"Cismaan Cumar Dool Madaxweynaha Hooyadiibu caayay." Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Ucid.

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 216

  • @HRU20209
    @HRU20209Ай бұрын

    SOW DIGII LAHAA MADAXWEYNAHA AYAA HOOYADEEY CAAYEY OO LAHAA DAASAD AYUU IGU DHUFYEY😂😂😂

  • @abdoulkadermohamed307

    @abdoulkadermohamed307

    Ай бұрын

    Faysal way u dhamaatay Bal intaa muu ka yidhaahdo masaajida xaafadahooda

  • @AminaAli-ft9tk

    @AminaAli-ft9tk

    Ай бұрын

    Faysal wixisii uun buu bilaabay lkn markan wx heshay qolo sida eyga marna dabada u saarta marna soo xaraysa lkn maanta malin u ka liita ma jirto wayo balanta loo qaday ee ah XISBIGAGA wuu soo baxaya ee aamus oo na difaac. Lkn inta laga rido xisbiga baa isna bax la dhahaya sidisii, WADANINA hilinkii la qaadsiin jirey baa la marinaya, Dagaalkii sokeeyah baa AFKA ina soo saaray ALLE se ma odhane ana sidaan qiyaasayo weeye bal idina qoralkyga. 13 Novembre kadib ka so falooda hadii sidaasi rumawdo

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Ай бұрын

    CAQLI XUMADA KALA TAGAA MEESHA HOOYADA IN LA CAAYO MA OGASHEY FAYSLA MA DACWEYN MADAXWEYNHA

  • @ugaskawadanka2623

    @ugaskawadanka2623

    Ай бұрын

    Kk faysal wuu kaash garaystay caydii hooyadiii

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517Ай бұрын

    Idinka waalan Faysal Ali waa geesi qaran waan nin garanay wadanimad ku wa soo qoray komank waa faqash iska dhigay rer Somaliland iyo cadowga gudah ee wadani ee soo gaatey laaluushka inageela iyo xasangurguuta iyo Gadar and china waxab ka ma gadikartan Somaliland and Ethiopian Ethiopia isn’t our enemies Somali and jabuuti are our enemies guul Somaliland ❤

  • @Kadar-ex8xp

    @Kadar-ex8xp

    Ай бұрын

    Allaah caafimaad ha ku siiyo

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Makhnuudkaa taani baasto ahaa faqash

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924Ай бұрын

    ADIGA. HOOOYADAA. MIYAANU. MUUSE. CAAYIN ❤SIDA. AAD. NOOSHEEGTEY❤. ANAGU. MAANAAN ARAG. MEESHA. UU. KUCAAYEY. CISMAAN. CUMAR DOOL. MAAMA. CADAR ❤. HEEGO. AYAA. KADHEX HADLEYSA. FAYSAL ALOW. CEEB ASTUR ALAAHU MA AAMIIN

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    Ай бұрын

    Wxa kuu waso magalada kaa reedso

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    ​@@AbdirahmanMohamed-hm8ndmakhnuud Baz hooyda waa dhillo

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk wllhi adiga hadi aan kuu heelilahaay sanad fuuto wasa ayn kuugo xokumilahaa

  • @mohamed88466
    @mohamed88466Ай бұрын

    Muuse waa libaax wuu diiday in hooyadii la caayo adiguna waxaa tahay dayuus waad ogolaatay in hooyadaa la caayo

  • @mmaarena6494
    @mmaarena6494Ай бұрын

    Muuse miyaanu ahayn kii hooyada caayay ee afka caagad kaaga dhuftay? waar masaajidka ka fadhiiso nijaas ba tahaye.

