No video

Cabdilaahi ibnu Zubeyr Qeybta 4 aad, doorashii Cali ibnu Abudaalib iyo bilowgii Fitnada.

HALKAN KA AKHRISO QISOOYINKAN OO QORAAL AH: gaaldiid.com/Xo...
.................................................................................................................
Qeybtani waxay ku saabsantahay doorashadii Imaam Cali ivbu Abudaalib. Iyo bilowgii Fitnadii weynayn ee dhexmartay saxaabada Rasuulka (i.r.h).
.................................................................................................................
Nagala Soco:
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 play.google.co...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 / abdulazizoogle
💥 / gaaldiiid
💥 gaaldiid.com/
💥 / hishaami
.................................................................................................................
Waxa soo jeedinaya: Abdulaziz Mohamed Oogle
Xuquuqda: Xogta muuqaalka iyo Qoraalkaba waxa iska leh www.gaaldiid.com
Fiirsasho gaar ah: Ruuxii u baahda inuu isticmaalo xogta Gaaldiid waa inuu xusaa meesha uu kasoo xigtay xogtaas.
((((((((((((((((((Gaaldiid 2017)))))))))))))))

Пікірлер: 34

  • @umumaida5085
    @umumaida50857 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallahu kheyr sheikh gaaldiid aad ayad umahadsantahay

  • @azlmcl198
    @azlmcl1987 жыл бұрын

    jazaakallaahu khayr yaa shaykh

  • @abdiazizbare5527
    @abdiazizbare55277 жыл бұрын

    MAA SHAA ALLAH

  • @yoonisjeele3528
    @yoonisjeele35287 жыл бұрын

    Jazakaalhu kheyraa walaal

  • @caltumaali1889
    @caltumaali18897 жыл бұрын

    Masha Allah. keep going brother

  • @koosjama5110
    @koosjama51107 жыл бұрын

    maasha allah baaraka allahu fiik wll

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman1143 жыл бұрын

    Jazakallaahu kheyr shaikh abdulaziz

  • @abdirasakosman7283
    @abdirasakosman72837 жыл бұрын

    alle ajar iyo xasanad haka siiyo sheekh alle darti ayan ku jecelahay fadlan halka nooga si wad cilmiga insh'allah ilaa intaad awoodi kartid

  • @ciisebeereed2205
    @ciisebeereed22057 жыл бұрын

    jazalkh sheeq muxadarooyinkaga aaad iyo aad ugu xiranhy qeybta 5aad ka sugeynaa inshlh

  • @ahmedhussein4778
    @ahmedhussein47787 жыл бұрын

    Allah qoor taa da naar ta ha ka xoreeyo sheikh

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    7 жыл бұрын

    aamiin walaalo gidigeenba

  • @umusalmaghgdb5534

    @umusalmaghgdb5534

    7 жыл бұрын

    Ahmed Hussein zbzgxyxgs bd

  • @umusalmaghgdb5534

    @umusalmaghgdb5534

    7 жыл бұрын

    Ahmed Hussein su

  • @abdulahimuhamud6326
    @abdulahimuhamud63267 жыл бұрын

    masha Allah j.q

  • @ayanyusuf4950
    @ayanyusuf49507 жыл бұрын

    asc shukran sheikhow

  • @olombicaden1840
    @olombicaden18407 жыл бұрын

    Ale Haku barakeeyo sheekh

  • @mahamudmahamed1328
    @mahamudmahamed13287 жыл бұрын

    masha allah walaal qeeyr Allaha ku siiyo

  • @fadomamohamed7094
    @fadomamohamed70944 жыл бұрын

    Mashallah keep going inshallah

  • @shamiselmi5168
    @shamiselmi51686 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abdimlk7044
    @abdimlk70447 жыл бұрын

    msha alh dacwada aad naso garsiiso ale ajirkeda hku siiyo wll qaali ah

  • @SaidSaid-kp7dq

    @SaidSaid-kp7dq

    4 жыл бұрын

    masha allh

  • @abdiraxmaanaweys1851
    @abdiraxmaanaweys18517 жыл бұрын

    videoga aad ayey muhiim ugu yihiin soomaalida aad ayad ugu mahadsan thy lknse Hal fikrad aya kugu darsanaya hadad awoodo, barnaamijyada qurxin ayey ubaahan yihiin sida sawirada iyo habka codka yacni sida wariyayasha warka usoo dabiyaan, tusaale Idaacadda buula xuubeey sida ay barnamijyada usoo xarakeeyan mahadasani wllkey qalad ha iifahmin barnaamijyada aad ayan uxiiseeya wax Badan wan Ka faaiday Jazakallah.

  • @abdirasakosman7283

    @abdirasakosman7283

    7 жыл бұрын

    abdiraxmaan aweys hadalkaga waxan ka dhadhansadey inad rabtid in sidi warka oo kale uu sheekhu usoo tabiyo hadaba ogow sheekhu wariye ma,aha waxan u tabinayana war ma,ahe waa cilmi mida kale si fican oo wanagsan ayuu nogu so tabiyey barnaamijka waanan ku faraxsaney inan ka mid noqdo ardeydiisa ama walalaha chennal'kisa ku xidhan jaza'akallahu khayra alle ajar iyo xasanad haka siiyo casharada ama qisoyinka aad nosoo gudbiso

  • @abdiwahabdufle442

    @abdiwahabdufle442

    7 жыл бұрын

    abdiraxmaan aweys

  • @mahamed2142
    @mahamed21427 жыл бұрын

    wll gaytii 5 noo soo daa fadlan adiguu mahad san thanks

  • @burkadiikoow8047
    @burkadiikoow80477 жыл бұрын

    sh cabdulaziiz jazakallaah noo soodaa qeebta shanaad

  • @suleiozi7896
    @suleiozi78964 жыл бұрын

    Mnshalh

  • @sulaybiibbade6737
    @sulaybiibbade67377 жыл бұрын

    wll siradii qaac qaac ibnu camru tamimi dari qisoyinkisa sooda hadad wax ka haysid wll jasa,ka allhu kayrn wll

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    7 жыл бұрын

    walaal qaac qaac waan jecelahay inaan qisadiisa dhageysto waxa la yidhi nin kun u dhigma ayuu ahaa oo hadaanan qaldeyn dagaalkii qaadisiya iyo yarmuuk wacdaro ka dhigey soo ma saxsani.

  • @najiibosman8778

    @najiibosman8778

    7 жыл бұрын

    j

  • @faatumahassannur108

    @faatumahassannur108

    4 жыл бұрын

    @@azlmcl198 waa sax yaa Allah maxaan jeclahay in aan dhagaysto Taariikhda Saxaabigii 1000ka nin u dhegma ee Qaacqaac ibnu Camaruu Ataymii

  • @samekramah4398
    @samekramah4398 Жыл бұрын

    Wll waad ku khaldantay, maxamad bin abaa xudayfa , waa wilki aba xudayfa bin cutba bin rabica ee ma'aha wiilki xudayfa bin yamaan. Jazaakallahu kheyr

  • @ayanyusuf4950
    @ayanyusuf49507 жыл бұрын

    sheikh islam sheikh ibn tammiyah siradisa no so geli .wxyr shubohoyin an ka maqle ina ay iicadato an raba

  • @ciisebeereed2205
    @ciisebeereed22054 жыл бұрын

    Alle aka abaal Mario sheeq

Келесі