Cabdinuur Alaale & Nimca Jaamac

Музыка

Cabdinuur Alaale & Nimca Jaamac - jacayl lama moosi karo
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 14

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane10512 жыл бұрын

    Wa hees ka mid ah dhaxal faneedki lamanihi hir galay Abdi/Nimco

  • @dinimohamed4543
    @dinimohamed45438 ай бұрын

    "Quelles voix d'Or."

  • @fatoumaden1652
    @fatoumaden16524 жыл бұрын

    Merci beaucoup pour ravive la nostalgie de nos chansons en nous 👏👏

  • @user-zn8hb5ko8e
    @user-zn8hb5ko8e6 ай бұрын

    ❤❤❤😊

  • @khalidxuseen9229
    @khalidxuseen92294 жыл бұрын

    Waa heestan ka sugayay chanel ka

  • @obsiehdirieh7351
    @obsiehdirieh73514 жыл бұрын

    Haddaan laygu kaa maxlalin miyaa la is maagayaa maqarsaar waan nacee

  • @SomTVDiasporas
    @SomTVDiasporas4 жыл бұрын

    NIMCO JAAMAC : Masiibo aduun iyo ma duufaan ayaa sida mahiigaan ayaa igu dhacay Masayr iyo ciil i madhi ninkii aan la malaysanjiray mugdi iyo muran ayaa iga xiga muraadkaygii ma helin Warka aan maqlay meel i goo hadana kama maarmi karo markhaatina waa tahay Hadaan la igu kaa maxlayn maqaarsaar waan nacee miya la ismaagaya ma moogid midhka aan jecle Xagee ayaan adi ku marin qalbigu waa meel qudhe ?

  • @sultanhufane1051

    @sultanhufane1051

    2 жыл бұрын

    Inti Abdi nour away? Mise ana so qora ?? Sided wax leedahay camo ??

  • @SomTVDiasporas

    @SomTVDiasporas

    2 жыл бұрын

    @@sultanhufane1051 '' Jacayl lama moosi karo sida mayeygu da'aa muraad buu kugu dilaa Middi dhiig leh ayu sitaa halbowlaha kaa marshaa micida waa loo dhintaa masiibadu way jirtaa Midhaha meel sare ku yaal mar baad u miliilicdaa dadkana aad uga mid tahay Waxaan ku mataalayaa nin maqan oo meel fog jira anse meher kaaga tagin miya malab loo tufaa macaan loo saydhiyaa miraadkaa lagu xidhaa ?

Келесі