  • @keyen19

    @keyen19

    Ай бұрын

    😂

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173Ай бұрын

    Reer soomaliland waar faysal cali waraabe hala doorto

  • @Maftuuxmahdi
    @MaftuuxmahdiАй бұрын

    أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واسترعور اتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والا هم.🇵🇸🤲

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7brАй бұрын

    isagu zowtuu ina lahaa muuse ayaa hooyaday caayey oo koob madaxa igaga jiiday yaaab

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaaniАй бұрын

    Masha allah Qabyalaaduu ha koorto oo ha weynaato wan soo dhaweyneyaa

  • @Tamsim3358

    @Tamsim3358

    Ай бұрын

    4taada gidaa ha ku waarto🤔

  • @nimcaanyuusuf3254
    @nimcaanyuusuf3254Ай бұрын

    Ader iska aamu majnuunyow

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696Ай бұрын

    ADIGA MIYAANU HOOYADAADII REER AXMED CAAYIN

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Haduu aayay ways cafiyeen Laakiin kan buu ka hadlayaa

  • @mohamednur1696

    @mohamednur1696

    Ай бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r MARKAA KAN ISAGA MIYAANU LA CAFIYI KARIN MISE SHARCIGU DAD GAAR AH BUU QABTAA CAYDA MUUSA BILAABAY

  • @CabdiMowlid-n9q
    @CabdiMowlid-n9qАй бұрын

    Wllhi wuxuu uqlmaa madx waynaha ku xiga muuse. madaxwyne faysal cali hanbalyo

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9vАй бұрын

    Horta Faisal hoyadii maxa lagu caayay?.Ma gumeeste yasha ingriiska Bangladeshi gii shandadaha u siday bay isku wanagsanayen😅!. Intana wa kaftan

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7brАй бұрын

    War ninkani faysal finish kulmiye io muuse biixi ayaa wata waxaana larabaaa in codka garxajis uu xoogaa ka khazaariyo lkn isagu musharax maaha ee ciidagalow midaa ogaada oo yaan hal cod odaygan waaalan idinka khasaarayn kolay ileen isaga io maqaaxidiisii yareyd waa kudaysaye hala digtoonaado faysal nijaaas basaas kulmiye ahnweeye

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomalilandАй бұрын

    kkkk kan maxaa hooyo la caayo uun dabo dhigay? waar ileen asaasaq akhasu naas ah.

  • @CabdimaaligIsmail-rb3sx
    @CabdimaaligIsmail-rb3sxАй бұрын

    War qof kan waalan mm Somalia Tv waa Tv an dhegaysto ee maad qof kan dhintay iyo wixii la mid ah naga dhafa masaajidka Illaahay ciyaar ta iyo waalid halaga daayo

  • @Muzaawi
    @MuzaawiАй бұрын

    Masha Allah Aayatul Allah Faysal Ali Hussain.

  • @faycalaliabdi2790
    @faycalaliabdi2790Ай бұрын

    Masaajidka waa mamnuuc in lagaga hadlo wax siyaasad ah waana danbi subxaan allah qofka siyaasigii horta ma waxa u raadiyaa uun fursad 🎤 micro bas

  • @XasanaadamnuurXasanaadamnuur
    @XasanaadamnuurXasanaadamnuurАй бұрын

    Shekhoow waxaad leedahay waanu gajonahinaa badaadana waxaad rabtaa in labixiyo

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3Ай бұрын

    waa La diLi Lahaa hadii magaalada lagusiidaynLahaa waa run faysalow

  • @amsa1135
    @amsa1135Ай бұрын

    Waar Reerslev soomaalilaanoow wlaahi faysal doorta waa info dane ❤❤

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabiАй бұрын

    Muusaba soo kii hooyadaa caayey faisalaw😂😂😂

  • @historynerd7549
    @historynerd7549Ай бұрын

    Move forward S/land❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4miАй бұрын

    Sow kii caagada iyo hooyadaa inuu caayo isogu daray subxaanallaah ❓😭 baydkii Allaah ma meel sir ‼️lagu qabtuu noqday ❓ been badnaa ❓‼️🛑 Allow isllaamka 🛑 kaa fadhiisi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin 🤲🤲 yaarabalcaallamiin subxaanallaah

