CODKA UBAX: Beledweyn

Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan iyo macallin. Daawasho wacan!

Пікірлер: 75

  • @nashaadinacabdi869
    @nashaadinacabdi86910 ай бұрын

    Ayy aabo cali ustaadkeygi Arabic❤❤ codka ubax ma baladweyne ila joogtaa😊congratulations 👏 🎉😊

  • @cllaahikolombo5041
    @cllaahikolombo504110 ай бұрын

    Aad baan ugu xiranahay barnaamijka codka ubax maantana magaaladeydii beledweyn ❤❤❤❤

  • @UPDY_NAZIROWW
    @UPDY_NAZIROWW10 ай бұрын

    Beledweyn allahayow ka dhig beerta raaxada bay maanta nooga imaneysaa codka ubax m.a hore usocd wangsan wllkey ismail

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd321910 ай бұрын

    Masha allah magalada aanku dhashtay iyo macalinkayga aan arag dhor iyo 10 sano kuso dhawaaw codka ubaxa insha allah nabad somalia

  • @IsmailHussein605
    @IsmailHussein60510 ай бұрын

    Baled-wayn❤, markan maqlo waxn xasusta Xasuusti A.Hadrawi (A.H.N)

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed851510 ай бұрын

    Baladweyn allahayayow Balayada hareer mari 🤲🥰🥀 Magaladeyda❤❤

  • @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi

    @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi10 ай бұрын

    Hdal intiiisa qiimaha badan ku hadasheen ustaad adiga iyo daadiyaha barnaamijkaba.❤Bald weyne mgaalo aan aad ujeclhy inaan mar uun dalxiis utago I.a❤Guurkas in habluhu diidaan waxa sbaba in markii mid cusub la guursdo tii hore iyo ilmaheedaba la ilaawo ustaad taas hday meesha ka baxdo arinta saan wey ka wacnaan Lahayd.❤sdo klana balanta beenta ah dhibka keena oo marka hore la oranayo gabadha you are queen hadhowna lala guursanayo😂marka Horaba haloo sheego ama wey kgu qaadn ama way kgu diidin.❤

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi688710 ай бұрын

    Ayyy. Ismailow Waa is xoreyse runimo Baladweyne hadaad gaarte 🙏🏽❤

  • @sumayaa882
    @sumayaa88210 ай бұрын

    Aabe cali kaliya wa bare iyo barbaariye wanagsan❤ macalinkeyga taariiqda&juquraafiga aabehey labaad

  • @queensafa735
    @queensafa73510 ай бұрын

    Aabe cali marna macalimkeyga nolol warto baba ❤❤magaladan ku dhashay❤

  • @sharmakeabdikadirmohamed7617
    @sharmakeabdikadirmohamed761710 ай бұрын

    Ustaad baarreey iyo beledweyn ba waan u xiusey runtii. Allow beerlula belaatada hareer mari.❤

  • @farhaanahmed2088
    @farhaanahmed20889 ай бұрын

    Ismail saxib aad aya umahadsantahay magalada kudhashay ee kubarbaaray ayaa tagtay oo xasus aya dib iggalisay runtii 🥰

  • @zakimohamet4513
    @zakimohamet451310 ай бұрын

    Aabo cali baareey iyo codka ubax ♥️🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @samaarasheikh8393
    @samaarasheikh839310 ай бұрын

