BILOOW GUUSHAADA MAANTA!

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

#Ayub_Sakiin
NALA SAAXIIB..KUSOO BIIR CHANNELKA GUUSHA..BILOOWNA GUUSHAADA MAANTA!

Пікірлер: 239

  • @suleban2mmsuleban247
    @suleban2mmsuleban2474 жыл бұрын

    Happy Somalia day my all somalian people from Toronto Ontario

  • @dahirahmed1483

    @dahirahmed1483

    4 жыл бұрын

    Waan kudhuftay subc

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir5 күн бұрын

    Macalin ayuup sakiin waan kutaageeraa dhiirgaliye ❤❤❤

  • @nasraabdallaibraahiim6637
    @nasraabdallaibraahiim66374 жыл бұрын

    All somalia people happy independence days masha Allah thanks brother

  • @masnaaxmed426
    @masnaaxmed4263 жыл бұрын

    Macalinkayga nolosha dhiiri galiyahyga furaha guusha waa Ayuub yuusuf sikiin Alle haku barakeeyo macalin marwalba waa kuu duceeyaa

  • @alibulle7612
    @alibulle76124 жыл бұрын

    First comment from Melbourne, Australia guuleysta dhamaantiin ❤❤❤

  • @jujujowharad4418
    @jujujowharad44184 жыл бұрын

    Waxaan kaga mahad celinayaa macalin (casharka wax aqriska) waan sameeyay itixaanka neh Alx waan ku guuleystay Mahadsanid👍 Allaha idin xafido aduun iyo akhiraba dhamaantiin 🤲 🤲

  • @zaarocali8083
    @zaarocali80834 жыл бұрын

    First comment wa maalinti ugu horeyse alxmdullh ayub Yusuf ku xiisene wlhi m.a alllha kudaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍✊

  • @Meelsan
    @Meelsan4 жыл бұрын

    Waddadii aan soo hayaamay bilowgii aaasaaska furida KZread ka ayuub yuusuf sakiin runtiii waxaan dareemay isbadal kaduwan kii hore masha Allah massuul Allah ku sharfo mahdsanid

  • @ahmedheykal3227
    @ahmedheykal32274 жыл бұрын

    Macalin ayuub waan kugu xiranahy waxaadna tahay dhiirageliyaheega iyo hagaha nafteyda allah hakaa abaal mariyoh ustaad

  • @fahmoabdirahmaan4753
    @fahmoabdirahmaan47534 жыл бұрын

    Masha Allh maclinkeygii Ayad tahy cimri dheer iyo cibaado suuban Allha kusiiyo wax badan Ayaan kaa bartay ❤❤

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin4 жыл бұрын

    USTAAD ALXAMDULILLAH GUUSHA AAN RABO WADADEEDA AYAAN HAAYAA JIZAAKALLAHU KHAYRAN WAANA KULA SOCON DOONAA MARKASTO

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed24674 жыл бұрын

    Masha alaah.. Walal horay u soco.. Kaalin muhiim ah ayad somalia u heysa a... Somalia ha huuleysato

  • @findheofficial8498
    @findheofficial84984 жыл бұрын

    Malintaa chanelkaan subscribegareyey ayaaba guulaystay runtii ilahay haku xafido my teacher

  • @mohamedjeelle4061
    @mohamedjeelle40614 жыл бұрын

    2016 ku soo biiraye chenalka wax bdn waa ka faidaye hdaana diyar u ahaye inaa aan kula socdo Ustaaaad Ayuub 👌✊🌷❤️

  • @shukraanduale4690
    @shukraanduale46904 жыл бұрын

    Macalin ayuub wanu uu xiisnay barnamij yadaadi alle haku barakeeyo wanu ku sugayna wali thanks 🙏

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin4 жыл бұрын

    MASHA ALLAH TABAARAKALLAH USTAAD AYUUB WAAN ISWAYNAY TELKI AA LAYGA XADAY HADAAN KUSOO QABTAY ALXAMDULILLAH DHIIRIGALIYAHA AAN WAXBADAN KABARTAY GUUL ADUUNYO IYO MID AAKHIRO AANKUU RAJEYN AYAA SOO DHAWAAW USTAADKEENA QAALIGAA

