұрын

    Weriyaha weriyasha Ismacil codka ubax ✅🥰

  • @saciidcagmadhige9887
    @saciidcagmadhige988711 ай бұрын

    M.a cajuun waa sheko macan

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 Жыл бұрын

    Codka ubax barnaamij daganaan iyo farshaxanimo iyo xornimo waraysi bilaa turxaan ah iyo kaftan dhoola cadayn ka muuqato Ma garanayo lkn si gaar ah buu iiga duwan yahy barnaamij yada kale meelaha kle Codka uabx ee uu martida ku yahay legend cabdi ciise cajuun shaqsi kibir ku ka madhan yahay Maadaamoo aan daawaday nabaadiino

  • @fardussalah5015
    @fardussalah5015 Жыл бұрын

    Lol qisadu adigey kugu dhacdey abdow Dembigii indhaha lahaa😂

  • @hnvolgs8245
    @hnvolgs8245 Жыл бұрын

    Msha Alleh,

  • @SomalidramaMusalsal
    @SomalidramaMusalsal Жыл бұрын

    "Msn" Anigoo school dhigaano ayan bartay 2008 Internet cafee..hhh 14 baan jiray dhib badniyaa, gabdhaan kala hadli jiray, mid kasta oo online ah 🤣🤣 waayo - waayo

  • @Siciid-to4tn
    @Siciid-to4tn Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @shabcaanfaysal44
    @shabcaanfaysal449 ай бұрын

    Legend cajuun

  • @nasteho6989
    @nasteho6989 Жыл бұрын

    Akhaseyyyyy wr cabdi bahal ban ku bixiyayyy markad safiyo tusmo xumaysay😖😤

  • @ismaaciilciise5173
    @ismaaciilciise5173 Жыл бұрын

    Cabdi ciise faarax nuur abtiyo cimrigaa ha raago abtiyo

  • @user-vk6qj7cb8r
    @user-vk6qj7cb8r Жыл бұрын

    Ninka tima wayn ku sheegaya culima saxa qaadka iyo sigaarkana buun buuninaya allaha ku fahamsiiyo xaqa

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 Жыл бұрын

    "Kol kol show wada joogga waxaa dhaanta is waaga"!

  • @cabdaleguray
    @cabdaleguray Жыл бұрын

    Ashqaraar cod waraysi macal farsamo

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 Жыл бұрын

    Program ka waxa xiiso u yelayo waa sual waydiiyaha runti hormar wngsn wllo

  • @abdirahmandable8143
    @abdirahmandable8143 Жыл бұрын

    👏

  • @iamk3977
    @iamk3977 Жыл бұрын

    At least can you post these videos once a week

  • @zakariahassan6712
    @zakariahassan6712 Жыл бұрын

    Culimada saxda ah waa tabliiqa walal ee wanaaga kuu sheegaya ku dhahaya alle ka baq midhkaasi wuu ku seegay fanaan

  • @rooda7760
    @rooda7760 Жыл бұрын

    Noo soo badi waraasiyada

  • @abuakhlaaqahmed5939
    @abuakhlaaqahmed5939 Жыл бұрын

    War ninku meesha uu ka ficantaha. Waa xerow

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka49611 ай бұрын

    Faarax lugo baasto Faarax lugo miiq

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Жыл бұрын

    Cujuun qofka ama xoolaha marka aanay aad u korin ama u waynaan ayaa layidhaadaa

  • @sacdamaxamed4769
    @sacdamaxamed4769 Жыл бұрын

    Wxbu sii qaldan u gudbiyey cabdi lkn ibadano wacan wuu ka hdlay codka ubax barnamij wcn

  • @sulkanoor2057

    @sulkanoor2057

    Жыл бұрын

    Marka ma wacan ku gartay wad jidhay wlo e 😂😂

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Жыл бұрын

    Cabdi timo waynta qaadka ku jeclaaday mlaha😂😂

  • @apdirahman2705
    @apdirahman2705 Жыл бұрын

    11:54

  • @Umalmohamed-ij4lt
    @Umalmohamed-ij4lt Жыл бұрын

    😂😂😂 Cabsi Cabsi

  • @hafsaadoontiialle1510
    @hafsaadoontiialle1510 Жыл бұрын

    Taxanihii walayga guursaday ayaan sugaynaaa ismaciloww

  • @gacalofficial4237
    @gacalofficial4237 Жыл бұрын

    Codka ubax duugo maluku wareesta

  • @cabdiraxmannaani5607
    @cabdiraxmannaani5607 Жыл бұрын

    Cabdi ciise cajuun maanu nin xun ahyn ?