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718Ай бұрын

    😂😂kani waa dawakhay

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Adiga hooyada sow muu caayin muuse biixi?ka jwb ileen waatii aad ooyisey ee lahayd hooyadey ayuu caayey muuse?ka waran

  • @amsa1135
    @amsa1135Ай бұрын

    Ha la doorto faysal❤❤❤❤

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xpАй бұрын

    Ina cali waraabe waa ma qajile isma dhegaysto Sawkii isagu lahaa ina biixi ayaa hooyaday caayay Anigu waan yaabanahay dadkii maxaa ku dhacay

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidahАй бұрын

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @abdusalansaleban7339

    @abdusalansaleban7339

    Ай бұрын

    Oromada ciilan (qudhmiye)

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252Ай бұрын

    Faysal waa doqon ninkasa Cidagalle ka dhashay Yaa odhanaya reer ayeyday doqonimo ka dheere kan waa sheegato 😂

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    yusroo dhan baa doqona

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaanАй бұрын

    Faysal waa difaac qaran Alle ha barakeeyo

  • @aliissa233
    @aliissa233Ай бұрын

    Maasha Allah!! faysal Madaxweyne Mustaqabalka Somali land!!!. Faysal cali Waraabe oo sheegay in Qabiil iyo wax ma garato ah oo Dawalladdanimadii Qabiil ka dhigay!!!. ❤❤❤❤Guul somaliland!!!.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Markad leedahy cismaan ayaa hooyadey caayey ka waran markii muuse hooyada u caayey?

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072Ай бұрын

    Adigu🎉adeer waad dhacday iska🎉naso.qeyr alaha kusiyo

  • @maxamed8792
    @maxamed8792Ай бұрын

    Faysal haloo codeeyo ree soomaalilandoow

  • @Jibriil571
    @Jibriil571Ай бұрын

    Adiga miyaanu muuse biixi hooyadaa caayin ?

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8grАй бұрын

    Wlhi w geesi faysal cali warabe guul

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6rАй бұрын

    Taas ma dhacayso taasi tugtug thalay oo xabashi ah

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395Ай бұрын

    Faysal Faaruqow Maantana waa maxay? Adigu Ma Mucaarad ayaa tahay mise Qudhmiye ? Adiga yaa kusoo diray ?Ma muuse iyo dawladii Qudhmiye?

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim3351Ай бұрын

    Faysal waa geesi muwaadin asal ah

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416Ай бұрын

    Ayatulaha Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Mudane Faysal Imbnu Ali Imbnu Hussein Xafidullah ❤❤❤

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482Ай бұрын

    Faqashtii oo dhan ayaa taageereya Cismaan Dool Cumor

  • @badraciise3008
    @badraciise3008Ай бұрын

    Oo adigu barigaad lahayd walid kay ayuu cayay muuse caagadna uu igu sotuuray muu is xidho mise adaa been shegayey😂

  • @cabdalacawilyoohiye3

    @cabdalacawilyoohiye3

    Ай бұрын

    muuse isagu waa madaxweyne cidi ma caayi karto god ayaa lagu ridayaa wl

  • @keyen19

    @keyen19

    Ай бұрын

    😂

  • @badraciise3008

    @badraciise3008

    Ай бұрын

    @@cabdalacawilyoohiye3 godka mawaxaad modaysaa ragiinii sigaarka lagu bakhtiin jiray😅

  • @user-vn5vp6rt8k

    @user-vn5vp6rt8k

    Ай бұрын

    WAA BEENTIIS MUUSE MA CAYTAMO

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625Ай бұрын

    YUHUUDII IIDOOR waa macaluul, wey caqanayaan. ALLAH SWT naarta ha'din ku'aruuriyo.