  • @dhaymanhassan1503
    @dhaymanhassan15034 жыл бұрын

    Shukran waxbadan kaa faaiday aniga shaqsi ahaanteda cilmigaaga alle hakuu ziyaadiyo i.a

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed78454 жыл бұрын

    Inasha Allah wan kuu saaray bro intaas iyo in ka badan waad u qalantaa brother

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir16544 жыл бұрын

    manashaa Allah amazing thanks you brother

  • @raxmaahmed5812
    @raxmaahmed58124 жыл бұрын

    MASHA ALLAH MACALINKA NOLOLSHA ALLOW KU XIFDI 💝💝💝💝💝💝

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29044 жыл бұрын

    Sedex sano kahor ayaa halkaan kugula sxby dhiiragaliye ayuub 😍 Millions oo mhdcelin ah💕

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed12544 жыл бұрын

    Ustaad Ayuub Sakiin waan kuu xiisnay waadnaga soo daahday jimco wanaagsan Hambalyo 26 ka juun

  • @maryanmohamedhussien2128
    @maryanmohamedhussien21284 жыл бұрын

    Ha wa hellay insha allh ina Guul gadho wa rajaynayaa macalin ayuub horey usco 🌹🌹

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi57284 жыл бұрын

    Ustaad ayuub mahad baan kaaga dhaqayaa caawintaada aad icaawisay.

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa24234 жыл бұрын

    Macalin Allah yaxfaduka cimrigaa hajiro

  • @hiraadmedia7386
    @hiraadmedia73864 жыл бұрын

    ✔wll ilahaybaan ku dhaarshe #subscribe iisaara 🙏🙏🙏😭😭😭 ✔wll ilaahay janada ha nagu kulmiyo #subscribe iisaara 😭😭😭🙏🙏🙏

  • @maxamedcabdala6531

    @maxamedcabdala6531

    4 жыл бұрын

    Waan kuu saari balse wax ha lagaa faaiido

  • @hiraadmedia7386

    @hiraadmedia7386

    4 жыл бұрын

    @@maxamedcabdala6531 wayay iisaar imaad saarin malaaa....hobi🙏

  • @hiraadmedia7386

    @hiraadmedia7386

    4 жыл бұрын

    @@maxamedcabdala6531 zxp kaa mahayo

  • @ironlady4946
    @ironlady49464 жыл бұрын

    Thank you so much Ayub yusuf sakin 😍😘keep going

  • @abdulaahiahmed7680
    @abdulaahiahmed76804 жыл бұрын

    M. A ayuub waad mahadsantahy macalin markaa kugu sobiiray wlh waxbdn ayaa ISKEY badalay videogan asigoo dhameystkran nosogali macalin ayuub sakiin good luck

  • @ikrancabdulaahimaxamed5705
    @ikrancabdulaahimaxamed57054 жыл бұрын

    M.a ustaad Alle haku xafido 🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲

  • @ayuubsayga7837
    @ayuubsayga78374 жыл бұрын

    MAGEYGA WAA AYUUB C/RAXMAAN ZXP WAA KU MADSANTHY WAX WALBO OO NAGU DHIIRAGELIN JIRTAY MARKAA VIDEOGA IS CAATEYTA AAN FIIRSADAY WAXAAN AHAA 60KG 2 BILOOD KADIB WAXAAN NOQODAY 40KG ZXP WAA KU MAHADSANTHY MAR WALBO WAA NA DHIIRA GELISAA WLL KEEP GOING HORMAR AYAAN KUU RA JEYNAA

  • @Layla-kh9sp

    @Layla-kh9sp

    4 жыл бұрын

    Kaw rn biyaha kalu

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed72134 жыл бұрын

    Waxaa noobalan ah wadada,,guusha oo jana fardowso ugusoo horeyso insha Allaah

  • @hooyosoomaaliyeed2509
    @hooyosoomaaliyeed25094 жыл бұрын

    Channelka kaliye usoo xiiso🥰🥰🥰

  • @aaaAaaa-yy6vq
    @aaaAaaa-yy6vq4 жыл бұрын

    Ayuub allaha ku xafido wa idhiri galisaa walahi marka wax aqrinta cano i am future doctor insha allah

