No video

Ciid Wanaagsan iyo Farxada xoolihii Udaxada.

Adhigii ulxada oo aan biraynay iyo farxadii ciiida.

Пікірлер: 28

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24Ай бұрын

    Wuxuba waa dumar. Ilaahay ha idin barakeeyo dhawr qof marka laga reebo.

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674Ай бұрын

    Gabdhaha wanaagsan Alle ha inoo badiyo waxaasoo xoola ah Hablo ayaa la baxay oo sadaqeystay Dumarku waa naxariis socoto , Dambigooda Allah ha dhaafo gowracaasina ha u aqbalo. Aamiin🤲

  • @mustafNune
    @mustafNuneАй бұрын

    Sheekh oogle masha allah sida qerka uga shaqeso

  • @____Cumar____
    @____Cumar____2 ай бұрын

    Ilaahayow yaan nala qalin aamiin Alle ha u aqbalo dadkaas odxiyadooda.

  • @maryanahmed378
    @maryanahmed378Ай бұрын

    ciid mubaarak allaahuma amiiiin

  • @MushtaaqIsmail-hx5rz
    @MushtaaqIsmail-hx5rzАй бұрын

    Masha allah ciid mubark ❤❤❤

  • @user-tg2jd6sl3x
    @user-tg2jd6sl3x2 ай бұрын

    M.a eid mubaarak dhamaan muslimiin❤🎉

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3j2 ай бұрын

    فصل لربك وانحر Weyneeya shacaa irta ALLE jizaakumaLLAH

  • @zaheramussa2122
    @zaheramussa21222 ай бұрын

    masha allah walaha sadaqada labaxay ilaahay subxana watacala ha u aqbalo sh oogla iyo temkisana Allah ajar aandhamaan haidi ka siyo Allahuma amiiiiiiin ciid mubarak dhamaan muslimita meelkasta oo aay joogan🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235Ай бұрын

    Mnsha Allah tabarakallah ilaahay ha ka aqbalo walalahaas wanaagsan🤲🏽🤲🏽

  • @mohamedyussuf5030
    @mohamedyussuf5030Ай бұрын

    Sh qisada saxabiga dixyaa ino soo gudbi fadlaan

  • @umuyaxya5937
    @umuyaxya59372 ай бұрын

    Maasha allaah ilaaheey ha u aqbalo intii bax satay intii ka sha qeeysayna ajar allaha kasiiyo xoogoodana alle ha u barakeeyo

  • @nasrajaama9543
    @nasrajaama95432 ай бұрын

    Masha allah Alle haku barakeyo sheikh xaafadani xagay ku taalaa sheekh

  • @amranyasin6840
    @amranyasin68402 ай бұрын

    manshaa allah ajar alaha kasiyo❤❤ inti soo baxsate meel fiican bey umarte

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 ай бұрын

    manshaa Allah tabaarakalah Ciid mubaarak hilibana waa kadherekteen

  • @JABIRHANGULE-xu7gd
    @JABIRHANGULE-xu7gdАй бұрын

    بسم الله الرحمان الرحيم فصل لربك ونحر بسم الله الله اكبر

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed10622 ай бұрын

    Maasha allah

  • @hibofarah532
    @hibofarah5322 ай бұрын

    Manshallh. Cid mubaarig

  • @naimaabdullahi7984
    @naimaabdullahi79842 ай бұрын

    Mashllh Subxanallh allahu Akbar

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5f2 ай бұрын

    Barakallah EID MUBARAK JZK ❤❤❤❤

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel65592 ай бұрын

    Masha Allah gabdhahas allah habarakeyo كل عام واتم بخير

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah2 ай бұрын

    Jaazaka Allah eid mubaarik All Muslims ☪️

  • @BbrayanFarsaowsa
    @BbrayanFarsaowsa2 ай бұрын

    Mashallah

  • @HusseinDahir-dh5em
    @HusseinDahir-dh5emАй бұрын

    Baraarujin: Neefka markaaad Malaysaan ka qariya mindida laguma qalaayo . Mahadsnid wllkay hawshaas qabtay biyo walaalaha ka qaybqaatay تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وتقبل الله أضاحيكم❤

  • @barudelmi4385
    @barudelmi4385Ай бұрын

    Manahhallh

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917Ай бұрын

    Iillahay haa uu aqbaalo dadka laa Soo baxaay

  • @faizaabdi4630
    @faizaabdi4630Ай бұрын

    . Maxaad ushagaysaan magacyada dadka

  • @ayeshamohamud6964

    @ayeshamohamud6964

    Ай бұрын

    Waalaso wakishay soo ma ahaan wll waa banaantahy udxoyaada waa cibaado alle loo sameynayo

Келесі