Carta iyo abwaanadii shirka kamuujisey xaalka dhab ah 13 sano kahor

Пікірлер: 8

  • @user-fl8bi1rs7h
    @user-fl8bi1rs7h3 ай бұрын

    Cimriga iyo caafimaadka alle hakuubarakeeyo Aamiin Aamiin Abwaan mustafe.sh.cilmi

  • @Abdullah1119
    @Abdullah111911 жыл бұрын

    Ninkani waa Somali dhab ah. Dhaqan waxa ka sheekayn kara nin u dhashay asal ahaan oo ku dhaqmay kuna dhuuxay dareen abwaanimo. Ogoow qof kasta oo Somalia deggan ma aha Somali. Ninkay xanuun ku hayso ayaa ah, oo ku xisaabtamayo in ay ilmihiisu dabadii ku noolaadaan.

  • @nurawale5694
    @nurawale569410 ай бұрын

    Dardaaran qaalia maasha allah

  • @omarhassan3633
    @omarhassan3633 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah

  • @nurawale5694
    @nurawale569410 ай бұрын

    Cajiib 😊😊

  • @user-kh7ok8dn2n
    @user-kh7ok8dn2n Жыл бұрын

    Cajiib

  • @MuxiyadiinYuusuf-ls8qz
    @MuxiyadiinYuusuf-ls8qz Жыл бұрын

    p p

  • @BarreCade
    @BarreCade2 жыл бұрын

    Cajiib