    OMG AAABO ALI IO CODK UBAX MASH ALLH ❤❤WANKU FARAX SANHY WLH❤ 🥺

  • @zahraliin15
    @zahraliin1510 ай бұрын

    Aabo cali baareey macalinkeygii iyo magaladeydiii beerlula ❤️🥰

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i10 ай бұрын

    Congratulations 🎊 100k codka ubax❤❤

  • @sacdiyamaxamud2617
    @sacdiyamaxamud261710 ай бұрын

    Waan weynay codka ubax soo noqosho wanaagsan ❤🎉😊

  • @exwardiyahaberlula-my1xb
    @exwardiyahaberlula-my1xb10 ай бұрын

    Magaladeydii io macalinkeygii❤

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed54309 ай бұрын

    Masha alllh alla ismaciil qurux badnaaa mashaaa alllllh

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed533210 ай бұрын

    Ascww walaal Ismail, aad iyo aad baan kaaga mahadceliyaa inaad maantay aad barnaamijkaan qiimaha badan (sidii kuwii hore) aad inooga soo tabiso Baladweyne. Fadlan magaalo kaliya ha isku koobin ee hadaad awoodo magaalo kasto oo haldoor Soomaliyeed joogto inooga soo warqaad. Mahadsanidiin adiga iyo team Ubax.

  • @ShankaronShariif-bk5qs
    @ShankaronShariif-bk5qs10 ай бұрын

    Congratulations 100k coodka ubax❤️

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari10 ай бұрын

    Beledweyn❤

  • @MusnaAhmed
    @MusnaAhmed10 ай бұрын

    Congratulations 100k codka ubax🎉🎉

  • @cabdiraxmaan.aalley
    @cabdiraxmaan.aalley10 ай бұрын

    ferfer Ethiopi!!!!!!! abaale waan ku dhashay afyaraadana waa ku dabaashay waan ka xumahay asoo qirsan in ay hiiran tahay in uu gumaystaha ethopian ka na siiyo oo dhul ethopia ku tilmaamo

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan164410 ай бұрын

    Congratulations codka ubax 100k in ka badan u qalantaa runtii 🙏🖐👍

  • @Sucdiiina
    @Sucdiiina10 ай бұрын

    Baladweyn magaalo xawadle🌴🇸🇧❤

  • @mataanciided2731

    @mataanciided2731

    10 ай бұрын

    Xayawaan

  • @abdinasirosman3737
    @abdinasirosman373710 ай бұрын

    I'm first person

  • @Khadarkukay
    @Khadarkukay10 ай бұрын

    Aba cali baarey xafiduhu allah

  • @abdiazizmuhudin5563
    @abdiazizmuhudin556310 ай бұрын

    Ustad ali baaray ardadiisa aabo ali allow nodaa babaariye arday

  • @HamdiHassanosman-oe7kt
    @HamdiHassanosman-oe7kt10 ай бұрын

    M.a barnaamijka ubax aad ayaa ugu xeranahay unable jeclahay iyo magaladeyda baledweyne ❤❤❤

  • @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi
    @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi2 ай бұрын

