Buundo: EP 4 | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

Season 1, Xalqadda 4aad.
Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year). Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay, hiigsigiisa iyo waxyaabo kale.
Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, Muuqaalkana lasii wadaag saaxiibbadaa.
COURSE-KAYGA : courses.mohamedomer.com
FACEBOOK :: / mooinspires
INSTAGRAM : / mooinspires
WhatsApp: +252 63 4455194

Пікірлер: 50

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye11 ай бұрын

    2017 Ayaan shaqo u tegay Minnesota waxaan joogay mudo laba bilooda,,,, ilaa 20 maqaaxi oo somali ah Ayaan wax ka cunay AFRO DELI ka mid ayey ahayd waxaanay iigu Jirta Top 3 Maqaaxi aan ka helay runtii Jaamacad ween ayaa u dhoow waa saxmad.

  • @naimanalka4458
    @naimanalka445811 ай бұрын

    Barnaamij aan aqoon badan ka faaiday . Mohamed Omar waad ku mahadsan tahy tabinta barnaamijkan qiimaha badan👏

  • @wadanigroup
    @wadanigroup11 ай бұрын

    Aad iyo aad ban ugu riyaqay waraysigan mana Qabo qof kale oo mudan oo ganacsade reer North America Ah saxibkena abdirahman Kahin Afro deli . Kudos bro

  • @kuwayz_65
    @kuwayz_6511 ай бұрын

    Mohamed Omar Waan Kaaga Mahad celinaya Sida Quruxda badan ee Barnaamijkan Aaad Noogu Soo Agaasimtay

  • @aidarousmohamed854
    @aidarousmohamed85411 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad Mohamed Omer wax badan baan ka faa,idnay Barnaamijkan Insha allah waxaan rajaynaya in maalin uun Barnaamijkan ama mid la mid ah laygu soo casuumi doono F.G:Weli waxba man bilaabin ee arday ban ahay

  • @Abdisamed-Taabogale
    @Abdisamed-Taabogale11 ай бұрын

    Ustaad Mohamed Omer waxan si toosa ugu xidhanahay barnaamijka Buundo. Waa ii shidaal iyo hor usocod soo badi insha Allah.

  • @Itssfariido
    @Itssfariido11 ай бұрын

    Taankis Ustaade. Waa barnaamij aad u qiimo badan. Inaa sii wadana waa rajeynaynaa. Sidoo kalle waxaanu kaa codsaneynaa inaa ganacsiyada Hargeysa ee iyaguna boomingka noqdey mise u dhawaadey iyagana aa noo soo qabato IA.

  • @zaethkhaled5089
    @zaethkhaled508911 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad ilaahey haka abaal mariyo

  • @HAMZEHAAJI-hb8rw
    @HAMZEHAAJI-hb8rw11 ай бұрын

    Maashalah thanks ustaad

  • @iidahmedmahamed4214
    @iidahmedmahamed42148 ай бұрын

    Waa barnaamij aan aad uga helay mahamed waad ku mahadsan tahay soo tabintaada walal One of may Fav❤😊

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq736611 ай бұрын

    Nasiib uma yelan inaan barnaamijka kaso qeb galo balse waxbadan ayaan faideystey shukran

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro11 ай бұрын

    Barnaamijyadan oo kale waan ka heley ee sii wad prother

  • @abdijabar10
    @abdijabar1010 ай бұрын

    Masha Allah Allah ubarakeeyo 🤲

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali440711 ай бұрын

    Somali hormartay inshallah 👏❤

  • @somaliforex7744
    @somaliforex774411 ай бұрын

    Masha Allah wa barnaamij wanagsan weye

  • @updullahiosman1881
    @updullahiosman188111 ай бұрын

    Ustaad mahadsanid

  • @abdihakimmohamud2888
    @abdihakimmohamud288810 ай бұрын

    Masha Allah

  • @aayartv6158
    @aayartv615811 ай бұрын

    Masha allah

  • @aliliban45
    @aliliban4511 ай бұрын

    Really is very interesting

  • @abdiwahabmahamud6470
    @abdiwahabmahamud647011 ай бұрын

    Mar walba waan xiiseeyaa walal maxamed Cumar waxaan ka codsan lahaa inuu noosoo badiyoo barnaamijkan sidoo kale abaal wayna waan uga haynaa maxamed

  • @abdikafinursalad4482
    @abdikafinursalad448211 ай бұрын

    sxp waa barnaamij aad iyo aad u qurux badan aan ka faa'idnay waana kaaga mahad celineenaa lkn hal talo ayaan kuu raacinaa waana soo koobaaa sxp taladu waxay tahy barnaamijka codkiisa si fiican u soo qurxi codka nadiifi hada barnaamijkaan codkiisa waxaa furan background codka kaliya waxaa la rabaa codka 2 qof ee hadlayso thanks maxamed cumar👍👍👍👍

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan753111 ай бұрын

    Thanks

  • @ducaysane1133
    @ducaysane113311 ай бұрын

    Cajiib

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar443311 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad Mohamed Omar waxad noo doontaa mohamed mokhtar hadii ay kuu suuro gasho

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash11 ай бұрын

    @@Hawraar yare: Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖❤❤❤❤❤

  • @Somali-One
    @Somali-One11 ай бұрын

    *Su'aalaha dadka u fur. Waxan dareemayaa in su'aalo muhiim ah dadka ka dhex guuxayaan*

  • @abdimudey5112
    @abdimudey511210 ай бұрын

    Barnaamij faa'iido leh

  • @user-dv1pu4jk5r
    @user-dv1pu4jk5r11 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad sida aad Nala wadaagtid fikradaha halabuurka leh, maskaxdeenana aad ugu biirisid aragtiyaha iyo fahamka nolosha rabbi hakaa abaal mariyo

  • @deeqahawaxbarasho
    @deeqahawaxbarasho11 ай бұрын

    Next Ahmed taajir kasoo dhig szb thanks 🙏

  • @banaadirchannel5735
    @banaadirchannel573511 ай бұрын

    Ustaad mahadsanid imbadan. 1) videoga music ga horudhaca buundo (jabaqda) cabsi cabsi waaye ee noo bedel horudhaca barnaamijka.

