DALKA KALIYA EE MUSLIMKA AH EE NUKLIYEER HAYSTA ISR4IL HALIS MA KU YAHAY?

Ойын-сауық

DALKA KALIYA EE MUSLIMKA AH EE NUKLIYEER HAYSTA ISR4IL HALIS MA KU YAHAY?
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali

Пікірлер: 31

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed10626 күн бұрын

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin

  • @Ali-vt1yy
    @Ali-vt1yy6 күн бұрын

    Asc Somalia 🇸🇴

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b6 күн бұрын

    Thanks again HBN

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal5115 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤ thanks

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed89436 күн бұрын

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤❤

  • @ANassah-te3px
    @ANassah-te3px6 күн бұрын

    Ascwb walaalayaal. Waxaan maqlay inay Israaiil u sameysay amma gacan ku lahayd hubka nukleerka India. Maxaa ka jira warkaa? Pakistan ayaa u sameeyey nukleerkeega? Thanks a lot. Baarak'Allaah fiikum.

  • @Xamze6428
    @Xamze64286 күн бұрын

    Xamseilyas 🇩🇯 😢

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he6 күн бұрын

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed19945 күн бұрын

    Guuleysya.

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg6 күн бұрын

    Maxaamad,maxmuued cade,waan kusalaamay,sid,fiican ee d,noo,ku fafaahiso

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c6 күн бұрын

    Bakistan illahay ha garab galo insha Alllah

  • @muxumedamir
    @muxumedamir6 күн бұрын

    ❤❤❤💯💯💯✌✌✌✌

  • @FatumaAbdirahman-bf5rb
    @FatumaAbdirahman-bf5rb5 күн бұрын

    Hi

  • @user-er7zk3ed8u
    @user-er7zk3ed8u5 күн бұрын

    Walalaha warka noso gudbiyow waad mahadsantihin lakin ka badbadinta daaya sababtu waxa idin daawada dad xalada adunka la socda igama ahaan inan idin werararayo lakin warkina an rabaa inu xiiso yeeaho

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate68726 күн бұрын

    Wadanka dunida muslimka ugu awood badan waa Iran 🇮🇷,, Pakistan wali reer galbeedka sameeyn ku leh ,, tusaale kooxa saraakisha ee military Pakistan Waxay xidhiidh hoose la leeyihin reer galbeedka,, Pakistan 🇵🇰 waxay isku xaalad eegyihiin dalka Egypt masar 🇪🇬 oo saraakisha military ku xidhanyihin dalalka reer galbeedka

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir91216 күн бұрын

    Moulidow fadhlan xiyarsiinta naga yaree

  • @istahilmohamed7098
    @istahilmohamed70986 күн бұрын

    9 Wadan ayaa haysata United States, Russia, France, China, the United Kingdom, Pakistan, India, Israel, and North Korea

  • @RabiicmahamedAli
    @RabiicmahamedAli6 күн бұрын

    Sxieiwrerb cashie

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n6 күн бұрын

    Wax halis ah kuma aha waqti xaadirkan waayo reergalbeed ku way qaateen ba pakistan ..Pakistan is power lost from Islam... by western political interference

  • @sharfmow9277
    @sharfmow92776 күн бұрын

    Hadhageeysan wararka Saleeymaan Xaanshi waxa uu noqday mucaarad kasoo horjeeda Dawladda Somaliyeed waxa uu wadaa eedo (Negative)ah hadaba Muwaadinki fahmay ha u soo qoro Horfadhi Beenlow fulay ah Beenlow AS waxay isasoo dhiibaan maalin walba waana la cirib tiri doonaa Adigane Alla aktiisaa waxaad ka noqon Beenlow Beenlow Beenlow Beenlow Ciidamada Soomaaliyeed maniya jabin kartid insha Allaah Nacas Qabiilka Diin mooday, haduu Mw Daarood ah uu u talin lahaa Dalka si kaduwan ayuu u hadlilahaa Ninkan.

  • @baxraani
    @baxraani6 күн бұрын

    ILAA IYO HADA MAXAMED M CADE LAGALA QUUSEY INUU YIRAAHDO WAAD MAHADSAN TAHAY IYO ADAA MUDAN !!!!!!!!!!! CAJIIB AMA YAAB

  • @AbdifatahDeq

    @AbdifatahDeq

    5 күн бұрын

    Yuu dhahaya wll

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor40085 күн бұрын

    India ma waxay kuhanjabi nuclear iyado an arakno in ay dadkeeda ay isdul sarsaaranyihiin.

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d6 күн бұрын

    Maya wlle kuma ahan khatar Israël waayo Pakistan waa xulufada uu farta ugu yeero Maraykanku wxuusan raali ka ahayn Ma samaynayao

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen85095 күн бұрын

    Pakistan kannada walba hubkeeda nuclear ka ah waxaa kormeera qubaro mareykan ah in wax kusoo kordheen iyo in kale ama la casriyeeyey,mana diidi karaan oo mar hore ayaa la ogoleysiiyey in sidaas lagu sameeyo kannada kasta

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x5 күн бұрын

    WAXAN JIRIN HANAGA GADIN HINDIYA IYO BAKISTAN HUB WAX KU OOLA HADAY LEE YIHIIN AYAGAA COD YELAN LAHAA

  • @AskarAli-vo7zo
    @AskarAli-vo7zo6 күн бұрын

    🇩🇯xutiyiin goul

  • @Hariye58
    @Hariye585 күн бұрын

    Pakistan nuclearkeeda waa artificial maraykanka no diyac tiriya dhaheen markas kartooma qurux badan u dhisey

  • @omarabdi2910
    @omarabdi29105 күн бұрын

    Muxu tara hupka Pakistan hada lagu wabineyn yuhud o ku tumaneyso falastiin

Келесі