  • @fardowsomuhuyadin6339
    @fardowsomuhuyadin63394 жыл бұрын

    Maasha allaah tabarakalaah walaal guuleyso waligaaa 👌👌👌👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibomaxamed8529
    @hibomaxamed85292 жыл бұрын

    Mansha allah walal horey usoco Allah kusharfo sida nosharaftay🙏❤

  • @jihanupdy7313
    @jihanupdy73134 жыл бұрын

    Zxpka guusha ayuub yusuf sakin aad ayan kugu nahad celinaya dhiri galinta aad isiisay wan ku guda jiraa sidan nolosheyda ku badali lagaa But mid aya jirto waxan rawa bugagata xikmadaha leh magacyadod inoo soo sheg qaas ahan ganacsatada waxan ganacsade thank you

  • @mustafeccw6053
    @mustafeccw60534 жыл бұрын

    Masha allah Yusuf hore u soco wll waanku tageeraa

  • @saladqu
    @saladqu4 жыл бұрын

    Horumar wacan ustaad ayuub yuusuf sakiin.

  • @mariamabdirahman7668
    @mariamabdirahman76684 жыл бұрын

    Waan kuu xiisnay macalin yusuf Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo❤

  • @macalinibrahim2289
    @macalinibrahim22894 жыл бұрын

    siday loogu helaaa buuwaagta aad qortay usaadi Ayuub yuusuf sakiin Mahadsanid

  • @aaminokhaliif3314
    @aaminokhaliif33144 жыл бұрын

    Ilahay ha naga dhigo wa a ku guulaysta

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi24874 жыл бұрын

    Masha allah

  • @ustaadsaqaawe8498
    @ustaadsaqaawe84984 жыл бұрын

    Macalinkeena nolosha ayuub yuusuf sakiin keep going

  • @irshaadhurre6194
    @irshaadhurre61943 жыл бұрын

    Mahd sani wllo qof fcn baa thy walhi nosobadi gisha❣❣✌🇮🇹✌

  • @somlightacademy1442
    @somlightacademy14424 жыл бұрын

    Thank you sxb cashir ayaan kaa baraty wuuna i anfacay

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi24974 жыл бұрын

    Ayuub ku jecliyaa walaalkay wanaaga Nala jecel 😍😍

  • @siidcalicabdishiikh3361
    @siidcalicabdishiikh33614 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad ayuub yuusuf sakiin

  • @sahroahmed3487
    @sahroahmed34874 жыл бұрын

    Ayuub waad mahadsantahay inoo bandhig buugaagtaa aqrisato

  • @shukrisooyaa6740
    @shukrisooyaa67404 жыл бұрын

    M.a ayuub waxaan ahy qof marwalba daawada fidiyowyadaado aniga waxaan gali jiray kaalinta 4aad lkn dadaal badan ayaan sameeyey haddana 2aad ayaan galaa wallow kaalinta 1aad uu iga galo wiil lkn dadaalkeydo waan labo jibaaraa saan uhelo 1aad (waxaa tahy qofkii igu horeyey ee idhii ragaliyay alle hoygaago ha ka dhigo janadatul fardowso alle hakuu fududeeyo arimahaaga aduunyo tawabare ayuub waan ku salaamay

  • @respectman2452
    @respectman24522 жыл бұрын

    Macalin maxaa kugu dhacay inshallah in aad soo noqotid kuu rajeynaa

  • @user-lp1us3uv7p
    @user-lp1us3uv7p4 жыл бұрын

    Maashaa,Allah macalin ayuub mahadsanid

  • @hanicabdi2544
    @hanicabdi25442 жыл бұрын

    Waa run wlll hore uso run ahaanti waxyaalo bdn ka faaiday

  • @abdisalaan658
    @abdisalaan6584 жыл бұрын

    Thank you bro Alle haa ku xifdiyo Adun iyo akhiraba bro wan ku bahna ee halke kalaa soo xirira Mahadsanid 🙏

