Bashiir Ibraahim iyo Xaliima Muuse Milaano - Ka Tanaasul Caashaqa (Hees Kaban Duet)

Ойын-сауық

Bashiir Ibraahim iyo Xaliima Muuse Milaano - Ka Tanaasul Caashaqa (Hees Kaban Duet)
Ereyadii Abwaan Bashiir Salaad Cirro
Riwaayadii Waqti iyo Waalli 1978

Пікірлер: 27

  • @user-uo3ps2mc6q
    @user-uo3ps2mc6q9 ай бұрын

    Alle hanaxariisto codkii fanka aya ahaayeen

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 Жыл бұрын

    Intay tusmadu nabad tahy Togag aadan mari karin Yuusan kula taraarine Ka tanaasul caashaqa Ilahay hadin naxristo Bashir iyo Xalimo Laba qofo is qabay fankana ku wada jiray Jacaylkuuduna Xuduuda ka talaby bay ahayen Sidan tarikhda ku hayo Aakhirkiina may kala danbyne Shil gaadhi bay ku wada dhinten Ilahay naxristisa haydin siiyo Guurtidii jacaylkaaay

  • @saadagoudal1306
    @saadagoudal13062 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto dhamaandood xaliimo iyo Bashir

  • @bashirjemale6774
    @bashirjemale67744 ай бұрын

    Allaw unaxariiso sxbadey 1:17

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Жыл бұрын

    Walaakey oo aan jelaay ee aan kuwada dhalanay hal meel xasuuuuus bishiir ibrahin

  • @ikhajji

    @ikhajji

    Жыл бұрын

    Halmel miya kudhalaten

  • @abdulrahmanmoha3424
    @abdulrahmanmoha34242 жыл бұрын

    Alah yacisak libaax halkaa inagu sii wad ha inaga joogin

  • @ikhajji

    @ikhajji

    2 жыл бұрын

    InshaAllah bro

  • @rudwaanmustafe1879
    @rudwaanmustafe18792 жыл бұрын

    Waaw xulkii ugu sareeyay

  • @abdulsadaam7006
    @abdulsadaam70062 жыл бұрын

    Wayo wayo mnsh allh dhagaha boorka noga jafa

  • @shaaciryare3967
    @shaaciryare3967 Жыл бұрын

    Allaha unaxariisto dhamandood faniindii hore

  • @ibrahimhassan2218
    @ibrahimhassan22182 жыл бұрын

    plz tarikhda xalima muse 🙏 ama wareysi laga rebay nooso Gudbiyaaay

  • @salebanxirsi9329
    @salebanxirsi93292 жыл бұрын

    Waayo waayo iyo fankii hore

  • @shaaciryare3967
    @shaaciryare3967 Жыл бұрын

    Eesh calaa wayo wayo heeso wa kuwii hore heeso kama dambayn runtii

  • @abdalahusseinmohamud1421
    @abdalahusseinmohamud142111 ай бұрын

    Sxb mesha kala tag nacasnimada heesta maxad ooga dhax hadleysaa.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    Looks

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy2 жыл бұрын

    Ilka haji salaamulah sxb

  • @ikhajji

    @ikhajji

    2 жыл бұрын

    SallamuLlahi, un to ye also

  • @ikhajji

    @ikhajji

    2 жыл бұрын

    Wan kuso qabtay

  • @Hiiraan_boy

    @Hiiraan_boy

    2 жыл бұрын

    @@ikhajji ok legend

  • @abdulrahmanmoha3424
    @abdulrahmanmoha3424 Жыл бұрын

    Ik hajji libaax mahad sanid si xog waxaan ku maqlay hesteen in eey thy Eraydii Ahn axmad nuur jango Tumistii Ahn axmad nuur jango Laxankii Ahn axmad nuur jango Codadkii Ahn bashiir ibrahin cabdi iyo Ahn Xalimo muuse milano lamaahnihii horseed Band

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    FACEBOOK

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    SHORTS

  • @inaacooof9044
    @inaacooof90442 жыл бұрын

    Asc

  • @shaafihanad9935
    @shaafihanad9935 Жыл бұрын

    Ka tanaasul cashaqa 😂 wn tanasulay 😂

  • @ikhajji

    @ikhajji

    Жыл бұрын

    Fantastic!

  • @SaadAbajano
    @SaadAbajano Жыл бұрын

    Waryaa waa adiga IKhaji guraaye, yaa kugu haysta?

Келесі