    M.sh Allah baled weyn kusoo dhawoow

  • @nashadfaliir5978
    @nashadfaliir597810 ай бұрын

    Muxuu macalin inoo ahaa Cali Baarey Dhulkeyga balad...weyn😢❤wan u xiisay🖤

  • @abdisalanqorane518
    @abdisalanqorane51810 ай бұрын

    Chanalkeygi Codka Ubax iyo Magaaladeydi Baledweyne❤

  • @liibanabdourahman10
    @liibanabdourahman1010 ай бұрын

    Inta Baladwayne Jacayl❤

  • @muhiiz4728

    @muhiiz4728

    10 ай бұрын

    😘

  • @hassanjapaan8640
    @hassanjapaan864010 ай бұрын

    M.a ustd Aba ali macalin igu weyn ❤❤

  • @shamsoabukar4598
    @shamsoabukar459810 ай бұрын

    M.a welcome wll🎉

  • @hamdaaddow5073
    @hamdaaddow507310 ай бұрын

    Mahadsanid Ismaacilow

  • @quenanishma8107
    @quenanishma81075 ай бұрын

    Aabe Ali ❤

  • @fowsiyaabdirisak
    @fowsiyaabdirisak10 ай бұрын

    Aabo cali ❤❤

  • @najmaabdullahi3925
    @najmaabdullahi392510 ай бұрын

    Ustadkayga allaha ku sharfo❤

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh10 ай бұрын

    codka ubax soo noqosho wcn ustaad

  • @hamdamoha8340
    @hamdamoha834010 ай бұрын

    From beledweyn mahadsanid codka ubax ❤️

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia647110 ай бұрын

    Ustaad cali cabdi xasan xali baarey❤

  • @user-dq1ft8ry3t
    @user-dq1ft8ry3t9 ай бұрын

    Aabo cali❤

  • @Eliza470
    @Eliza47010 ай бұрын

    beer lula❤️🇸🇧🔥My home

  • @sacdiyamaxamud2617
    @sacdiyamaxamud261710 ай бұрын

    Hambalyo codka ubax 100k 👏💐🫶

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed619110 ай бұрын

    codka ubax kuso dhowow baladweyn❤

  • @maryanmuuse4261
    @maryanmuuse426110 ай бұрын

    Soo badi wll deeganada kle taarikhdoda

  • @museismail
    @museismail10 ай бұрын

    Nin safar lo galo wuu yhy Ninkani m. A Ustaad

  • @sucaad3425
    @sucaad342510 ай бұрын

    Magaladaan jeclaa❤❤❤

  • @safacadeysafacadey5076
    @safacadeysafacadey507610 ай бұрын

    REER Baladweyne Majoogtaan Halkaan❣️

  • @najkayare9832
    @najkayare983210 ай бұрын

    Legend ismaiL codka ubaX

  • @ikramfadan1976
    @ikramfadan197610 ай бұрын

    Wn ku suganaa cawayskii Borama inaad noo soo galiso KZread chanelkaga

  • @AminaAmina-hn8im
    @AminaAmina-hn8im10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi10 ай бұрын

    Beledwayne allahayaw balaayadda hareer mari.

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i10 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @abdirahmanibrahim5465
    @abdirahmanibrahim54652 ай бұрын

    Ustad qiimo badan.

  • @Cadar10
    @Cadar106 ай бұрын

    Aabo cali

  • @mohaadhaqane5908
    @mohaadhaqane59087 ай бұрын

    Baaba cali baarey alaaah yax fiduka

  • @muunadayl
    @muunadayl10 ай бұрын

    First chat🥇

  • @muhiiz4728
    @muhiiz472810 ай бұрын

    Beledweyn Home welcme magalada Barwaqada 🤎

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon404310 ай бұрын

    Gobolada kale sow tagi maysid sida gobolka mudug❤

  • @abderisaakebrahem7911
    @abderisaakebrahem791110 ай бұрын

    Markasta haweenka ayaa badan waana sababta lo baneyeey inu ninku afar dumara gursan karo.!

  • @RiyaaqcaLi

    @RiyaaqcaLi

    10 ай бұрын

    Sbabtu waa inuu dabac bdanyahay wxaana laga ilaalin inuu isagoo xaas qaba xaaraan ku dhico ee maahan badnaan.❤

  • @Naagnool124
    @Naagnool12410 ай бұрын

    Buulo_burde ku soo xeji Ismaaciiloow

  • @shamsafarah-xv9vm
    @shamsafarah-xv9vm10 ай бұрын

    1 ahay cawa😅

  • @asadiinahmed640
    @asadiinahmed64010 ай бұрын

    Salan 🫶

  • @mataanciided2731
    @mataanciided273110 ай бұрын

    Mahad sanid codka ubaxa

  • @user-cc9cx3fz5q
    @user-cc9cx3fz5q10 ай бұрын

    Buula burde so boqo mar hada timid beledweyne I.a

  • @cumarabdulkadir9973
    @cumarabdulkadir997310 ай бұрын

    Cawayski borama mee ismaciilow

  • @nuurahmed3908
    @nuurahmed390810 ай бұрын

    Gabdhii loo tiriyay ma jogtaa Hestaa Beer-luula.

  • @munomohamedali8809
    @munomohamedali880910 ай бұрын

    Aabo cali❤