  • @user-ho9ht6nv3w

    @user-ho9ht6nv3w

    Ай бұрын

    Aduu hooyada ayaad laba ka dhashy

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003

    @cabdiquduusbinuaxmed8003

    Ай бұрын

    Allah naarta heerka Ku ciilay U samaysan 😂😂😂 EE dadka dariqiisa ka leexduu U samaystay

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970Ай бұрын

    Fataalka ugu weyn somaliland.

  • @faadumoaxmed-sr5dz
    @faadumoaxmed-sr5dzАй бұрын

    Muse miyanu ahayn kii aad lahayd hoyaday buu cayay ilowsho dhawa ma umulbaa adeero faysal

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216Ай бұрын

    Adigu sowdigii madax ayaa hooyaday caayay lahaa

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119Ай бұрын

    Fariid weeye faysal

  • @ahmeddooddi4991
    @ahmeddooddi4991Ай бұрын

    Heshiiskaa baddu ma soconaayo faysalow, dhulkayagana iibin mayno sidaas ogow adeer. 80 jir sii socda dhulka yaga uma gacan gelin karo dawlad kale. Mustaqbalka dhalinyarada fadlan ka taliya

  • @user-xg3pq5bq6e
    @user-xg3pq5bq6eАй бұрын

    Hooyaddaa fakhriga kawas neefkan oo khayr sheega lama arag

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391Ай бұрын

    Geesi qaran oo mucaaradnimadiisu saxtahay weeyi faysal alle cimriga iyo caafmaadkaba ha udheereeyo

  • @Halgame334
    @Halgame334Ай бұрын

    MUDAHARADKII MADARKA INA MOOGAA SOO ABAABULAY INA MOOGA QABYALADA WAKHTI BUU UHAYAA

  • @IsmaacilMuxumed
    @IsmaacilMuxumed29 күн бұрын

    Waa runtaa

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5pАй бұрын

    Kan dad maahan lacagyaraa la siiyay

  • @Hamza00001
    @Hamza00001Ай бұрын

    Geesi

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1nАй бұрын

    Faysal waa tunsheeg wlih ilahay madaxwayne hanoga dhigo💚🤍❤💪

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    xaqiiqda waa ;ayska ogyahay anagoon issaq ayaayn ayaa oog ina dooli inu wali dayeernimadi ku hadhay lakin dadka qabil jeelka ugu diidani miyaanay sharciga aqooninba ???????? from saylac

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1nАй бұрын

    Iska Hadlow Ina Cali Waraabe

  • @Charkherad
    @CharkheradАй бұрын

    Maasha allah lkn cadaa faysal 😂😂😂

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7ojАй бұрын

    Wsdani ku sheegii oo ku ururay faysal eega.fassl baa la dooran doonaa on shs alla

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209Ай бұрын

    Adigu waxaad noo sheegtay in Muuse hooyadaa caayey!

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-skyАй бұрын

    Oo kaa yaa inan ka guursanaya waa yaabe?

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Wr waa nacaskii feysal faaruq

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998Ай бұрын

    Masaajid ayuu joogaa

  • @Jibriil595
    @Jibriil595Ай бұрын

    Adiga Hooyadaa miyaanu caayin

  • @cabassan3793
    @cabassan3793Ай бұрын

    Waa masjid lagu dhex dabaabey Ninka catamaayey 30 ka sano ee somali iyo somali land uu ku kala geeyeuy oo Ethiopia lagu taagerayo in ay qastaan dhulkeenii. Allsha soo hanuunsho xaqana ha tusiyo. Havaari maayee

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadamАй бұрын

    QABYAALADA X WADANI QANDARAAS SOMALIA LACAG KAGA QAATAY SI AAN U BURBURNO NOQONSE MAYSO FAISALOW SAX RUN SHEEGTY THANKS

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3syАй бұрын

    Maanta waxa la ogaaday caqli xumada Maayir mooge ninkii hargaysa oo dhimi dooratay oo qabyaalad kutaageeray odaygii maafiyada ahaa ee dadka iyo qabaa ilka caayijirey