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim38824 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad solbsho wcn wan farxa markn ku arko

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal68444 жыл бұрын

    Masha Allah macalin ayuub macalinka nolasha

  • @abdikariinabdimajiid3828
    @abdikariinabdimajiid38284 жыл бұрын

    Ayuub yuus ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay wll qaali allaah haku xafido asc

  • @asiamohamud776
    @asiamohamud7764 жыл бұрын

    Bilowga guuusha✊🏃‍♂️Dhamaadka guul darada👎😥..Waxaa halkaan meshaan kabaraney❤

  • @naimahusainahmed8203
    @naimahusainahmed82034 жыл бұрын

    Yes thnkzx 🙏

  • @cabdinuurshiiqdoon555
    @cabdinuurshiiqdoon5554 жыл бұрын

    Haa mudane guul baan raadaa

  • @dariiqujanah2254
    @dariiqujanah22544 жыл бұрын

    Allah khayr haku siiyo

  • @abdimajiidabdikariim2877
    @abdimajiidabdikariim28774 жыл бұрын

    Alle ha no kaa barakeeyo wax badan baan ka fa iday wll lkn waxan jeclan laha inaad no so duubto doorashada takhassuska waqtigi jamacadaha so dhaw wll

  • @barbaariyechannel4494
    @barbaariyechannel44944 жыл бұрын

    Maashaa allaah waad mahadsantahay macalin ayuub Aas ayaan ugu faraxsanahay inaan ka qayb qaato oon ka mid ahaaato dhagaystayaasha waxkasta ood soo galiso chanelkaaga

  • @faizaibrahim6670
    @faizaibrahim66704 жыл бұрын

    Masha Allah wll Allah ha ku xafido

  • @salwa7715
    @salwa77154 жыл бұрын

    Ayuub waad maahadsanthy

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV4 жыл бұрын

    Ayuub love from magaaladaadi Insha Allah

  • @abdinasirhassan2785
    @abdinasirhassan27854 жыл бұрын

    Wow ayuub Allah ku xafido

  • @axmedalfa766
    @axmedalfa7664 жыл бұрын

    M.a ustad ayub yusuf sakin ali waa ku dhufaney

  • @ramloabidirizaakmohmed6013
    @ramloabidirizaakmohmed60134 жыл бұрын

    Yes ❤❤❤❤❤

  • @makkadagan876
    @makkadagan8764 жыл бұрын

    Walhi walal manta wan ku radiinayay mar hora kugu so darsaday lakin manta magaca iga lumay biloyin ma arag Muqaladada marka manta dhan waxan qurayay Shariif sakin magacaga Sakin kaliya ayan xasuustay Channel kagan u xiisay ayan rabay inan so boqdo lakin anigo ku wayay oo muqalo kale iska dawanayo ayad hoos iga so baxday yaab aniga subxanallah Aad ban ku Tagera walalky 💕🌹❤️

  • @nasrimaalim5248
    @nasrimaalim52484 жыл бұрын

    Macalinkeyga Ayub wad mahadsantahy taloyin kaarabaaa

  • @ugaaskacida557
    @ugaaskacida5574 жыл бұрын

    Ustaad hore ayaan kuula socon jirnay wx bdn waan kaa faaiidnay ee cashirada noosoo badi

  • @hamdaayan893
    @hamdaayan8934 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad waan ubaahanay chnell kan oo kale

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83344 жыл бұрын

    Mashallah walalkey ayub mahadsanid

  • @amaalahmed2906
    @amaalahmed29064 жыл бұрын

    Yes waxbadan mahadsanid wall

  • @xayaataadan2570
    @xayaataadan25702 жыл бұрын

    mahadsanid

  • @abdirahmanali4602
    @abdirahmanali46024 жыл бұрын

    M.a ustaad horaan ugu dhufanay waxaan kaa sugnaaba waa waxaan horay kaaga baranay iyo kuwa aad noogusoo kordhindoontid insha Allah