  • @Somali-One
    @Somali-One11 ай бұрын

    *Barnaamijyadan cml ayaa la fiirsadaa hadii aad hadaf positive ah leedahay*

  • @4xfun563

    @4xfun563

    7 ай бұрын

    💯

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud20335 ай бұрын

    Mcha allah wax badan ayan ka faaidnay sida in qofku uu system meheradiisa u sameeyo isagoo wax walpa la socanaya maxan faaidey maxaa yaala maxaa dhamaaday ayaa loo shaqeeyey ayaa loo shaqeyn waayey sababtii ad iyo adbu systemku businesska muhiim ugu yahey wali dadkeeni somaliduna ad uma aminsana Qofkii u baahan full system qiimo jaban ha ila soo xidhiidho

  • @abdalle7191

    @abdalle7191

    4 ай бұрын

    Just you made your own business 😅😅

  • @MFbook
    @MFbook11 ай бұрын

    Barnaamijyadaan aad ayay u wanaagsan yihiin meesha lagu qanaya inaan tago ayaan jiclaan lahaa laakin sideen ku ogaan karaa maalin hebel in barnaamij oo jiro oo aan ka qeyb gali karo

  • @user-jh3pb2wu2p
    @user-jh3pb2wu2p11 ай бұрын

    Istaad maxamad omer wxan ka codsanaynaa inad waraysiga somali fara badan ku dabaqdan waayo dadka inta badan ma fahansana luuqada ee bal intan ku dara ustaad aniga zxpky markasta klmadaha waa igu soo celiyaaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish11 ай бұрын

    War dhalinyarow wax hala faa'iideysto haba yaraatee

  • @updullahiosman1881
    @updullahiosman188111 ай бұрын

    Barnamijkaan sii waad ustaad shidaal buu noo yhy hadaan nahay dhalinyarda

  • @badrigood4225
    @badrigood422511 ай бұрын

    Waan sugi la'ahay next one thaklnk you ustaad

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi634511 ай бұрын

    Masha allah Somali aduunka kulatartamay Cunto Somali waliba Sambuse iyo Bakeeri shaha waa wax qariib ah😂😂

  • @Hana-997

    @Hana-997

    11 ай бұрын

    Hadii si qurux badan aad u soo bandhigtid sambuuskaaga oo meel qurux badan oo nadiif ah aad dadka ku soo dhaweysid billions baad ka sameen karta.

  • @user-hw7ym1te6v
    @user-hw7ym1te6v11 ай бұрын

    Kawaran hadi markan business plan samesto wax walba o fikirkayga ah isku aadiyo markan dono lacag malgalin ah qofka lacagta haysta markan ka dhaadhiciyo in lacag badan ay halkas ku jirto Uu inta fikirkaygu la waynado u isdhoho aduu kugu haboon yahay ganacsigan e qofkan cayri o adiga furo o xad fikirkaba😢 Miyan la oran karin lacagta aya ka horaysa firirada qaar

  • @casaancade001

    @casaancade001

    11 ай бұрын

    Qof aan fikirkaga xadi krin oo aan wxasi ka surtobin baa lola taga sida ehelkaga adeerada iyo abtiyasha

  • @apdiabdo7278

    @apdiabdo7278

    11 ай бұрын

    Bankyada iska ilaali kuwaso ugu badan ee xada

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish11 ай бұрын

    Try your best something

  • @abwaanzamiirzamiir7262
    @abwaanzamiirzamiir726210 ай бұрын

    Waxan ku boorin laha inuu xga siyaasada u leexdo zppto ah waa nin karti leh oo ku so bixi kara

  • @cabdibasid1122
    @cabdibasid112211 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q5mHxsWoe8enZ8o.html sooodaawo

  • @user-kw6qb5xe3u
    @user-kw6qb5xe3u11 ай бұрын

    mohamed in u yahay beenaley weyn waxa lagu fahmaya camiraad beenta ah jow kow now hadana bow

  • @c.c.536
    @c.c.53611 ай бұрын

    wllo barnaamijka naagaha kadaa sababtoo ah interest dhan uma hayaan sheekada sidaa muhiimka u ah iyaga uun baa isku mashquulsan 😅 wajiyada dadka maxaadirooyinkaan oo kale soo xaadirda waa in shacuur xiiso leh muujiyaan oo waliba fikiraan oo xiisaynayaan. haddii kale naag 5 laag oo make up ilaashanaysa oo khiyaali sawiranaysa looma baahna

  • @faaisoabdulqaadir2018

    @faaisoabdulqaadir2018

    9 ай бұрын

    Nimanka hamansanaya oo boring dremaya uma jedid miya tedkle mesha ina wxka faida loso dhigy video mxa dadka kale kugu mashquliyay waa adi gabdhaha ku dhagane labo nin miya iska kaa dhalay hoyo mku dhalin miya

Келесі