  • @abdiismailabib6035
    @abdiismailabib6035Ай бұрын

    Meeaha uu waxan ka dhurayaa ma masaajidbaa??? Walee maamulkii waa u dhamaatay

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517Ай бұрын

    Mansh Allah waxaa soo dhan waa wadani oo cadowga Somaliland ka soo gaatey lacag lanarabo in lagubabiiyo Somaliland iyo wafadiga culus ee ka socoda marakanka in la yidhahabo Somaliland is not safe waxasi waa wadani Waxu iibsadey saxafadi odayash isku shagaya saladinta cadad guda mayarka inajabiir inaguud iyo qaar kaloobab dowlado waa inaay ka ciyaarto durkad oo qofkii ka gala danbi wadank iyo madaxad iyo ciidanka cadod caadestey waa ni talaabo laga qaado qof na yaan loo tudhin qof na ka ma sarayo sharciga guul Somaliland

  • @Redspittingcobra
    @RedspittingcobraАй бұрын

    Xasan Sheekh ayay masaajid kasoo hadal kaga daydeen.

  • @Charkherad

    @Charkherad

    Ай бұрын

    😂😂😂😂 Wlhy xaladeenu meel xun ayey maraysaa, ilaa faysal iyo masaajid 😂 , ayatullahi faysal

  • @tfarahan27
    @tfarahan27Ай бұрын

    Wlhy waa ruunti

  • @MaxamedCisman-o7l
    @MaxamedCisman-o7lАй бұрын

    faysal habar lalaguursady

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jyАй бұрын

    ODAAYGAN DABKA KA DHACSAN WLLHI YAA ILA ARKAY 😂😂😂

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa18 күн бұрын

    Waxaan iduunku nasteexeynayaa inay daan soo deynin hadalada ninkaan khariban ee cunfiga, xiqdiga, iyo kala dilka umada soomaaliyeed ku dhexfaafinaya hadii kale waxaad qeyb ku yeelaneysaan danuubta ka dhalata aafadaas ee iska hubiya culimadana weydiiya.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadamАй бұрын

    MARTIDA USA KA TIMID XUMAAN LATUSAYEY LAAKIIN DAD JIRA NAHAY

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jАй бұрын

    ma waxasa xilweeyin wadani u haya oo ilyin wayi baeen waar iska bedela

  • @Bytity35
    @Bytity35Ай бұрын

    Masaajikii baa siyaasi ka qudbaynayaa. Galbeedkana culimmadii baa masaajidada u shaqa tagta mar marna isku dagaala, ummad noocaa ah awalna xin iyo qabyaaladi burburisay waa ummad haadaan ka dhacday.

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312Ай бұрын

    Faysal Cali warabe geesi geesi dhalay guulayso abti❤❤

  • @moustaphayacindjama1448
    @moustaphayacindjama1448Ай бұрын

    Sheikh Faisal 😂😂

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707Ай бұрын

    Geesi geesi dhalay

  • @mohamedhussen5732
    @mohamedhussen5732Ай бұрын

    😂😂 ay odaygana waku wata faysal cali warabe

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924Ай бұрын

    HEEGO NAASDHEER AYAA. KADHEX HADLEYSA. ADEERO. KADHACA. MUSHARAX MAAHEE❤. GUUL. WADDANI ❤ GUUL SLND

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vuАй бұрын

    Tujaartu waa inay suuqa maraan oo ay arkaan Isha ay danyartu leeyihiin Faysal waa runtii inta rebshedaha maalgelisaa way mutamuutaynayaan iyagoo dhabarku muuqdo wax ha ku celiyaan umada dhibtana ha ka daayaan !

  • @MohamedHaji-sq1rx
    @MohamedHaji-sq1rxАй бұрын

    Misaajidyada waa gurigii Allah ee fdln siyaasiyiinta iyo qabyaaladda yeysan u adeegsanin olalaha doorashada ee mas'uliyeenta masaajidyada yeysan u ogalaanin.