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud69554 жыл бұрын

    Mashallah macalin markaa arke inaa fiidiyow sookalise waa soo ordaa sabab tooeh waxaa ogahey inaa wax badan kaa faidaa mahadsanid macalin ayuub❤❤❤❤

  • @futureboss608
    @futureboss6084 жыл бұрын

    Ustad kasoo hadal sida loohelo shaqada ama loo abuuro figrado shaqo abuur ah madaama ay adagthy helida shaqada taqasuska uleeyahay

  • @madarcabdimaxamed8653
    @madarcabdimaxamed86534 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad ayuub

  • @legend7619
    @legend76194 жыл бұрын

    walal alle ha ku sharfo Ayuub yusf sakiin♥♥♥

  • @ekhwa2135
    @ekhwa21353 жыл бұрын

    Mahaceygu waa mohamud Ekhwa waxaan ahay ardey jaamacadeed ahnah Qoraa qorey dhiganayaal kaani #sheeko sheeko bug # dadkii guulahooda xaqiijiyey # Qiso iyo Qabyaalada HADA Ayuub Yusuf sakiin sxp waan kugu faidey allah haku dhowro 08/06/ 2018 Ayaan kugu soo biirey waqtigii aad joogtey masar.. Waxaan Kaaga mahadcelinayaa Isbedelkeyga oo aad saameen weyn ku yeelatay allah haku xifdiyo Waxaann kaa bartey sida loo fakaro Thanks 4 your reading

  • @abdinorhara6300
    @abdinorhara63004 жыл бұрын

    Maasha Allah Bro

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed8744 жыл бұрын

    THANK YOU WALAKAY #AYUUBYUSUFZAKIIN JIROO JOOG

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad99084 жыл бұрын

    Masha Allah wll keep going

  • @hamdimuktar4127
    @hamdimuktar41274 жыл бұрын

    Asc usdaad ayuub yuusuf masha allah

  • @abdirahmanfarah5550
    @abdirahmanfarah55504 жыл бұрын

    Allaha ku dhawro MACALIN

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi70614 жыл бұрын

    jasakallaahu qayiir

  • @abdifatahmohamed6466
    @abdifatahmohamed64664 жыл бұрын

    Sxb sidi hore update umatihid see wax ujiraan🤔🤔

  • @maidahmohmet1873
    @maidahmohmet18734 жыл бұрын

    MacaLinkaygiiii noLosha Cimri dheerer ILaahay haku ziiyo🖤❤😍

  • @user-pq9ug5oj4w

    @user-pq9ug5oj4w

    4 жыл бұрын

    Aamiin ilaah ha siiyo cimri dheer io caml suuban

  • @mohamedhappy1318
    @mohamedhappy13184 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohedcilmoge2502
    @mohedcilmoge25024 жыл бұрын

    Mancha allah dhiiri galiye nololed

  • @faizaabdirahman1725
    @faizaabdirahman17254 жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid waasugayna vediodada cusub noolasoodhakhso.

  • @raximasaleban710
    @raximasaleban7104 жыл бұрын

    LA talaliyaha naftayda mahdsanid Macalin

  • @mustafeliiban2991
    @mustafeliiban29914 жыл бұрын

    Maanshallah Macalin Soo noqod wanaagsan

  • @kuma_ahay1005
    @kuma_ahay10054 жыл бұрын

    Haa waasi daas

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar77944 жыл бұрын

    Masha alh wllo thnks 🥰🥳

  • @maymuunxirsi3626
    @maymuunxirsi36264 жыл бұрын

    ustaad mahdsanid 👍

  • @sumeyaabdi4442
    @sumeyaabdi44424 жыл бұрын

    M.allh jazaka allh

  • @maxamedyare3276
    @maxamedyare32764 жыл бұрын

    Ustaad ayuub aad u jeclahy inaan daawado

  • @suhaybmuxumed5906
    @suhaybmuxumed59062 жыл бұрын

    Inshalaaah

Келесі