  • @hoodomohamed2105
    @hoodomohamed2105 Жыл бұрын

    😊😊😊

  • @hoodomohamed2105

    @hoodomohamed2105

    Жыл бұрын

    555

  • @umalkhairmohamed7134
    @umalkhairmohamed7134 Жыл бұрын

    Background kii horta ku haystay anuu caawa qareeb baan dareemaya

  • @zakariahassan6712
    @zakariahassan6712 Жыл бұрын

    Qaadiriyadu culimo maaha anigu waxaan goob joog ka ahaaa nin imaam masjid ahaa oo aan tukan jirin salaada casar masaajidka ku qayili jiray marka la waydiiyana dhihi jiray waa layga dhaafay marka kuwaasi culimo ma aha walal

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb Жыл бұрын

    Caawa Abdi ciise cajuun ma Kabadh ayaad ka soo kicisay ismaaciilow 😂😂

  • @sagalfaarah4123
    @sagalfaarah4123 Жыл бұрын

    Becouse of badanaa ninku😂😅

  • @iqromaxamed5430

    @iqromaxamed5430

    8 ай бұрын

    17 kii daqiiqo oo udabeeysay ayaan marayaaa wan ufirsne shug hhhhh

  • @umukhaliil3629
    @umukhaliil362914 күн бұрын

    Walee nin miidhyi kujira layguma oga

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 Жыл бұрын

    Iminka qayilaadii ma inay wax caadiya iska tahay buu inoo sheegayaa ninkan 😮

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 Жыл бұрын

    runbadanaa dadku dadkii Maha saa cajuun oo midhan baa Ku soo biiray oo gabdhaha xagxagta

  • @wardamohamet5141
    @wardamohamet5141 Жыл бұрын

    😂😂

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Жыл бұрын

    War ninyahaw qof sharafleh meesha keen mase meeshaada waa meel qofkaste iskasoo galo Dhilooyinka nagala tag ninyhw

  • @xaalidahir8268

    @xaalidahir8268

    Жыл бұрын

    Xishood!

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 Жыл бұрын

    Wada jooga mararka qaar shaw isawaga dhama 😅

  • @user-ep3wz4vn4y
    @user-ep3wz4vn4y8 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 Жыл бұрын

    Voilà un homme qui est devenu fameux par le mal en abusant une femme en harcèlement de lui donner de l'argent sinon il publie ses photos. C'est la fin du monde je suis étonnée les gens qui le considere ce diable. Le prophète a dit : quand le mal triomphe est un signe du fin de temps . Scw

  • @Ahmedkafi-

    @Ahmedkafi-

    Жыл бұрын

    Useless

  • @mariacraxmaan3562
    @mariacraxmaan356211 ай бұрын

    Abowe dhakhtar kuso xiji

  • @farahahmed3953
    @farahahmed3953 Жыл бұрын

    Cabdoow Xagaad in La Qayilo wax Caadiya uga dhigaysaa,

  • @Cherrie173

    @Cherrie173

    Жыл бұрын

    Waad dhaga laaday baan umalaynayaa siduu cajuun wax usheegey mabad fahansanif

  • @abdirahmanfaisal1592
    @abdirahmanfaisal1592 Жыл бұрын

    Legend🤏😎

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Жыл бұрын

    Kkķkkkķkkk

  • @zapiriinugaas5541
    @zapiriinugaas5541 Жыл бұрын

    Ayaan kaaba qof dhaama mad waraysan ismacilow

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    Niyow ismaaciil ubaxloow taageere weyn baan kuu ahay ee fadlan dadka noocan oo kalaa hakusoo Marti qaadin barnaamijyadaada hana noosoo gudbin

  • @gulledyousefabdi3356

    @gulledyousefabdi3356

    Жыл бұрын

    Sheeg sababta??

  • @cabdimaalikdarajo7066

    @cabdimaalikdarajo7066

    Жыл бұрын

    Nasiib daro Dadka noocana wuu garanayaa, lkn adiga kuma garanayo😂

  • @xuseencabdilhi235

    @xuseencabdilhi235

    Жыл бұрын

    Maxad kudiiday cabdi cajuun waa nin adage

  • @amiiraxasan4358
    @amiiraxasan4358 Жыл бұрын

    E😂😂😂

  • @mariyamaqsud7648
    @mariyamaqsud7648 Жыл бұрын

    Wuxu balwadjecela saacado udoodaya uu xayaysiinaya reer miisanaa qofku

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf Жыл бұрын

    Markad ninkan so qabtay meshi wad ku xaartay

  • @BlueSkyedCountry
    @BlueSkyedCountry5 ай бұрын

    Dibjir baa lamoodaa

  • @mariyamaqsud7648
    @mariyamaqsud7648 Жыл бұрын

    Bisinka kani waa jaahil caadiya wlhy

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 Жыл бұрын

    he is a jaahil, but he has an other talent. lol

  • @apdirahman2705
    @apdirahman2705 Жыл бұрын

    Taxanihii waa leyga guursadey soo da,aa sxp ❤

  • @yahyeabdi50
    @yahyeabdi505 ай бұрын

    😂

  • @Biladsame
    @Biladsame Жыл бұрын

    😂