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693Ай бұрын

    Faysal runtuu ku dhintaa wlhi

  • @Amla7
    @Amla7Ай бұрын

    Msha allh faysal ha iska fududade madaxweyne wuu ku banan yhy lkn mayar mooge kuma banana inuu sii ahado mayar anagu hadan nhy dhalinta somalilan uma bahnin nin qabiil usacaba tuma

  • @mahedismailhassan9724
    @mahedismailhassan9724Ай бұрын

    Warkii faysal fabadhilif guulwade ahuu u noqday muuse

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625Ай бұрын

    YUHUUDII IIDOOR baa MUSLIM iska dhigaya.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673Ай бұрын

    Waxaa faysal caayayaa waa wadani iyo huwan waa geesi ninka cadawgu isha ku hayaa

  • @user-xg3pq5bq6e
    @user-xg3pq5bq6eАй бұрын

    Hooyadiin baryaha waynayd wasa

  • @faisalhusseinfarah220
    @faisalhusseinfarah220Ай бұрын

    Kan la xidhay wuxuu ahaa Sarkhaan derbi jiifa, lkn waxaa layaab leh waddani oo ka dhigay masuul u fadhiya yurub xisbiga.

  • @Kadar-ex8xp

    @Kadar-ex8xp

    Ай бұрын

    Waaryaahe

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7ykАй бұрын

    hanolado faysal cali warabe waa muwadin dhaba halasksaro hadi ladonayo somalind

  • @moodyhype978
    @moodyhype978Ай бұрын

    Teneg madhan guuleed bi iye wallee inaanad kob caleen leh kasoo durdurinayn weligaa.

  • @Halgame334
    @Halgame334Ай бұрын

    HESHIISKA GOLAHA WASIIRADA SAXEEXAYAA. PARLAMAN UMA BAAHNA

  • @maxamed.dayib1
    @maxamed.dayib1Ай бұрын

    Hadeer ma masaajid buu ka qudbadeynayaa

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358Ай бұрын

    100% gudafaad ba na soo gashay.

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625Ай бұрын

    IIDOOR WAGAASH NAARTA MADAX MADAX UGALA.

  • @user-tx3mq2zo6h
    @user-tx3mq2zo6hАй бұрын

    Cadowgeenu waa itoobiya. Qabyaaladana adiga iyo kuwa kula midka ah ayaa wada.

  • @samirr546

    @samirr546

    Ай бұрын

    Dawladan somaliyeedba sow itobiya ma dhisin oo Maxakamadihii may dilin oo xukunkii kamay tuurin Goboladii hore ay u haysatayna sow loogama hadhin Ciidanka gudaha ee alshabaab inaga ilaaliyana sow itobiya ma aha Reer gedo iyo reer koonfurgalbeedna sow may odhan car la hadla ciidankayaga itobiyaanka ah Laascaano markii cadowga laga xoraynayeyna sow niyuu boolis kama dagaalamin Shicibkeediina sow magaalooyinka somalida kuma soo fasaxin Qaadka iyo daroogadana sow doolar inama bedelato Raga u shaqeeyaana sow dagaalo qabiil somalida hoosta kagama wadaan oo isma nebcaysiiyaan si marba tuulo loo qabsado Itobiya cadow ma aha ee somalida ayaa cadow isu ah!!!!!!

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    cadawgayagu waa Soomaaliya

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Nasteexayagu waa itoobiya

  • @user-bl8jq5ft8w

    @user-bl8jq5ft8w

    Ай бұрын

    Hooyadiin Wasa Heego Ilkadheer Iyo Caasha Bac Kuxaar Itoobiyaan Jeclaa.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    @@user-bl8jq5ft8w Hooyadaa was huuro naas dheereey

  • @khada917
    @khada917Ай бұрын

    Faaruqow Hadii hooyo cay la isku xirayo soo kii muuse biixi hooyada dhalada ku jabiyay 😂

Келесі